hanoolato barnamij yadooda waan ka helaa masha allah somalida hadeey ku dhaq mileheed barnaamig yada kabaxa hanoolato. hanoolato waan ku xirana hay gool hanoolato***
Ha noolaato please don't transulate in English, cadawgeena hadii lo tarjuma waxa aan aminsanahay si fudud aye u heli karaan mesha aan ka liidano anaga bes aan is dhiiro galino afka qalaad dhibaato aye nagu haysaa wllhi.
anni waxaan markasta ka fikiraa sida ay soo maalidu markay arkaa war bixino kuwaanoo kalaa ay quluubtoodu ukacdo oy is dhahaaan soomaaliyeey fadhiga kakaca ayadoo aad moodo inuu qof walba qofkale uu ku halaynaayo arinkaan lkn ilaayo hada majiraan wax dhalinyaro ah ooo is xilqaamaayo si aan usoo ceshano sharafteena anni hadaan heli lahaa garab waxaan ahaan lahaa qofka ugu horeeya oo dhalinta dareenkooda kiciya jadana isku daya inuu sharaftii umadeena soo cesho ... allow yaa isii tageeero ficil iyo fikir dhaba igu taageerta
asc aad ba u mahadsanthiin sida wanagsan ee aad igu taala jirataan in aad wixi awoodin ah u qabtaan dalkiin waxa tihin dad damiirkoodu noolyahay waxan idin leeyahay halkaas ka sii wada marlabada waxan idinka mahadcelin farimaha wanwangsan ee aad marwalba noo soo gudbinaysan
Runti Page kan waa mid so bandhigo Ralika Siyasinta somalida. whli waa mid an ku farxay pagekani HANOOLATO waa rag isku xil Qame runta siyasika u Qarsan in ee miska so saran
Odayashan ciroobey markey Dalka naga baabi iyeen Ayey Afsomaliga Television la farisanayan Xataa waa la xishodan ma yaqanan Ayagaa qabiil nagu dhalay Ayagaa Tarabiyad xun na baray Waxa oday shegtaba nacalaa ku yaal
Ilahay midnimo dacad iyo dawlada hada talada haysa oo Lala sheqeyo cagahan isu tagayna insha alah
dalkeena aaan u duceyno wax anfacayo ayada aa kajirto. Love you Somalia ❤❤
Waadku mahadsan tihiin sida aad noogu soo gudbisaan macluumaadka aan u baahan nahay
Hanoolaato guul thank
hanoolato daadiyaheeda waa wadani dhalinyaro ah oo allaah siyey garaad iyo argti at Ku dheehanyahay wadaniyad allaah haku xifdiyo hana inoo soo badiyo wadaniyiinta jecel horumarinta dalka iyo dadkaba
soda Aan ognahay soomalida waa dad ubaahan hormuud wanagsan iyo baraarujin joogta ah waa dad jecel samaha iyo wanaaga intooda badan
mar hadii ay ummadu badankoodu tahay dhalinyaro inshaa allaah weeye island Japan qaadi doonan inta waxbaratay
Hanolaato guul iyo gobonimi
ascw Faarax macalin wadani xalaal ah o.o geesi ah ILLAAHAY ha ku xifdiyo walaalkay.aad baan u jecelahay yalooyinkaaga
hanolaato hormarkiina halkaas kasii wada insh allh
mansha allh qofka wadaniga ah allow garabkiisa qaabo oo wax dhiiba hatuusun
Kadar Omar 💚💙💙💙💙❤😭😭😭😭😭☝✌
Xassan asagaa saxiixay in Itoopiya qabsato oo qaadato gobolada waqooyi
hanoolato barnamij yadooda waan ka helaa masha allah somalida hadeey ku dhaq mileheed barnaamig yada kabaxa hanoolato. hanoolato waan ku xirana hay gool hanoolato***
Hanad Omara 💚💙❤✊☝✌
haa
Hanoolaato aad ayaa u mahadsantihin
Moha Baabulahi 💚💙❤✊☝✌😭😭😭😭😭
wadani dhaba tahy walal ayaanle allah hanoo ka xafido
masha Allah geesi wadaniya
Thanks
mashallah walahy hadal waa IGA dhamaday ficil waa inan qaadno
Updyrahman Chama Hassan 💚💙❤😭😭😭😭😭😭
farah maalin wan kutagera inshaalah wad guleysan
waa arin wacan
Bashiir yare 💚💙❤✊☝✌😭😭😭😭😭😭
wadani dhab ah waanu kugu fanaa
Wayahay walal
katashada cadaawoo isku tiirsanaada walaahay way iqancisan mansha allaaah
Rowdo mohamed
ayaan ku raacsanahay
raligeeda wanaagsan
wlhi waxan dhohikaraa kun jeer ayey naga aqlibadantahay aniga iyo kuwa ilamidka ah
abaayo aadbaa umahadsantahay
ayaan aboowe
raligaas waa inaa noo hergilisaa
Wllkay ayaanle qof Ana jeclahay baad tahay marwaloo aad kashekaynayso Somali iyo habashi waan ooyaa wllo noolaw noolaw inta anuu aankamid àhay ee ah reer hargaysa wanu idinjecelnahay oo Somali iyaga wlla wanan udamqanaya wlldey somaliyed Somali hanolato ayaanle muwadin somaliyed noolaw zxp
Wxn kuu saarayaa like inta maskaxdaydu ka xoroobayso
Ha noolaato please don't transulate in English, cadawgeena hadii lo tarjuma waxa aan aminsanahay si fudud aye u heli karaan mesha aan ka liidano anaga bes aan is dhiiro galino afka qalaad dhibaato aye nagu haysaa wllhi.
Rawda Mohammed 💚💙❤1✅✅✅✅✅🗒🖊✌
Rawda waa sax
Rawda Mohammed
wa ruunta xabibty lakin wayahay somalida wax sir uqarsoon majirto ...
Rawda Mohammed
ha warun lkn xaba nagmaqadi karan
Rawda Mohammed abayadiis waa sidaa sheegtay mafiicna cadowkaada inaa Baylahdaada tusto lkn mid ogow maanta waxa jira nin geel gaaraba Digaagat kuma qanco Nin baddaada 100/19 ku leh inuu ku liqo rabo Maa dabadgilif weeynaya Allow cadowka cagta ka hoos
sheikh run ayu sheegaya hanaqon kuwa sambus laga dhigty
hanoolato aad iyo aad ayaan idinkaga mahad celineyna baraamijyada qiimaha badan aad soogudbisaan waxan idinkula talin inaad janalada badisaan
Hanoolaato somaaliya
Habibo Ahmed 💚💙❤✊☝✌😭😭😭😭😭
anni waxaan markasta ka fikiraa sida ay soo maalidu markay arkaa war bixino kuwaanoo kalaa ay quluubtoodu ukacdo oy is dhahaaan soomaaliyeey fadhiga kakaca ayadoo aad moodo inuu qof walba qofkale uu ku halaynaayo arinkaan lkn ilaayo hada majiraan wax dhalinyaro ah ooo is xilqaamaayo si aan usoo ceshano sharafteena anni hadaan heli lahaa garab waxaan ahaan lahaa qofka ugu horeeya oo dhalinta dareenkooda kiciya jadana isku daya inuu sharaftii umadeena soo cesho ... allow yaa isii tageeero ficil iyo fikir dhaba igu taageerta
Hadda xassan shiikh baa Itoopiya usoo saxiixay in Ethiopia qayb ama gabigaba soomaaliya liqdo
LIKE
Ogden is Somalia
Horta hadii aynu nahay soomali waxan waxa inaga maqan waxa layidhaa kalsoonida nafta waayo hadan nahay dhalinta somaliyeed awoodena Iyo wax qabadkeena dhan waxan ka dhignay mid af ka un aha lkn hadii aan ficil la nimaadno inan wax ka badali karno dalkeena hooyo haddii aan tariikhda dib u eegno SYL waxay ahayeen dhalin yaro tiro kooban oo wax baratay go,aansaday inay cadawga ama gumastaha kala wareegan cidoda una tashadan dalkoda iyo dad koda
ha noolaato jir oo joga waxa kugu talina markasto sida in wadanka farah nogu jurin si ey u fahman umada somaliyeed walal ayaanle
inahlah ayanle
Farah maalim said it best , Running 2 Small Habesha Guys, kkkkk unblvble
ALAHA XAFIDO WADANIYIINTA Sida "AYAANLE"
Masar waxaan qabaa in Israa'iil usoo dirtay inay gacan kasiiyaan dagaalka Itoopiya iyo shacabka Soomaaliya dhex mari doona
Somalidena madaxa aya lagagalay wll
hanoolaato
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Hadaba waxa iga su aala hada imisa dhalin yaro aqoonle ayaa dalka gudihiisa iyo dibadiisa joga oo wax bartay Waxa iga tala awoodina yaysan noqon afka barkiisa ee ficil layimada anigu marwalba diyaar waxana layga heli karaa 4915214501734 I love somalia
asc aad ba u mahadsanthiin sida wanagsan ee aad igu taala jirataan in aad wixi awoodin ah u qabtaan dalkiin waxa tihin dad damiirkoodu noolyahay waxan idin leeyahay halkaas ka sii wada marlabada waxan idinka mahadcelin farimaha wanwangsan ee aad marwalba noo soo gudbinaysan
vıva somalia
runti wanku raacsanahay mudane eenow
gool ayey gaari la haayeen
Hanad Omara 💚💙❤🗒🖊✊☝✌
Runti Page kan waa mid so bandhigo Ralika Siyasinta somalida.
whli waa mid an ku farxay pagekani HANOOLATO
waa rag isku xil Qame runta siyasika u Qarsan in ee miska so saran
maxamed abuuka 💚💙❤😭😭😭😭😭😭🗒🖊
maxamed abuuka 💚💙❤😭😭😭😭😭😭🗒🖊✌
aan duugno qabiil oo aan qaran noqono cadawgeenna aynu aragno waa itoobiye
Ka tashada cadaawoo somalaay isku tiir sanaada
somali ilahay wadada toosan allaha natuso
sii dar dar geliya mawduuc yada kuwanokale ah
Ooyaaye faarax macalin
HANOOLAATO WAA warbahinta QARNIGA
CALI CABQARI CALI CABQARI 💚💙❤✊🗒🖊✌
Muna Adan WAAD MAHSDSANTAHAY WALAL
Horta hogaamiya kooxeedyada hala dilo.
Somalia haisraacdo
Odayashan ciroobey markey Dalka naga baabi iyeen Ayey Afsomaliga Television la farisanayan Xataa waa la xishodan ma yaqanan Ayagaa qabiil nagu dhalay Ayagaa Tarabiyad xun na baray Waxa oday shegtaba nacalaa ku yaal
😂😂😂
maxamed abuuka 💚💙❤✊☝✌😭😭😭😭😭
kkkk..kkkkk
ma aamin sani dagaalo iyo colaad dalalka deriska ah lala galo umada somaliyed dhibta haysaa waa mid iyadu iskugeysatey we maaha mid dibeda uga Timi
umada somaliyed waxs Saaran masuuliyad waxa ay aamin santahay diin amreysa ilaalinta xuquuqda maaha in aan mar walba tusaale unoqonno bulsho mooryaan ah oo aan lala heshiin Karin oo lala degi karin