Maxamed Saleebaan Tubeec Heesta | Cimrigiiba Jacayl | Qaraami Xul ah With Lyrics - Mudug Boy

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 23

  • @husseinmohumed282
    @husseinmohumed282 2 дні тому

    Alle haw naxariisto fannaan maxamed saleeban tubeec.
    Sidaan ka fahmay qaabka muusigu u dhacayo, waxaa tumaya musicians reer suudaan ah.

  • @M0eDahir
    @M0eDahir 11 місяців тому +5

    Allah ya raxma. Tubeec waligiis codkii duugoobi maayo😢

  • @ismaciilaxmednuur6900
    @ismaciilaxmednuur6900 3 дні тому

    Haa heey cilmi waan maqalnay ceeynkii uu noqday iyo wixii asaga iyo jaceyl kala mareen😢

  • @roobleyusuf7749
    @roobleyusuf7749 10 місяців тому +22

    Qiso dhab ah waaye heestan inta ila dhaqaysanaysa sanadkan cusub 2024 like ha iisaarto

    • @shaakiraxmed7819
      @shaakiraxmed7819 7 місяців тому

      Qisadeeda haddaad haysid ma nala wadaagi kartaa?
      Mahadsanid

  • @AbdirahmaanSoomaali
    @AbdirahmaanSoomaali 9 місяців тому +1

    Mudug boy waa bad badiyahah hesahah soomaaliyeed

  • @MahamedAmiin-n8z
    @MahamedAmiin-n8z Місяць тому +1

    Ilehey how naxaristo fanan lajecel yahay bu ahay alla yarahma😭😭😭😭

  • @abdirashidelmi2660
    @abdirashidelmi2660 10 місяців тому +3

    True feelings.
    ❤and that was the end of love ❤️.
    Rest in peace 🙏

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 8 місяців тому +1

    Ilaahey ha u naxariisto maxamed saleebaan tubeec Ilaahey ha u naxariisto AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN

  • @MohamedSiyaad-h1x
    @MohamedSiyaad-h1x 12 днів тому

    Cishadaan Arkaybaan
    Caafimaad Qabaayee
    Cilmi Waad Maqasheen
    Caykii Uu u Noqdee

  • @cubeyd27
    @cubeyd27 21 день тому +1

    Caashaq ruuxu helaa
    Kolley waa caddibmaa
    Curyaamowday Haduu
    Cago kaa xidh-xidhee
    Cimrigiiba jacayl
    Wuu cawaaqib xun yahay.
    Alla yaraxma boqorkii codka Maxamed Saleeebaan Tubeec.
    Sun, 6/Oct/2024 1:14 Am habeenimo.

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 8 місяців тому

    ILAAHEY HA U NAXARIISTO MAXAMED SALEEBAAN TUBEEC WUXUU AHAA WIIL REER SOMALILAND AH OO SI XUN LOOLA DHAQMEY INADEER RAALI AHOW ILAAHEY HA KUU NAXARIISTO AMEEN AMEEN AMEEN 💖

  • @abdirihmaanjuniorfred47
    @abdirihmaanjuniorfred47 11 місяців тому +1

    Alla yaaa raxma tubeec pqorka codka ❤

  • @mohamoudkaderfure3857
    @mohamoudkaderfure3857 9 місяців тому +1

    Alle qabriga ha u nuuro M S tubeec axya fanaan
    Wa hessaan berigaan ilkaha sare qabay ku bashaali jirey

  • @sharmaakebaashe1613
    @sharmaakebaashe1613 3 місяці тому +1

    Heestan waxan maqlay 2024😢

  • @hamzefaysal3221
    @hamzefaysal3221 Місяць тому

    Sawd bila suura 🇸🇩

  • @MaxmuudNuur
    @MaxmuudNuur 2 місяці тому +1

    I'm so grateful for song l😍 ❤

  • @Baremaxamed887
    @Baremaxamed887 3 місяці тому

    Erayadii xaaji gujis alle haw wada naxariisto

  • @ABDIWELISIYAAD
    @ABDIWELISIYAAD Місяць тому +1

    Erayka CATAR magac miyaa mise ?

    • @husseinmohumed282
      @husseinmohumed282 2 дні тому

      Waa nin jacaylku dhibaato u geystay sidii cilmi boodhari

  • @EleyehFarah-j7h
    @EleyehFarah-j7h 2 місяці тому

    Alaha uu naxaristo

  • @MUHAYADINABDIRAHMANMAHOM-wx9hx
    @MUHAYADINABDIRAHMANMAHOM-wx9hx 4 місяці тому

    Legend ba thy sxp

  • @XusenXasan-bv2jn
    @XusenXasan-bv2jn 10 місяців тому

    Maxamed dalebsn