Asc. Marka Cadey Magaalo aan mudo dheer degeneyn School ka dhigtey waaye, laakiin Qabiil dartiis uga soo tegney asn hada meel aan weligey tagin aan degey calaashaan Qabyaalad tarteed. Marka Cadey maalin waa ku imaanaa was kuu xiisey abaalkaa ma gudi karo adi iyo macalin Abii. Inta reer Mar sln sare anuun ka anuun iyaan.
Marka Cadeey waan ku dhashay laakiin kuma anan korin, waxa aan ahaa reerkeena ninka ugu yar halka inta kale ay ku dhasheen
anigabo wlahi
Salama from muqdisho marka cadeey 😘😘
Illaahayoow Marka Cadeey iyo dadkeeda xafid, isjecleeysii oo aaran ka dhig(maanyada iyo beerahaba)
Marka cady 🫶🤩
Its been 9yrs, i miss my home 😢
Heeystaan magaceed? Cod qurux badhan waaye