VLOG XAFLADA AROOSKA SIDAAN ISUGU DIYAARINAY & HOTELKA AAN DAGNAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 45

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial  2 роки тому +2

    New video linkiga fur daawo ua-cam.com/video/AEwqmW9gE1M/v-deo.html

  • @falisa576
    @falisa576 2 роки тому +3

    Masha Allaah tabarakallaah gabadha
    Caruusada wa gabar Akhlaaq ka muuqato
    Way xishonaysaa dhulka le fiirinaysaa.
    Lkn wiilka timihiisa uma bogin taago nin
    So xidhay maxay tahay.Allaha isku barakeeyo

  • @abdikhadar7534
    @abdikhadar7534 2 роки тому +3

    Taataabasha badanaa muniiro ku raaxeso ninkaada ilaa yowmudiin 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤩🤩🤩🤩🤩🤗🤗🤗🤗🤗🤗

  • @mohamedisak4827
    @mohamedisak4827 2 роки тому +5

    Waaw masha allh lamaanaha ugu quruxda badan youtube ka hargeysa idinka soo salaamayaa

  • @khadroroble7096
    @khadroroble7096 2 роки тому +6

    Mohamed buskud and muniira jabiiba farxad kunoolada waligiin together for ever❤️❤️💕💕💯

  • @faadumomaxamedamiin2202
    @faadumomaxamedamiin2202 2 роки тому +2

    Mash Allah heestaa ka gartay reer baydhabo inaytahay dumaashi so dhowoow

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 2 роки тому +2

    Mashaallha tabaraklha abti habalyo habalyo habalyo

  • @sumayaahmed2588
    @sumayaahmed2588 2 роки тому +1

    Masha Allah walalkey Maxamed iyo dumashi munira cadey🥰🥰

  • @deeqoalishire7744
    @deeqoalishire7744 2 роки тому +3

    Family qurux badan ilahay haidin barakeeyo

  • @sacdiyoraaxo7552
    @sacdiyoraaxo7552 2 роки тому +1

    Maxamedow buskudow muniira yemeni caadiya maahan waayo carabi bay kuhadlan yemaniyintu marka waxa jira yemeniyiin somalida kudhexmilmay lkn somalidu carab meheri ayay uyaqanan marka munira masasa oo carabteni carab somaliga ahyd weye saas ayan jeclahay waayo yemeniyinta dhulkoda carabta jooga somali mayaqanan lkn muniira qabilkeda waa carabta jabartiyiinta ah isoo jawaab wllo

  • @iikarofficial9108
    @iikarofficial9108 2 роки тому +1

    Viva raxawayn jabiiba duma iyo wllky buskud wada jira sxbyal

  • @mariammahamed4016
    @mariammahamed4016 2 роки тому +1

    Mash Allah via reer baydhabo 😂❤❤❤

  • @iikarofficial9108
    @iikarofficial9108 2 роки тому +1

    Waaaw m.a muniira hada wllka sedigayga miyaa

  • @kalsancookingchannel7631
    @kalsancookingchannel7631 2 роки тому +1

    masha allaaah hanbalyo isku waara ubad kalla hella

  • @neimakawsar9623
    @neimakawsar9623 2 роки тому +3

    Waaawu mash allah hn

  • @naimaweedowcumar6659
    @naimaweedowcumar6659 2 роки тому +1

    Masha allaha hambalyo ❤ ♥ 😍 💖 ✨

  • @Zahra-fq3fe
    @Zahra-fq3fe 2 роки тому +1

    Asalaamu calaykum farxad ku nolada wllshy

  • @fatmahenaofficial6421
    @fatmahenaofficial6421 Рік тому

    M.a wll dumaashada shimee kenty UA-cam maba kawarheynin

  • @nadiaquruxchannel794
    @nadiaquruxchannel794 2 роки тому +3

    Iso boqda walaheygi somaliyed ❤

  • @bahjazheekh2530
    @bahjazheekh2530 2 роки тому

    Maansha allh tabarikalaah hambalyo

  • @caaliyocawil5283
    @caaliyocawil5283 2 роки тому

    Maxamad buskud Nag fahanto busan haysan lkn hada mid fahanta bu heley mansha allh wa nin fcn

  • @fartundahir1489
    @fartundahir1489 2 роки тому +2

    Abayo qaybta kale noo soo dhig

  • @apdiaziizpaazhe2991
    @apdiaziizpaazhe2991 2 роки тому

    maasha allah hambalyo

  • @mariailyas7853
    @mariailyas7853 2 роки тому +2

    🥰🥰🥰

  • @indhouronindhouron7992
    @indhouronindhouron7992 2 роки тому +1

    Munira hda meqa bil kutahay abyo
    Ani iyo adi isku waqti nahay fila hdana wali walaci kama bixin

    • @nuuraaxmed5830
      @nuuraaxmed5830 2 роки тому

      Abaayo illaahy khyr haynooga dhigo amba 3bil ii dhamaatay walacana waan ku rafaadsanahay wali

  • @umuaxmedcabdallah8968
    @umuaxmedcabdallah8968 2 роки тому +2

    Filsan ninkaga camirada horteda haku salsalaxin habo waa ceeb

  • @fathimoabdifitah6982
    @fathimoabdifitah6982 2 роки тому

    Masha allh

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 Рік тому

    Catoosa yaree buskit

  • @yasminali4201
    @yasminali4201 2 роки тому

    Why you look light 🤔

  • @sahra7553
    @sahra7553 2 роки тому

    Maashaa Allah

  • @ducochannel1144
    @ducochannel1144 2 роки тому

    Magaladeda lamanha jecelka aad timaden Örebro

  • @habonyusuf8352
    @habonyusuf8352 2 роки тому

    Maxamed minyaro niinkaa cadaankii naagta uukusoo tababaaray

  • @kalsancookingchannel7631
    @kalsancookingchannel7631 2 роки тому

    adinkana waxa idin leyhy farxadiina hawaarto uwad sidiina quruxbdn kalla hella

  • @rahmahassan1377
    @rahmahassan1377 2 роки тому

    🌹🌹🌹🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤝

  • @samiramogueh2046
    @samiramogueh2046 2 роки тому

    aroos wacan

  • @Fatima-to4un
    @Fatima-to4un 2 роки тому

    💖💖👌🏽👌🏽🤩👍

  • @kalsancookingchannel7631
    @kalsancookingchannel7631 2 роки тому +2

    hadii ad masejkeyga artaan ane subscrip iisara walaalayal mahadsanidiin qoys an jclhy aa tihiin wlhi