Cabdi Duco oo Waraysi uu Bixiyay Ku Dalbaday $100,000 oo Deyn ah ama in Qandaraaska DHB Lasiiyo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024
  • #Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
    Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
    ===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
    ▶️ Horyaal24 TV UA-cam Channel = bit.ly/3vdhg9s
    ▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

КОМЕНТАРІ • 37

  • @mubarakismaacil8296
    @mubarakismaacil8296 2 роки тому +4

    Duco waxaa so saaray wa waxwayn waana shaqsi aad u nadiifa oo qlibi xaadhan garna u ku taaganyahay in la kaabana xaqbuu u leyahay aniguna sxb waa malmihi barakaysnaa ee shuwaal e barakaysnaa wanan ku so ducaynayaa from hawd

  • @laylaabdirahman2157
    @laylaabdirahman2157 2 роки тому +1

    Wallkay cabdi duco illahay haku soo fudaydiyo rajada illahayna cafimad haku siiyo

  • @ciidcaliciid698
    @ciidcaliciid698 2 роки тому +6

    War ninka halays garabtaago

  • @updimuze9428
    @updimuze9428 2 роки тому +3

    Tv gani aadbu u liita nin xanuunsanaya ayey wareysanayaan

  • @mohamedabdullahi2396
    @mohamedabdullahi2396 2 роки тому +2

    Maskiin Ilaahey hakuu caafiyo

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 2 роки тому +2

    Cabdi Duco kuma aqaani waligey kumaan maqal mana fahmin sida shirikadaadu u kacdey! Waxaa wacnaan lahayd in aad muhiimada ka hadasho oo tidhaah deyn ha lay amaahiyo lakiin waxaan Ilaahay kaaga baryayaa in uu xaaladaada hagaajiyo!

  • @alishow609
    @alishow609 2 роки тому +4

    Waa laba mid inay tahay ani aragtidayda in masxada wax ka haleeleen walalkeen iyo in uu waayaha aduun caqabadiisu hayso si kasto ay tahay ha la taageero ha la garab istaago

  • @Burco.
    @Burco. 2 роки тому +2

    Nolasha systemkee baad ka raacday markaa Adeer

  • @noahD1636
    @noahD1636 2 роки тому

    Waa nin aragti leh. Duco waa magac wacan. 👍👍👍👍

  • @hasanbile6558
    @hasanbile6558 Рік тому

    Ninkaan waa nin waalan

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 2 роки тому

    Habar awalna kooda doqonka ah ayay amanaan

  • @fatimafarah8189
    @fatimafarah8189 2 роки тому +2

    Meeshan sidan u qurxoon talow waa xagee

  • @houmedahmed7119
    @houmedahmed7119 2 роки тому

    Waa lagu caawin doonaaye caawiyadhe

  • @ifrahmuze3593
    @ifrahmuze3593 2 роки тому +1

    cabdi duco dhibki aad hablah u gaysan jirty ayaa kaso baxay walahu markan arko wanka baqan jiray dhirbaxadisa kulul

    • @atoorahaburco1514
      @atoorahaburco1514 2 роки тому

      Muxuu ku sameyn jirey hablaha walaal

    • @cabdiqanikaka3101
      @cabdiqanikaka3101 Рік тому

      Hablo Dile mu aha mase wa kaftame lolz odayga wa nin aqli badan raged ah rer magal dhahna rer xmr hada nahay ninkas okale haldoor waye

  • @Ragiihore
    @Ragiihore 2 роки тому +1

    Ninkan nin xanuusan ayuu u eeg yahay runtii lkn cid fahanta ayaan jirin

    • @muawiyeawil8430
      @muawiyeawil8430 2 роки тому

      Ninkan wuu caafim qaba lakin lambara ka dhiman

  • @soomaalisomalia3758
    @soomaalisomalia3758 2 роки тому

    Nin kani xataa ka waraysanaya isagaa ka xaqli badan runtii.
    Wuxu yidhi abtir'siimadu maaha wax dhamaada waana runtii Good point.
    Reer nimadu waa is kaashi waar ninkani caadi maaha,
    Ninkan hami iyo hansare ayaa ka guuxaya.

  • @sheekhcabdiraxiim9758
    @sheekhcabdiraxiim9758 2 роки тому

    Engineerka Alle qalbiga sharkadii ka kacday ha ugareebo

  • @meizaabubakar2667
    @meizaabubakar2667 Рік тому

    Tan waraysanaysa calmaaniyadun bay kaga dhagtay suaal uu waydiiyana midhna kamay jawaabin waxaanay soo alhriyin bay la hortimi muran uunbay meesha lasoo doonatay

  • @mafiiya4313
    @mafiiya4313 2 роки тому

    Weriye beeeen muuse biixi cabd liilnta muuse dube muuse

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 роки тому

    Waa xeyraan waashey oo wareeray oo raba in cabdi shakuur cidin doonaya in uu baadho

  • @waleedmohamed3311
    @waleedmohamed3311 2 роки тому

    Engineer ka alle howsakhiro, marbuu guri iidhisay., ilkahana haloosameyo.

    • @abdifatahnor1338
      @abdifatahnor1338 2 роки тому

      Hadiiii nin h awal sidaaaa u hadlo kiiii habar yooonis ama h jeclo eeee burco jooogaaaa eeee musalafay waaaa in ay seeeexdaaaan biriishka dhex seeeexdaaaan

    • @waleedmohamed3311
      @waleedmohamed3311 2 роки тому

      @@abdifatahnor1338 xoolo, aqonto khaabilmale, waa qofkii alle siiyo, ee isdeji.

    • @soomaalisomalia3758
      @soomaalisomalia3758 2 роки тому

      @@abdifatahnor1338 🤣🤣🤣🤣

  • @ramlajama8355
    @ramlajama8355 2 роки тому

    Edebdarada meesha kala tag dheh wax waalan baad meesha keentay isagoo dewerssnaya ayuu afxumo ku jiraa maxaa dowlada iyo wax raadintiisa Issa shsn iyo toban ah waa doqon xoolo ku doonaya edeb daroqof madhan maxaa u geeyey muuse bixi abdi waa mafacwaynaheena maxaa mid walba ooh waalani siyaad iyo tageen siday waar xishooda ragii somaliland maxaa siyasad geliyey waaba ceeb doonkani belo wax ku siisay nacas waalan dee reerkiina aad oo haku soo saareenwaaryadheheen yaa dirsaday waa qabyaaladeyste waalan

  • @ramlajama8355
    @ramlajama8355 2 роки тому

    Isagu ma csybuu u yimi meesha mese was xoolaha doon wasr kan waa waalan tahay ee iska naso intuu wax caayaya muu sameeyo siduu wax ku heli lahaa waa qof waalan dadka somalilandweliba rag waxaa ka qaldan siduu wax u qaban lahaayeen bal cadaaladuu ku hadlayo maxaa ka galey dowlada muu diintiisa ka hadlo

  • @houmedahmed7119
    @houmedahmed7119 2 роки тому

    Waar wax sheeg dhe ninkan meeraysanaya.

  • @ramlajama8355
    @ramlajama8355 2 роки тому

    Xaarami xaarami dhaley af qadhmuun waar sidaad wax u raadso bilaa dhaqan siduu qamri u cabayey buu cidla istaagowaar yaadhaheen coldoon iyo iska daaya arimaha s adiga maxaa kuu danan reer wax kayiraahdo majiro er dantaada la hadal yaahuu belaa caqlibal wuxuu kau hadlayo eega waar iska daa kan denbigiisa