Waddada Burco Ilaa Berbera | Shaqo Sidee Ah Ayaa Ka Socota | Ma Noqon Doontaa Mid Tayyo Leh |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • Waddada Burco Ilaa Berbera | Shaqo Sidee Ah Ayaa Ka Socota | Ma Noqon Doontaa Mid Tayyo Leh |
    Welcome to the Official Channel for Dalkeena Hooyo.
    Dalkeena Hooyo Channel was created to showcase our beautiful country, Somaliland, from its natural wonders that leave everyone in awe, such as the Laas Geel cave paintings, which are thought to be some of the "most vivid rock art" in Africa, to its great and hospitable nomads that often have little material wealth to show for, but are gifted with generous hearts the size of several continents combined.
    Dalkeena Hooyo channel will bring Somaliland's case for independence, its natural resources and pristine landscapes, human capital and strengths, to a wider range of audiences all over the globe.
    This channel will soon provide you with content that covers every aspect of Somalilanders, doing their everyday thing, and anyone looking for such content will certainly find it here.
    Please subscribe to our channel for weekly videos geared to help you see the beauty of our country and its people. You'll love them both, GUARANTEED!
  • Навчання та стиль

КОМЕНТАРІ • 31

  • @guutaale
    @guutaale 2 роки тому +1

    Xumaan uun bay dadkii energy u hayaan

  • @MrBOSSMAN2342
    @MrBOSSMAN2342 2 роки тому +1

    Absolutely Warbaxin Wanaagsan Thank you

  • @ubahomer2468
    @ubahomer2468 2 роки тому +2

    Walaal wadanka sida baahida logu qabo wado laanta waad ogtahay. Tan Berbera corridor waxa ku baxday lacag millions marka isma bar-bar dhigi kartid labadaa hadii kale waxaagu waa xaalad abuur iyo lkici. Waa horumar wax kasta oo noo soo kordha negative ka ku badan bulshadena marka xaga wanaaga halaga eego

    • @MohamedAli-eb7rd
      @MohamedAli-eb7rd 2 роки тому

      Absolutely. Garashada illaahay ha kuu siyaadiyo
      Waa sidaa walaalkeen wax ugu sheegay. Thanks

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomaliland 2 роки тому

    Mahadsanid walal. Hadii kolay shaqo ka qabteen, waa inay shaqoda si fiican u qabtaan. Laba-khasaar ayaa ugu daran.

  • @ahmedabdalla4124
    @ahmedabdalla4124 2 роки тому

    Mashaallaah keep going brother

  • @DuaforAyeeyo
    @DuaforAyeeyo 2 роки тому

    Masha'Allah

  • @HajjiWarsamah24
    @HajjiWarsamah24 2 роки тому +2

    Mashruuca in wadada la qaado miyaa lagu bixiyey mise in Asphalt uun la dulsaaro kii hore u jirey?
    Haddii shirkadda wadada inay qaaddo lagu siiyey oo aysan qaadin dee ha lagula xisaabsamo.
    Waan soo dhoweynayaa in la sameeyo wadadan oo dhib aad badan lagu qabey.

    • @DalkeenaHooyo
      @DalkeenaHooyo  2 роки тому +1

      Hajji Warsamah, sidoo kale walaal waanu soo dhaweynaynaa horumar kasta oo ku soo kordha goob kasta oo kamida Dalkeena Hooyo--mid yar iyo mid weynba. Sidaanu xogta ku helayno qorshaha wadadani wuxuu ahaa uun kab-kab (in asphalt la dul saaro tii hore u taalay ee burbursaneyd). Mashruuca la kala qaatey waa sidaas markaanu xog badan ururiney.
      Fikirka reer Burco ka qabeen dhismaha wadadanise wuu ka duwan yahay kaas kab-kabka ah. Waxaa la naawilaayey Burco Corridor, la mid ah Berbera Corridor. Wadadu sidey maanta tahayna wax kastaa way u dhaamaan sidan lagu daawanayey 30 sanadood. Sidaas darteed, waanu soo dhaweynaynaa dayactirkan socda hadaanu nahay Dalkeena Hooyo Team.

  • @mrnuux2298
    @mrnuux2298 2 роки тому

    Xamaraawigaan muxuu kahadlayaa

  • @SultanAhmed-et3vc
    @SultanAhmed-et3vc 2 роки тому

    WAA MASHRUUC LAGU LUNSANAAYO LACAGTII YURUBEAN UNION.WAA MASHRUUC HEEGO
    TUUGADA CAWJADDA SIDATA..

  • @rashiid187
    @rashiid187 2 роки тому

    BMW x3 nice car

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 2 роки тому

    War isku dirka iska daa. Berbera Corridor waxa dhiseysa dad ajaanib ah. Tan Burco na waxa dhiseyaa dad Somalia ah.
    Dhaqaalaha geleya isku mid ma'aha, taana ogow.

  • @ismailmohamud1390
    @ismailmohamud1390 2 роки тому +1

    Sxb ado mahaadsan wan dawaada janaalkaga dalkeena hooyo shaqo ficaana wad haysa lkn coosi caalamada face booga iyo dalkeena hooyo meesha uuda haa iska sarnaate bahaashu indhahaynaga dhacdaaye ilbidhiqsi kasta wey is baadalaysa markant sxb sida kle hoore uu soco.

    • @DalkeenaHooyo
      @DalkeenaHooyo  2 роки тому +1

      Ismail,
      Waanu qaadanay talladaada saaxiib. Waxaanu sameyn doonaa mid aan is bedbedalin dhakhso insha’Allah. Mahadsanid walaal.

    • @ismailmohamud1390
      @ismailmohamud1390 2 роки тому +1

      @@DalkeenaHooyo mahadsanid sxb waxan ku rajeeynaya horumar wacan

  • @abydby
    @abydby 2 роки тому +1

    It all comes down to cost, Berbera corridor had over a 110 million dollar budget if you include the Hargeisa Bypass while the Burco corridor had about 8 million so expecting the same level of repair is wishful thinking. We also have to remember how bad this road was with potholes, so the fact they can do 62 km of new asphalt with 4 bridge repairs with that budget is actually something .

    • @DalkeenaHooyo
      @DalkeenaHooyo  2 роки тому +1

      Mahadsanid walaal inaad nala wadaagtey xogtan. Fikrada reer Burco ka haystaan dhismaha waddadani wuxuu yahay: in loo dhisaayo waddo la tayyo ah taa Berbera Corridor. Waa muhiim in la sheego kala duwanaanshaha kharashka ku baxaaya midkiiba. Marka dadku xogtan ogyihiin ayey u dulqaadan karaan isdhinka ku yimaada tayyada marka labada la isbarbar dhigo. Wixii intaas ka sokeeyaa waa: waa la musuqay lacagtii loogu tallo galay jawaabtu. Again, thank you for sharing these insightful details.

    • @abydby
      @abydby 2 роки тому

      Thank you walalo and you are 💯 right to point out the quality of the work and it might actually help the engineers figure out how to avoid these unevenness issues for the remainder of the road which is substantial maybe 80% still to go. We are in a highly negatively charged political, economic and environmental climate so it won't be long before the usual corruption allegations start flying around. But we need to keep things in perspective something our media lacks at times! Again this isn't directed at you as I am very grateful for your insights and you have opened up our eyes to the visual feast that is Somaliland!

    • @abydby
      @abydby 2 роки тому

      Let's hope the bridges aren't as bumby!

  • @abdit8270
    @abdit8270 2 роки тому +1

    Ma injneer baad tahay adigu ta kale gaadhigaaga ma miisaantay taayiradiisa. Jahligu waa kaa? Waa maansha alah wixii yar ee wanaagsan ee soo kordha.

    • @DalkeenaHooyo
      @DalkeenaHooyo  2 роки тому +1

      Waa tallo wanaagsan walaal.
      Waxaan kuu hubaa inaysan ahayn cilladu xaga taayirada baabuurka iyo baabuurka laftiisa toona. I’m a certified mechanic myself so I understand what you’re talking about. Baabuurtana wax badan ayaan ka aqaanaa. Taayiradu way cusub yihiin waanay miisaaman yihiin. Sidoo kale waxaa miisaaman gaadhiga igsalada hore iyo kuwa dambeba. Taasi waa taas.
      Cilladdan boodboodku wuxuun bay imanaysaa marka uu gaadhigu dul maraayo meel hore hog u ahaan jirtay. Bal si dhow ugu fiirso gaadhiga iskarogada ah ee na hor socota 1:26-1:30 si aad u aragto inaanay xataa gaadhigayaba shaqo ku lahayn ruxanku.
      Mar labaad waad ku mahadsantahay fikirkaaga, anaguna waanu soo dhaweynaynaa qofkii si cilmiyeysan noogala doodaya waxaanu ku aragnay waddada.
      Adiga iyo qof kale oo sadexaadba waad soo hubin kartaan xogtan aan idinla wadaagnay. Cadeyntu waa waddada lafteeda. Anaguna waxaanu keeni doonaa cadeymaha inaysan cilladu gaadhigayaga ahayn hadii loo baahdo. Marka horese kaxayso kaad adigu hubto inuu badqabo.

  • @mussali3427
    @mussali3427 2 роки тому

    Adigu ma ingineer baad tahay?

  • @MohamedAli-eb7rd
    @MohamedAli-eb7rd 2 роки тому

    Lkn is bar bar dhigaagu ma ku dartey cida dhistey wadooyinka aad nima saxday midna ka cabaneyso. Waayo taasi waa muhiim maadse sheegin

  • @CmcZ332
    @CmcZ332 2 роки тому

    Berbera corridor 1km 400,000k dheerad ayey lu qiimaysantahay markaa inaad kuwa qooshka awoodena ah barbardhigto ayaaba macquul ahayn

    • @abdifatahnor1338
      @abdifatahnor1338 2 роки тому

      Wadoooyi ka somaliland ta dhexe uuu. Tayo leh
      Dalka waaa la kale leeee yhy
      Hy hj hkaaaa dhigay
      Bari iyo galbeed

  • @maxamedcarab191
    @maxamedcarab191 2 роки тому

    Taayirada gaadhigaaga iska hagaaji

    • @DalkeenaHooyo
      @DalkeenaHooyo  2 роки тому

      Waa tallo wanaagsan walaal.
      Waxaan kuu hubaa inaysan ahayn cilladu xaga taayirada baabuurka iyo baabuurka laftiisa toona. I’m a certified mechanic myself so I understand what you’re talking about. Baabuurtana wax badan ayaan ka aqaanaa. Taayiradu way cusub yihiin waanay miisaaman yihiin. Sidoo kale waxaa miisaaman gaadhiga igsalada hore iyo kuwa dambeba. Taasi waa taas.
      Cilladdan boodboodku wuxuun bay imanaysaa marka uu gaadhigu dul maraayo meel hore hog u ahaan jirtay. Bal si dhow ugu fiirso gaadhiga iskarogada ah ee na hor socota 1:26-1:30 si aad u aragto inaanay xataa gaadhigayaba shaqo ku lahayn ruxanku.
      Mar labaad waad ku mahadsantahay fikirkaaga, anaguna waanu soo dhaweynaynaa qofkii si cilmiyeysan noogala doodaya waxaanu ku aragnay wadada.

  • @salmanyare1236
    @salmanyare1236 2 роки тому

    dadka waax Qabanaya Haa niyad Jabine wixi khaldan ee Ad Aragtay de dadka dhiisaya hoose ugu sheeg laakiin sidan Ad waax uu sharaxaysa waa khalad sxb Anigu dadka kugu xidhan Ayan ahay sidani ma wacna ee Bal diib isu daawo

    • @DalkeenaHooyo
      @DalkeenaHooyo  2 роки тому

      Salmanyare, waanu soo dhaweynaynaa walaal talladaadan tolmoon. Waxaan kuu sheegaynaa sidoo kale inaanaan marnaba rabin inaanu cid dalkeena iyo dadkeena wax u qabanaysa niyad jebino. Dhiirigelin ayaanu u taaganahay hadh iyo habeen Team Dalkeena Hooyo. Waanu ka fikirnay intaanaan soo gelin videogan, dhinacyo badana waanu ka eegnay, waxay ka fursan weydey inaanu sidan ula wadaagno bulsho weynta reer Burco. Waxaanu rajeynaynaa inaad nala arki doontid sababaha hadaad rogrogtid adiga laftaaduba, insha'Allah. Waad ku mahadsantahay walaal tilmaantaadaa quman mar walba.