Yuusuf Shaacir waa Geesi, arinta haybsooca waa nabar qalbigeena ku yaal. Waa inaan duminaa darbiga cunsuriyada ee naafeeyey quluubteena, walaalaheen waa in aan raali galin siina. Guurka waa in aan la mushkuludayn iyo ehelnimada
Maanso hiil ah oo waxsheeg xanbaarsan, ayuu inna la wadaagay abwaan Yuusuf Cismaan Cabdille "Shaacir". Waa na dagaal ka dhan ah haysooca iyo takoorka lagu hayo beelaha Gabooye; waa fal xun oo ummadda Soomaaliyeed u baahan tahay in ay dabargoyso. Waa dhaqan xun oo Islaamka aan meel na ku lahayn.
Illaahay aayad quraana wuxuu kuyidhi Kiina ugu laandheeraysan waa kiina ugu alla cabsiga badan kiina ugu laangaabsana waa kiina ugu alla cabsi yar Aayad tafsiirkeedu sida ahaa ee wax laan dheere layidhaa oontaa alle sheegay ahayn majirto
Yu ka yahay habarjeclo Habarjeclo wa dalad wa gashan buur nin isaaq ah oo habarjeclo la odhan jirey ma jiri sadex reer shiekh isaaq ah ba laysku yidhahada habarjeclo Marka yusuf shacir ma 1:Muse shiekh isaaq 2:Ibrahim shiekh isaaq (sanbuur) 3:maxamed sheikh isaaq (cibraan ) Wa kee plz
SAKAARADU SAALO MUUQATA AYAY AAS AASTAA WAA MUNAAFAQAD SIDEEDII AH KAN LEH WAAN KA HADLAY OO KHALADBAA LAGU SAMAYNAYAA GABOOYE HADAAD TIDHAA HADA INANTA UGU QURXOON AAN KU SIINO MA OGOLA BEEN BAYNU ISKULA WAREEGAYNAA
Way hadaloow ba'a mar hadaydaan umada u balaalaynayn tafiir ahaan in lala xidido oo Ab iyo isir cusub la yagleelin ma hebel baa hadal ama hawraar ka yidhi uunbaa baa lagu jiri ficil ku dhac yeesha gaaloobi maysaane balaaleeya ama iska daaya
Dad Walalaheena Oo Islama In La Takooro Waa Xaaraan Marka Abwaan Yuusuf Shaacir Reerkiisa Haka Bilaabo Oo Hablo Ha Siiyaan Hadraawiba Markii Laga Hoos Qaadi Waayey Wuu Iska Daayey
inangumeedow cudur isaaqbaa ku hayee soomali oo dhanbaa bulshada qayb ka mida takoorta ama haybsoocda, AXMAD DAWLO dadkii nolosha ku gubay ma issaq bay ahaayen iyguna, markaa dhanbigan haybsooca soomaali oodhanba ku jirta,waa inaan iska daaweynaa.
Abdihakiim mohjamed ilaahay baad been u sheegtay hadraawi yaan been laga sheegin muxuu u diidayaa magac?? sowka youtube ku jiraa ee yidhi waa been dadku iska sheegeen hadii magacayga lagu qoro sharaf bay ii tahay sochoolka xagee ka keentay sxb??
War nacaskan aan asal iyo qabiil midna ahayn warya islaam iyo diin haku meeraysan soo baro maxa ku qoran habarjeclo dhsragtay munafiq badana koga gajonayana caybadana
Abwaan Yusuf shacir Aduunka iyo aakhiraba guulayso ilaahay 🙌
Ilaahay hakula jiro
Qofkii xaqa ka shaqeya taariikhdaa qori
Waa Wax laga xumaado in Dad walaalaheen ah Aynu sidaa u Takoorno oo u xumayno lkn Rag adag baa ka dhashay oo Kasaari kara Marxalada Insha AllaaH
Maasha allaah jazaaka allaah khayr waa geesi soomaaliyeed oo diin jecel oo qiiro badan
Anigaa Aabir ah ama Tumaal marba sidaa loo yaqaaano isla markana ah Reer Hargeysa dhalada Mana Aaminsani Inuu Qof Ibnu Aadama Wax Idheer Yahay Wallahi. Imika USA 🇺🇸 Waxan Wadanahay Dad Madowa Oo Islaama Oo Somali ah. Fadlan Dadkeygow Guurka Aad Ku Meeraysanaysaan Iska Daayoo Waxna Barta Xaqiinana Doonta Cid Idinka Badani Ma Jirtee. Waxa Nasaba Ninka Jannada Gala Wallahi.
Masha allah inadeerkay
Geesigeena farxad ku war
Waa sidaa wll waa in waxbarashada lagu dadaalo
Absolutely walaalo ninka RAXMAANKU(SWT) jannada ugu bushaareeyo ayuun baa nasaba walee
Absolutely geesi abwaan. Qaran 😭😭😭wllo somaliyeed oo diin iyo dhiig nahay isla nahaay
Yuusuf Shaacir waa Geesi, arinta haybsooca waa nabar qalbigeena ku yaal.
Waa inaan duminaa darbiga cunsuriyada ee naafeeyey quluubteena, walaalaheen waa in aan raali galin siina.
Guurka waa in aan la mushkuludayn iyo ehelnimada
جزاك الله خير الجزاء
Yuusuf shaacir ❤❤❤❤
Maasha allah Allaw nookaa daa abwaan
Hore u soco Abwaan
Masha allah
Masha allah ninkani waa nin xikmad badan
Abwaan Yuusuf Shaacir af kaaga caano lagu qabay😎
Dhibka ugu weyn ee dadkan walaalehen ah aynu u hayb soocaynaa waa aqoon daro iyo jaahilnimo ina haysata
Gun baynu noqonay wllhi 😭
Maanso hiil ah oo waxsheeg xanbaarsan, ayuu inna la wadaagay abwaan Yuusuf Cismaan Cabdille "Shaacir". Waa na dagaal ka dhan ah haysooca iyo takoorka lagu hayo beelaha Gabooye; waa fal xun oo ummadda Soomaaliyeed u baahan tahay in ay dabargoyso. Waa dhaqan xun oo Islaamka aan meel na ku lahayn.
Runtii waa inagu sumcad xumo iyo aqoon daro inaynu sidaas oo dhan u hayb soocno dad inala AF ,dhaqan, diin iyo caadaba oo anay jirin wax xaqiiqatan aynu u kala duwan tahay .
laan dheere habarjeclo ah oo caafimaad qaba hore usoco
Illaahay aayad quraana wuxuu kuyidhi
Kiina ugu laandheeraysan waa kiina ugu alla cabsiga badan kiina ugu laangaabsana waa kiina ugu alla cabsi yar
Aayad tafsiirkeedu sida ahaa ee wax laan dheere layidhaa oontaa alle sheegay ahayn majirto
Yu ka yahay habarjeclo
Habarjeclo wa dalad wa gashan buur nin isaaq ah oo habarjeclo la odhan jirey ma jiri sadex reer shiekh isaaq ah ba laysku yidhahada habarjeclo
Marka yusuf shacir ma
1:Muse shiekh isaaq
2:Ibrahim shiekh isaaq (sanbuur)
3:maxamed sheikh isaaq (cibraan )
Wa kee plz
Cibraan
🤣🤣🤣🤣miskiin alle haku soohanuuniyo abaayo dalinimadaa kusocotaaye subxaanalaah naftada hadulmiyin abaayo xaawo aadan quraankana tafsiirkiisa soobaro adoo bilaacilmiya la iskamahadlee wax laandheere ah majiro ilaah qofka alle kabaqida badan mooyee
SAKAARADU SAALO MUUQATA AYAY AAS AASTAA
WAA MUNAAFAQAD SIDEEDII AH
KAN LEH WAAN KA HADLAY OO KHALADBAA LAGU SAMAYNAYAA GABOOYE
HADAAD TIDHAA HADA INANTA UGU QURXOON AAN KU SIINO MA OGOLA
BEEN BAYNU ISKULA WAREEGAYNAA
Way hadaloow ba'a mar hadaydaan umada u balaalaynayn tafiir ahaan in lala xidido oo Ab iyo isir cusub la yagleelin ma hebel baa hadal ama hawraar ka yidhi uunbaa baa lagu jiri ficil ku dhac yeesha gaaloobi maysaane balaaleeya ama iska daaya
Adun wa dhalanteede akhira war jiraaa
Asc waa Arin wacan abwaanku ja bilaabo gabadh. Ja guursado si Ari nku u sacdo dadku way imanyihiin
Barnaamijka oo dhamaystiran soo galiya .
Nin rageed abwaan shaacir
Dad Walalaheena Oo Islama In La Takooro Waa Xaaraan Marka Abwaan Yuusuf Shaacir Reerkiisa Haka Bilaabo Oo Hablo Ha Siiyaan Hadraawiba Markii Laga Hoos Qaadi Waayey Wuu Iska Daayey
Adugu. Mad. Guursatid. Hadraawiba. Sidaasuu. Uga. Hadalyee
Hadal haynta habsooca & huq ku beerka gabooye
Yuusufshebane
Waar gaboye waa gabo gafka halaga daayo
Akhigruu warjiraa sacabku waa ka mamnuuc
Eesh calaa abwaan
walee aduun waa dhalanteede aakhiraa war jiraaa
Aduun waa dhalanteede aakhiraa warjiraa waa geeraare lasoco shaacir
😭😭😭😭😭😭😭
Ninkii madhibaan midgaan yiri iyo talyaani ninkii maagay waa isku mid,Siyaad bare baa idin gaarsiiyey
war soomaliyeey dadkaaa wllalaheena han sidan u dhaano
Isaaqu waa Gun gun dhashay oo cunsiri ah.. ibnuxaaraami kuwa isticmaala qabiilka
inangumeedow cudur isaaqbaa ku hayee soomali oo dhanbaa bulshada qayb ka mida takoorta ama haybsoocda, AXMAD DAWLO dadkii nolosha ku gubay ma issaq bay ahaayen iyguna, markaa dhanbigan haybsooca soomaali oodhanba ku jirta,waa inaan iska daaweynaa.
Soomàali waxaay balaayadu ugu Dhacadaye waa dadkan dhibkaan ku Hàyne in badan dulmigii waa kan halka ina dhigaye dadkan anigu la soo korayye Dadkan ugu jecelahay aniga family ayaan wada ahaYen waxa jira labo eedo yinkayga oo adeeradaye qabbaan Hooyaday iyo iyaga waa kày isugu mid seem ayaan u jecelahay 3 hooyo waadahab walee inaye sharaf iyo cisleeyihiin ayaan huba
Abdihakiim mohjamed
ilaahay baad been u sheegtay hadraawi yaan been laga sheegin muxuu u diidayaa magac?? sowka youtube ku jiraa ee yidhi waa been dadku iska sheegeen hadii magacayga lagu qoro sharaf bay ii tahay sochoolka xagee ka keentay sxb??
Sax weye
Waxay qarinayaan Runta Maxaa Lagu Eryay
War nacaskan aan asal iyo qabiil midna ahayn warya islaam iyo diin haku meeraysan soo baro maxa ku qoran habarjeclo dhsragtay munafiq badana koga gajonayana caybadana
Muxu yiri kani 🤣🤣🤣🤣🤣
I a way ka bixi