1M OO DOOLAR | QOFKII SU'AASHAAN KA JAWAABA || Sh Maxamed Kenyaawi

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • #SUBSCRIBE#DAACAD#PRODUCTION
    Produced By Daacad Production (Abdinasir Daacad )
    PLEASE SUBSCRIBE OUR YOUTUB CHANNEL / @daacadproduction
    For more new video visit / @daacadproduction
    Find us on Facebook :- www.facebook.c...
    ✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like

КОМЕНТАРІ • 310

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 3 місяці тому +82

    Ilaahayow ceebteena astur oo noo danbi dhaaf dhamaanteen, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabb🙏🤲

    • @AsmoShariif-j5x
      @AsmoShariif-j5x 3 місяці тому +1

      Aamiin yaarabbiiiiii🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭

    • @mursalnuur2027
      @mursalnuur2027 2 місяці тому

      😊😅😅😅❤😊😊
      😅😊😅😅 0:26 😅😅😅😅😊 0:29 😊😅😊😅😅😅😊😅😮😅❤​@@AsmoShariif-j5x

    • @umusajdamuhammad7723
      @umusajdamuhammad7723 2 місяці тому

      The answer is death,we ask Allah forgiveness,and husnal khatim,Ya Allah Ya rahman

    • @JacfarNur
      @JacfarNur 2 місяці тому

      Amiin Amiin YA RABBI

    • @JacfarNur
      @JacfarNur 2 місяці тому

      Amiin Amiin YA RABBI

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 3 місяці тому +41

    ALLAHU AKBAR KUSALIYA RASULKA SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM

  • @naimoabdirizak8244
    @naimoabdirizak8244 3 місяці тому +28

    Wa suaal muhima o u bahan in u qof kasta iswaydiyo camalka u isku howlo malinkasta kheyrna ka buuxsado allow na wafaji ya rabbi

  • @amalfarah2226
    @amalfarah2226 3 місяці тому +24

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @AdamhassanSheikh
    @AdamhassanSheikh 3 місяці тому +20

    kaargo ugu danbeeyay aan dir saday waa hada salaada aan soo tukaday oo aan allah hortiisa aan taagnaa ,,,Allahana ha iga aqbalo insha,allah

    • @AxmedSaahid-ew5yi
      @AxmedSaahid-ew5yi 2 місяці тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumoibrahin7183
    @fadumoibrahin7183 3 місяці тому +24

    Fursad waye halaga jawawo shu ashaan Alla nawafaiyo aamin

  • @AliMohame-v4e
    @AliMohame-v4e 3 місяці тому +12

    Istaqfulah subxana lah alahu Akbar shikh jazakalahul qeyr

  • @AliMohame-v4e
    @AliMohame-v4e 3 місяці тому +14

    Scws scws scws scws wa salada subixi ilahey inta muslim oo tugatay ilahey ha ka qabalo

  • @FaatmaaAlfaa
    @FaatmaaAlfaa 2 місяці тому +2

    Asc Qof kastoo Farinteydii Aqrisanaayo Walal Igu Soo Duceya Salada inuu ilaahay igu Hanuuniyo😢

  • @BoqoradaRerkeenadiid
    @BoqoradaRerkeenadiid 3 місяці тому +6

    Waa ajarka ama denbiga qofku shaqeesto oo loo aruuriyay

  • @AmalAbdullahi-z2c
    @AmalAbdullahi-z2c 3 місяці тому +8

    Qof garanaayo malaha waxa camal uu same eye Allah unbaa garan kara kheyr iyo sharba

    • @RayanAbdiamra
      @RayanAbdiamra 3 місяці тому

      Waa laa garan Kara sax iyo qalad Wala kala aqana

  • @fadumayussuf9343
    @fadumayussuf9343 3 місяці тому +47

    Mama kana hij ratulahi ilalahu wa rasulihiii

  • @AyaaleIID
    @AyaaleIID 2 місяці тому +6

    Sheekh hargaysaan joogaa ee iisooducee si aan ufurfuro oo ubadalo wax fiican allena hayga aqbalo aamiin iidhaha takale balantaad qaadayna waalaga dhacay oo lamagaran aniguna kalamid ayaan ahaysidaasi ee wax igasoosii 1m ee doolar oo isha kasooreeb magacaygu waa kabtan xaraaro

  • @maryanshiikh7193
    @maryanshiikh7193 3 місяці тому +7

    Asc sheekh aniga waxaa iigu jiray shalay salaad wakhtigeda aanan ku tukanin quraan haxizib ah adkaar hal galin ah waliba masaa xoogaa xan ah been aan badneyn xooga maalaa yacni ah shekhow ducey illahey inuu iga hauuniyo iina danbi dhaafo

    • @fayecooking
      @fayecooking 3 місяці тому

      😂😂😂 waad iga qosalsiisay xoogahoo xan ah😅

    • @abdiazizabdullah9085
      @abdiazizabdullah9085 3 місяці тому

      hhhhhhhhh

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda 2 місяці тому

      😂😂😂runta sheegtay ilahey hanodanbi dhaafo danbegena badan been mafiicne

  • @FadumoayaanFadumo
    @FadumoayaanFadumo 3 місяці тому +9

    Waa example fiican runtii😢

  • @AbdirahmanIbrahim-c6g
    @AbdirahmanIbrahim-c6g 3 місяці тому +5

    Camalka wanaagsan waa the

  • @MaxamedCabdi-z2e
    @MaxamedCabdi-z2e 2 місяці тому +8

    Allaahu aclam warasulahu la illaaha ilallaahu muxamed rasulullaah scw scw scw scw

  • @MohamedAbdidahirAhmed_Mrplane
    @MohamedAbdidahirAhmed_Mrplane 3 місяці тому +10

    يالله ❤❤❤❤❤❤❤

  • @OsmanmuseOsman
    @OsmanmuseOsman 3 місяці тому +4

    Xage ka hela sheikh numberkis

  • @mmkkubeerto5248
    @mmkkubeerto5248 2 місяці тому +1

    😢😢😢😢😢😢

  • @fatimaali4343
    @fatimaali4343 3 місяці тому +8

    Subhanallah. May Allah guide all of us Ameen and guide us Ameen

  • @habibahassan7290
    @habibahassan7290 3 місяці тому +6

    Sheekh Kanyaawiyoow lacagaa

  • @hassani5y276
    @hassani5y276 3 місяці тому +5

    Sh Kenyawi Maba fahansano $1Million waxay tahay
    Takle sheekha shaqo la'aan aaban ku ogaaye Hal milyan xaggay taallaa

  • @FarahShire-h6n
    @FarahShire-h6n 3 місяці тому +4

    Asc dhamantin sh keynawi suasha aniga ka jawabay waa salatu lalki ugu danbeyey saka aroorti an diray lama garin aroorti kale ee isi halka malyan please Magacaygu waa Farah abwanki qaranka ❤❤❤❤❤

    • @FarahShire-h6n
      @FarahShire-h6n 3 місяці тому

      Shiikhay Allah haku barakeyo aduun iyo akhiro Amiin Amiin

  • @ahmeddirey2484
    @ahmeddirey2484 3 місяці тому +8

    Musta xiil waayo shacagta inuu bixiyo diyaar uma aha lkn waaa suaaali qiimo bada kana qiima badan 1m

    • @mohamedhassan12
      @mohamedhassan12 3 місяці тому +1

      Sheekha been haka sheegin, wuxuu si dhaba ugu dhawaaqay inuu minbarka hortiisa ku bixinaayo 1M oo doollarka maraykanka ah ee muusan dhihin wax u dhigma 1M oo doolar ayaan siinayaa qofkii jawaaba, isfahanku waa shay qaaliyah
      Alle suaashaas ha igu soo simo, waan isku kalsoonahay inaan ka jawaabi lahaa, Yaa Rabbi fursadaas aniga ihorkeen 😊

    • @najmanajma6752
      @najmanajma6752 2 місяці тому +1

      ​@@mohamedhassan12 sheekhu haduu 1M haysto dadba muuna wacdiyeen khamriyuu cabi lahaa

    • @SmilingAcorn-on4uo
      @SmilingAcorn-on4uo 2 місяці тому

      ​@@najmanajma6752acudubillah naa mxa ku hadlee waa qof iiman leh sheqkha malaha adaa qamri cabi lahaa😂

    • @KHEYRUL1HUDAA
      @KHEYRUL1HUDAA 2 місяці тому

      Doofaarad baa tahay diinta iyo akhlaqda hoyada kuma barin miyaa​@@najmanajma6752

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 2 місяці тому

      ​@@najmanajma6752astaqafurulaaha wll ilaahay ka cabso ma qalbigiisaad ku jirtaa 😢😮

  • @BilanCabaas-bn7bl
    @BilanCabaas-bn7bl 2 місяці тому +1

    الله اكبر

  • @AbdirizackAdaa
    @AbdirizackAdaa Місяць тому

    صل الله علیه وسلم❤️صل الله علیه وسلم❤️صل الله علیه وسلم❤️صل الله علیه وسلم❤️صل الله علیه وسلم❤️صل الله علیه وسلم❤️صل الله علیه وسلم❤️صل الله علیه وسلم❤️صل الله علیه وسلم❤️صل الل

  • @mohammedhassan3470
    @mohammedhassan3470 3 місяці тому +3

    War qeybta dambe maxaad u dhamaystiri wayseen sidii boorsada loo fur furi lahaa loogana saari lahaa xumaanta oo dhan...?

  • @SuleimanQoriyow
    @SuleimanQoriyow 3 місяці тому +6

    Allaha Akbar

  • @ismaciilhasan9415
    @ismaciilhasan9415 2 місяці тому +1

    1m aaaaaaaaa😂

  • @amjryoutube395
    @amjryoutube395 3 місяці тому +2

    Salaadii casar ee iigu danbeysay ayey baxday

  • @Baxsan-hg3jl8oh8w
    @Baxsan-hg3jl8oh8w 2 місяці тому +2

    Allaahu akbar illaahoow xawaaladeena qeyr nooku shub yaa rabi aamiiin

  • @SirQaalip
    @SirQaalip 2 місяці тому +1

    sheekh asalamu calaykum Xalay cishahii baa lay qaaday inshalah انملاعمالبنىه

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd 3 місяці тому +5

    Sh xunaanta hadii an ka towbad keeno la iima kaydinaayo ilaahey waa qafuuru raxiim

    • @ahmedjr7902
      @ahmedjr7902 3 місяці тому

      Dambigaada in uu alle dhaafo makugu labeysta maryan?

    • @canabiinadia
      @canabiinadia 3 місяці тому

      D@@ahmedjr7902dembiga alle Aya ka cafin Kara waxaa maxay waxad shekeyso farax 😂

  • @adonallah
    @adonallah 3 місяці тому +2

    Waxaa laga wada borasadi shalay wixii khayr aad sameysay iyo wixii shar aad sameysay inaad ogTahay isxisaabi waayo

  • @hassankassim5723
    @hassankassim5723 3 місяці тому +1

    Sheikh kinyawi amal waye mombasa aa joogaa bilal aa liidahaa

  • @Maxamed-ym7xt
    @Maxamed-ym7xt 3 місяці тому +2

    waxa ku jira wixii camal,an,sameeyay,shalay kaas,oo,ah khayr iyo dunuub,yar,,oo ah wixii alle,ii qadaray

  • @BisharoAbdibotan
    @BisharoAbdibotan 3 місяці тому +3

    Wixii aan shaqeysty. Ayaa kujira. Sheeq

  • @faisaladan3102
    @faisaladan3102 3 місяці тому +2

    salada casar iyo salada subax ayaa karkago baxaa every day borsadana waxaa ku kujira saladaahayga sheeq

  • @AhmedsaidSaid-sf1wc
    @AhmedsaidSaid-sf1wc 3 місяці тому +3

    ❤❤❤

  • @SuldaanFahad-u4x
    @SuldaanFahad-u4x 3 місяці тому +5

    Thanks

  • @AbdulwahbAbdalla
    @AbdulwahbAbdalla 3 місяці тому +3

    Wa malaaikta

  • @GOLDENooo
    @GOLDENooo 3 місяці тому +2

    ASC shiqow Allah s w haluu dambi dhafee waxas

  • @Win-Finders
    @Win-Finders 3 місяці тому +2

    By the way does sheikh Kanyawi have such amount of money

  • @RuqiyoHassan-uk2dt
    @RuqiyoHassan-uk2dt 3 місяці тому +3

    Magafihii Libiya ugu weynaa oo lasoo qabtay iyo Somali badan oo ...

  • @BisharoAbdibotan
    @BisharoAbdibotan 3 місяці тому +4

    Waaa waqtiga

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 3 місяці тому +1

    Sheekhu miyuu cabsan yahey halka milyan xaguu ka keenaya 😂

  • @AbdulhalimAbdillah
    @AbdulhalimAbdillah 2 місяці тому +1

    Aniga oo jooga uk, waan aqaana jawaabta,inshAllah

  • @Dad-t3c
    @Dad-t3c 3 місяці тому +2

    Allow walidkeena iyo nafteenaba noo dambi dhaaf

  • @ABDIRAHMANAHMED-ux5qr
    @ABDIRAHMANAHMED-ux5qr 3 місяці тому +3

    Ilmiga waye

  • @geedseexdechanel7074
    @geedseexdechanel7074 3 місяці тому +1

    1m$ mawa heestee intoo ka keenaa 50k xitaa ma heesto

    • @najmanajma6752
      @najmanajma6752 2 місяці тому

      Dadka dhan adaa ugu caqli badan inta kale waa xoolo

  • @taarofihri-qo2wn
    @taarofihri-qo2wn 3 місяці тому +2

    Astaqfirulaah astaqfirulaah 😢

  • @AaminoCalicabdiraxmaan
    @AaminoCalicabdiraxmaan 3 місяці тому +2

    Sheek reer commenti magujiraaan su aalaha

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 3 місяці тому +3

    1000, kun dheh… hal malyan “ aa

  • @CumarmaxamedGuure
    @CumarmaxamedGuure 2 місяці тому

    Waxaan iigu JIRA camalkeygii oo isugujira shar Iyo kheyr wixii aan shaqeystey

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 3 місяці тому +2

    Ma waxaan u Balan qaaday only wixii rag ah

  • @abdi-u7j
    @abdi-u7j 3 місяці тому +2

    waxaan dirsaday hada oo aan dhageeysanaayo sbbto ah marla dhageysaneyso qayrka

  • @HazanAli-m2g
    @HazanAli-m2g 3 місяці тому +3

    Aniga aya ka jwbya

  • @amjryoutube395
    @amjryoutube395 3 місяці тому +2

    Camalkeyga ugu danneeyey ee baxayna waa salaadii casar

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 3 місяці тому +2

    Adiga intee ka keentay one m

  • @mohamedbilal950
    @mohamedbilal950 3 місяці тому +4

    Jazakallahu kheyr sheikh...

  • @fadumayussuf9343
    @fadumayussuf9343 3 місяці тому +8

    Ina mal ac malu niyatu wa ina maluku kulirihin manawa

  • @umruweydo832
    @umruweydo832 3 місяці тому +4

    Alle uunba og

  • @XaawoLuuul-v3x
    @XaawoLuuul-v3x 2 місяці тому +2

    shiqoow Tuban isla dhalaty❤❤❤❤ shanah lasoo korsaday ayaa ku jira ❤❤❤❤😊😊😊

  • @SawdaCrisaak
    @SawdaCrisaak 2 місяці тому +1

    Illahay unba og

  • @Marshalwarso
    @Marshalwarso 2 місяці тому

    beenlow waayo 1m oo dollarka amercia baad sheegaysaa ee ninkan 100$ ma haysto beenlow

  • @DaauudJaamac-eh4uf
    @DaauudJaamac-eh4uf 2 місяці тому

    😀borama8 salaadii kugudanbaysay amaa khayr baad dirtay amaa halaag isku soduub haddaad arooyeysato hagalabaysan

  • @GenyoGuduudey
    @GenyoGuduudey 2 місяці тому

    Aniga waxan is leyahay in eee tahay waga ilahay xagisa kabarya ila gabalku dhoco wixi aad shaqesato umba mel kuyala malinkas oodhan ila gabalku dhoco waa borso cusub ood ushaqesaneso malinkasna soma labanayo biri hadana waa shaqo kale iyo cargo cusub sheikh jawabtu sidas ayan kujabay i.a hade sax tahay iso jawab🙏jazakumulahu kheyr

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 3 місяці тому +3

    JazakAllahu khayran sheikh maxamed

  • @XasanCadala-vp2cg
    @XasanCadala-vp2cg 3 місяці тому +2

    illaahay &Rasuulkiisii ayaa og?

  • @HiboFaarax-jo4km
    @HiboFaarax-jo4km 3 місяці тому +3

    Xafidu laaha sheq Marshall allah

  • @mohamedabdullahi763
    @mohamedabdullahi763 3 місяці тому +2

    Wixii wanaag ah ee waan
    Gaaran karna lakiin
    Xumaantaha ala un baa garannkara

  • @ugaasdhuuxbaraar3033
    @ugaasdhuuxbaraar3033 3 місяці тому +1

    Asc wan ku salamayaa sheekh waxan ka dharag sanaha in aan qofna ogaan karin camalka uu sameeyay malinkaa in laga aqbalay iyo inkale

  • @BoqoradaRerkeenadiid
    @BoqoradaRerkeenadiid 3 місяці тому +2

    Allahu akbar

  • @MahadOmer-q5t
    @MahadOmer-q5t 2 місяці тому

    Haa scw shiikhaygii bacda sln waa 63540 hadyadood ayaa 3o jirka katagay

  • @Maxamed-ym7xt
    @Maxamed-ym7xt 3 місяці тому +1

    waa markii an bixiyay sadaqadii uugu dambaysay,odxiyadii an fuqurada uqaybiyay

  • @CumarmaxamedGuure
    @CumarmaxamedGuure 2 місяці тому

    Boorsadeyda shaley illahey oo Keli ayaan og laakiin anigu waxkher baan ka filanayaa

  • @ayanlemohamud1932
    @ayanlemohamud1932 3 місяці тому +7

    Waa fursad Wayne RABBIYAW I HALEELSHII.....AAMIIN....×3...

  • @ibrahimciiltire1269
    @ibrahimciiltire1269 2 місяці тому

    Malaga jwaabay mise jaaniski wabanaan yhy iisheega

  • @nursebilan1368
    @nursebilan1368 Місяць тому

    Muxadarada oo dhanaystiran xagee laha helayaa

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 2 місяці тому

    Waa sadaqada tan lahubo in laguugu rido boostigaaga waa hubaal

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 2 місяці тому

    Waa sadaqada tan lahubo in laguugu rido boostigaaga waa hubaal

  • @CadikariinJimcale
    @CadikariinJimcale 2 місяці тому

    Waxa kujira camalkaaga xumaan iyo samaan waxaa zamaysay

  • @FatoumaHamadou-t3b
    @FatoumaHamadou-t3b 2 місяці тому

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @cabdullahiaxmed8962
    @cabdullahiaxmed8962 3 місяці тому +1

    Waxa boorsada kujira i xawo iyo adan in banaka nalakenay borsada danbigi habiil iyo qabil ilmo adan in aan wanaga sameyno

  • @halimoadem8051
    @halimoadem8051 2 місяці тому

    Shar iyo khayr labadaba waayo majiro qof aan khalad ka dhicin
    Sikasto isku ilaaliyo waxa dhicikarta wax ishaadu qabato oo kaa danbaajiya

  • @AnwarXuseen
    @AnwarXuseen 3 місяці тому

    Denbi.camalyaran.aa.iigujiro

  • @DaudOmar-g4x
    @DaudOmar-g4x 2 місяці тому +1

    Waa maalintii aad gaartay 15 sano intill cimrigaaga maalin kasta waa inaa cibaadeysataa

  • @Hidanhuda
    @Hidanhuda 2 місяці тому

    10 sano qan kar ahay ilahow aniga inta muslim ah danbigena dhaaf walaahi ma aqaan waxaan ilahey hortiisa iyal oo qof taqan maba jirto lkn waxaan ogahay in ilahey yahay naxariis badane aan kafilanayo ino naxariistiisa ifidin doono waayo ilahey naxariis tiisa lagama quusto

  • @Gadhladaal
    @Gadhladaal 2 місяці тому

    lagataas inta su aal lagu xiraayo Maa
    masaakiin ta lasiiyo

  • @Abdifitah1988
    @Abdifitah1988 3 місяці тому +7

    Maasha Allah shiiq kinyadi allaha cimriya kuubarakeyo iyo aqliga runtii umada iyo allahoda in liisku wero ama liis baro qeer maxaa kafican markale shiiq allaha kusiiyo waxaa jeceshahay anaguna kuwa alle kabaqo xumanta kafog allaha naga dhigo walalayal Qeerka aanu isfarno aan alle kabaqno waa iga dardaran wll

  • @macalimiidmacalin-ff5zx
    @macalimiidmacalin-ff5zx 3 місяці тому

    waxaa ku jira salad adkaar khayr iyo shar wixii aadsamaysay

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedxuseen5880
    @maxamedxuseen5880 2 місяці тому

    Labada ila sadexda inta u dhaxaysa ayaa boorsada la qaadaa

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 2 місяці тому +1

    Kaargoogii ugu dameeyey oo aar dirsaday wuxuu ahaa kii aan illaahay kaga baryey inuu lhaatumadayda iigu dhameeyo khaatumo khayr iyo shahaadada in illaahay iigu khatimo codkayga ugu dambeeya waana subax walba oo waa iibaryo oo saaka ugu dambayso shahaadataynka weeye

  • @أبومريم-م7ذ
    @أبومريم-م7ذ 3 місяці тому +1

    Doolarka kii ku waley waaye wax wax taraya sheeg

  • @AbdiwahabmohamedHasen
    @AbdiwahabmohamedHasen 2 місяці тому

    ❤😢😂😅 11:51

  • @XaawoLuuul-v3x
    @XaawoLuuul-v3x 2 місяці тому

    ❤❤❤

  • @Axmed-f6c
    @Axmed-f6c 3 місяці тому +1

    Qawl iyo ficil iyo qalbi wixii an soodariyey ayaa iigujira 24kiisaac

  • @AbdiwahabmohamedHasen
    @AbdiwahabmohamedHasen 2 місяці тому