FALASTINIYIN-TI WAY SO WADA BAXEEN😀 KARBAASH + VIDEO + BAHDIL😂 KA XAAXAABIYE HEE SOMALIYEEY WAA.....

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 1,6 тис.

  • @Teamceyda-f7q
    @Teamceyda-f7q 22 години тому +252

    Yaa ila jecel nabigen maxamed scw scw scw ❤❤❤

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 21 годину тому +32

    Wasiir carab oodhan waa dameer io labadiisa dhagood waxba isma dhaman ❤🎉

    • @أمةالله-ص
      @أمةالله-ص 12 годин тому +3

      Waa qaldanthu carab nabigeenaa kadhashay scw. Hogaamiyeesheenii islaamka iyo culumadeenaa kadhashay.
      Shaqsi unbaad dameer oran kartaa ee carab haoran

    • @nadiirafaarax
      @nadiirafaarax 9 годин тому +3

      ​@@أمةالله-ص 😂 nashadhaab hadu kadhashayna ader iyagu nabiyo Maha cadi Iska dhig adonyahay

    • @LailahassanOmar
      @LailahassanOmar 4 години тому

      Abuujahal carab ayuuu ahaaa​@@أمةالله-ص

  • @fariida6236
    @fariida6236 21 годину тому +57

    Zaki thanks for using your platform to defend our country ❤ Wadani aa tahay

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 12 годин тому +13

    Wasiir waa ku salaamayaa labadaan nin ayaa caayay somaali falastiin duco iyo garab is taag ayay nooga baahan tahay
    Hal qof iyo labo ha uqabanina
    Walaalaheen gaalo oo dhan u heshiisay saki waxaan kugu ogaa nin aad u caqli badan in aad tahay
    Yaanan nalaga faaidaystay .

  • @NastehoFarah-p4d
    @NastehoFarah-p4d 22 години тому +112

    Ilahay dhibka haka dulqado falastin anagana kuwo dalkooda Amina hakanaga dhigo waxa nalo caynayo waa wax jira

    • @HanaazPoi
      @HanaazPoi 21 годину тому +6

      @@NastehoFarah-p4d illahey ha usiyaadiyo👍

    • @AbdulAli-ku9he
      @AbdulAli-ku9he 21 годину тому +3

      ♥♥♥♥♥

    • @Maalinlechannel
      @Maalinlechannel 21 годину тому +3

      ​@HanaazPoi ma waxaad ku habartay in dhowr qof oo xun dartood

    • @MohamedNactar
      @MohamedNactar 20 годин тому +4

      Wadanka ma joogtid wall dhadhanimada iska daa somalia wa lo so jestay

    • @Lucky207y
      @Lucky207y 19 годин тому +5

      Maseer aaa ahayo carb iyo cadab ba walaga duceystaa

  • @wm5913
    @wm5913 33 хвилини тому +1

    6:52 Zaki, I agree with group 3. Manshallah walashin 👏🏽 👏🏽 said it best. We are supporting the cause for the sake of Allah swt. Zaki, many thanks for taking the time to do in-depth research 🙌🏾👏🏽👏🏽

  • @Jiilkeena-e3r
    @Jiilkeena-e3r 22 години тому +170

    My country Somalia 🇸🇴 my next country Djibouti 🇩🇯 ❤ igu filan

    • @nimoislawo2143
      @nimoislawo2143 21 годину тому +8

      🇸🇴🫡🇩🇯🫡❤️❤️🦁🦁👑👑👍👍

    • @nasraabdullahi
      @nasraabdullahi 20 годин тому +4

      🇸🇴🇩🇯

    • @MohamedAli-pk5qv
      @MohamedAli-pk5qv 18 годин тому

      ❤❤❤❤all we need and want

    • @kingsiddiq4153
      @kingsiddiq4153 17 годин тому

      For me it’s the opposite but same thing 💯

    • @saynebboersma6635
      @saynebboersma6635 15 годин тому +1

      waa ruun is there really heartbreaking if the Palestine people see Somalia this way I am very proud to my country and I'm very proud to be a Somalian my Allah protect my people wherever where they are Somalian and all Muslim Amin yarabi.🇸🇴🇩🇯 ❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 21 годину тому +37

    Wasiir wax kasto waxa ka wen walaltinima iyo qadiyada walalahen falastin ❤

    • @mayaannas7137
      @mayaannas7137 20 годин тому +8

      Ninki Sinaaa taada diid sarayntiisa diid waa runtaaaa wasiir ❤❤❤❤❤❤

    • @drgarad
      @drgarad 20 годин тому +4

      Waxaas nac.

    • @funnyclips8454
      @funnyclips8454 19 годин тому +2

      Inkastoonan wax wayn utarayninba Hadase kurbadii iyo kulaylkii aan qalboha kadareenijirnay way Naga dhamaadeen 😊😊😊

    • @ikrankeysesaleban5585
      @ikrankeysesaleban5585 19 годин тому +2

      Somaligu Walaal haku ahaado oo ilow haday wax kaga yimadaan

    • @lail111
      @lail111 19 годин тому +3

      Aad ba ugu sabar badantihhin shishyaha idin neceb laakin walalka somalyeed uma sabar tan

  • @BarashadaHorteedHainacin
    @BarashadaHorteedHainacin 22 години тому +119

    Falastiin alle darti Ayan UGA duceyna ema ahn iney na amanaan

    • @ANYPODCASTS
      @ANYPODCASTS 22 години тому +16

      haku wasaan

    • @abdullahhaji1074
      @abdullahhaji1074 22 години тому +7

      Waa ku saxanthy sxp😂​@@ANYPODCASTS

    • @AyaaleHetiye
      @AyaaleHetiye 21 годину тому +4

      @@ANYPODCASTS😂😂😂

    • @queensahara5735
      @queensahara5735 21 годину тому +3

      saax wallalo

    • @fartunjama4040
      @fartunjama4040 21 годину тому +6

      Ducadaas Alle ma aqbalayo dee calosheena iyo caloshooda buu Alle arkaayay Alle waa caadil ❤

  • @fartunjama4040
    @fartunjama4040 21 годину тому +19

    Ka xaaxabiya somali bahlayeey.Kan waxaa iigu daran leh falastiin baa Alle iiga dhow😂😂 aqli xumaa

    • @KhadijaAli-jd6ut
      @KhadijaAli-jd6ut 10 годин тому +1

      FALASTINIYIINTA AMA HANA CAAYAAN AMA HANA AMAANAN
      WAA WALAALADEEN ILLAAHAY BAA KA DHIGAY

    • @HaizaFunny
      @HaizaFunny 7 годин тому

      Walaal carabta weyku dhibtoodeen meesha😂

    • @Would47.3
      @Would47.3 5 годин тому

      Adiga ayey walalo ku yihiin bilaa dhiig yahaw somali nimada hana sheegan e.was

  • @AbshirBiici
    @AbshirBiici 22 години тому +58

    Alle dartii ayaan ucaawinay ee amaan kama rabno mida kale ogaada falastiiniyiintu dhamaantood maaha muslim

    • @naruuroahmed2280
      @naruuroahmed2280 20 годин тому +1

      Waa runtaa dhaman Muslim m ahan

    • @mohedosman5662
      @mohedosman5662 20 годин тому +2

      Aad io aad wlhi kuwa amaanta raba layabanahay

    • @lail111
      @lail111 19 годин тому

      @@mohedosman5662 Aman ma rabno laakin mixi no aflagadnyian ma anaga dillin mise anaga wadnkoda ka rarnay

    • @mohamedabdullahisaid2457
      @mohamedabdullahisaid2457 16 годин тому +3

      Ii fuula dheh adoonow muwalad ama adoon carab caabud baad tahay

    • @mohamedabdullahisaid2457
      @mohamedabdullahisaid2457 16 годин тому

      @@mohedosman5662marka ma caay baan rabnaa adoonow

  • @hua-x3d
    @hua-x3d 16 годин тому +7

    wlhi nin wadani wadani dhalay ayatd tahay guleyso wll somaliya somali baaleh anagana waxkasto isku kenay wlhi😢
    🇸🇴🤍🇸🇴

  • @RuqiyoTure
    @RuqiyoTure 22 години тому +35

    Wasiir waakusalaamay 😢❤nabar xaqsaran allaha nougat dhigo wasiir 😂

  • @alexwitsel1213-xv2md
    @alexwitsel1213-xv2md 21 годину тому +10

    Ayaga iyo kuwa inagu sowada way ino so hishiyen kabe kan ina matalana kama hadli karo xuf ku dhaf ehe eheeee😂😂😂zaki bin xaji

  • @fouadmahamed
    @fouadmahamed 23 години тому +37

    First comment from 🇩🇯🇩🇯

  • @SaciidMaxammuud
    @SaciidMaxammuud 18 годин тому +4

    لا نحتاج منهم أن يحترمونا أو يكرهونا، فنحن ندعم الإسلام والمسلمين ما دام الحق مطلوبا، وديننا يأمرنا بعدم دعم أحد حتى لو كنا صوماليين، ولا نحتاج من فلسطين أن تحترمنا.

  • @XareedXupi
    @XareedXupi 23 години тому +35

    From Mogadishu 🇸🇴❤️🔐

  • @sportsreview8136
    @sportsreview8136 21 годину тому +6

    Falastiin Wixii aan ugu ducayn jiray
    waxay ahyd Muslimnimo iyo Bani aadamnimo Hadane intii waa igu ixtirami wayeen ayagiina waa nagu kala wad hadda 😂😂😂

    • @AyaaleHetiye
      @AyaaleHetiye 21 годину тому +1

      Niyow iskaga ducee waa walaalaheen oo la xasuuqayo. Laakin wlhi carabtu abaal maleh

    • @sucdidheel436
      @sucdidheel436 15 годин тому

      I agree with you

  • @Qurux00
    @Qurux00 22 години тому +61

    Soamlia haku baraarugto caalamka wuxu ka aaminsanyahy oo dhulkooda ha dhisaan,caalmaka sawirada ka heystaan wa faqri somalia wa gaajo wa burbur beena maaha,runta ha didinA

    • @sucaadcabdisucaadcabdi7079
      @sucaadcabdisucaadcabdi7079 21 годину тому +2

      Ha tasa layabnahy bal mey istosiyan mrke le yahin wa nala yiri

    • @CawilAhmed-ns8kq
      @CawilAhmed-ns8kq 20 годин тому +6

      Adeer somalia ama ha burbursanaato ama ha dhisnaato taas somali bay utaal lkn ninkale inuu igu caayo ka yeeli maayo

    • @1_Ema0.777
      @1_Ema0.777 20 годин тому

      Hadanan wax isku ogen dhag uma dhigin lkn tas wa xqq anga aan iska dayno qabyald io qabiil mrka arag sida noqono inta ka horesa qfna ha eeden ee nafta eeday 🙂👍🏼​@@CawilAhmed-ns8kq

    • @lail111
      @lail111 19 годин тому +2

      @@sucaadcabdisucaadcabdi7079 Ma iyaga hada jano ku nol xaq nugu ma laha ini na aflagadyian iyagu me istosyian carab o dhan dad 5 million ka yar ba xiniyihi ka sibay.

    • @hamdabilan838
      @hamdabilan838 7 годин тому +1

      Wexey naga aaminsanyihiin wax naga ma galin waxa nahy muhim ah Carab unba naga gajesan😂😂

  • @ayaanabdisalan830
    @ayaanabdisalan830 7 годин тому +3

    Falastiin alle dartii baan ulajirana markasta ee in aay nomahad celiyaan ulama jirno guul Falastiin

  • @Ahmeddahir-kh1zo
    @Ahmeddahir-kh1zo 23 години тому +53

    Fiva somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @zakariyemaxamud-nf3jq
      @zakariyemaxamud-nf3jq 22 години тому +1

      wlhya waaa run somalia waxba mayaalna😂❤

    • @lail111
      @lail111 18 годин тому

      @@zakariyemaxamud-nf3jq Hada ma qasi tala duliyahow Somalia wax walba yala wa wadan qani ah

  • @jamalhajimohed9361
    @jamalhajimohed9361 3 години тому +2

    BILLAAHI CALAYKUM WALAALKEEN WUXUU KA HADLAY WAA XAQ EE CARAB DANBE HA TAAGEERINA MEESHAAD ARAGTAANBA SIDAY IDIINLA DHAQMAAN ULA DHAQMA OO YASSA OO WALAALKEENANA 5 MILLIONS GAADHAIIYA BILLAAHI CALAYKUM QABYAALADDA ISKA DAAYOO WAA WALAALKEENE 💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍🏽

  • @Dekadagan-j2j
    @Dekadagan-j2j 22 години тому +25

    Aan kuwada salino Nabigena muxamed scw scw scw ❤️❤️❤️

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 18 годин тому +5

    Wasiir ninka waa maasari o dadka tagero sisi o waxa ladhahaa magacisa qaalid ahmed salim e falastin shaqo kuma lahan e 100 video kabadan isigo shactirenayo e walalahen falastin rabi ha ku leyo dhamanten guul walalahen falastin iyo musliminta suniga ah dhamanten guul in sha Allah guul

    • @lail111
      @lail111 18 годин тому +3

      Ka bodh ka weine ee la warsanyio wa reer qasa beenta iska dhaf

    • @mohamedabdullahisaid2457
      @mohamedabdullahisaid2457 16 годин тому +2

      Ii fuula dheh adoonow muwalad ama adoon carab caabud baad tahay

    • @fiidowmrk
      @fiidowmrk 15 годин тому +1

      @lail111 wll mcn thank you lkn hurda kakac adigo rali ah sxb qali please e qof ama shaqsiyad waxe sameyan qomiyad dhan walalhaa ah lo ma sariyo e wax kasto waxa ka wen mulinimada e guul walalahen falastin

    • @nadiirafaarax
      @nadiirafaarax 9 годин тому +1

      ​@@fiidowmrk ilahay dulmiga ma jeclla waxay wadaan WAA dulmi adeer hadaad muwalad tahay ay meel KU damqanayso anaga namadamqanayso ee ilahay ha Ka jaro intaa iyi in kabadan awalba dad xun bay ahayeen

  • @IfraaxAli-if5kt
    @IfraaxAli-if5kt 23 години тому +20

    Somalia bahdilka jeclaa😅 carabtaan aad uugu ducaynaysan masjid waliba joojiya hada Alla taqanan, doqoma yahaw wada qadadka wayn, فلسطين فقيرة جائعة بناتهم لا يرتدين الحجاب لا يعرفون الدين الحقيقي الصومال ارض غنية فيها الامن والعمل والتعليم عاشت الصومال

  • @abdirahmanmohamed3283
    @abdirahmanmohamed3283 19 годин тому +4

    Wasiir wa salaamanthy intaa Ka dib annaga Ka Somalia ahaan anaga isku dhignay waxaan oo cay ah waxaana noogu wacan qabiilka iyo qurunka faceenna Naga reebay 😢😢😢
    Runtii wan Ka xumahy waxaan oo jariima ah in ay nasoo gaadho🙂‍↕️🙂‍↕️
    Somalia waxaa leeyahay War Hala isku Tashto

  • @abdinourgabsas
    @abdinourgabsas 22 години тому +18

    That's right Wasiir guleyso Wax gatad weyn thy reality💯👍

  • @Suaad-ls7nx
    @Suaad-ls7nx 21 годину тому +6

    In lagu amaano iyo in lagucaayo muhiim ma ahan adiga dar ALLAH wax kaste uqabo amaan wax haku bixinin cayna wax hakudiidin

    • @nadiirafaarax
      @nadiirafaarax 9 годин тому

      😂or udhigo

    • @CabdiAliyuusuf
      @CabdiAliyuusuf 3 години тому +1

      Wllkaaga dhiban ama baahan ayaa kaaga ajar badan duco iyo deeqba

  • @Hadahboss1
    @Hadahboss1 22 години тому +9

    Markaan arko cadawgeena waxaan ka sii jeclahay dalkayga iyo dadkayga🇸🇴🇸🇴🥺 somalia Hanolaato

  • @miskoo1333
    @miskoo1333 Годину тому +1

    Qof diiday sinaantada adna diid sareyntisa ❤🇸🇴✔️

    • @qadaafi-r5f
      @qadaafi-r5f Годину тому +1

      Falastiiniyiintu waa gun guni dhashay
      Bal masar iyo urdun ma caayin
      Ee inaga oo weligoodba taagere u ahayn bay nagu soo kala qabanayaan
      Ogow urdun 1970 10,000 falastiiniyiina bay xasuuqday iyagoo weliba dhulka urdun qaxoonti ku ah
      Halka masar ay 18 sano cunaqaba tan ku hayso
      Waxase layaaba in somaali oo aan weligood wax u dhimin xitaa Israel dartood u colaadiya
      Ay u caayayaan
      Waxan hubaa hadii beri hore somaali dantooda eegan lahaayeen oo ay Israel aqoonsan lahaayeen sida dalalka islaamka iyo carabta badan koodu sameeyeen
      In aan cidna ina soo farageliseen
      Soomaaliya dagala sokeeye ka qarxi lahayn
      Haday qarxaana ay degdeg u dhamaan lahaayeen

    • @miskoo1333
      @miskoo1333 Годину тому +1

      @qadaafi-r5f sabbtu waa waxay naga aminsanyihin hadi ladhaho wadan sida somalia okala laydin tarxilaya dulinimo iyo ceeb weyn bay uarkaan, qarkood biniadamba noma qabaan hilibka ceeriin iyo biniadamka ina cunay uhaystan faqri dartis. Waxana sababysa jahilnimada carabtu badankodu saa moden maha somalida kawaayaragtinima badan ookafurfuran

  • @AyanMohamed-bg5ds
    @AyanMohamed-bg5ds 23 години тому +86

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ❤

    • @MustafeAbdellahi-w3z
      @MustafeAbdellahi-w3z 21 годину тому +2

      Scw❤

    • @Kheerto-un5cy
      @Kheerto-un5cy 21 годину тому +1

      Salallaahu calleyhi wasallam salallaahu calleyhi wasallam salallaahu calleyhi wasallam

    • @wardahassan1739
      @wardahassan1739 17 годин тому

      Ilaahay ka baq dadka ha sku dirin ee waa dad muslim ah. Tankele dad xun melwalba ayee ku jiraa

    • @MrTrexPrehistoric
      @MrTrexPrehistoric 16 годин тому

      Scw

    • @MrTrexPrehistoric
      @MrTrexPrehistoric 16 годин тому

      Sayidiinaa dad baa si xun u turjumi doonee maxaad uga reebi weyday? Somaliyeey xigmadi waad ka dhimateen. Translation hada marki lagu sameeyo waxaa ku qoran "master".

  • @billenur5766
    @billenur5766 21 годину тому +5

    Wasiir adiga Falastiin xakaa galay Somaliyoo dayacan dalkqda wax uqabo ❤❤❤❤❤❤

    • @Khaire.10
      @Khaire.10 20 годин тому +4

      Falstiinba lawasaa nio orod carabta futada uleef iyaguna hakugu tuntaan

    • @abdirasak2
      @abdirasak2 18 годин тому +3

      @@Khaire.10 legend😂

    • @nadiirafaarax
      @nadiirafaarax 9 годин тому +2

      Carbata abahood baa lawasaa afka hanagadhigaan iyagu nacdasha aduguna ord de hakuwasane

  • @jamaccumar5610
    @jamaccumar5610 22 години тому +16

    Aduunka carabi somalia bay ugu necebyihiin waxba yaan iskadhisin somaaliyeey

    • @AbdulAli-ku9he
      @AbdulAli-ku9he 21 годину тому +2

      ♥♥♥

    • @Lucky207y
      @Lucky207y 19 годин тому

      Maser wye wxs dan

    • @lail111
      @lail111 18 годин тому +2

      🤣😂Cudur somali la yidhado be qaban.

  • @ridwanahmedapdi1533
    @ridwanahmedapdi1533 21 годину тому +6

    Qof kasta oo falastiin uducaynayey alle dartii ayuu ducaynayey ilaahay haynaga abaal mariyo balse mida jirtaa waxay tahy shalay markaa kaamamka ufuraynay waxbaanu haysanayn balse imika gaajaa nahay waxpa maleh qalbigoogay ituseen😂😂

  • @fariida6236
    @fariida6236 21 годину тому +15

    زكريا شكرا استمر اخي ولايهمك نحنا معك دافع عن عرضنا وشرقتا

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 12 годин тому +1

    Falastiiniyiin kiristan ah baa jira wasiiroow oo in muslimnimo loo caawiyo diidan mida 2aad dee masaajidkeeni barakaysnaa ayaa ku yaala meesha oo inagaaba leh oo xamas shaqadii alle inaga rabay ayay haysaa oo difaac ah ee af iyo adin ba hala taageero halyeeyada reer qaza❤❤❤

  • @abdikarinmohamed399
    @abdikarinmohamed399 22 години тому +32

    Reer Falastiin qalbigooda ayey na tuseen waana mahadsanyihii iska daay ha iska caaytamaan

    • @qadaafi-r5f
      @qadaafi-r5f Годину тому

      Ilaahay qofna kuma sababo wax aanu awoodin
      Falastiiniyiinta waxa Israel loogu sababay baan is waydiin jiray
      Balse hadaan ogaaday

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 19 годин тому +5

    Sorry intaan idiin ooyey No more bari hore baan maqlay dad xuun yihiin viva Somalia 💔🇸🇴

  • @moussadaherahmed995
    @moussadaherahmed995 23 години тому +20

    Salut frèro
    From Djibouti 🇩🇯

  • @NafisaSuldan-k1k
    @NafisaSuldan-k1k 4 години тому

    Ani marwalb wan tagersanahay wllalahen rer falastiin Somalia 🇸🇴 xata wan ka jecelay iyo dhamn shucubta musliminta 🫂🇵🇸🫶

  • @abulaziizsomali6647
    @abulaziizsomali6647 22 години тому +15

    Wasiir
    Dad wlba waxa ay leeyihiin dad xun iyo dad fiican ,garan istaaga aan garab istaagnayne iyaga dan gaara kama aanan rabin
    Ee ilahy dartius iyo muslinimo ayaan ugarab istaagnay
    Qof wlba waxa uu ku dhaqmane isaga un bey dhibeysa
    Marka hdi ay nacayaaan iyo hdiiba ay na aflagadeyan dadki arintaas sameyay iyaga un bey dhibeysa
    Awalba kama aanan rabin ama kama aanan sugeynin badiil. 🙏thnks rayigaaga

    • @UmaymomaxamuudAxmad-ns8hq
      @UmaymomaxamuudAxmad-ns8hq 22 години тому +2

      Waa saxan tahy wallo
      Lkn in calamka sharaf kuleedahay wa muhiim lagina ixtiramo❤
      Carabtana anaga nama yaqanan
      Asal ahaan inan interned isticmalno xata ma oga
      Ayaga ayaa idhaha udaboolanyahay. ❤

    • @ANYPODCASTS
      @ANYPODCASTS 22 години тому +4

      waa sax ana dadka xun ee somaalida baa ku jiraa waana la wasaa phalestine

    • @lail111
      @lail111 18 годин тому +1

      @@ANYPODCASTS 🤣😂

    • @SulubWardfaa
      @SulubWardfaa 16 годин тому +2

      Orodooo cabud

    • @AaAa-mj5cz
      @AaAa-mj5cz 3 години тому

      Waatagarijirey lkn matagarayo

  • @HalimaOsman2024
    @HalimaOsman2024 21 годину тому +3

    Maseeraa heeyo wey nagariwaayeen maseeraaheeya gool iyo gabanimo smli ween ❤

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 22 години тому +64

    Wasir Falastiin xal qof oo xun ma matalo. Tankale madaxda falastiin weyna sharfaan.

    • @ابوالثلج-ر8ب
      @ابوالثلج-ر8ب 22 години тому +16

      WALAAL CARAB OO DHAN BA KAHADLYA DHMAANTOOD WAA CUNSURIYIIN SOMALIDANA AAAD U NECEB

    • @ANYPODCASTS
      @ANYPODCASTS 22 години тому +12

      kuli waa xunyihiin neefyahow

    • @RahaabAbdalla
      @RahaabAbdalla 22 години тому +4

      Maya kuli hadhihin qaar fiican baa jira xagee daadka isku qaadaysaa 😅😂

    • @sucaadcabdisucaadcabdi7079
      @sucaadcabdisucaadcabdi7079 22 години тому +2

      Sef la bod ma rabno muslimka naga badan​@@ANYPODCASTS

    • @fariida6236
      @fariida6236 21 годину тому +5

      Kuwa fiican may naga qabtaan kuwa xun maxa qaldan 😂

  • @ThebastAfricanfunny
    @ThebastAfricanfunny 4 години тому

    Sidee ayoow iiga dhawyahay alle aniga iyo asigaba xaga alle waan usiman nahay adeer ninkaan saas dhahaana waa oromo ee lasocda soomaalaay ❤❤❤❤

  • @ugman1353
    @ugman1353 23 години тому +27

    Nasiib somali kuimaadan malahaan , somali hanolato ❤

    • @ugman1353
      @ugman1353 23 години тому +2

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @RuqiyoTure
      @RuqiyoTure 22 години тому

      🇸🇴🇸🇴💖💖🇸🇴🇸🇴💖💖🇸🇴🇸🇴💖💖💖 🇸🇴🇸🇴💖💖🇸🇴🇸🇴💖💖🇸🇴🇸🇴💖💖💖 🇸🇴🇸🇴💖💖🇸🇴🇸🇴💖💖🇸🇴🇸🇴💖💖💖🇸🇴🇸🇴💖💖🇸🇴🇸🇴💖💖🇸🇴🇸🇴💖💖💖🇸🇴🇸🇴💖💖🇸🇴🇸🇴💖💖🇸🇴🇸🇴💖💖💖🇸🇴🇸🇴💖💖🇸🇴🇸🇴💖💖🇸🇴🇸🇴💖💖💖🇸🇴🇸🇴💖💖🇸🇴🇸🇴💖💖🇸🇴🇸🇴💖💖💖🇸🇴🇸🇴💖💖🇸🇴🇸🇴💖💖🇸🇴🇸🇴💖💖💖🇸🇴🇸🇴💖💖🇸🇴🇸🇴💖💖🇸🇴🇸🇴💖💖💖🇸🇴🇸🇴💖💖🇸🇴🇸🇴💖💖🇸🇴🇸🇴💖💖💖🇸🇴🇸🇴💖💖🇸🇴🇸🇴💖💖🇸🇴🇸🇴💖💖💖🇸🇴🇸🇴💖💖🇸🇴🇸🇴💖💖🇸🇴🇸🇴💖💖💖🇸🇴🇸🇴💖💖🇸🇴🇸🇴💖💖🇸🇴🇸🇴💖💖💖🇸🇴🇸🇴💖💖🇸🇴🇸🇴💖💖🇸🇴🇸🇴💖💖💖🇸🇴🇸🇴💖💖🇸🇴🇸🇴💖💖🇸🇴🇸🇴💖💖💖

  • @IlyaasCali204
    @IlyaasCali204 21 годину тому +3

    Islam ☪️ nimadaa ugu duceynenaa mahane amaan uguma baahnin wasiir

  • @HidayaAli-u1d
    @HidayaAli-u1d 21 годину тому +7

    Falastiin waxaan ugu hiilinaayey diinta oo kaliya taas baa naga dhaceesa ee dhanka xun ha eegina dad wanaagsan bay leeyihiin kuwaas oo ah kuwa Allah xarigiisa haysta ehlu taqwa ah

    • @AyaaleHetiye
      @AyaaleHetiye 21 годину тому +2

      Waa run anagaba fakhriga iyo gaajada gacmahayga kumaanan dooran hana ixtiraaman oo yanay na caayin. Waliga hays bahdilin annaga iyo iyagaba diinta waan usimanay

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn 5 годин тому

      ​@@AyaaleHetiyesomalida ayagaa iskumadulqataan lkn shisheyahaa wa iskubahdilaan

  • @Filmflash.c
    @Filmflash.c 10 годин тому +2

    Somalia iyo Palastine marki la isbardig digo Palastine aa tagersanahay❤❤❤

    • @nadiirafaarax
      @nadiirafaarax 9 годин тому +3

      Somali iyo falastiiin marka lays barbar dhigo Somali tagersanahay

  • @Aminacamaari
    @Aminacamaari 22 години тому +20

    Anaga isku keenay inaa duluf walba nagu kibro somalia hanolato 💙🇸🇴

    • @ابوالثلج-ر8ب
      @ابوالثلج-ر8ب 22 години тому +1

      GG
      GULYSO

    • @InaIsse-3535
      @InaIsse-3535 21 годину тому +1

      استغفر الله
      استغفر الله

    • @InaIsse-3535
      @InaIsse-3535 21 годину тому +1

      Ma falastiina duluf dhahee iaaheey haku cafiyo❤

    • @lail111
      @lail111 18 годин тому +1

      @@InaIsse-3535 Na uus qiro japanka nagala tag

    • @lail111
      @lail111 18 годин тому

      lol duluf wamaxay

  • @Mahier252
    @Mahier252 6 годин тому

    Ninkaas waa oromo. Somali ma ahan 💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @MohaaOmarFarah
    @MohaaOmarFarah 22 години тому +25

    War viva Somali carab waligeed ayeeey somaliya necbeed eeee anaga dawacararno

    • @FATHAHAJJIYUSUF
      @FATHAHAJJIYUSUF 22 години тому +2

      Aad maxaanaga gaadhay carab baanahay😂

    • @MohaaOmarFarah
      @MohaaOmarFarah 22 години тому

      @FATHAHAJJIYUSUF maaa aadid oo Somali nodhaftid

    • @SalkaCade-j9v
      @SalkaCade-j9v 11 годин тому

      Beenta fiireya waxa iscuna adenkalewaye wadankan dhaan maxa kalajaray dadka ha nabanin niyow

    • @MohaaOmarFarah
      @MohaaOmarFarah 11 годин тому +2

      @SalkaCade-j9v war carabta sooma ahan kuwa qawiilka sixun noobaray war aamus haiskuhadlin

    • @SalkaCade-j9v
      @SalkaCade-j9v 5 годин тому

      @@MohaaOmarFarah hhhh adiga xoola matahay marka waxlugu baraya runta kudebeysa niyow

  • @AFDiini1722
    @AFDiini1722 18 годин тому +3

    waa runtaa walakeey. Ka fogaada Carabta. Dhanahooda ha daawadaan, anagu teena aan daawano. Dhanaheenuna isku mid ma aha

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 22 години тому +11

    Wiil yohow Ilaahay kamaad xishoon! Ilaahayna wuu ka digay manoooo sheegashada ama galad sheegashada! Ruuxii ducada dad dhibaataysan agtiisa beec ama leef leef ka tahay ha ogaado Rabbiga qudus ayaa shacabkaas ku filane haysta ducadiina

    • @CapitanoPusquets
      @CapitanoPusquets 21 годину тому +5

      Orad cabud carab de adu ader anaga ilahy wa naqana lkn carab wxba nagama galin mxa weyhy ilahy kamdan xishonta shegyso qof yahyw maranka ah

    • @sareeyemanusqaame8723
      @sareeyemanusqaame8723 20 годин тому +5

      Waad jiran tahaye is daweeh ama orod oo carab aad cashar ha kuu dhigeeneh

    • @omerhassan3041
      @omerhassan3041 20 годин тому

      @@sareeyemanusqaame8723 Hooge anigu adiga kulama waramin! Meehaana carab lagama hadale mujaahidiinta iyo shacamka masaakiinta ee habeen iyo maalin la xasuuqayo ayaa laga gadlay!! Waxaad u eg tahay dadka wax yar kasa! Laakiin aflagaado la IMO habeen iyo maalin hadaad wax ku dheefayso! Laakiin waxaan kugula talin lahaa inaad waxooga ka shiixdo in aad u jawaabto qof aan ku aqoon adiga, adigana aan kula waramin!!!

    • @omerhassan3041
      @omerhassan3041 20 годин тому

      @@CapitanoPusquets waxaad u eg tahay awlaadii jacaylka ! Anigu adiga kulama waramin hooge! Miyaanad ka shiixayn inaad soo aflagaadayso qofan adiga kula waramin! Meehaan carab lagama waramin dumar iyo caruur masaakiina oo habeen iyo maalin la xasuuqo ayaa laga waramay! Waxaad u eg tahay ruux wax yar kasa! Laakiin nasiibdaro aniga adiga kulama waramin!

    • @Khaire.10
      @Khaire.10 20 годин тому +4

      Orodoo carab futada uleef dee bahdilaneey iyaguna hakugu tuntaan

  • @AbdirizakBakar
    @AbdirizakBakar 21 годину тому +3

    Waxan udan qaney oo dhigeena dhaqajiyey waa muslim nimada iyo masjidka qazaa ee arab cajab african cadaan intii muslim ah oo diinta naga dhaxeyso moyane wax kale iskugu ma imano waxa nahay somali🇸🇴❤️

  • @abdiwalifooje1644
    @abdiwalifooje1644 22 години тому +11

    Nacad baa carab iyo wixii tageeraba Ku yaal carab ta falastiin Somalidu ma oga lkn qaar badan oo kamida waa kiristan qolada muslim ka ah xata waa diincey miran Allah aya yahuuda Ku saliday Allah ne cid ma dulmo sbb ay keensadeen Israel ugu salidatahey

    • @zandiyasomali8072
      @zandiyasomali8072 22 години тому +3

      Aztaqfurlah carab ha caayin cuz suubanaheena ﷺ baa ka dhashay❤
      Tan kle carab wan ciilnay mar ba haday na neceb yihiin mrlee an shidaalka soo saarno I.a😒💯

    • @AyaaleHetiye
      @AyaaleHetiye 21 годину тому

      @@zandiyasomali8072 Ilaahay ka baq walaaley carab qofka wax ka sheego xagay kitaabka kaga qorantay inuu gaal yahay. Teeda kale ma ogtahay in abujahal iyo abulahaba ay carab ahaayeen. Mida kale ma ogtahay in afar nabi marka la reebo inta kale aanay carab ahayn ooy cajab yihiin.mida kale ma ogtahay in carabta inbadan oo kamid ah ay kiristaan yihiin kuwaas kawaran hadii la caayo iyaga diinta ma laga baxaya dabcan waa maya .ilaahay haku soo hanuuniyo anu ma arag meel ay ku qorantay hadii carab la caayo diinta laga baxaya. Diinta madow iyo cadaan way usiman yihiin maaha wax sinji gaara ku kooban ama ay iska leeyihin. Nabiguna waa run oo carab buu ahaa lkn taa micnaheedu maaha in carab oo dhan ay nabiyo yihiin. Ilaahay kabaq walaal oo wax baro intaanad iska hadlin. Nabigana waan jecelnahay oo waxaan nahay bulsho 100% muslin sunni ah. Laakin muslinimadaydu maaha inaan carab lasoo maro Ee waa mid ilaahay iyo aniga kaliya naga dhaxaysa

    • @Khaire.10
      @Khaire.10 20 годин тому

      ​@@zandiyasomali8072war waala caynaa mahee waa lawasaa nio carab nimo goorme diin noqotey jaahilka tahy wase abu jahalba waa carab waana caynaa

    • @lail111
      @lail111 18 годин тому +1

      @@zandiyasomali8072 Maxa ku cilnay? Hadu rasulku scw ka dhashay ma wax lugu yidhi carab caboud?

    • @Sam_Saylici
      @Sam_Saylici 12 годин тому

      ​@@zandiyasomali8072kow ma ogtahay yuhuuda lafteed in anbiya badan ay ka dhasheen maxa yuhuuda loo caaya? Laba ma ogtahay shidaalka inad soo saarato inay carabi kaa hortaagan tahay ayna rabin wadan aan iyaga ahayn uu suuqa dunida la wareego waana sababta wadana geeska afrika iskugu dayaan inay gacanta ku dhigaan ilaa xeebahoda si xeebahodana ula tartamin rag tukaano badan leh uu suuqu u shidan yahay ayaad rabta inad tukaan ka ag furato la iskama kaa fiirsanayo balse falastiin dar Illahay ayan ugu ducaynaya jacaylna kamaba rabno Soomalida inta carabta isku dhadhajisa haka war keento

  • @CiiseCabdilahi-jd7qh
    @CiiseCabdilahi-jd7qh 8 годин тому

    marka horeba carab waan necbaa 🔥 adoomaha yuhuuda

  • @maxamedheersare4323
    @maxamedheersare4323 22 години тому +7

    Dad kaas walaalaheena haday xitaa nagu gafaan micnaheedo kama dhigno inaan qadiyadaas ka aamusayno
    ألهم أنصر إخوانا المصثضعفين في فلسطين 🤲

    • @ابوالثلج-ر8ب
      @ابوالثلج-ر8ب 22 години тому +8

      ISLAAMKU MAQABAA IN LA ISCUNSURDEEYO WAR DAMIIRKAGI AAWAY DOQONYAHY

    • @AbdulAli-ku9he
      @AbdulAli-ku9he 21 годину тому +1

      @@ابوالثلج-ر8ب maya walaal

    • @maxamedheersare4323
      @maxamedheersare4323 21 годину тому +1

      Fadlan walaal waxaadan garanaynin ha iska soo qoron

    • @AyaaleHetiye
      @AyaaleHetiye 21 годину тому

      Ilaahay ka baq walaaley carab qofka wax ka sheego xagay kitaabka kaga qorantay inuu gaal yahay. Teeda kale ma ogtahay in abujahal iyo abulahaba ay carab ahaayeen. Mida kale ma ogtahay in afar nabi marka la reebo inta kale aanay carab ahayn ooy cajab yihiin.mida kale ma ogtahay in carabta inbadan oo kamid ah ay kiristaan yihiin kuwaas kawaran hadii la caayo iyaga diinta ma laga baxaya dabcan waa maya .ilaahay haku soo hanuuniyo anu ma arag meel ay ku qorantay hadii carab la caayo diinta laga baxaya. Diinta madow iyo cadaan way usiman yihiin maaha wax sinji gaara ku kooban ama ay iska leeyihin. Nabiguna waa run oo carab buu ahaa lkn taa micnaheedu maaha in carab oo dhan ay nabiyo yihiin. Ilaahay kabaq walaal oo wax baro intaanad iska hadlin. Nabigana waan jecelnahay oo waxaan nahay bulsho 100% muslin sunni ah. Laakin muslinimadaydu maaha inaan carab lasoo maro Ee waa mid ilaahay iyo aniga kaliya naga dhaxaysa

    • @AminaXasan-k3j
      @AminaXasan-k3j 21 годину тому

      Waa run taa wllo mrna kma tanasulayno

  • @LadanHajjituuryare
    @LadanHajjituuryare 15 годин тому +2

    War 1m gariya wazirka 🙏❤❤

  • @KhadijaAbdikariim
    @KhadijaAbdikariim 22 години тому +12

    😂😂indha adakina wadamadaas way naga wada hormarsanyihiin anagaana saa isku galnay meesha aan iska qaadno

    • @HanaazPoi
      @HanaazPoi 21 годину тому +4

      @@KhadijaAbdikariim marka Falastiin naga hormaraan carabtu waa duliyiin

    • @KhadijaAbdikariim
      @KhadijaAbdikariim 21 годину тому +3

      @HanaazPoi is adkaynta aan iska dhaafno dalkena aan meesha kaqadno
      Micno nooma samaynayso wadankalaa isna burbursan

    • @NasraOsman-e4c
      @NasraOsman-e4c 20 годин тому +3

      Anaa carab jooga weliba gaajaa waxey idheeryihiin malaha oo faan iyo been ka aheen

    • @KhadijaAbdikariim
      @KhadijaAbdikariim 20 годин тому +1

      @NasraOsman-e4c Alla maxaa indhaha is ka xanjaynaysaa wllay horay usoco Somali inay wadankoda wax uqabtana maraban inay fanana way raban tasi la isku helayo

    • @mohamedabdullahisaid2457
      @mohamedabdullahisaid2457 16 годин тому +2

      @@KhadijaAbdikariimmarka Palestine maa qadeyso adoonow

  • @Ikran_isse4890
    @Ikran_isse4890 19 годин тому +3

    Carab waji malaha. Somali 🇸🇴 lef lef miran weyn

  • @Aamina-fb3mn
    @Aamina-fb3mn 22 години тому +5

    Qadiyadda somlinimo first

  • @MohamedIbrahim-vx3qt
    @MohamedIbrahim-vx3qt 21 годину тому +1

    Somaliya ya garayo wayahe 🇸🇴🦁♥️💯

  • @AbdirizakmohamedAbdilaahi
    @AbdirizakmohamedAbdilaahi 22 години тому +5

    War wuxu abaal xumaa waxba hasiina soomaaliyey

  • @MaamaXaawo
    @MaamaXaawo 2 години тому +1

    Noogama dhawa been badnaa 😅 sh markaan oo kale dhiiga igu kariyeen😂

  • @sayid-aliosmanabdullahi870
    @sayid-aliosmanabdullahi870 23 години тому +5

    Qadyadda falastiin waa qadyad islaamic ah

    • @abdirahmanabdiqadir8335
      @abdirahmanabdiqadir8335 23 години тому +3

      OO Marka ma Islamka Kaleey caayayaan

    • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
      @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 22 години тому +3

      Say maxay nagu caynayaan islaamnimadooda kumaba haysanee

    • @ابوالثلج-ر8ب
      @ابوالثلج-ر8ب 22 години тому +3

      ISLAAMAKU MAQABAA IN LA ISCAAYO OO LA IS CUNSURIYADEEYO

    • @calm123
      @calm123 22 години тому +3

      Somali weey necebyihin, Adoon iyo daad qashin bay ku arkayan Dadka Somalida

  • @HakiimiGuray-cp8kn
    @HakiimiGuray-cp8kn 19 годин тому +2

    Qaza hal qof ma matalo wasiir mashruuc miyaa soo qaadatay mida kale somalia maxay isla haysaa iyadii ayaa la maamulaye dadka ha nacsiin qadyada qaza iyo masjidu aqsa waa muqadas salaama 😊❤

    • @lail111
      @lail111 18 годин тому +1

      Qofki runti ini shega ma mashruuc bu so qatay myia
      hadi somali la mamulyio ma iyaga xor ah carab o dhan dad 5 million ka yar ba ka adag.

  • @AaishaMuuse
    @AaishaMuuse 23 години тому +4

    First comment wow😂😂

  • @MariamAd22
    @MariamAd22 21 годину тому +2

    Subxanallah wa waxlagaxumado somalidu ayaga isku keeney waxwalbo oo kudhaco sababto ah somalidu iyaaga uu naageeyo shisheeyah

  • @AyaaleHetiye
    @AyaaleHetiye 21 годину тому +3

    Hadii laydin yidhi gaaja tihiin ma qaraaraysaan 😂😂😂 anaaba hada idin leh 😂😂😂

    • @ahmedhersi9169
      @ahmedhersi9169 20 годин тому +1

      Kkk iyagu miyay na dhaamaan 😂

    • @lail111
      @lail111 18 годин тому

      ka kalay ee 500,00 subscribers haysta wuxu yidhi somalidu rag ma haystan naghodo wixi gursadan dhor nin wixi kaganacsadan xubnaha, sadexda waqti waxan moss ahen ma cunan wuxu kale yidhi somalidu wa cawan qawan waxasi ma run ba

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 2 години тому

    Wasiir Somali dhalad tahy Allah haku xafido😊

  • @IsseAhmad
    @IsseAhmad 21 годину тому +5

    Dhibmalaha waxaas kadhaca falasten waan jacelnahay

    • @asmaaxmed1988
      @asmaaxmed1988 21 годину тому +4

      Yaaah wax walbo waloo dulqadan karaa lkn bahadil maya

    • @AminaXasan-k3j
      @AminaXasan-k3j 21 годину тому

      Reer qaza dhankooda mrna lngama maro ee ha daalina

    • @lail111
      @lail111 18 годин тому +3

      Lakin hadu walaka somalyeed qabilkada so cayo waxba kugu ma aha ina kow kaga sisiid

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn 4 години тому

      ​@@lail111runbadnidaaa kkkkkk wasidaas sharaftisa caraab wuuogolyahaay inaay kutumato lkn

  • @SihaamhassanCadeey
    @SihaamhassanCadeey 20 годин тому +2

    Ha ka xumaanina wxay kaxnqsanyihiin wy daglka Somalia 🇸🇴 noola gali wayseen weye 😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @lail111
      @lail111 18 годин тому +1

      Mu ka xumadan carabta dhinic walba ka xigta

  • @Sarta100
    @Sarta100 21 годину тому +5

    Zaki waxaan ku aragnay qaxootiga falastiin tripoli waa dad xun oo resist sh neceb madiwga lakin dad diin iyo iimaan leh waa ku jiraan oo wax u dhimayn walaal muslin ah anagaaba rabin kuwaa waayo waxaa ku jira kuwo xun oo samaynaya amni daro iyo inay dalja soo geliyaan daroogo iyo ka fuliyaam boob iyo dhac waxan aragnay naago qaaqaawan oo falastiin sh alkolada iyo xashiishada iyo daroogada cabaya iyo khamriga liibiya oi qaxoogti ah . kuwaas yaa dalja lagu fasixin sacuudina waa ku aragnay dadkas msbad ahe kasoo jeeda falastii. Soomaali ku dhinta daljiin difaca falastiin dalkoida ha xoraystaan trump iyp netanyahu ha iska celiyaan anaga baahi hadaan nahay iyo hadii kale uma baahnin lamana keeni karo dalkeena waayo waa dad xun oo cunsuriyiin ah badsnkood . Dadka shaam kayiraah waxaa ugu fiucan suuriya iyo ciraaq waxaa ugu xun oo cunsuri ah falastiin iyo lubnaan waa dad neceb madowga xataa haduu yahay muslin qaar ka mid ah oo badan..

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 4 години тому +1

    Waxan filayaa dadkan hadlayaa ee Somalida wax ka sheegayaa inay yihiin kuwa dumarka iyo maatida guryaha hoostooda kula gabanayey iyada oo hubka lagu qarqinayo

  • @DeeqaDalal-iz7jl
    @DeeqaDalal-iz7jl 22 години тому +24

    Haa run waan aaminsanahay iney aduunka dadka joogo inuu ilaahay oga dhawyihiin sababtana cid walba ayaa ujeda dadkaan nabiga ayaa uduceyay fikirkodana wey kahadli karaan wasiir فلسطين 🇵🇸 ❤❤❤❤❤❤ iskadaa wey nadhibeysaa in laso qarxiyo ado yahuuda ujeda maba ehen inaad kumashquusho فلسطين حره ربي ربي غزه ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @HanaazPoi
      @HanaazPoi 21 годину тому +14

      @@DeeqaDalal-iz7jl marka maxay Anaga noogu mashquulayaan wll carab waa isku mid waa duliyiin👍

    • @Khaire.10
      @Khaire.10 20 годин тому +3

      Hoyadod io faqashtii lagumeysan jirey hawSaan anaga waxba iskuma nihin cidii sharafteena meel uuga dhacda 😠

    • @1_Ema0.777
      @1_Ema0.777 20 годин тому

      ​@@Khaire.10 astaqfurallh wll cay wx kuma tarayso ee adiga dib isku laabo adunka dhan sas nga aaminsan anga mesha is dhignay waxba cay kma so kordhinaysid 🙂👍🏼

    • @nasrinlovely6699
      @nasrinlovely6699 19 годин тому +2

      Free Palestine qofkii somalinimadu kala waynaato muslimnimada iyo qadiyadaha muslimnimada isagaa dhib qaba waana qof diintiisa aqoon u leheen oo axdiis ti rasuulku scw arimahaasoo kale kaga hadlay aan waxba ka aqoon soomaalinimadu haday saa muqadas idinku tahay aanba idinka yeelnee bal samcad caalamka ku yeesha 🙄🙄

    • @lail111
      @lail111 18 годин тому +3

      @@nasrinlovely6699 Ilahay kuma odhan dulinimo aqbal Muslimku ma falastiin uun ba dad ee neceb ma tageryio iyago ba ma arkan muslinimadayda adigu tager hada rabtiid anigu ma tageryio

  • @AyanAden-up5yr
    @AyanAden-up5yr 5 годин тому

    Waziir waa saxantahay halkaa kawad Falstiin iyo carab cunsuri nimo waa dameer iyo 2diisa dhagood Aad bay cunsuri uyihiin Israaiil iyo gaalo iyo Carab way ka darantahay ❤❤mardan

  • @husseinyoutubeofficial4008
    @husseinyoutubeofficial4008 23 години тому +29

    Jah halow qaza

    • @bahsenhabib6385
      @bahsenhabib6385 22 години тому +4

      Who cares about Gaza Palestine 🇵🇸 u call us names Somali poor country we are poor but we are free and we stand with you but u guys are ungrateful calling names Somali 🇸🇴 shame on you Palestine 🇵🇸 looses Somalia 🇸🇴 don’t need you 😮

  • @dahaboadow3892
    @dahaboadow3892 2 години тому

    Wasiir aduunka cid cunsuriyad ku gaarto dadkaa ma jiraan laakiin anagu inuu xor noqdaan uunbaan jecel nahay because of muslim ❤

  • @Ayan.ahmad.01
    @Ayan.ahmad.01 20 годин тому +6

    Hal qof o xuun falastin o dhan ma mataalo somaliya ha isku tashato fikiika qaaldan ee laga amiin sanyahay.

  • @sundusahmed3174
    @sundusahmed3174 8 годин тому

    Walahay billahi,hadii hal ama laba qof ey khaldameen,kulli ma khaldamin marka walaalaha musliminta ah u duceeya !!anigu waxan ku qancay marki Ismail haniya ALLAH ha unaxariisto jiri shiikhena Adirashid Suufi ba ka noqonaya Al Aqsa shiikha maamula sida shuraim iyo Abdurrahman Sudais oo Makka Mukarama shajukhda u ah. Reer falaśtin gumeysi bay ka so horjeedan.Somali nacayb hada hadaan jurub ku nool nahay ma ku arkin mana ka maqlin.ALLAH subhana watacala guul iyo gobonimo reer falaśtin ha siiyo.shuhadada musliminta ALLAH jannatul firdaus ha ku casuumo . ALLAHUMA AMIIN ❤❤🤲🏿🤲🏿☝🏿☝🏿

  • @miskidowlad
    @miskidowlad 23 години тому +4

    Wasiirkena❤

  • @Akfamly
    @Akfamly 8 годин тому

    Ilahay dhibka haka dulqado falastin, kaliya uducee bro Jacayl makaraadin adi

  • @ayubberbera3717
    @ayubberbera3717 23 години тому +4

    Masul reer qasa waa dad fican oo dulmisan dad xun ayaa raba iney nagu diraan reer Falastiin

    • @HanaazPoi
      @HanaazPoi 22 години тому +4

      War amu carab caabud yahow🤫🤐

    • @سعيدقيد
      @سعيدقيد 22 години тому

      ❤❤❤❤❤

    • @ابوالثلج-ر8ب
      @ابوالثلج-ر8ب 22 години тому

      NINKA ALEDAHY WA DAD FICAN SOO KAN ASOO DARUUFAYSAN KUCAAYAY OO KU CUNSURIYADEEYA FUCK DAMIIRKAGAII XAGE KU SO ILOWDY

    • @calm123
      @calm123 22 години тому +3

      Weey ku necebyihin Dadka Somali, daad UGA liito ay ku arkayan

    • @lail111
      @lail111 18 годин тому

      xagay ba ficnantoda ku aragtay ina bini adam tahay ba kuma haystan aslan.

  • @OmarionJunior83
    @OmarionJunior83 10 годин тому

    🫡 Waziir waan ku salamay tageera num 1 ku ahay from Burnsville MN xafidullah 😍😏

  • @xasancade7619
    @xasancade7619 21 годину тому +3

    إنما نطعمكم لوجه الله لا نريد منكم جزا ولا شكورا

  • @iqranuun726
    @iqranuun726 3 години тому

    Wasiir waan ku salaamay markii kaftanka laga soo tago waa sax oo carabtu aadbay inoo necebyihiin somaali hadaan nahayna jacayl aynu uqabno uma garab istaagayno waa waajib ina saaran hadaan muslimiin nahay waan ku qasbanahay inaan difaacno si kastoon awoodno
    Jacayla kama rabnee qadiyada muslim nimo aha ayaa jirta ree falastiin qadiyada lagu laynayaa waa mida gaalo anagana saas oo kale waa in muslimnimo ku difaacno intaan awoodno taasi waataa
    Takale inagu ma ognahy somali ahaan wxa la inaga sheegayo inaan isugaysany oo cidna inoo gaysan
    Ilaaahy waxaan ka baryayaa in dalkeena nabad waarta inoo siiyo
    Bogeenana burcad isu mariyo 🤲
    Ilaahy waxan ka baryayaa in reer falastiin xornimo iyo nabad waarta siiyo

  • @MilmilMedia
    @MilmilMedia 21 годину тому +6

    Falastiin Allaah xornimadooda hasiiyo. Waa dad wanaagsan. Hal iyo laba qof oo jaajuusiina ama laga yaabo inay gaalo yihiin oo dankale leh ama lasoodhex marayo uqaban mayno.

    • @Sam_Saylici
      @Sam_Saylici 12 годин тому +1

      Maxad cudur daar ugu samayn isago falastiini muslim ah jaajuusna aan ahayn miyuna aamisanan karin Somalia inay meel xun tahay? aragtida noocan ah ayaa keenaysa inad cid ku daba tukato runti waan caawinay carab dadka laso dhaqmay ka warayso waxay yihiin walow ay jiraan dad wanaagsan balse layaab iguma aha dhacdadan waxa layaab igu ah dadka cudurdaarkan xadka baxa u samaynaya

  • @InaIsse-3535
    @InaIsse-3535 21 годину тому +7

    اللهم احفظ اخواننا في فلسطين ❤
    اللهم احفظ اخواننا في فلسطين ❤
    اللهم احفظ اخواننا في فلسطين❤

    • @hamdihareed3721
      @hamdihareed3721 20 годин тому +4

      Dhkhad nakala taga walal was

    • @nadiirafaarax
      @nadiirafaarax 9 годин тому

      اللهم عليك علي الفلسطينين
      اللهم عليك علي الفلسطينين
      اللهم عليك علي الفلسطينين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤يارب استجب يارب يارب

  • @alfardoows
    @alfardoows 21 годину тому +1

    Walaal Alle dardiis baanu ooga naxaynaa, muslimnimo iyo bini aadenimo. Deeda kale 1 iyo 2 qof wax ay dheheen miyaa umad-dhan loo qaadayaa. Deeda kale waxaa jira Falastiiniyiin kirishtan ah oo necbaan kara muslimiinta. Sikastaba ha ahaatee dheg ujalaqsiin mayno waxaas oo kale. Free free Palastine.🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸✅️

  • @mohamedhassanomar_TREE
    @mohamedhassanomar_TREE 23 години тому +4

    Fifa somalia 🇸🇴

  • @xamdiabdisalam-d7g
    @xamdiabdisalam-d7g 20 годин тому +1

    Waziir muslinimadaa na gubeyso ma ahane wan ognahay iney carabta cunsuriyii yihine somali cidey tahay waa la yaqanaa guuleysta somaliyey ✌️✌️✌️

    • @DekaAli-dv9ld
      @DekaAli-dv9ld 19 годин тому

      Anagu hadan somali nahay masjidkaa xurmada leh inu xuroba lee rabna waxba nagamagalin carab waxa kale ee carabtu usharafno waxayrahy nabi Muhammed scw carab kale

  • @SaraHaji-x3e
    @SaraHaji-x3e 22 години тому +4

    Carabta wa cunsuri waxeyna ku Marsden jahilnimo
    Lkn muslim nima nawado 🫠

  • @NadaBintuxirsi
    @NadaBintuxirsi 20 годин тому +1

    Muslinimo ayaan ugu damqaneyna reer falastiin lkn carabtu waji maleh

  • @daraqoon
    @daraqoon 21 годину тому +5

    Sakiyoow Reer qasab qalbigeena ayeey Ku jiraan EE iskaga har Kala geeynta walaalahewy falastiin 🎉🎉❤❤❤

    • @lail111
      @lail111 18 годин тому +3

      Aqas warya ma zaki ba idin kala geye mise iyaga ku so aflagadayie been iyo khyiali ba rabta ina ku nolatiid sabrkas badan walalha somalyeed ma u ledhay

  • @deqoabdalla1949
    @deqoabdalla1949 15 годин тому +1

    Well done nin wax fahansan❤❤

  • @NasriinHassan-oh4nl
    @NasriinHassan-oh4nl 21 годину тому +8

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين إنما المؤمنون إخوة ❤

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 20 годин тому +2

      🤣😂🤣😂🤣😂🤣

    • @bushraali6447
      @bushraali6447 19 годин тому +2

      ilahow hadan uduceyo mar kale kuwan cawanta ✊saan iga dhig

    • @Khayoade99Nuur
      @Khayoade99Nuur 11 годин тому

      Ilaa how hoyadaa u gargaar fuck

    • @Baybpink15
      @Baybpink15 10 годин тому +1

      😂😂😂😂😂😂

    • @abdikhaaliq-td9io
      @abdikhaaliq-td9io 9 годин тому

      Awoowe qadiya falastiin waligeed way jiriaysaa sahyoonigaa in aan raacdo gumaadkooda qadiya falastiin qofwalboo muslim ah bay khasabku thy ​@@bushraali6447

  • @butterflyha1889
    @butterflyha1889 4 години тому

    Istaqfurullah 😂😂😂😂😂😂😂ma bentiba marka anagaba ku dhex gubaneee😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedateef967
    @mohamedateef967 21 годину тому +6

    إنما نطعمكم لو جه الله لا نريد منكم جزاء ولا شكورا.
    (سورة الإنسان)

  • @YaashYacquub23
    @YaashYacquub23 Годину тому

    Wasiir.iney.ku.jeclaadaan.muhiim.ma.aha.inaan.garab.istaagno.ajar.baan.ka.rabnaa.alle.ha.naga.siiyo

  • @Nabadoonka125
    @Nabadoonka125 13 годин тому

    wlhi inaan waligey u damqaneen dadka dalkeyga iyo dadkeyga suurad xumeeya 🇸🇴 Somalia my country