Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
بارك. الله او ان اف ONF❤❤❤❤❤❤❤ حفطها. لله ورعاها
Allah idiinsii badiyo
انشالله
Sold out onlf
Ururka onlf waxba ma samayn koro wuu burburay waanu isdhiibay hadalku waxba tari maayo aamusa oo xishooda
Onlf wax guul ah makeenin weligeed dagaal kasto burbur iyo baaba, ayuu keenaa sababtuna magacaan leyskuma raacsano magaca S.galbeed baa ka fiican in lagu dagaal galo
Jigjiga iyo Qabridaharre Amxarada iyo Oromada ku soo qulqulaaya iska qabta
ONLF Heshiis lalagalay oo ay waxkatabanayaan haduu jiro waa xisbi sharci ah ee xukumada fadaralka ah hakalaxajodaan baaqyada aad soo saaraysaan mar walba waa lagafiicanyahay maxaa idankahortaagan xukumada waxaad tabanaysaan in aad ugudbisaan
Baryo badanna somali meel aay joogtaba .abyi meel kale uu tagi karo ma jirto killinka somalida.iyo somalia.djibuuti ayuu ka adagnahay.
Hadii somali Allah u hiiliyo oo mideeyo intii gumaystuhi kala qaybiyey ka jaro afrikada kale Qaarad somaliya oo gioni u taagan ma ku cibra qaadan lahayen oo samYsan lahayen maamul walba dowlad iskeed u taaagan f. Eks SSC dowlad SL dowlad PL dowlad Maakhir dowlad JL dowld DDS dowlad Kenya qaybtii somalida dowlad Awdal satte oo dowlad ah galmidug dowlad hiiran satte dowlad Gedoland dowlad banaadir unukaa leh dowlad somali oo qaarad adiunka ku soo biirtay dulmigii gumaystaha iyo dulmi dhexdooda ka nabad gasha way dhici kartaa