DEG DEG:DAAWO LAASCAANOOD SHACABKA OO AFKA FURTAY|FIRDHIYE OO FARIN ADAG LOO DIRAY|CEELKII OO LADIFA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 55

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 5 днів тому +6

    shacabka ssc khaatumo wa dad nool oo geesiya ah maashaa allaah

  • @luulsharib
    @luulsharib 5 днів тому +4

    Rag firfircoon😂😂
    Daraawiish ✅✅✅

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel 5 днів тому

    Aad iyo aad wasas👍

  • @Mohamud-h6k
    @Mohamud-h6k 5 днів тому +1

    To.wasiirkà badroolka wwaa nin xaawaadle ah

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 5 днів тому +2

    xasan sheekh shaqo kumaleh shadaalka ssc khaatumo

  • @daudsalah4832
    @daudsalah4832 4 дні тому +1

    HolHol waa hanti soomaaliyeed guud ahaan, gaar ahaan hanti harti, daarood wa billaahi tawfiiq.

  • @mohamudyusuf6243
    @mohamudyusuf6243 5 днів тому +1

    Wax shiidaal ah oo la soo saarayo ma jiree waxaa la rabaa in lagu kala furfuro dhulbahante .kadibna uu halkaas muuse biixi uu ka helo fursad uu ku soo weeraro laascaanood .
    Hadaba reerkhaatumo ama SSC ha kala furaan indhaha hana ka fekereen mustaqblkooda.
    Mahadsanidiin from gaalkacayo

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 5 днів тому +1

    SSC WAXAY LEEYIHIIN DAD CILMI LEH OO DALKA IYO DIBADA U JOOGA OO DAAFACANAYA KHAYRAADKA DHULKOODA.HORGALADA MUQDISHO JOOGAA MASOO FARAGELIN KARAAN❤😊

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 5 днів тому +1

    ASC Masha Allah Allhamdulilah Allahu Akbar 🙏🙏🕋 waa ruun dawlada SSC Khatumo Staat aya waxlaga wediiya iyo shacab keedad GUUL weeyan oo SSC KH GUUL iyo gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏👍🐎🙏👍

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 5 днів тому +2

    Anaa qodaya 😅p

  • @WarsamefaaraxBare
    @WarsamefaaraxBare 5 днів тому +2

    KHAATUMO STATE OF
    SOMALIA
    MINISTRY OF OIL AND MINERALS OF KHAATUMO STATE OF SOMALIA
    HOL HOL WELL OF PETROL BLUE BLOCKS
    PATROLEUM CAMPANY'S OF KHAATUMO STATE OF SOMALIA.

  • @nasraadam9458
    @nasraadam9458 5 днів тому

    Sax
    Holol belongs to ssc people no one else

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 5 днів тому

    war xildhibaan shaadh baan arkaaye

  • @abobasement346
    @abobasement346 5 днів тому +1

    unukah leh celkah bay maraysah xasan now kah fogow

  • @cabdirisaaqdiiriye-gr9zr
    @cabdirisaaqdiiriye-gr9zr 5 днів тому

    War harti baleh dheh

  • @AxmedAxmed-ep7yl
    @AxmedAxmed-ep7yl 5 днів тому

    GUUL GUUL SSC KHAATUMO JAMAAHIITA HARTI

  • @abdilahibg8794
    @abdilahibg8794 5 днів тому +1

    😁👌

  • @ahmedissefarah1015
    @ahmedissefarah1015 5 днів тому +1

    War arrimahaa siyaasadda cidda leh maqaamkeeda u daaya

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 5 днів тому

    REER SSC CEELKA HOLHOL IDINKU QODIKAANSISA KA TASHADA. MUQDISHO HA KALA TASHANINA. YAAN LAYDIN DHICIN❤

    • @MaxamedCali-m2e
      @MaxamedCali-m2e 4 дні тому

      @@user-ft9zr8dk4t bal xoolo inaatahay dowlad caalamku aqoonsanyahay ayaa shidaal soosaarta ama qoda shirkaduhuna laheshiiyaan ee yaayaqaan qaatumo Somaliland ayaa 34 sano waxsooraweydey waxna saxiixiweydey

  • @MahaCabdi-ft6cc
    @MahaCabdi-ft6cc 5 днів тому +2

    Ku socda shacabk ssc khaatumo guuul xasan karbaasha

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 5 днів тому

    OGAADA IN AY JIRAAN, TEKNISIYAANO IYO INJINEERO DADKIINA AH IYO LOOYARO AAD TALO WEYDIISAN KARTAAN. YAAN LAYDIN KUSOO DEGDEGIN OO LAYDIN DHICIN😊.

  • @Jama-ny3xy
    @Jama-ny3xy 5 днів тому +1

    Sool channel Shacabka Khaatumo State of Somalia ula socda saas Guul iyo Gobanimo

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 5 днів тому +3

    WA sax qof miskiin xamar jooga ceelka holhol waxba kama galin dadka reer SSC khatumo Aya. Shidalaka Iska leh wax laga wsydinaya ogaada

    • @MaxamedCali-m2e
      @MaxamedCali-m2e 4 дні тому

      @@SharmakeJamac-k7q Maskiinka aadsheegtay ee xamar joogaa waa midka firdhiye iyo garaadada uhoosfadhiyaan aqoonsiga laascaanood

    • @SharmakeJamac-k7q
      @SharmakeJamac-k7q 4 дні тому +1

      @@MaxamedCali-m2e hooyada siilked aqoontu wastaye xage Nagala hadlaysa laascano dadkii laha Aya haysta cadowga argagixisada SNM idoor gooje cade Ku xasuqay aqoonsiga hooyadackacwas aamus

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 5 днів тому +1

    hol hol hadi lasoo saaro cimilada isbeleysa oo baraf iyo qaboob iyo kuleey daran ba khacaya oo xoolo kuma noolan karan midakale dadka reer miyigu qabowga khatar bu kuyahay

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 5 днів тому

    Meeshani dowlad kama jirto waa meel mooryaan dhiigyocab ah ku hardamayan hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto 32sano

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 5 днів тому

    Mashaa Allaah shacabka SSC khaatumo Dawalada idinka idin meteshaan Waa SSC khaatumo xasan dhiiqo idinma metelo ceeleka holhola ma saxeexi karo wuu iska riyoodaya 😉

  • @CibaadoCali-d5c
    @CibaadoCali-d5c 5 днів тому

    mahayno shidaal laxado ilaa somaliya midnoqoto

  • @MASTERFOURMARKS-me2kd
    @MASTERFOURMARKS-me2kd 5 днів тому

    War Somaliland ayaa lagadiiday inay lasobaxdee adi maxa kuyaalo.

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 5 днів тому

    WAR DALALKA CARABTA EE SADAQADA USOO TUURTA SOMALIA WAXAY KU NAJAXEEN WAA SHIDAALKOODA. IMAAN YEESHA OO YAAN IDINKOO NOOL INDHAHA LAYDIIN MARIN KHAYRAADKIINA.

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 5 днів тому

    DADKA REER SSC YOW HADAYDUN SISAASADA WAXBA KA OGEYN, WAA IN AAD WAX KA WEYDIISAAN DADKIINA AQOONYAHANKA AH.

  • @SPharaoh
    @SPharaoh 5 днів тому

    Urur samaale waxba ma dhaafin waayo Waxay arkeen in wali 4.5 shaqeyneyso. Markii la sameeyey irir Waxay aheyd 1958. Waxaa ay ku guuleysteen in ay NFD Kenya gacanta u galiyaan 1964 markii ina Ibraahim cigaal uu PM ahaa. 2024 ayeey intii Absame ka hadhsaneyd yidhaaheen Soomaali maaha oo waa itobiyan. Xasan ayaa 2015 ka yidhi Jigjiga dhexdeeda. Nimankii Soomaali ugu laandheereysnaa oo ugu dhulka weynaa ayaa wali hurda oo iyagu isu muuqda oo iyaga la isu isticmaalaa oo isu xoog weyn. Maanta ka garo MJ&OG ciyaal Hawiye ahi isku dirayaan oo hadana ya ka yeelayaan.

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu 5 днів тому

    Wax Somali la yiraa ma jirto ceelka HOL HOL waxaa qodaaya dowlada khaatumo state......magaca wixii somaliya la oran jiray haku habsaamina dowlada khaatumoy.

  • @MaxamedCali-m2e
    @MaxamedCali-m2e 5 днів тому +1

    yaa holhol ubaahan hobyo iyo baraawe intiikadhexeeyda ayaa shidaalkabuuxaa ee gaajo ugudhamaada holhol ugu danbeeyna muuse biixi ayaa inkusoolaaban

    • @user-wg8lc8ke7q
      @user-wg8lc8ke7q 5 днів тому

      Waa ceelka 9 ee aduunka igu shidaal badan

    • @MaxamedCali-m2e
      @MaxamedCali-m2e 4 дні тому

      @@user-wg8lc8ke7q yaakuusheegay riyamaalmeedkaas Somaliya ilaa nolosheeda shidaal ayey sheegataa inoow kabuuxo qolowalbaa laakiin awoowayaashood ayaa gaajo uguwada geeriyoodey midkastaa asagookuhaaya laygaqodimaa ceelkeyga holhol gaajo ugu agdhamaada adunkookuhaaya laygaqodimaa

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 4 дні тому

    HORTA WASIIRKA BIYSMÀAL MAAHA WAA XAWAADLE AF DOWLADEED BUU KU HADLAYEY ISAFA HA ABAARINA DAN BAA IDIIN KU JIRTA

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 3 дні тому

    Sheekada Maydaan Fahmin Firdhiya Lacag Kuqaatay Ismacil Cumer geele Iyo Xasan Guurgurte Iyo muse Biixi Ba Waxka Og 😢

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 4 дні тому

    Soomaliya waxay wax u qaybsataa 4.5 waxayna qaadatay federalism hadii dawlada dhexe diyaar u tahay inay heshiis ku soo gasho qodista ceelka holhol waa khasab in ay reer khaatumo goob joog yihiin isla markaana uu cad yahay saamiga ay ka helayaan waxan qabaa in heshiiska dawlada dhexe gasho marka aynu saamigeena helo saamiga soomaliya helayso aynu masuul ka sii ahaano intii ay geli lahayd jeebka hassan shiekh iyo kooxdiisa aan la aamini karin oo dhaqaalahaa u xafidnaa umadda soomaliyeed inaguna aynu saamigeena uga sii faa,idaysanaa sida saxda ah deegaanadeena iyo dadkeena qofkii soomaliyeed ee inoo shaqo tagana aan ku soo dhawaynaa deeganka khayraadka laga helay oo ay ugu horeeyaan hartigu iyo dhamaan D5 ogaadana khayraad kasta oo laga helo dhul harti dego in harti u siman yahay viva ssc khaatumo !

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu 5 днів тому

    Ceelka HOL HOL xooga saara dhulbahantow hadaad doonaysaan inaad nabad ku nolataan.......

  • @mussejama311
    @mussejama311 5 днів тому

    Shirkada qandaraaska khaadatay
    Addreskeeda waa maka lamukarama iyo lambar afar.
    Magaceeda waa Gulfsom.
    Waxaana iska duqda culusow khabo.
    Ssc/khaatumo aqoonteeda halkaas muu gaaray!!
    Yaan laydin waalin,,hurdo halaga kaco..

  • @munayousuf-ct4hl
    @munayousuf-ct4hl 5 днів тому +2

    War naga aam7sa

  • @munayousuf-ct4hl
    @munayousuf-ct4hl 5 днів тому +1

    Raggi somaliyeed balwadi baa dishay

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 5 днів тому

    Xerada Xalane waa in la xiraa maanta oo baarlamaanka somaliya quful ku jabiyaa oo cid kastoo daganna laga cayrshaa si deg deg ah oo somaliyeed hal ogow in madaxweyneyaal lgbtq ah somaliya ayaa somaliya soo maray sida xasan shiikh iyo farmaajo oo qayb ka ahaa xalane in gacanta lgbtq ay gasho oo xerada xalane waxay ahaan jirtay halka ummadda somaliyeed Qaranimadeeda laga difaacayey laakiin nac Allaah qabiyaasha xasan shiikh iyo farmaajo ayaa siiyey lgbtq caalamka isku qariya inay yihiin beesha caalamka somaliya qaranimadeeda kaalmaynaya. Lgbtq xasan shiikh nac Allaah qabe, haduu siiyey xalane saaxiibadiisa lgbtq xerada xalane, muxuusan farmaajo uga qaadin haduu xalaal ahaa, oo somaliyey doofaar ma daahiro saarin abadkiisba sidaas darteed farmaajana waa lgbtq qoomuluut kale oo lgbtq ah oo farmaajo waa uga raaliyey asaxaabtiisii lgbtq dhalanroggii ay somalida ku samaynayeen oo hoista ayey ka wada socdeen oo somalidaa waxay tiraahdaa ha la raro rag baa yiri ana wawga raaliyey oo mark somaliyeey halkaas waxaa idiin ka baxaya inuu lgbtq xasan shiikh madaxweyne somaliyeed oo lgbtq ah ahaa ee ku dhiiraday inuu lgbtq-da caalamka siiyo xerada xalane oo lgbtq farmaajo na ahaa madaxweynihii labaad ee lgbtq ah ee somaliyeed ee ku raacay lgbtq xasan shiikh in xerada xalane si rasmiya u qaadato lgbtq-da caalamku si somaliya looga dhigo xero khaniis iyo makhnuud iyo makhnuudad khaniis iyo dhilo makhnuudad iyo dhilo khaniisad iyo nin Khaniis naaglamood iyo naagkhaniisad ninlamood iyo kuwo af ingiriisiga "queer" lagu dhaho waxay yihiin aanan aqoon laakiin khaniisiin nimanka ka mida inay yihiin la aaminsan yahay si fidnadaan xasan shiikh somaliya ugu fidiyo ayuu xerada xalane ugu saxiixay qoomuluutka caalamka oo somaliyaay ogow al shabaab iyo salafiya iyo wahhaabiya waa ka mid bahda qoomuluutka somaliya waayo intay shacabka somaliyeed gumaadayaan haday culimo salaaxa yihiin shidnadaan ayey gumaadi lahaayeen oo taas ayaa idiin cadaynaya inay kuli isku xulato yihiin oo al shabaab iyo daacish waa wahaabiya salafiya jahaadiya oo kuli waa wada salafiya caruurtoodii oo waad aragteen sida somali waqooyi ay lgbtq u kharibtay oo koofurta somaliya gaar ahaan xamar iyo nawaaxigeedana inay ku soo duuleen lgbtq baa na soo gaartay wiilasha iyo gabdhaha da'doodu ka bilaabato sideed jir oo somalida ah inay fuulaan baa na soo gaaray oo fidnadaas ayaa maanta somaliya ku faaftay oo ku faafaysa oo u baahan in deg deg wax looga qabto oo ciidamo xoog badan oo si sare loogu tababartay fidnadaan la hawl galiyo oo lagu nadiifo lgbtq oo looga xaaqo kuli somaliya oo dhan iyadoo loogu hormarinayo xasan shiikh iyo farmaajo nac Allah qabayaashaan iyo al shabaab iyo daacish iyo ictisaan iyo wahaabiya iyo salafiya iyo suufi iyo doofaar iyo inankiis oo dhan oo ummadda somaliyeed dib loogu celinayo "xalaal suni shaafici ah oo aaminsan oo kaliya Quraanka iyo sunaha dhabta ah ee Nabi Muxammad scw siday ahaan jirtay intaan Wajalla iyo wahaabiya iman.

  • @birmaddafle
    @birmaddafle 4 дні тому

    Holhol somaliland baa iska leh dhulmahantena magac kasta hala baxo waa somaliland

    • @AliHassan-cx5dy
      @AliHassan-cx5dy 4 дні тому

      Holhol dhulbahante iyo harti baa iska leh iidoor hadii aanu idiin naxariiso waxaad imaan doontaan idinka oo ogolaaday inaad jaariyad ahaan noogu shaqaysaan qofkii shaqo doon ah viva ssc khaatumo !

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 5 днів тому

    DHALINYARADA SSC GUULEYSTA. AQOONSI UGAMA AYDUN BAAHNIDIN XASAN BAAHANE.

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 5 днів тому

      Xasan yu ku wasiin showo langab xoon tahay wan logo wasa

    • @user-ft9zr8dk4t
      @user-ft9zr8dk4t 5 днів тому

      @@AbuukarMohamed-v4t SHURUNSHUUR TUUG AH OO KA MURAARADILAAVSAN KHAIRAAD KAYAGA😅. HIHI 🤭 XASAN BAAHANE JAWAAN IYUU IMAARAADKA KAGA SOO DAWARSANAYAA OO YAA ALE WAX SIIYEY LAHAA MARKII NOOGU DANBEYSEY😅🤣. BAROORTA DAAYA OO HANAGU HUNGUROOBINA WAX IDIIN MA HAYNEE