Walaxowle walaxa kuhosjiro cawey jubo bad haben la aadaya cusbada kuwa kediya haben kunolaa aba reerguraa oo kanecada xilirobadka daga xebta bilaa nal aba caweyska curuba juba magaloyinka wada lAhen muqdisho ugar aheed
DADKAAN WAA DAD JAAHILIIN OO WAX MA GARATO AH LIIDO WA MEESHII QARAX AAD U FOOLXIMAA KA DHACAY MARKA HADANE SIDII LEE LOO SO IMANAA MA GARTAAN XATAA IN EE DHAHAAB AL SHABAAB AAN ISKA CELINO AMA LIIDO AAN ISKA DHAAFNO 2 DAAS MID QAATA AMA HANIILA QARXIYO HABEENDANBE
War dadkaan soomaaliyeed xaq Allah tuso bal arka naagtaan waxay xabaarsan tahay habaynkii maxa laga soo raadinay bada waxay ku hayaan istareys baa i haya ma qurbo ayey joogaan war orda diinta oo ku dhaqma ha koobinina gaalada ma dhul shisheye miyey joogaan meesha miyeyna ahay caasimadii xamar xagee ka yimid halaagan
0:01 REER GALBEED KU DAYASHO😮😮😮😮
qoftan stress ku hayso yurub mey mooda mesha dalkena stress kama jiro alxamdulilaah
Bad habeenkii la aado somalia ka arkey, badda maalintii baa lagu baashaala
waaa ku mahadsantihiin
Xeebta waxa yimaada dad an Ka baqan Allah sababtoo ah nbiga csw Aya Yiri cishaha kdb hala seexdo
Wwww Masha Allah tabaraka Allah ❤❤❤❤
Daqiiqad kasta ayay wax ka dhici karen iska jira
Walaxowle walaxa kuhosjiro cawey jubo bad haben la aadaya cusbada kuwa kediya haben kunolaa aba reerguraa oo kanecada xilirobadka daga xebta bilaa nal aba caweyska curuba juba magaloyinka wada lAhen muqdisho ugar aheed
waa in laga mabnuuco faqsiga
Meeshaas zino iyo fawaaxish ayaa ka dhalan doona. Meeshaan fugow la’aan ma noqoneyso. Xalaal maalin ayaa la qashaa. Dowlada Xassan waa Dowlad duunyo raac ah.
DADKAAN WAA DAD JAAHILIIN OO WAX MA GARATO AH LIIDO WA MEESHII QARAX AAD U FOOLXIMAA KA DHACAY MARKA HADANE SIDII LEE LOO SO IMANAA MA GARTAAN XATAA IN EE DHAHAAB AL SHABAAB AAN ISKA CELINO AMA LIIDO AAN ISKA DHAAFNO 2 DAAS MID QAATA AMA HANIILA QARXIYO HABEENDANBE
War dadkaan soomaaliyeed xaq Allah tuso bal arka naagtaan waxay xabaarsan tahay habaynkii maxa laga soo raadinay bada waxay ku hayaan istareys baa i haya ma qurbo ayey joogaan war orda diinta oo ku dhaqma ha koobinina gaalada ma dhul shisheye miyey joogaan meesha miyeyna ahay caasimadii xamar xagee ka yimid halaagan
Ma kaalaya laayaa dadka masaakiinta ah ee iska caweynaya
xeeb habeenki naago iyo niman soo aadayan maxa laga wada
Hadeey sii xumaatay xamar😢😢😢😢