Wararkii ugu Danbeeyey Halista Kataagan Maraykanka & Cabsida Dagaal Sokeeye Doorashada Ka Dhasha

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 23

  • @bisharmahamad3468
    @bisharmahamad3468 10 годин тому +1

    waadmahadsantahay walal suleymaan xaashi falastiin guul iyo gobonimo ayaan u rajeynayaa insha allah sallalahu calayhi wasallam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 7 годин тому +1

    Anagu kamala ayaanu wadanaa ee sxb sidaad jeceshahay hanoogu sheekayn

  • @CumarMuxumad-e6r
    @CumarMuxumad-e6r 18 годин тому +2

    2:23 ❤❤❤❤❤

  • @cabdimajidibrahim9217
    @cabdimajidibrahim9217 14 годин тому +1

    Waxaan ilaahay uweydiinay amerkanka kadhax bilowdo dagaal sokeye oanlaga heshiin olaiskubaba'o waanasiduu kusameyn jiray gydaha wadamada islaamka isago kusameyn jiray faragelinta laiskaga horkeno kadibna dagaal sokeye tasoy isku burburiyen guul falastiin insha alaah

  • @CabdiqaniSheeqroone
    @CabdiqaniSheeqroone 18 годин тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 16 годин тому

    🥺🥺 Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
    Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Eber Eber Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @AbdizamedXidig
    @AbdizamedXidig 18 годин тому +2

    😂😅😅😅😅😂😂😂😂😂😅😅😅
    Ha dhoco taram

  • @hamsemuhuyedinsamater1123
    @hamsemuhuyedinsamater1123 15 годин тому

    Codkayga anaa haysanaya

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 15 годин тому

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @ZahraMaha-e9h
    @ZahraMaha-e9h 17 годин тому

    Vote kamala harris

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 17 годин тому

    HAARIS AYAA LAGAYAABAA INAY DHAANTO. TRMP

  • @muxumadxussen8871
    @muxumadxussen8871 18 годин тому

    Kamala win 🎉

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 17 годин тому +1

    SCW SCW SCW❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 15 годин тому

    Fiiri haddeysan balan qaad heleyn meey codkooda ceshtaan

  • @cj3561
    @cj3561 14 годин тому

    Asc Hashi boobsiiska iska daa brother , mararka qaarkood laguma fahmayo please!!!???

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 16 годин тому

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 14 годин тому

    Waa iska hadal Trump wuxuu u saxeexayaa Qassa yuhuudda waana wax aan cidina samayn karinnisaga maahee markaa carabeeey alla idin doori.mana aha waxa lais barbar dhiga

  • @ashawooo
    @ashawooo 13 годин тому

    Labda khofa mida mida dhama malah waa cadawaga isalanka kamal xarisa waa tii tira waa la cawinaya isaril Tarma waa ninki yira No Somalia 🇸🇴 Yaman Iran inaya yimada USA

  • @khayrebuubaal1315
    @khayrebuubaal1315 14 годин тому

    Eebbe ha rogo maraykan dhulkana hala jaro

  • @mohamedabdullahiabdiqadar9828
    @mohamedabdullahiabdiqadar9828 16 годин тому

    Xaa iska galay doorasho iyo hub hooyadaa wase adiga putin iyo hub noo soo saaraahe

    • @MohamedAhmed-k1f7m
      @MohamedAhmed-k1f7m 16 годин тому

      War sidee wax kaa yihiin,halkaan waa joob rayi,
      Goob in waalid lagu caayo ma aha hooyo waana wadda dhashay,ninyahay is qabo hooyo waa tii sharafta badneyd ee ku dhashay kuna soo aabaabisay,
      Adiga in hooyadaa lacaayo oo wali,adiga nin u noqo lagu yiraahdo ma saxbaa,mise ku farxi laheeyd,hooyo caay ma mudno cidkastaba ha dhashee,xataa xayawaankaba ha ahaatee.
      Dib uskuugu noqo oo kafiirso waxaad ku hadlaysid iyo waxaad qoreysid.
      Wa bilaahi toowfoiq

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 17 годин тому

    See loo oran jirey way nooshahay kamala. La oran jirey kuye. Hhh najis. Anagu duco ayaan wadnaa qolyaheena jooga yurub. Inuu laacibku soo baxo.why xabad baa dushayada kadocota jaale