The legendary Fanaan Saciid Xamargod Vs Nimco

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 45

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 5 років тому +55

    Nimco
    Ma ogtahay qayaanadu
    Waqac iyo hadiimee
    Nafsigii an quudhsaday
    Iigu qarax sidii danab
    Mayga qubay jar iyo qow
    Dhadhansaday qadhaadhki
    Waana qirey inuu jiroo
    Sidaan qoorta ula galay
    Qalalaase iyo hawl
    Sidaan qoorta ula galay
    Jacayl baa u qow kulul
    Haday qudhi ku dhaafine
    Adigo oon wax ii qaban
    Wax ii qaban, wax ii qaban
    Nolol waan ka quusnee
    Siciid
    Ileyn dumar ma quustaan
    Qayrkood ninka u jecel
    Iyagoon qadarin jirin
    Nabadana ku qoonsadaa
    Markay talo qayaaday
    Dib u qoomameeyaan
    Quruxeey waxba tarin
    Naftii qaaliga ahayd
    Ee layga qarin jiray
    Naftii qaaliga ahayd
    Sowkan qiimaheed dhacay
    Wakhtigiina kala qubay
    Adigana ma ku qabsaday
    Ma ku qabsaday, maku qabsaday
    Durba qiiq ma kaa baxay
    Nimco
    Adiga ooy qandhiyo cudur
    Qirinqiir ku galiyeen
    Hadaan kaa qawaday bari
    Wakhtigays qalibayee
    Anuu igu qaloocdoo
    Waanigaa qaldhabayee
    Quduradu i sidatee
    Qaniiyada halka ay mudan
    Qof kalo qareenoo
    Ma qiyaasi karayee
    Qalbi jabaye hay qadin
    Adigo oon wax ii qaban
    Wax ii qaban, wax ii qaban
    Nolol waan ka quusnee
    Saciid
    Halkaad qoontay barigii
    Wali wey i qalantoo
    Ma qaboobin nabarkii
    Qolofina ma saarnee
    Wuu i kala qayaxanyee
    Qacdii aad i yeeshiyoo
    Anoo ciiro kuu qabaa
    Nafsi qowdhamayaa
    Haduu kugu qayuursaday
    Nafsi qowdhamayaa
    Ha i odhan wax ii qabo
    Qasnad weeye hadalkuye
    Adigo oon murtidaa qubin
    Murtidaa qubin, murtidaa qubin
    Iga quuso inan yahay
    Like iskaga dhac sii haduu ku qanciyey qoraalku 😂😂😂

    • @xasan.jaamac
      @xasan.jaamac 5 років тому +3

      ‘‘igu qarax sidii danab’’....
      Hambalyo Mudane Amarre.

    • @amarehadaweh9683
      @amarehadaweh9683 5 років тому +2

      @@xasan.jaamac thx wll

    • @farxaanmukhtaarbadal7271
      @farxaanmukhtaarbadal7271 3 роки тому +3

      Baytul qasiidku waxa weeye
      Halkaad qoontay barigii
      Wali way i qalantoo
      Ma qaboobin nabarkii
      Qolofina ma saaree

    • @isaiahaydin6281
      @isaiahaydin6281 3 роки тому

      i realize I'm quite randomly asking but does anyone know of a good website to stream newly released series online ?

    • @augustusgregory1748
      @augustusgregory1748 3 роки тому

      @Isaiah Aydin lately I have been using Flixzone. Just search on google for it =)

  • @bobefarah14
    @bobefarah14 4 місяці тому +2

    OMG! Every time I listen to this song I remember we sang it throughout our way back from Djibouti to Arta, me and my friend, Idriss Said, a real hidden guitarist. What a memorable moment and how talented musicians Said and Nima were.

  • @GalowGobiye
    @GalowGobiye 2 роки тому +4

    Wax badan baan baadi goobay heeskan Summaddiisa iyo Cidda ku codeysey. 2015 ayaan waxaan ka qabtay Wiil Waayaha iyo Soomaalidu aysan wanaajin oo aannu iskula kulanney Addis Ababa, Bole Michael, magaca loo yaqaanana uu ahaa ‘Ina Waraabe’ waa dhowna la iisheegey in uu Hargeysa ku suganyahay.
    Allah ha ka dulqaado wiilkaas Wahabka iyo Laxawga dhalanrogey, iyo intii kaloo guryaha kula jirtaba.

  • @ismaelidrissdoudeye9023
    @ismaelidrissdoudeye9023 5 років тому +4

    Qui écoutes cette chanson jusqu'à nos jours 26/02/2019. Ça me plaît beaucoup cette chanson. Merci pour nos deux artistes djiboutien Nima Djama et Said Hamargod( paix à son âme)

    • @mawgotzemawlid5769
      @mawgotzemawlid5769 5 років тому +1

      À moi

    • @rehadneda7815
      @rehadneda7815 3 роки тому +1

      Septembre 2021 ...en Allemagne un soir de nostalgie.....ma chère et tendre patrie ...

  • @ayoubmahdi2989
    @ayoubmahdi2989 8 років тому +9

    nimo djama sans doute une de meilleur chanteuse somalienne

  • @nabilhoussein5083
    @nabilhoussein5083 8 років тому +5

    waw j aime.set.chanson.said xamaqodh k allah lui accueil dans son paradis immense et la grande diva neima.djama

  • @adenmiguilamir3364
    @adenmiguilamir3364 Рік тому +1

    Masha allah heestan waxaa aad iyo aad uxiseeya naftii qaaliga ahayd EE la iga qarin jiray

  • @anderssvensson948
    @anderssvensson948 7 років тому +10

    wonderful legend with a truly amazing voice, Good old music is always good old music no matter how u slice it.

  • @ksdablh1964
    @ksdablh1964 Рік тому +1

    Allha unaxristo siciid xamadh qoodh waxaa la qadaysa nimco jamac fannadi weynayd ilaayn dumar ma quustaan qayrkood ninka ujecel iyago qadarin jirin nabada ku qoonsada

  • @souleimandarar5573
    @souleimandarar5573 5 років тому +3

    les héros djiboutien/ne Nima Djama et Saïd hamargod

  • @yasomak
    @yasomak 8 років тому +5

    xasuus. love it.

  • @anissahassan804
    @anissahassan804 4 роки тому +3

    Nimco jaamac iyo said xaamar qoodh ilahoow uu naxariisto said amii

  • @ahmedkahin6569
    @ahmedkahin6569 4 місяці тому

    reer jabuutiga waan la yaabay heesta yaa sameeyey iyo laxanka sheega

  • @suleimanegeh1418
    @suleimanegeh1418 2 роки тому

    Said was a legend good bless his soul. Thus was the original Djibouti before the current dictator destroyed it.

  • @IzmailMohamutt
    @IzmailMohamutt 3 дні тому

    year 2024😢 dadka dawanaya🫡🥲

  • @farhanmahdi4422
    @farhanmahdi4422 7 років тому +4

    mash allah Nima djama edo

  • @sultanabdirahman5559
    @sultanabdirahman5559 6 років тому +3

    Wali lamaba qadin erayada cajiibka ah

  • @stromaemoktar9887
    @stromaemoktar9887 8 років тому +1

    this is thé roots of dj

  • @waberimoussawa3225
    @waberimoussawa3225 6 років тому +2

    il était une fois .!!!!!!!!!!!!!!!!!

  • @somalietijger7404
    @somalietijger7404 7 років тому +2

    nostalegie du pays

  • @loulitadoubad7076
    @loulitadoubad7076 9 днів тому

    Nostalgia

  • @girmad343
    @girmad343 5 років тому +1

    So sweet.

  • @user-ut7ig9hn8b
    @user-ut7ig9hn8b 7 місяців тому

    Said xamargod iyo neima djama

  • @xyman
    @xyman 6 років тому

    Nice song.

  • @abdibadri4402
    @abdibadri4402 3 роки тому +1

    jacayl baa u qob kulul haday qudhi ku dhaafin

  • @iltiredoualeibrahim762
    @iltiredoualeibrahim762 2 роки тому

    Hommage said hamadgod

  • @user-dh9bd5st6t
    @user-dh9bd5st6t 5 років тому +2

    sidaan bilo yar u tirsanaayay bay sanado ila jiirtay.

  • @mustaphahamud4483
    @mustaphahamud4483 7 років тому +3

    heestn in bdn bn raadinayay runtii

  • @IzmailMohamutt
    @IzmailMohamutt 3 дні тому

    year 2024😢 dadka dawanaya🫡🥲