Cawo walal dadka qaaraamiga dhagaysta waa dad waawayn dhagaha haday u raaxeeyaan oo heesahaan ay ka doonaan xasuus iyo bari samaad wax soo maray waa lugtooda hore “Like” shaqa kuma lahan.
@@Rageedii Taaas Anaa Soo ogaaday Waxaad Arkaysa Meel *Nabi Muxamed* *صلى الله عليه وسلم* Lagaga Sheekaynayo Kuwa Dislike Saaraya Markaa Wxan ogaday inay jiraan Somali badan oo Macno ahan Anan kala garanayn Liketa iyo Disliketa Oo Aysan Xumanba ka ahayn Macno Ahaan Waxay Kala turjumayaan Dad iska reer Miyi ay oo dhawaan Magaalo Soo galay ayaan Nahaye Hanoo Qaban Kkkkk
Saymiyo Hilaac Xigey waaye ee ma ahan Dhigey.. Sida ay saxda ku tahay waxa ku tuseysa tuducda ka horeysa.. Saxansaxo udgooniyo Saymiyo Hilaac Xigey Oo simey dhulkiiyo Salaxyadu biyoobeen
Hees qaaliya ayaan maanta dib u helay 1994 ayaan cajil ay ku jirtoo dhagaysan jirey anoo geeljire ah in badan ayaan ka raadiyay youtube. Channelka rageedii mahad haidinka gaadho si wanagsan ayaad noogu hagat baxdaan.
Muuqalka waxaa daawaday *10,409* iyo wax la jira like badana ma Saarna dadka qaramiga dhagaysta likeTa ma quudhan ilmaadeerayalow Waa laynoo hagar baxaye meesha haynagu Ceebaynina lika ta hore ka saara😁
Mahadsanid Wlaaal Qaaliya *Boholaha jacayl Kinsi Xaaji Aadan* Heesta Nooso gali hdaad hayso mahadsanid markale
Cawo walal dadka qaaraamiga dhagaysta waa dad waawayn dhagaha haday u raaxeeyaan oo heesahaan ay ka doonaan xasuus iyo bari samaad wax soo maray waa lugtooda hore “Like” shaqa kuma lahan.
@@abdirizakadan897 waa runtaa dad waaweyn like saar umasoo noqon karaan 😆 lkn anigawaanka bilaawaa illhey amarkiis
Saarnay indr
Kuwa disliketa saara ayaa aniga iga yaabiya, bal maxey soo doonaan garan waayaye 😆😆
@@Rageedii Taaas Anaa Soo ogaaday Waxaad Arkaysa Meel *Nabi Muxamed* *صلى الله عليه وسلم* Lagaga Sheekaynayo Kuwa Dislike Saaraya
Markaa Wxan ogaday inay jiraan Somali badan oo Macno ahan Anan kala garanayn Liketa iyo Disliketa Oo Aysan Xumanba ka ahayn
Macno Ahaan Waxay Kala turjumayaan
Dad iska reer Miyi ay oo dhawaan Magaalo Soo galay ayaan Nahaye Hanoo Qaban Kkkkk
Rabbaa iga sareeyee 😍
Sida uu ilaaheey kuu
Sameeyey gabaryahay👸
Sabarkaaga buuxiyoo😘
Gacmahaga sigib tiran👐💎
Sacbada xariirta eh⚡💅
Kasibladan biyuhuu💧
Siraadkii jannada iyo🏞
Subax roobku da'ayaa⛈
Sikastaba ideeqdee❤🧕
Sii raacey eegmada🙄
Sidey aniga ila tahay☺😍
Socodkaaga kali aya lasistaa adunyee🌐💖💯
Rabbaa iga sareeyee 😍
Sida uu ilaaheey kuu
Sameeyey gabaryahay👸
Sabarkaaga buuxiyoo😘
Siraadkii jannada iyo🏞
Subax roobku da'ayaa⛈
Sikastaba ideeqdee❤🧕
Gacmahaga sigib tiran👐💎
Sacbahaaga xariirta eh⚡💅
Ka sibladan biyihuu💧
waligau ma maqal heestaan aniga iyo Geel-jirtii kaleba cawa waan ku murqaamnay.
Dhiblaawow saaxiib aad baan ku salaamayaa adiga✊👍👌
waan ka qaaday sxb qaali ah
@@Rageedii Marqaanka ha socdo dheh🤣🤣
Waa heesihii isdaba jooga ahaa ee uu abwaan m.c.nidaamiye, u dhiibay xasan aaden, waana heesihii uu ku soo caan baxay.
Erayada maxamed cumar nuur nidaamiye
Laxanka xasan sabriye afrax gareyd kabanku waa isla xasan sabriye
Codkuna waa samatar waqtigu waa dabayaaqadii 1971
War saxiibow adiga ayaba dab yar shideyn
Waangartay laxankani inuuu xasan great yahay.
❤❤❤❤❤ kabanka mcan nosobadi
Woow qoralka hesta waxa sameye mr nidaamiye o rer cerigabo ah laxanka hasan garet o muqdisho joga codka samatar o jabuuti joga sanadki 1975 ataan umaleyn
Abwaan Nidaamiye rer Baydhabo uu ahaa wll
Maxamed cumar nidaamiye, AUN wuxuu ku dhashay dhuusamareeb, wuxuuna mudda dheer macalin ka ahaa kuna guursaday baydhabo oo cimrigiisa intiisa badan uu ku qaatay
Waana abwaankii xasan aadan dadka baray heesihii ugu horeeyayna u dhiibay.
22 sano aan hees dhageysanaayay walahi heestaan haadaa iigu horeysa mahadsanid rageedii
Cimrigagi Hess aayad kudameysata show 22yrs mamaxay sxpow
Kafatan lee weyan
Saluug malihid meel dhiman sulekhadi hawenkay sabatayoo naftaydii adiga un baan ku sugayaa 😇😇😇
Galabta iyo Xassan Aadan caadi maaha waad noo doortey Rageedii.
Waa hees aad u macaan dhabtii.
Hassan aadan cajiib cod ugaara buu Eebe siiyay
Allaha ubarakeeyo cimriga fanaanka.
mahadsanid Sxb Qaali Ah
@@Rageedii adaa mudan sxb
Nasab kamila👁️🙏
Rageediii inta ku xidhan .liketa dhac iigu siiya
Heestan waa cajiib’ waxaan la wadaagay saaiixbkey Bashiir Ahmedey Suley oo heestan sannado badan raadinayay. Waa aamini wayay in uu heestan dib u helay. Raggeedii Mahad aanan duugoobeyn ayaan idin heyna guuleysta
adinkaa mudan sxb
Yaaaaah ❤😢😢😢xassuss
Intaanoo amaan ah inanta loo hibeeyey iga nasiib bdn🙏❤ waa inanta loo sameeyey heeska
Amaan anigaa kuu haya wlshay
@@abdiasishaybe3237 mhdsnd wll qaali
💟
Inan walba oo soomaliyeed amaan taas ookale ayey istaahilaan adigana insha alla waa lagu amaani dhawaan
Alla haku barakeyo walalo
@@salansacad in bdn wll qaaliya mhdsnd❣👏👏🙏🙏
@@haawodagan5472 wd mhd sn thy wllo qofka fcn ayaa dadka u mahad celiya you so fantastic wllo ana mahadaa mid la mida ayan kuusoo dirayaa
Waad mahadsantihii raggeedii halkaas kasii wada heesaha nuxurka leh xasan aadan samatar waa fannaan wayn oo qali ah anigu heesihiisa waa kuwa aan fannaanta soomalida ugu jeclahay👍
i'm all time favorite of hassan aden how come i never heard this song? love it
unbelievable if u r hasan favorite and u never hear this song 🎵
Adeer laak maxaa layiraahdaa.
Hees waa way dhaaftay walee Hassan Baashi alle cimriga haku barakeeyo
Mugdisho 10:35 23-01-2022
Waaaaw! Mashalah cod halaasiya rabbi ugu deeqay heeskan marhore baa igu danbayse 2006 iyado cajal kuduuban bn dhagaysan jiray
Walaal heesti FOZIA ee Xasan Adan ku luugeeyoo ayaan kaa codsanayaa.
Cod iyo musig baa ku dhamadY heestan xasan aadan
Hestan 91 qof baa commenty ka bisay dhamantodna weligey ma arkin bey so wada qoren kaga darane mid baa yiri xasan adan samatar ma yahay codku waa xasan adan waxan la dhahaa hestii suleekho barasho wngsn sxb thanks rageedii💪💪💪❤❤❤❤
mahadsanid sxb :)
xassan aadan samtar oo yar dadka heesihii yarantiisa ma dhagaystaan
Waa hees qaaci oo igu cusub 02/03/2021 wow wow caadi ma ahan hassan aden samatar big fanaan
Samari maye wxn qabo mxd u sahashanysaa haayay hayay
Wll hdd hyso nosoo gali
Qalinle heesta Amal 🙏🏻
Heesta amal nin baa madaxa iiga galay tan iyo 2018kii kolkaan channelka billaabay, waanba ka rajo dhigi rabaa helitaankeeda. 😄
wa hees cajiib ah hada igu horah
cimridheer iyo cafimaad
xasan adan samatar
Hees way dhaaftay tani 🔥❤️
Kampla iyo 15/7/2021.
Heestan maantaa iigu horeysey maqalkeeda
Mhdsnd in badan
Suleka siman my name 😢😢 wanqirode
Rageedii keep going pro
Socodkaaga kaliya la siistaa Adduunyee🌺❤️
Cajaaib🎸❤
MAshaaa aaalh waa hees macaan wlllhi caawa horteed maan maqal markii igu horaysay mijiriska iyo asxptaa ka wada heshalay 4 jeer baan kusoo celinayo 💯💋🙋💕💞♥️♥️♥️💋💯💯💯❣️❣️💓💓
Legent👌👌💕💕
Saymiyo Hilaac Xigey waaye ee ma ahan Dhigey..
Sida ay saxda ku tahay waxa ku tuseysa tuducda ka horeysa..
Saxansaxo udgooniyo
Saymiyo Hilaac Xigey
Oo simey dhulkiiyo
Salaxyadu biyoobeen
Axsan. Cod iyo laxan. Alfanan. Samatar. Legend. Weeye. Ninkaas. Fg. Heestaan. Aniga. Waxaa iigu horeysa. 7/11/2021
Heestaan waligayba ma
maqlin Heesaha xasan Aadan inaan wada maqlay Baan moodi jiraye 😀👍
MAANSHA ALLAHA . ISHACALAA
Erayada iyo codka iyo kabankuba wa isla haystaan waan la dhacsanahay anigo jeego u tiirsan ban dhagaysanaya 2021 2 22
Xasan aadan Allaha cimriga usiyaadiyo Waxa laga yabaa iney heesihiisa u horeyey ay ka mid ahayd kaxanka iyo mirahaba wa lagu faro yareystay
maya waa heesihii dhexdex xaadkii 70 uqaaday
Haa waa heesihii uu ku soo caan baxay ee uu abwaaan nidaamiye u dhiibay.
Wahwah
❤❤❤❤
Rageedi waa kuwataa pro
caawa igu horaysa heestan
Afkaaga Malab lagu qabay.
100/1000000000
Hees qaaliya ayaan maanta dib u helay 1994 ayaan cajil ay ku jirtoo dhagaysan jirey anoo geeljire ah in badan ayaan ka raadiyay youtube. Channelka rageedii mahad haidinka gaadho si wanagsan ayaad noogu hagat baxdaan.
Hassan Is Hassan❤️
Amaan waa dhaaftay heestaan wcadalle ❤️ like ta u badiya ahlu qaarimiyow
Heestan waxaa sameyeeey maxamed CUMAR NUUR NADAMIYE
Sii caday eegmadaa siday aniga ila tahay suuradaada kaliyaa la siistaa aduunyee yaasalaam yaasalaam
Xasan Adan heesihiisa wan garanaa badanaa lkn hadeey igu cusub tahay
Gacmaha Sigif Tiran waaye bro
Thanks sxb sare, Alaska channel waa inaan soo booqdaa lol
asc wad mahad santahay sxb
Saymiyo hillaac xigay✅
Yes
Waahwaah yaa rageedi
Mirihii nidaamiye laxankii x.gareyd cadka x.a.samatar
Xassan Aadan iyo maalin kale wiliba kaban
Midab,saafi lay
Caawa Iyo hees Cusub Oona Wali Arag
Codkaan xasan aadan maaha walaal naga hubi
Yaasalaam yaasalaam
Yaasalaaam
Great song
Always Original @rageedi gacan aya kutagay sxb
Yaa yidhi codkani waa kii xasan aadan
ض٦ن
Waa Hasan aden oo yar horaanti 70s
Rageedii wxn kugu mhd celino ma naqan
Tubeec kabale
Sakana xasan adan
Heesahan hablahan ku shukansadaa
😂😂😂✊🏿🇸🇴
shaqo wacan boss 😀
Legend...many thanks to @Rageedi
Ninka heestan qaadayaa miyaanu ahayn c/laahi xalwayste
waa isaga wlle
Codkaan waa xasan aadan samatar, heesihiisa hore dhageysta fadlan. Waxaan dhowaan idiin soo bandhigi doonnaa heestii israaiil ee uu qaaday samatar, markaasna waa xalweyste idhaha. 🤔
@@Rageedii
Thanks fadlan iyadoo Nadiif ah Insha-Allah
@@banadirchannel8187 nadiif iyo wasakh midna ma idinka hagrado sxb 😄😄
@@Rageedii
Rageedi 🤠
Saymiyo hilaac xigay weeye halkaas
Rageedi Salaamullah 👋 Waa Ikan Subaxnimo Anigaa Halkaan Ku Qurcanaayo Mahadsanid 😄🤣😂
💯❤️❤️🌹🌹🌹👌
Cawa wad idhaqajisay sxb
Doktornu
Vodafone
Codka mala hubaa inuu xasan aadan yahay?
So fiican ayaa loo hubaa sxb
Yaa yiri codkaan waa XASAN Aadan Samatar
???????????????????
Farbaa iitaagan
Wa isagii walal😀😀 I think this is early 70s if am not wrong
Waaah waah❤❤
Anagaa niri loona noqon maayo waayo hadda ka hoe ayuu London live noogu qaaday anagoo xaafad joogna
Hhh saxan aadanka aad taqaan waa nuuce markaa?
ninkii caqli iyo garaaadle loo sheeki maayo nas qofkuu rabo hamoodo legend H .A S. BAASHE
Maaha xasan adan
Gg
Eshacalaa
Ku rid
🎉❤
asc
Wcs
?
asc smrimayo baribaynoqon kkkkkkk