Runtii waxaad noqotahay qofkij 1aad ee aan sugo inaad muqaal soo dhigto waa sugaa maalin kasta Abayo guulayso if iyo aaqiraba kuna dadaal markasta inaad muqaaladan oo kale noosoo gudbiso
Soomaaliyeey sidan english laguma barto, qofkii in uu english ku hadlo rabo english to english haku barto Wey mahadsantahay gabdhan juhdiga ay idin galineyso laakiin in ay english to english idinku barto ayaa fiicnayd
It is fantastic lesson
thanks
Macalin Soo badi inshalh
Soo badi abaayo thanks ❤❤❤
Macalin qiimo badan aad baad umahadsantahay
Aan kuyara saxo dhaqankena lacagta gabadha laga bixiyo waxa ladhahaa Gabaati
Sooryo waxay noqonaysaa marka lacagta laqaato ee ama gabadha la bixiyo tusaale hadda rabto inaa dhahdo lacagtii wax iga sii gabadha laga bixiyey odhan maysid gabaatigii wax iga sii ee waxa dhahaysaa sooryaddi wax igasii
Sido kale sooryo waxa ladhaha qofka meel ka yimaado tusaale qurbaha ookale lacagta oo family ga siiyo ama uu bixiyo ayaa ladhahaa sooryo ,
Hees baa ahayd nimco yaasiin qaado
Waatii golihii layimi 2 da geesood
GABAATIGA waakuwii gacalku qaate ...
Mahadsanid macalin
Conversation love ❤️ nosodhig maclimada
Mahadsanid qaali waxbadan ayaan kaa faa'iiday😊
Thank Soo badii
Maclin soo badi
Keep going teachir
Mashallah thank you ❤
Thanks our teacher
Long time no see but you prepared incredible title thank share us the lesson 🎉🎉
Mahadsanid dear my teacher ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mahd sanid Ustaad cashirada xiga Topic introduce your self noo soo diyaari in.zh
Mahadsanid abaayo mcn
Asc abayo mashallah Mashallah Mashallah ❤️ ❤❤❤❤❤
Maashaa Allah
Thank you alotof❤
Thanks 👍
Gaari batahaye,erayada nobadi
Thank my queen 😊
Conversation with school 😊
mahad sanid macalin
Very good
Thanks Alot teacher.
Dadka lasoo casuumay weeye dadka lasoo dacweeyay ma ahan ustaad, gulayso.
Waan u bahanahay
Meher waaye
Engagement waa meher wllo
شكرا
Alkumid
Haye abayo❤❤
Grammer also
Engagement= meansn Alkun ayaa la dhahaa ama wiilka gadwadha udoon iyo gawadha lasoo doontay
Waadku mahsan tahy abyo
Runtii waxaad noqotahay qofkij 1aad ee aan sugo inaad muqaal soo dhigto waa sugaa maalin kasta
Abayo guulayso if iyo aaqiraba kuna dadaal markasta inaad muqaaladan oo kale noosoo gudbiso
❤❤❤❤❤
Invited guests = martida lagu casuumay
father in law= sodg
Mother in law = sodoh
Sister in law =dumaashi
First 1
Engagement
Waa isku doornaan
Most of the words you’re translating to Arabic anyway jazakalah sister
Vedios oxford english language
Soomaaliyeey sidan english laguma barto,
qofkii in uu english ku hadlo rabo english to english haku barto
Wey mahadsantahay gabdhan juhdiga ay idin galineyso laakiin in ay english to english idinku barto ayaa fiicnayd
Abaayo luqada turkiga hadad janis heleysid no soo dhig❤
Alkun aa ladhaha
Abaayo conversation ka martida nosoodiyaari
Macalin time ka kayaree 10 minutes ugu bad Naan kasoo dhig please thanks
Sida jumlada loo dhiso noo soo diyaari plz
Wada shekeysi macalin iyo walidika noso same xalada carurta marka laga wareysanayo
Abayo Qofka Mabarta Inan Barto Raba
Noso diyari sidavqofbwaxlo waydiyo
Ascw
Please kasoo hadal qaabka ugu wanaag san ee English loo barto
Engagement gabadhu marka ay wiilku udoonan tahay
Udoonan
Gabadha wiilku udoonan dhaqan ahaan cid kale ma guursan karto
Fiancée gabadhakuh doonan
Fiance ninka gabadha doontay ee la siiyay
Thanks 👍
Thanks 👍