PRANK AAN KAGA XANAAJINEY MARISH BEUATY SORRY 💔

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 кві 2021

КОМЕНТАРІ • 982

  • @quruxkudhiigle
    @quruxkudhiigle  3 роки тому +623

    ua-cam.com/video/7Cimnv0ElNQ/v-deo.html soo daawo

  • @dalkatvmedia1333
    @dalkatvmedia1333 3 роки тому +1444

    Ciilki duway looqabay baa weel daba xun lagufuray maqli jiray markan yaraa 😂😂 inta ifahantay liketa iisaara.

  • @fardawsanuura3641
    @fardawsanuura3641 3 роки тому +324

    Maanta aniga ayaa uhoreeya comentiga pls waligay 100 like mahelin 😭😭😭👍

  • @Kmjk1258
    @Kmjk1258 3 роки тому +390

    Qurux ku dhigle nin aan iska jeclahay inta ila jecel one like

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 3 роки тому +882

    Yaa qaba cudurka loo yaqaan comment aqris sidayda oo kale 😂😂

  • @cabdiraxmaanofficial1264
    @cabdiraxmaanofficial1264 3 роки тому +158

    inta ilaaragtay qurux kudhiigle xanaaqa kuquruxbadnayn like saar

  • @fahadmukhtaar29
    @fahadmukhtaar29 3 роки тому +148

    Marish wey ku jaceshahay qurux ku dhigle. Asxaabta yaaa ila daremey iney is jacelyihiin labadaan. Farta soo taga

  • @bazmaabuubakar9353
    @bazmaabuubakar9353 3 роки тому +233

    Inta iyagoo videoga dhameesan comentiga soo gasho warjeceel dartii 🤣

  • @fatuushbbe3902
    @fatuushbbe3902 3 роки тому +229

    Iny marish arsato inta igu racsan like dhac🥰🥰👌

  • @awalehmoussab9621
    @awalehmoussab9621 3 роки тому +124

    Inta illa aragtay maria inay jeceshahay jack☝️☝️☝️

  • @abdihakinaden6170
    @abdihakinaden6170 3 роки тому +91

    Inta ila arakte maria markay xanaaqdo in ay indhaha warwareejiso like dhac ku sii 😂

  • @deeqdalnuurshe
    @deeqdalnuurshe 3 роки тому +181

    Inta prank markey aragtay so oroday like dhac kusiiya 😁🤣

  • @king...3695
    @king...3695 3 роки тому +111

    Wll ku sali nabiga scw.,

  • @abdiwahidhassan2302
    @abdiwahidhassan2302 3 роки тому +171

    Var var inta iLa aragtay marish ine jeceshaHay QUrux😂😂🙈👊

  • @K_7m
    @K_7m 3 роки тому +241

    Intii prank jecel like ta❤✌haliiso booqdo asxpta plz❤🙏

  • @sharmoak4713
    @sharmoak4713 3 роки тому +40

    Strong woman Maria inta inay aarsato rabta like

  • @MohamedAbdi-uu5cf
    @MohamedAbdi-uu5cf 3 роки тому +17

    Wow dadka aan markaan caajiska ahy caajiska igasaara oo aan videoga ay soo dhigaan aad bay igaga qosliyaan keep going my teams waa niwataa inta ila qabta like dhac izara ✌✌

  • @mohanyare7348
    @mohanyare7348 3 роки тому +129

    Marish beauty ❤❤❤

  • @mohamednour1070
    @mohamednour1070 3 роки тому +64

    Xaqiiq hadii laga hadlo anaa wx soo jeclaan jiray qoftaan maria ah ninkaan waa jeceshahy balse qof is adkayn udhalatay weeye oo waa is adkaynaysaay qurux ku dhiigloow adaa ninee qofta jacayl usheego waad isku qalantiine

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 роки тому +130

    Inta glam by suu in lagu sameyo rabto is muji

  • @kaysarmuxumed1040
    @kaysarmuxumed1040 3 роки тому +101

    Adi marish un maadka adagtahay sucad iska celi😂😂

    • @mohammedblack8265
      @mohammedblack8265 3 роки тому +5

      Wlh beentaaa maahan maarish kaliya ayuu ka adag yahay

  • @saalahahmed3842
    @saalahahmed3842 3 роки тому +22

    inta ila aragtay inay marish ka masertay dharka isu eeg ay xiranyihim chack & su

  • @raximamaxamed424
    @raximamaxamed424 3 роки тому +26

    Maariya qofaaniska jecelhy intailajecel liketa ilasooboqda

  • @abdiwaliabdillahi4757
    @abdiwaliabdillahi4757 2 роки тому +73

    14:18 qalbiga idhaqaaqay daymada iyo music❤ Jack and Marish 4ever

  • @ArourinhoSHOW
    @ArourinhoSHOW 3 роки тому +22

    Sidad Oga Caawin Laheyd Inuu WALALKAA Hormar Gaaro Oo Kale iicaawi Abaayo iyo Abaayo, SOOMAALINIMO #1K Leee igu Gaarsiiya Wax Yar Ayaa iga Dhimane 🇸🇴🇸🇴💙💙🕌🕌☪️☪️

  • @awaleyare4893
    @awaleyare4893 3 роки тому +80

    Wwwwwwwww another prank hadaa ka heshey in Maria lagu sameeyo prank like Saar nh 💯💯

  • @habonmahamedahmed8542
    @habonmahamedahmed8542 3 роки тому +7

    Iam support Qurux ku Dhiigle because waa tahay qof qalbi wanagsan abowe mcn

  • @sadamjamac5588
    @sadamjamac5588 3 роки тому +25

    Inta ila aragtay marka uu yiri qurux ku dhiigle shalay an is barney ay is badashay😂😂😂🥀 vaar vaar

  • @muniirakhadar3341
    @muniirakhadar3341 3 роки тому +16

    Waryaa quruxoow galn maxaad uga arsan wayday 🤗🤗 marish waa miskiina😍😍😍😍😍😍😍

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan4465 3 роки тому +13

    Walhi ayan kudhartay kaftan aye idin katahay marish gabar bugurad ah waye ilah ba bogor ah lakin marish gabar qalbi fican waye ad in ay kujeceshay in dha heda aya laga darema waxan ilah kabiraya kuwa adon iyo akhro kuwada Libano ilah idin kadhigo owlad salix ilah idinsiyo masha alah kalgacelkiina wan kahelay ilah wa ha isku kiin daro ilxun ma idin aragto ani sucad gurux igo duceye iin ilah isahlo masha aalh farxad igo wara waligiin

  • @amuushgaming4819
    @amuushgaming4819 3 роки тому +22

    Marish is gursadah marqa bila salid 🤣

  • @ahmedmaalik1333
    @ahmedmaalik1333 3 роки тому +30

    Qurux ku Dhiigle sxbow waxaa heysataa garbo wngsn Glam by suu iyo Marish Beauty Channel dhamaan waxaa tihiin dad qalbiyo furan oo wngsn team Isku xeran tihiin Allah idin dhowra
    Aniga seddex diina taagera idin ahay Balse waxaa aad iyo iiga qosliya Wllshey mcnto Suu aad ayaa ugu helay jiliinkeeda video yadeeda kii iigu qosol ka badnaa wuxu ahaa mida adiga prank laguugu sameynaye oo a ahaa JAAAM JAAM DUUFANTA maasha Allah dhaaman waa idin wada jeclahay wllyaal dar Allah idin jeclahay.
    Allah idin barakeeyo meel walba oo aad joogtaan
    InSha Allah sanad ka so aadan ayaa imaandoona Nairobi
    Waxaana rajeynaa in aad isoo dhaweyn doontaa
    Madaxdeyda
    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @teamqaysar7277
      @teamqaysar7277 3 роки тому +1

      Qurux ku dheegle yaad jeceshahay labadaan

  • @abdirashidahmed9185
    @abdirashidahmed9185 3 роки тому +45

    Marki qurux kudhiigle axanaqo indhihisa indhojacel leeyahay intii ila aragtay like

  • @hanaabdinasir1320
    @hanaabdinasir1320 3 роки тому +15

    anaa run uraadiya sucaad iyo marish wlhy alle Dartii idin jeclahay saan ujeclahay inaan idin arko🥰😘

  • @zuzuqalbisafiyafamily3831
    @zuzuqalbisafiyafamily3831 3 роки тому +12

    Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah tabarakallah oo Ramadan kan meel fiican igarsiiya insha Allah Ramadan Mubarak

  • @chelseafans8080
    @chelseafans8080 3 роки тому +12

    Wuu aarsaday hambalyo zhp qliH jack❤️👈 nin aan aarsan uurkii hoyadii ayuu ku jira boqortoyo Qurux kudhiigle inthe building in the house 🔥📍

  • @cumarkumaandoyare497
    @cumarkumaandoyare497 3 роки тому +15

    Nin weyn qurux ku dhiigle ku wataa All time dhabtii keep going

  • @shekeeyeofficial6483
    @shekeeyeofficial6483 3 роки тому +6

    Hhhhhhh waaad jagashateeeen Maria wey xanaaqdsy sory maria lkn wey isla ogsyeeen barnsmijkan sucaad iyo qurux kudhiigle waxatahy runtiiiii abaaayo qof aad uqabi fcn run ahaaaantiiii naxarisna leh dadkana jcl hore uso my washeen qly 🙏🙏🙏🥰🥰👍👍👍👍👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ayuupsports122
    @ayuupsports122 3 роки тому +9

    First comment iso mujiya walalaha qalbiga team qurux ku dhiigle

  • @hakimhallac3762
    @hakimhallac3762 3 роки тому +10

    Maria Gabar Maskax Leh Waliga Ha qaadan wx aan ku qalinmin wlshey ✌

  • @inamaamamaryanciise1431
    @inamaamamaryanciise1431 3 роки тому +8

    Team Aan marwalba Taageero 3Person Jeclhy inan idin lakulmo in sh allh Beat Team 🥰♥️

  • @saxarlasaxarla9314
    @saxarlasaxarla9314 3 роки тому +13

    Jack marish maxaa saas looga yeeshay 😪raali noqo marish iyo

  • @paatojustice2060
    @paatojustice2060 3 роки тому +28

    Miskiintan farxadda badan inaad murug ogu badashyo 🔥

  • @rashiidkyhajji219
    @rashiidkyhajji219 3 роки тому +6

    I am support from baydhabo qrx ku dhiigle go forward brother❤️

  • @shakir8703
    @shakir8703 3 роки тому +15

    The Queen 👸 of prank manta wa lafa gish tay in ay arsato inta rabto like 👍 sar

  • @waailmuumin5401
    @waailmuumin5401 3 роки тому +5

    Masha Allah
    Asxaab aan aad u taageero waad qalbi wanaag San tihiiin m, a.
    Allah ha idiiin xifdiyo

  • @shaafiabdi9195
    @shaafiabdi9195 3 роки тому +6

    Keep going waaxaa tihiin team iskuxiran ooo is ixtiraamao dhamaantii î love you so much🙏❤❤❤❤

  • @rahmamohamed3427
    @rahmamohamed3427 3 роки тому +19

    Suu my fav human🥰

  • @mohamedamiin5307
    @mohamedamiin5307 3 роки тому +7

    Waraa ani waan nacbanhy mario xanaqeeda waayo waa qof qalbi jilacsan illahey ha dhowree kadaaya dhibka

  • @yussufnoor1160
    @yussufnoor1160 3 роки тому +22

    The most important part was that last conversation between you guys lkin wad qarisen maxa sida uyeshen talow? I was honestly eagerly waiting for that last talk

  • @somaliamuqdisho492
    @somaliamuqdisho492 3 роки тому +13

    glam by suu la rabay nio😘😘yaa ila mid ah

  • @msszoya4410
    @msszoya4410 3 роки тому +38

    Dadku comontiga miyey dhex seexdaan😳Yaap😂😂😂😂

  • @maryanhassan338
    @maryanhassan338 3 роки тому +5

    Yarow qurux raalikama nihin xanaqa maarish hadaan nahy team maarish xanaaqa maarish wuuna dhibaa plz gabadha kaleexo

  • @mariammohammed489
    @mariammohammed489 3 роки тому +8

    inta sugaysa maariish aarsigeeda like

  • @moh_tube9170
    @moh_tube9170 3 роки тому +36

    Team waa yaab liketa ha ila dhaafin 👍

  • @mohamedmadkoos3412
    @mohamedmadkoos3412 3 роки тому +9

    jacaylka maarish$qurux ku dhiigle ha waaro❤❤

  • @sacdiyocali9733
    @sacdiyocali9733 3 роки тому +5

    Tageernimada maahan inoo qofka kasareyo markii ladhahay sucaad xirka haku fiiriso hhhhhh team wayaab keep going asxabta ❤❤❤🙏🙏

  • @amalxasan6385
    @amalxasan6385 3 роки тому +5

    Keep going legend nabsi aaway san maxa kawadiin waa nacsi siisen bee nagadaya sidan

  • @abdazawfarah5893
    @abdazawfarah5893 3 роки тому +8

    Masha Allah Qurux Ku dhiigle ❤️

  • @gaaradoyusuf9319
    @gaaradoyusuf9319 3 роки тому +3

    Masha alah wax tihin farxdena aduun iyo aqaro guleysta my queens and bro suuu

  • @zakariyeaqiyaar2676
    @zakariyeaqiyaar2676 3 роки тому +5

    Wallaahi 3 diina waan idinku heestaa markaa jaalanji sameyneysid qosol iguma harin caawa

  • @Halkaynoomaraysay
    @Halkaynoomaraysay 3 роки тому +6

    Team waa Yaab dhag idinku ahey. Horey u socda 😍🙏🙏

  • @rasha5309
    @rasha5309 3 роки тому +2

    Qurux kudegle,Maria& Glam bay sau keep going guyz tagara weyn neahay 💪

  • @maxamedsaleban9843
    @maxamedsaleban9843 3 роки тому +11

    Jackow marish Wad Ka adagte sucaad iska celi 😂😂😍

  • @queensimran9197
    @queensimran9197 3 роки тому +4

    I,m the first alx🤲 king or queen,s aan ku xeranahay allaha idiin sharfa midda kle marish laga gishtay ciil kii suu loo qabay laguugu furay sorry princess 🙏🙏🙏🙏 anoo qurux ku dhiigle ka socda rali ahaw cml 😂✌

  • @abdifatahmohamed453
    @abdifatahmohamed453 3 роки тому +5

    Maria $ qurux kudhiiigle dad isku soobaxaa waaye
    They have feeling😍

  • @xaqiiqomedia8137
    @xaqiiqomedia8137 3 роки тому +8

    *walal dadka xumanta faafiyo waad booqataan aniga wanaaga ayaan faafiyaa alalh dartiisa igu soo booqo waa bil ramadaan Allah dartiisa🙏🙏🙏*

  • @wahiibcade1043
    @wahiibcade1043 3 роки тому +12

    mar walba waan ku daawada
    wiil reer burco ayaan ahayd
    waxaan kaa codsanaya
    music udenbeeye mar walba video
    kusoo qaadated
    the family empire bom bom

  • @faysalxasan7168
    @faysalxasan7168 3 роки тому +11

    Qurux kudhiigle legend aan aad utagero keeps

  • @haawomohamed8411
    @haawomohamed8411 3 роки тому +5

    Marish waa gabar iska qalbi wanagsan kadaya prank qurux kudhiigle ❣🌱🌹

  • @rahmaabdi6217
    @rahmaabdi6217 3 роки тому +5

    M.a qurux ku dhigle ana uku horeyo cwa team waa yaab wan idin jeclhay ❤❤😀

  • @user-ty5ok7rv9q
    @user-ty5ok7rv9q 3 роки тому +4

    Lp aan taageero hala iiqiro first comanti inaa ah qurxoo

  • @PESBBCHB
    @PESBBCHB 3 роки тому +11

    Qrux su u fiirinyo mario indho jcl ku firiyy😍

  • @abdullahiomar211
    @abdullahiomar211 3 роки тому +3

    Afur kadip sadexda qofoo qosolka usodonta tihin waan idin wata wlh 🥰

  • @cilmiciise8390
    @cilmiciise8390 3 роки тому +8

    Ramadan mubarak all Muslims ☪️

  • @ashomohamed1522
    @ashomohamed1522 3 роки тому +45

    From Canada 🇨🇦 Respect ✊

  • @faadumiina8169
    @faadumiina8169 3 роки тому +5

    200k coming soon brother keep going

  • @nazmoh621
    @nazmoh621 3 роки тому +2

    Marishey wa qurxonthy Allaha kudaysto lknze isaso adkee abayo jaceylkaan kabatay qarso ee latartam calamkaa wish uh good luck

  • @ahmedqanimuqdishaawi9991
    @ahmedqanimuqdishaawi9991 3 роки тому

    Great group waa yaab RAMADAAN MUBARAK

  • @adeerka_5
    @adeerka_5 3 роки тому +3

    War Qurux ku dhiiglow Hadaad Coment gayga aragto Labadaan Qof mid isku cimaamad wllaHa Labaduba makala Dhacaane🥰💪

  • @abdiazizahmed8221
    @abdiazizahmed8221 3 роки тому +30

    Inta ila aragtay in videoga dhan based on true story yahay farta taagta😅

  • @mustafmahamud2050
    @mustafmahamud2050 3 роки тому +2

    Team aan tageero guuleysta Walalh qalbiga wanaagsan iyo akhalaqad leha 💯💯💯🙏

  • @alustadabubakar8969
    @alustadabubakar8969 3 роки тому +2

    Qurux nin and jeclaxay wayeeee marish iam sw sorry walahi waan kaaa naxay Maria bcz she felt emotionally when qurux ku dhikle left behind the scene 😢 💔 💯💝 I love all my big team keep going Qusuul iyo qaraxo

  • @abdullahi1114
    @abdullahi1114 3 роки тому +8

    Legend brother 🔥✌

  • @queensafa3852
    @queensafa3852 3 роки тому +10

    Inta ilajecel prank like dhac dhac kusii✌

  • @phaizahassan8569
    @phaizahassan8569 3 роки тому +1

    Ma shaa Allah walahi qurux kudhiigle iyo sucaadey waa idin ka helaa kaftan kiin

  • @hamdiismail5295
    @hamdiismail5295 3 роки тому +8

    Waligey kamasobixin komandi laginse wan idila socda margasdaba riwayadina ad uxiseya iyo qurux kudigle marku barakiga sameynayo qurux kudigle sucad iyo marish horay. Usocda

  • @hooyomacaan7005
    @hooyomacaan7005 3 роки тому +7

    Mashaallah one love ❤

  • @ayaan8621
    @ayaan8621 3 роки тому +5

    Maariish nooga leexda qurux ku dhiile iyo sucaad

  • @ibraahimbeejer240
    @ibraahimbeejer240 2 роки тому +1

    Legand keep going bro qurux kudhiigle maarish waad isku nuuresan allaah calaf nesku kiin daro wll qaali

  • @cumarcabdiqaadir9955
    @cumarcabdiqaadir9955 3 роки тому +7

    Inta Prankiganka hesho una so cararto like ii saara ✌😍

  • @iqrocabdullahi9525
    @iqrocabdullahi9525 3 роки тому +10

    qofki uhoreyey ahy love igu soda

  • @faizaabdimuse1017
    @faizaabdimuse1017 3 роки тому +2

    Waku wataaa jeck ama qurux ku dhiigle adbaan ujeclahy kaftankada shekadada iyo wali jafowgada. Lkn aniga hai jafin leee tageero number one. Nairobi an donayaaa inaan imaado wan jeclaan lahaa inaan ku arko lkn camera ika barty hda mel mareysid wakuso qawanaaa sax......hory usoco wllka

  • @aishachannel9240
    @aishachannel9240 3 роки тому

    Qurux ku dhiigle legend weyn waa ku wataa xaraabo iyo qosol soconeysaa tahay qurux kuma yaraa iyo styleba

  • @Short_factz
    @Short_factz 3 роки тому +8

    Mesha udanbeeso waa Qiiroonay wabaa😢😂🙈

  • @landaali6296
    @landaali6296 3 роки тому +17

    Jack waan ku jeclahay wlhi please Reply isoo gal❤️

  • @cabdinaasiribraahim9648
    @cabdinaasiribraahim9648 3 роки тому

    Video ga inta ugu dambeyso emotional 😢 keep going well yaal malin uuu garbahiina waan kasoo muuqan dona

  • @abassrastaman9992
    @abassrastaman9992 3 роки тому +20

    Amazing pranks And keep going jack Irish

  • @salaxkhalidofficial3548
    @salaxkhalidofficial3548 3 роки тому +18

    The one and only legend 🤣⚡✌

  • @mohameddiinsoori8078
    @mohameddiinsoori8078 3 роки тому +13

    Eye contact of jack is really great he looking both of them at the same time 3 second rule