Ethiopia jabhuriyadii Somaliland intay qawisay oo dunida ku ceebaysay bay meel banaan uga dhaqaqday

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 жов 2024
  • Ethiopia intay qawisay oo dunida ku ceebaysay Somaliland bay meel banaan uga dhaqaqday

КОМЕНТАРІ • 25

  • @AliMadina-o6o
    @AliMadina-o6o 3 місяці тому +1

    Viva somalia down oromo iyo muso orom tuuk IYO team kisa from zeila

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 3 місяці тому +1

    Welkom 🤗 Nuur iyo Jaamac Galad

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 3 місяці тому

    Kkkkkkkk Jaamac Galad Geesi halgama ah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 3 місяці тому +1

    Jaamac Karkariy arintaa

  • @farahdeck
    @farahdeck 3 місяці тому +1

    Hhhhh ''barbacane itoobia gaajo aya ka jirta'' iyo ''bari la saxiixaya'' by jamais galld and Nuur

  • @MohamedSaid-l6v
    @MohamedSaid-l6v 3 місяці тому

    😂😂😂😂😂 wa ku macdahay amxaro family

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 3 місяці тому

    Maleeshiyada argagixisada SNM ee Soomaalidiidka ah ma awal bay dharqaben Jaamac Galadow

  • @IsmailhaniyaHalane
    @IsmailhaniyaHalane 3 місяці тому

    Inow meesha ku garaacey aheed fiqi jaanis ayaa dhaafay

  • @farahdeck
    @farahdeck 3 місяці тому

    Aniga iyo Muuse bixi dareenkeena aya la illalinya hhhhhhhh

  • @farhaanss1114
    @farhaanss1114 3 місяці тому

    Geesi jaamac galad run sheeg maanshallah

  • @superfun1819
    @superfun1819 3 місяці тому

    😅😅😅 isaaq siyaasadda xumo heesa😂

  • @osmanarrale6467
    @osmanarrale6467 3 місяці тому

    DHL SOMALILAND EMPASSY JAMAC GALLED FUNNY AA TAHAY WALAAHI KKKKKKKKKK

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 3 місяці тому

    Qosolgariirku dawo ma leh, biyo cab. 😅

  • @youtubeqadaafedegane6651
    @youtubeqadaafedegane6651 3 місяці тому

    Jamac anagu waanu xanuujin doonaa walahay somaliland manowdoonto sida somalia calacal waad arki doontaa)dhamaan ithopianka ayaan musaafurinaynaa qaadkoodana waa joojinaynaa :kuma dhacdo ithopia inyar ficil xun nooma geeysan karto

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 3 місяці тому

    Beeni raad maleh ogow 😂😂😂😂

  • @IsmailhaniyaHalane
    @IsmailhaniyaHalane 3 місяці тому

    Oromo soo luntay ayaa meesha jira

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 3 місяці тому

    SNM waxay raadinayaan lacag bad iyo beri waa iibsanayaan hadii ay awoodaan waa dad dugaag aan damiir lahayn

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 3 місяці тому

    Hada waxa ay yiraahdaan kilkika shanaad Ethiopia ayaa nagu dareysa!!

  • @IsmailhaniyaHalane
    @IsmailhaniyaHalane 3 місяці тому

    Bajaa bajaa bajaa gadhaaa gadhaa gadhaa afsomali mow noqon

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 3 місяці тому

    Jaamac waa runtii S NM oo dhan baa rumeysan Bari la sexeexya!

  • @saidmohamed464
    @saidmohamed464 3 місяці тому

    Wadahalkii somaliland iyo somalia ee ka dhacay jabuoti 2023 ,waxay soo wadasaareen somaliland iyo somalia in wadahadalka la siiwadi doono,maxaa ka danbeeyey,tana waa tii oo kale,ehiopia somaliland way aqoonsaneysaa inta aan la gaadhin 2.9. 2024.waa siyaasad diblumaasiyad,Somalian jabindoonta wadahadaka,

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 3 місяці тому

    waxabad uu, aaragtan wax waanagsan Somali baadedah oh Ethiopian loh saxixayo aamah muse habexiyo amah dhiiqo haabixiyo oh iskuh miid Ethiopiia mel naagah soogalimeyso wax dakad layiiradana kaa dhisan maayso haaday canshurbixin oh waxkalah sodaagih loomah diidanah iintas waaxkah duuwan Ethiopia oh daalkayagah naaguhaysata wax laagala hadlo waa ayan daaro

  • @AliMadina-o6o
    @AliMadina-o6o 3 місяці тому

    Viva somalia down oromo iyo muso orom tuuk IYO team kisa from zeila