*FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-* 1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ? 2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ? 3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato 4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ? 5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto Iyada oo aan cidna ku xakaminin? 6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ? 7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ? 8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ? *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* : 1. AQOON AMA SHAHAADO 2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY 3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252610872024
baaquli boy inta ku heysata 🖐️🖐️😂😂😂😂😂😭
Baquli Boy Inta Ku Haysata Love Saara👍👍
Funny 😄😂 tahay Wan ku xiisan adag shaadiyo sharaf Welcome back 🔥
Magaca Alle Hadaad AragTo Adigon Love Sarin Hadhafin ❤
💕💞💞
The best comedian female in our country shaadiyo sharaf 🙏🙏🙏🥰🥰🙏🙏
Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan❤❤
Team idiriska ismuujiya shaadiyo idiriska nooso celi meeshaan asigaan ku jooganaa 🙏♻️♻️♻️♻️♻️🤣
Uffff idiriska fara dhuuq imanko ebar ka yhy kaligis wax isla rabo
@@amiirakhaadiamiira8046 idiriska iitaabo hakaa amaan helo reer baadiyaa tehee wixii kaftan eh iyo wixii runaa soo bato
@@shshariif3931 walalka waye miya rerebku ku kena sas i dheh noh
Qofkii oogu horeeyey like saara fadlan😂😂
Team baaquli boy ninka maanta somali runta ushegey🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏💖
Wllhi pllhi tallhi Saake Saan u Qoslay Waa fuuray ilahey amarkiis shaadiyo io baaba Jey waa Qosal miiran inta Kahesho like isaar
Alla shadiyaa qosol hadaa u dhinto magteyda adaa lagaa rabaa 😭
Se you again kulahaa 🤣🤣🤣🤣
Subscribe isar please sis
Iderisaka walashis way shaadiyo waa ceshatay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣❤️❤️❤️❤️
shaadiya big fan wlshei mcn inta ila tagerto❤️☝️
Baaquli Baaba Jeey Baara idiriska Iyo shaadiyo sharaf What A Team 🤣✊
Shaadiyo waa gabar sharaf badan yaa igu raacsan
Qosal dartii waan ilmeynayaa 😭😂😂
Please subscribe isar
Wlhi team shaadiyo waaidinsalaamay asxabta qaraaxada iyo madadaalada waa qosolkii oodada madaxaa iisarantihiin baba kabtanka shadiyo baaquli iyo idirska hormar wacan
Hhhhhhhh wlhi qosol iiguma harin waan idin wataaa wlhi shadiyo hadiiba aaan arko waapa iska qoslaaa Wan ku wataaa fanaanadena aan taageero
Shaadiyocoming soon 700k🎊💋🦋
MashaAllah abayo kusaliya nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw
Best referee in the world baaquli boy 🐐👋❤️
Keeps goings my sisters and brothers shadiya sharaf and captan baraah and baquli boy and babajey another's levels this is challenges hard work 😋👍💪💪😎😍
Shaadiyo meelay imaaatay waala waaalaa wlhi saan u qoslaaayay waan daalay ilaahay amarkiis ku jeclahay
Shaadiyo iyo baaquli inta ku heysato😂😂
see you again😂😂😂 kulaha aar shadiyo dhib badan . adiilee cuntada keeney adilee hadana baac kuridaneee 😂😂🙏🙏 istaqfurulaah
Wlh qolka kaligey kujire Abe iyo rerka bananka fadiyen mawalate lidahoya sidhan uqoslaye Kali wlh funny manaqaci iyo babajey oo wadha kulmen m.a
Shaadiyo tani ciyaar maaha bejiyo laisku gumesaaa intii sohartana adqadanehaa haiso marina 😂😂😂😂😂
Idiriska one chance one goal kaga dhigy markiipa 🤣🤣🤣
Studio gaas quruxda badaN shaadiyo lee ka maqnayd finally way timaady🖤
Wllo subscribe isar
😂😂😂😂 shadiyo wada nagu furtay hda kadib qabta kugu dhactay lewaye 😂😂😂😂😂😂
Weijigaa iga tir kulaaal dhalaal laami miyaa 😂😂😂😂😂 Emotional Damage 🤕👌😂 K.Bara kulahaa haye caraboo 😂😂😂😂
😁😁😁
War shaadiyo waa mucjiso qosol dartiis dhuunta xabeeb iga gashay baaquli boy wuu na waalay habeenkasta afatiina sidaan soo sameeya
*FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
*WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
1. AQOON AMA SHAHAADO
2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252610872024
Shaadiyo wallhi aad ayaan u,taageeraa meel aad joogto wallhi 5 saacadood haduu yahay fiidiyowga skin madhaafin laheen maxaa yeelay aad ayaan kuu taagewraa maxaayelay I Am respect my walashey 🙏💯🤗❤️💌🙏
Shaadiyo anoo cadhaysan baa soobooqda anoo faraxsanbaan kataga
Shaadiyo daawaday mana qoslin kaas xaga ilaahay lagahaystaa
First comment shaadiyo wll 1k waxyar iigadhiman share out iisamee wlll
Shaadiya anwar kii suriyaankii noo meheradaada wiilkaa wa qosol badanyhy
Sida noga qosliso noga farxso ilhy haka farxiyo marwalba shadiya lovely mcn❤❤❤❤
Wallahi Faniy Sh. Sharaf b. Jeey k. Baara B. Boy 😂😂😂😂😂😂😂😂👏👏👏❤️❤️
Shaadiyo sharaf walashey we need willo please because we miss her so much fadlan odsigeyga ii taxgelli
La fin et la meilleure walahi Machllh very Funny
Shadiya quruxey wa ku tageraaa horay usoco abayo ❤
Idirska walashiis Burki waba lanoqsaday😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
I mis you All kabdan baaraa baabajeey shaadiyo sharaff baaquliboy idriska iitaaboo
700k comming soon ilaa an 1m ka gaareyno howsha ha socoto shaashka❤️❤️
Qabtaa kugu dhacday kulahaa shaadiyo funny🤣🤣0.5 bee ben xitaa loguma cunikaro qoftaan faaabeso wn kuwataa😂
Shadiyo sharaf iyo babaje waa fanu waye Mashallah kkkkk💋😁😁😁
Shadiyo sharaf waxaa laguu dhahey been ma aha sister dar alle kuu jecylahay 🥰🥰🥰🥰baydhaba kaa soo salameyaa
Shaadiyo abayo game kaan maa igu cazuumtid oo aad isoo caan bixisid caanimo ayaan jeclahay mana heysto garab amaba qof iso caan bixiyo ma heysto
Kanaalkan wiji ma lahn kulahaa markii ugu horeysey aan dhameysto video 😂😂😂😂😂
Shaadiya byo booska dhexda ah ka bax gees ka dhiiso markaa si fcN u dhelee markaa🥰💯
Idriska marki ba mandazi ayu hadhay 😀 talent tugnima ayu leyahay
Caawa waaa fuurnay horay u socday 3b iyo shaadiyo
Shadiyo sharaf wankujclahay hapipty qali quruxeeeey 😘 guuleyso mcnyii 🔐♥️💋
YESS gameka qofki kaliya ka maqneyd hada timid. aniga marka murugeysanahy idin firsada aad u xarabad badantihin. Big fan all way from Denmark
Shaadiyo wiji mudul😂😂😂😂 waa iga qoslisay wlh Nairobi kasoo salamoyaa yareey mugoo 😂😂🙋♂️ idiriska walaashis waxaaga waa ceshatay bee see camal kkkkkkkkk
Shaadiyo waa fanny socdo wlhi waa ku adiyay ku cune kwrn waa kenay xate ma jirta welcome back sis🤣
Alla shaadiyo funny wlhi😂❤
Sakbad bac madow lagashanaayo🤣ar shaadiyo yaa naga qabsado😅full respect💯 keep going 💪
Wllo subscribe isar please
@@hudachanel2495 ok cdeywan ku saray
Fast comnt paround
Shaadiyo haddeysan dambi ahaan lahayn waan kuu sujuudi lahaa walahi i luv u soo much nolow walalo❤
lacnatulaahi maxaa saas ah
Qosol waa cafimadka barkisa😀😀😀😀
WAR ANAA GA.REER. DJIBOUTI 🇩🇯. AYAA.NAHAAY. MAGAALADA. XAMAR. AAN SOO BARAANEY. BAL.QARAXAA.NAGAA DAYAA
Kk idriska walahi funny weeye markii kobad uu yimadayba horuu wax kaqatay
Baquli waa albitaro cadi ahen runti. Shadiiyo mesha jogto waa funny
Cabtan baara wey ku aadisay aaaa 😂😂😂😂😂😂😂 wallhi si kal iyo laban uqoslay caaga sow lama istijineyninw
🤣🤣🤣😂 mahad sanidiin sida aad nooga farxisaan
Shaadiya wax hadaa keentay dadka udhaaf adi kuma jurtid 😅😅😅
🤣🤣🤣🤣naag wx kama baxan for example ah wye
Macaal taree lihii xitaa shadiyo ma ka ta geeyso 🤣🤣🤣🤣🤣🤣😭
Baaquli boy albiitaraha ugu fiican ma damacday qaado
Shaadiya pest commodian somali girl
I am so happy when together baara and baaba keep going sister ❤ Insha'Allah 700k
ku sali xabibkeena mohamed ( SCW )
Welcome back 🙏 ☺
Babajey iyo shashka iyo bara is helay manaqoslin😂😂😂😂
Hhh tiri kasoo laabo kulahaaa🤣🤣dadkii dhamaa wuuba ku baashalay man of the match albiitarahaa qaatay ciyaartan🤣
Shaadiyo baaquli boy legend diga game ka wye ha buusin
Shaadiya san ku jeclahy m.a guuleyso qosolka iga dhamaysay❤❤
Shadiiyo Masha Allah waa loo xisa. Qabta kugu dhacday ku kaha
Baquli poy le hada kadib albitarka dhiga wani tuga mesha wxba kasocdo😭😂😂😂
Keep going BBBDSH wad naga yab saten ababala😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂✌️
Best Alabiitaro Baaquli Boy 😂😂😂
Alla saan ufuuray lee shaadiyo caadi ma tihid 😂😂😂😂
Qaado waxaaga waa la isku fahmi waaye 😁😁😁
Qabtaa kugu dhacday aaa shadiyo walhi wa fani 😄😄😄😄
Baaba boqorka youtube keep going shadiyo funy waye🥰😍🥰🤩
Shaadiya ciyaarta waaku gu gaAden saxanka kugu aadan. Gacanta waa inaa fidisaaa dhaxdeey ku gashteeeen Bari geeka🎉🎉🎉 mar😂😂😂😂❤
Best alpiitare baaquli boy😂😂😂
Walaahi caawa qosol shaadiya iyo baaquli funny weeye sidaa ufaracsanada wlloyaal
Golaha baarlamaanta buunfo iskudagaalow kadhacay kulahaa baaba jeey🤣🤣
Shadiyo qurxeey wan ku xiisay 🥰❤️🌹
Baaquli boy albitare ah mana qoslin Ben dheh kk
Masha Allah 👌👍🤣🤩😍👏💟👑😚
Shadiya is something else' kulaha qabta kugudhacdey🤣🤣🤣🤣
Baaquli boy fifa baahi badan kk
Allah berka 😂qosol igumaharin 😂😂😂
Sacdiyo sharfo ilaa ow video ka dhamanay wan qoslayay keep going wll
wllhi shadiyo markaa muqaladada firsanayo waa iska quslaa wllhi
Dadka kheeyr ka jecel haiso booqdaan subscribe like share haisaaraan
Ku jecliya walshey shadiyo caaday misss u kkkkkk💖👍👍💖💖