Maalmihii Nolosheena Qaladaadka oo qosol badan Part 2

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лют 2025
  • Maalmihii Nolosheena Qaladaadka oo qosol badan Part 2

КОМЕНТАРІ • 168

  • @XogmaalSo
    @XogmaalSo  5 років тому +2

    Subscribe Saaxiibayaal oo kala soco wararka caalamka
    ua-cam.com/channels/5nzQ1yaaOvcc1X7edmkYCg.htmlvideos

    • @carterandy7202
      @carterandy7202 3 роки тому

      I know Im kind of off topic but does anyone know of a good website to watch new tv shows online?

    • @bjornmartin6480
      @bjornmartin6480 3 роки тому

      @Carter Andy Try FlixZone. Just search on google for it =)

    • @ernestnikolai8415
      @ernestnikolai8415 3 роки тому

      @Bjorn Martin yea, been using Flixzone for months myself :D

    • @carterandy7202
      @carterandy7202 3 роки тому

      @Bjorn Martin thanks, I signed up and it seems like they got a lot of movies there :D I really appreciate it!

    • @bjornmartin6480
      @bjornmartin6480 3 роки тому

      @Carter Andy Glad I could help =)

  • @casarshow4366
    @casarshow4366 5 років тому +43

    Ilahay ka baq iyo kuna sali xabiibkiineee wacnaaa nabi maxamed scw

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed86 5 років тому +35

    Plz warka naga reeba odayda meesha fadhiyo yaanan nagala dhaxgalin sheekada yaa igu raacsan 👈🙏🙏☝☝

  • @omarsharlot6312
    @omarsharlot6312 5 років тому +1

    Odeyaasha ineey naga qaleeyaan inta igu raacsan like ugu xada nooh

  • @roodoroodo2044
    @roodoroodo2044 5 років тому +30

    Nimco jookar aad baan kuu jeclahy huno mcn Wlhi aad baad iga qoslisay nimco inta tageerto plz like

  • @adnanewton4713
    @adnanewton4713 5 років тому +7

    Yasin ducale waa horyaalka qosolka!!
    🤣🤣🤣🤣🤣💯

  • @siciidsalax722
    @siciidsalax722 5 років тому

    Waa siciid solar oo jooga germany soo badiya barmaamujka nimco waa gabar talent ah runtii dar allah u jeclahay dumashiday nooloow

  • @htupe3418
    @htupe3418 5 років тому +2

    ninkan qosalkisa inta aragtay inuu khiyaali yahay lugta igu qabo like ta😂😂😂😂😂😂

  • @ayanahassan2432
    @ayanahassan2432 5 років тому +9

    Ilah ma taqanin odayaashan nga daysaaa inagoo qosol mel fican noo marayo ee naga qasayaan een inagu waan ognhy qaladka iyo wax walbo wan ogneheee yaa rasulullah naga daaya odayaashan😭😭😭😭

    • @anisohuruuf5452
      @anisohuruuf5452 5 років тому

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣horta ma ila argtay balo idintagty dheh

    • @ayanahassan2432
      @ayanahassan2432 5 років тому

      @@anisohuruuf5452 hhhh haa

  • @shugrisharaf4786
    @shugrisharaf4786 5 років тому +39

    😂😂😂😂😂Inta qosolka ninka koofiyada wata ku qosashay like dhac dhac dhac kusiii😂😂😂😂😂

    • @thomharrison4389
      @thomharrison4389 5 років тому

      Hhhhhhh kuufiyada yaasiin amba waa iga qoslise hhhh

  • @ramla7302
    @ramla7302 5 років тому +20

    khaladaadka kaligiis hanaloo soo daayo labadaan nin hanagala bixiyo

  • @iqrakamilabdi2662
    @iqrakamilabdi2662 5 років тому

    Maansha allh noo soo badiya waan ku haysannaa

  • @adoontiiilaahey744
    @adoontiiilaahey744 5 років тому

    Naciimo jokar iyo naasir wlhi waa soo funny hhhhhhh horay usocda

  • @Samiraomarlifestyle
    @Samiraomarlifestyle 5 років тому +20

    War qof yahoow madaxa gugu ban leh 😂 😂 🤣 qosolka aduunka naima caadi matihid

  • @hawamohamed9980
    @hawamohamed9980 5 років тому +40

    qaladadka kaliya noo soo gudbiyo tabinta kadaaaya

  • @uksoma927
    @uksoma927 5 років тому +4

    Most funny people Somali 🤣🤣🤣🤣mashallah

  • @cabdallaboss6332
    @cabdallaboss6332 5 років тому

    hadii ad odayashaan dhibsaty oo ay ku qaseen hit like

  • @umudeeqa399
    @umudeeqa399 5 років тому +6

    Waaaw caadi mahan waa funny keep going❤💘❤💘❤💘

  • @waashaaash5235
    @waashaaash5235 5 років тому

    haa noo soo badiya maalmahana noo badiya pzz

  • @ayaanahmed4307
    @ayaanahmed4307 5 років тому

    Nimco jokor Habaryare wlhi fuuny tahay ilaahay ah ku xafido 😍

  • @abdiazizmohamed8068
    @abdiazizmohamed8068 5 років тому

    yasiinow naciimo naga gaarsii iney barnaamijyadeeda aan kuxiranahay 22 xalqadoodna aan siwanaagsan ula soco nay ee filmka abt liibaaan waslada halagu soo daro waa iga codsi 100\100

  • @qalanjoqiimabadan9219
    @qalanjoqiimabadan9219 5 років тому +8

    Fadlan qaladaadka kaliya soo daaya naga daaya waxan sidi barnaminka cml ah waxba hano falanqeynina anaga fahmeyne fasiraad uma bahnine.

  • @hadiilchocola
    @hadiilchocola 5 років тому +2

    Kuwana ma intaaas bay ka dhigteen barnaaamij in ay ka daba bariiseeyaaan qaladaaadka flimka plz ragan waa wayn e qaladaadka reaction ka ka bixinaaaaya plz naga daaya only khaladaadka flimka oyna wxba ku dhex jirin no soo daaya kolayba idinka intiina wn is dhaafinaaaye

  • @hodabila4931
    @hodabila4931 5 років тому +12

    Wllo qaladaadka kadaya barnamij ahantan cadi usodaaya xiiso yelan mayso hdikle

  • @muhaladanaden4410
    @muhaladanaden4410 5 років тому

    masha allah waa ruwayda qurxoon
    waligay maan arkin tanoo kale waxan isnka dal banynaa inaad kordhisaan

  • @ahmedkismayodabshid1478
    @ahmedkismayodabshid1478 5 років тому +2

    Nimankan waa weyn ee waxan kumashqulsan may iska cibadaystan oo ilahay xagiisa ujeedsadan

  • @saajidocabdirahmaan2551
    @saajidocabdirahmaan2551 5 років тому +7

    Asc
    WayFiicnad
    Markuu
    LiiBaan
    daadihinayey
    Ee
    HaLagu
    SooceLiyo
    WasLada

  • @idilyareey9910
    @idilyareey9910 5 років тому

    Qaladaadka ka dhex baxa idinka ha sharixina waa fahmeynaa ileen rubaayadaa horay u daawanee

  • @khalidolad4643
    @khalidolad4643 5 років тому

    Ina adeer zidaa u sii wada keep going waa wax wcn ee wadaa

  • @abshiroomaar5541
    @abshiroomaar5541 5 років тому

    Wan ka hely plz so badiya tnx

  • @goobemohamoud1806
    @goobemohamoud1806 5 років тому +1

    Talo ahaan waxan idin odhan laha tabinta ka daaya kaliya kuso qora qaladadka riwayadii maalmahii nolosheena iyo qaybta

  • @farhiadaud5192
    @farhiadaud5192 5 років тому +1

    Odeygan feraha kuusan ad mooda duq xar yahay wa naga qabto 😂😂 qaladadka kaliya noso daayo wllo

  • @hibomohamoud4116
    @hibomohamoud4116 5 років тому +1

    Qaladaadaka filimka halagadaayo barnaamijka iyo odayaasha iska qos qoslaya xogmaal media isoo kaliya noo soo galiya

  • @nasteexoibraahim5729
    @nasteexoibraahim5729 5 років тому +1

    Kkkkkk😀😁 Aadbaa u mahasantihiin lkn qaladaadka soo daaya Tabinta ka daaya

  • @abdirazak.a8336
    @abdirazak.a8336 5 років тому +2

    riwayda malaha noloshena waa gatmaty shanta somli hadad ila fikirthy like isaar

  • @iwarsame946
    @iwarsame946 5 років тому

    It's wonderful we need more inshallah.

  • @sagalsagal852
    @sagalsagal852 5 років тому +1

    Wan kahelney waa comedy aad u fican so badsha ka dhiiga malinwalba mahadsnidin xomaal Media

  • @hawahawa1074
    @hawahawa1074 5 років тому

    Oda yashaan ku dhax jiro sharaxaa dartood ayaan ku dawa la ahay wr noga dhax baxa ha no sharixineee anu qaladad ka ayaan ka jeclahy riwa yada dhan qaladad ka ayaa iga muhiim san 🤣🤣

  • @farhiodaahir193
    @farhiodaahir193 5 років тому +11

    Waidin baryena labadan nin kadhaxbaxa mesha hish

  • @farxiyagure7381
    @farxiyagure7381 5 років тому

    NiMca jooKar so Funny wllHi😂😂🤣

  • @mariamaden5119
    @mariamaden5119 5 років тому +1

    war 2daan nin oo Abdi good u eg naga dhax saaara😭😢

  • @asmachanel5744
    @asmachanel5744 5 років тому

    Odayaashan bilaa camalka ah Maxaa dhex galiyay flimka khaladadkiisa 🤔🤔
    Waar camal qabsada Yaa idhaa

  • @Sabaxaaji
    @Sabaxaaji 5 років тому

    Qosol iga ma hadhin wllhi🤣🤣🤣

  • @HARGEISAH
    @HARGEISAH 5 років тому

    Yaasiin QOslaaye kkkkk nacamlaha Ali Haraare

  • @hoodofaisal6709
    @hoodofaisal6709 5 років тому +5

    Nimayaw naga joojiya ragan meeshi ba nahdi Bay ka qadane maga joojiya

  • @sharmakeabdikhalif4599
    @sharmakeabdikhalif4599 5 років тому +1

    Qaladaadka oo kalia soo galiya naga daaya qoladaan sheekeynaysa ee reer xaraare

  • @yasminasaed8291
    @yasminasaed8291 5 років тому +1

    Khaladaadka toos u soo daaya naga daaya sidaan odayaashan wixii dhan marax bey ka dhigeen

  • @abdukadirabuukar6926
    @abdukadirabuukar6926 5 років тому +1

    Falanqeenta kadaaya plz qaladadka le noso badiya

  • @ikramhassan6447
    @ikramhassan6447 5 років тому +7

    Labadaan oday aaba wixi dhan nahda ka dilay

  • @safiyaceynte9453
    @safiyaceynte9453 5 років тому

    wr odaYashaaN YeesaN nosogaliN dee waa maxaY dee weepa naqasaYn qalalaadka lee nosodaYaa galiYa lee Yaa igu raacsaN

  • @fadumofarah2031
    @fadumofarah2031 5 років тому

    Haso kala gurina plz aad ban uga helay kan ayana riwayad dhaba ah wayo waaa qosol keliya khaladadka ayanba ka jeclahay riwayada

  • @caishamaliindi4784
    @caishamaliindi4784 5 років тому

    Kkkkkkk waka helay so badiya

  • @shaymaalishabeel8646
    @shaymaalishabeel8646 5 років тому

    plz khaladaad kaliya noso duuba wixiibq madhax baad ka dhigteene

  • @ibrahimhadaame7286
    @ibrahimhadaame7286 5 років тому +1

    Odoyaashan caacda ah naga daaya oo khaladaadka oo kaliya noo soo gudbiya ama nagaba daaya dee bahashii madhax baad ka dhigteene !

  • @khalidkhatto
    @khalidkhatto 5 років тому

    Soo badiyaa wan kaa helanay

  • @isaknakeye6935
    @isaknakeye6935 5 років тому

    Labadaan ninoo xamaliyasha aad moodo yaayiri horta camerad soo horfariista hhhh

  • @sagalqosolwanaag5257
    @sagalqosolwanaag5257 5 років тому +6

    War ani filinka waxan ka jecelhay qaladadka

  • @thegalabs
    @thegalabs 5 років тому +1

    Waar waxan maalayacniga ah, hooyadiin qosolka foosha xun ka wasee ka dhex baxa filimka. Qaladaadka oo kaliya soo daaya niyow

  • @sahrahassan7144
    @sahrahassan7144 5 років тому +2

    Qaladaadka bes kufiicneed labadaan oday marax waye kadaayaa qaladaaadkaa

  • @Sumayoahmed027
    @Sumayoahmed027 5 років тому +3

    Noo siiwada malmihi noloshyna wlhi wan uxisny hadi lasi wadi Kro nimco jookR wn kujclnahy abyo

  • @ogqueen6723
    @ogqueen6723 5 років тому +1

    Nasir wuxu u imid xaskisaa ku tee😂 so anagaba ma aragno🤔 yqy lawadaan abo mesha ka kiciyaa🤨

    • @alishashatiifaden6069
      @alishashatiifaden6069 5 років тому

      Jhhhh waasaxanatahay indhooli maanahay afsomali lee noofasirooyaan labadan hhh

  • @caaqiloadam1070
    @caaqiloadam1070 5 років тому

    Abti liibaan away waba uxiisay mr waslad 😂😂

  • @farhiaahmed4691
    @farhiaahmed4691 5 років тому +1

    Nimca jokar waaba qosol miiran 😄😄😄 Noo soo badiya Qaladaadka

  • @xayaatmaxamud2893
    @xayaatmaxamud2893 5 років тому +1

    Falanqaynta marax waye naga daya plz wa wakhti dhumis

  • @nasiibbadanmohamed5291
    @nasiibbadanmohamed5291 5 років тому +1

    Odaygan qosolkisa Ku qoslaa xiix xiix hhhhh

  • @mohamedabdullahi1349
    @mohamedabdullahi1349 5 років тому

    War odayaashi waa xigmada beelen walhy ummadii ebar

  • @fardowsoyasin2731
    @fardowsoyasin2731 5 років тому +1

    ruwayadi malmihii noloshena noso badiya waba talnay saan usugenay

  • @Keyf88-8
    @Keyf88-8 5 років тому

    Odayaashan maxay ahaayeen yaa inaga leexiya qaladaadla aan toos udaawane 🙄

  • @farduzomar6855
    @farduzomar6855 5 років тому

    Asc Filmka bilawgii bu mcnaa marx bu noqdy so badla mawduca

  • @salmaanwalloore6524
    @salmaanwalloore6524 5 років тому +1

    Odaga xiiran wuu hurdaaa

  • @saidaali412
    @saidaali412 5 років тому

    Aad ayuu u qurux badan yahay u bixiya maalmihii sixideeda

  • @mohamedyuur9618
    @mohamedyuur9618 5 років тому

    Zxp qosolkaaga ba ku qoslaa

  • @sagalhildiid6078
    @sagalhildiid6078 5 років тому

    Ninkaan maxoow u qeyliyaa

  • @yjama4073
    @yjama4073 5 років тому +2

    Dhagabalaar iyo budladuul caadi maaha 🤣🤣🤣🤣

  • @abdimalekhasan6785
    @abdimalekhasan6785 5 років тому +4

    Qaladaadka okaliy noso daya odayashan yanaga qbto

  • @sumayohaji2821
    @sumayohaji2821 5 років тому

    Qaladaadka un soo daya tabınta ka dhaafa pls

  • @thomharrison4389
    @thomharrison4389 5 років тому

    inaa Cunta waaye kuyeh😂

  • @yjama4073
    @yjama4073 5 років тому +1

    Walahi caadi maaha nimco maxad sidas igu fiirine ku laha melaha kale mad diiriso hhhhh

  • @hodanabdullahi358
    @hodanabdullahi358 5 років тому +2

    shergeya lee naga waaleen kkkkk

  • @claahiwadani5632
    @claahiwadani5632 5 років тому +1

    dadkan waa weyn hdna waxn layabay xikmad la aanta ayn layaby

  • @gudoonfaraax4839
    @gudoonfaraax4839 5 років тому +1

    Filinku waa filin shidan lkn odayshan mesh ka dareeriya shift idinku mesh ka baxa😡

  • @baadaducaale6952
    @baadaducaale6952 5 років тому +1

    Bal nimakani waxay sheeko kadhigayaan day🤦🏽‍♀️🤦🏽‍♀️

  • @munahminneapolis1907
    @munahminneapolis1907 5 років тому +1

    ish lanadan oday bn u nacay🤣😂🤣marka dambe naga so reeba

  • @aadanqeys6619
    @aadanqeys6619 5 років тому

    Qosolka iska keenka ah layaabay

  • @umudeeqa399
    @umudeeqa399 5 років тому +4

    Kkkkkkkkkkkkkk

  • @mariama2473
    @mariama2473 5 років тому +1

    Odayaashan Ayaaba wax Ka daawan weenay😡😡😡😡😡😡

  • @kaltunhasan687
    @kaltunhasan687 5 років тому +1

    Wiilka nimco la matalaya waa miskiin

  • @بنتسلطان-ش2ض
    @بنتسلطان-ش2ض 2 роки тому

    shayaadiin

  • @cadaarcabdirisaq5326
    @cadaarcabdirisaq5326 5 років тому +1

    Nimco.jokar ina adertey illaah hakubarakeyo melwalbo ad jogtah adi iyo team kada waxn kudarsan laha ninka qalylida Dher hos haydhigo codkisa dher wad mahadsantahin dhamantin jokartenah cashaqa cimaraag Alleh hakudhereyo

  • @_Khaalid
    @_Khaalid 5 років тому

    Kkkkkk MAALMIHII KHALADKOODA KKK

  • @walalwlll6815
    @walalwlll6815 5 років тому

    Kan qoslayo qosolkisa ayaba qosol kaqawana 😅

  • @mariamaden5119
    @mariamaden5119 5 років тому

    Naima mala qaba miyaa 🤔🙄horta

  • @roodoqorox6938
    @roodoqorox6938 5 років тому

    Qalad kaba qosol badan khaladka noso badiya

  • @nasriinashaxshaxley1722
    @nasriinashaxshaxley1722 5 років тому +1

    uuuf odayashan dalan naga dhafa caadi uso daya

  • @farhiyamohamud9444
    @farhiyamohamud9444 5 років тому

    😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃

  • @252ahmat
    @252ahmat 5 років тому

    Ayaga kasi daba qaraabanena kulahaa nimankan mesha halaga saaro ine wax saxeen ismooda

  • @xaliimogeenyo1982
    @xaliimogeenyo1982 5 років тому

    Lacg lleey. Raadinaayan

  • @khadraabdirahman3193
    @khadraabdirahman3193 5 років тому

    Odayaashan filinka ka dhexbaxa madhaxbaa ka dhigteene

  • @willodirieh4288
    @willodirieh4288 5 років тому +1

    Udayshan wa wen ee bila camalka may tasbexdoda qabsada

  • @hasanyusuf5794
    @hasanyusuf5794 5 років тому

    Shaqo la aan by heeysaa