Mansh Allaah sheekh Abdillaahi faaruuq Allaah ha ku xifdiyo nin dhalinyaro ah waxaan ka helay qaabka aad u soo bandhigtay taariikhdii Al imaam maxamed ibnu cabdiwahaab iyo radintii beenabuuryadii suufiyada
Family fiican aya tihiin masha allaah tabarakal laah shalay aya waxa firsanayay gabar Somali ah iyo wiil Suriyaan ah is qaba sualaha jawabtoda Yess or No aye is kugu jawabayeeyn yaa labaden hor wax jecladay adigane sheikh badbaado 16 suaalo aya u so diyaarsatay wa ka baxsatay ilfis illahay ha i din xifdiyo iyo ilmihiina masha allaah dhamaantiin
Wan ku salaanay sheekh badbaado mashallah ilahay haydin barakeyo adiga iyo familkada wa runta sheekh Canada wa meesha ugu fiican reer galbeedka aniga ku nool mashallah cid islaamnimada iyo dhaqankada iyo noloshada ku faro galinaysa ma arag runtii Canadianka wa dad fiican runtii dagaalka iyo waxyabaha aduunka ka dhaca inay ka qeyb gasho way diida nin yarna madax bu ka yahay jecel dadka islaamka ino habalyeeya Ramadanka ciida masaajidyada taga mashallah waxan rajeynayaa inad iman doontan adiga iyo familkada wcw
sheekh Badbaado iyo ilfis family waani salaamay ilaahy wll cimrigiina ha raajiyo dad isku faraxsan ayaad tihiin barnaamijyadiina waan nigu xidhahay wax badan ayaan ka faaiday ilaahy ha ini barakeeyo
Masha allaah tabaarka raxmaan alle iisku haboona Lamanahan alle ha isukiin daayo farxad ku waara waan ku farxa lamaana soomaliyed oo iis jecal markaan arko
Si xikmad leh buu ugu jawaabay masha allah runti jecelkiina waan ka maseyra yacni dadka sida dhabta isku jecel waan jeclhy ilaahey ha u siyaadiyo baan dhahaa ane allaha isiiyo
Maasha Allah Family qurux badan Allah idin xafido. Waxaan ka helay sida quruxda badan ee Sheikh Badbaado oga jawaabtay dhamaan su’aalihii xaaskiisa maasha Allah.
Allow xaaasidkiibaa batee ooo waxba lays Kuma quudhayo wllhi noloshii bili aadanka ayaa lagu mashquulayaa waxa laleyahay noloshuu hebel haysto aday kugu soo baxaysay ayaa qofkan kaaga saara noloshuu alle ku siyey maal haday tahay ubad haday tahay cafimad haday tahay Kuma qudhayaan way kugu xasdayaane alllow lamanahan ka hay ishooda iyo ta jinba wllhi markasta oo wax soo duubanba waxaan dhaha maashaa Allah allow Isha ka qabo
Sheekh badbaado markan dawado vedio yada aad qoyska kaga hadlayso ama la duubayso waa dhaqankii nabi muxamed scw oo wan kugu farxa markad afarta dumara ee sunaha nabiga ah diidana aaad ban ku naca Markad ajanibta amanto aad ban kuu naca Dhaqanka wnagzan wad oo iska joji dadka ad cayayso sida kale oo dhan dhaqan kii nabi muxamed scw ayad ku tagan the Ilahay khayr haku siiiyo sheekh dhamantena ilahay khayr hayna siiyo
Ascww, Maasha allaah, caajiska allaha qaado, reer badbaado alfis iyo awlaadooda allaha barakeeyo Dhulkaan ka duçayñaye, samaawaadka allaha ka aqbalo. Aaaaaaammmmmmiiiiiiiiinnnnnnnnnnnnnnn.
Masha Allah foziyo cadey abayo illaaha kugu begay nin yaqaano qimaha dumarka leyihin owaalliba Ku qalbi furan habena anka dhixin,,masha Allah curadaada abahed wadka reysaty illahey haisku kiin xafido,ssheq badbado chennal wa qofka kaliya e youtobe lava jecelyahay,wa sheqi dhahay xaninyaaha maa han guursiga labo nag e wa raganimo
Youtbaakaada ayaa laga rabay aan ugu jecelahay shiikha in aan daawado shiikha rumaatik ma ahan anaga bes ayuu noo sheegaa bes sheekh jaceel kiba ayaad ka tahay
Masha Allah tabarakallah aniga waxan ah reer bad baado kano wan ah mar dhaw banbarata ilxun inma arakto inshaa Allah tabarakallah adiga iyo family dabo Allah ha inxifdiyo tabarakallah jazakallah khaiyr
inta ka heshay siday iskugu qurxonyihin sheikh badbado iyo xaaskisa like ta dhac iigu siya
Mansh Allaah sheekh Abdillaahi faaruuq Allaah ha ku xifdiyo nin dhalinyaro ah waxaan ka helay qaabka aad u soo bandhigtay taariikhdii Al imaam maxamed ibnu cabdiwahaab iyo radintii beenabuuryadii suufiyada
Masha allh dadkaan hala gaarsiiyi 50,000k waa dad tusaale u ah daganashaha qoysaska islamka masha allh♥️♥️♥️
Family fiican aya tihiin masha allaah tabarakal laah shalay aya waxa firsanayay gabar Somali ah iyo wiil Suriyaan ah is qaba sualaha jawabtoda Yess or No aye is kugu jawabayeeyn yaa labaden hor wax jecladay adigane sheikh badbaado 16 suaalo aya u so diyaarsatay wa ka baxsatay ilfis illahay ha i din xifdiyo iyo ilmihiina masha allaah dhamaantiin
Sheekh badbaado iyo xaaskiisa waa shidan yihiin nuur calaa nuur mashaa,allaah
Inta ila fahantay inay iflis uuur leedahay, like i saara
Allh ubarakeeeyo
Manshaaalh guuulysta
Wan ku salaanay sheekh badbaado mashallah ilahay haydin barakeyo adiga iyo familkada wa runta sheekh Canada wa meesha ugu fiican reer galbeedka aniga ku nool mashallah cid islaamnimada iyo dhaqankada iyo noloshada ku faro galinaysa ma arag runtii Canadianka wa dad fiican runtii dagaalka iyo waxyabaha aduunka ka dhaca inay ka qeyb gasho way diida nin yarna madax bu ka yahay jecel dadka islaamka ino habalyeeya Ramadanka ciida masaajidyada taga mashallah waxan rajeynayaa inad iman doontan adiga iyo familkada wcw
Msha Allah sheikh c/llahi faaruuq iyo marwadiisa tusaale fiican ayaad tihiin 👍🏾😊
Masha allaah Sheekha iyo marwadisa ilaheey haidin barakeeyo adinka iyo caruurtina
sheekh Badbaado iyo ilfis family waani salaamay ilaahy wll cimrigiina ha raajiyo dad isku faraxsan ayaad tihiin barnaamijyadiina waan nigu xidhahay wax badan ayaan ka faaiday ilaahy ha ini barakeeyo
Wllhi wadnkyga kasokoow waxaan aaad ujclhy mako iyo madiina iigu sooduceye inuu ilhy iifududeyo
Wadanada aduunka o dhan maka iyo madiinaan u jeclahay ilahay ha inoo wada fududeeyo allahuma amiin
Alaha kufudeeyo wall
Ilahay haku fududeyo
InshaAllah waad aadeysa walalo
@@muxibatulxabib7067 mansha alha
Masha allaah tabaarka raxmaan alle iisku haboona Lamanahan alle ha isukiin daayo farxad ku waara waan ku farxa lamaana soomaliyed oo iis jecal markaan arko
Wixii canada Joogaw Waa Idin salamay !!
Masha allaah ilaahey xa idin barakeeyo lamaane qurux badan isku waara ❤❤❤❤💖💖💖💖💖💖💖💖💖
Maashaal.kudayashad.mudantin.qoos.qurxoon.alle.haskukiin.barakeyo.wlladay
Masha Allah alaah wa isku kiin xulay wad isku so baxeysan aleylahe alaah haidin barakeyo awlad salixin ah alaah haidin siiyo bi idnilaah🤲 ❤❤
Si xikmad leh buu ugu jawaabay masha allah runti jecelkiina waan ka maseyra yacni dadka sida dhabta isku jecel waan jeclhy ilaahey ha u siyaadiyo baan dhahaa ane allaha isiiyo
Allah ku siyo qof ku jacal oo walibo xatdaf ku jacal kadibna aad ku faraxsan tahy
Maasha Allah Family qurux badan Allah idin xafido.
Waxaan ka helay sida quruxda badan ee Sheikh Badbaado oga jawaabtay dhamaan su’aalihii xaaskiisa maasha Allah.
Allow xaaasidkiibaa batee ooo waxba lays Kuma quudhayo wllhi noloshii bili aadanka ayaa lagu mashquulayaa waxa laleyahay noloshuu hebel haysto aday kugu soo baxaysay ayaa qofkan kaaga saara noloshuu alle ku siyey maal haday tahay ubad haday tahay cafimad haday tahay Kuma qudhayaan way kugu xasdayaane alllow lamanahan ka hay ishooda iyo ta jinba wllhi markasta oo wax soo duubanba waxaan dhaha maashaa Allah allow Isha ka qabo
Amiin walal qali
Sheekha marku xaajiyada ag joogo dhiblow waye jcylka amusan waye kulahaa😂😂😂😂
Asc maashaa Allah Allaha Swt. Ha idin ilsaliyo amiin
Masha Allah ilaahay ha isukin dayo
Maashalllah tabaarakalah ilaahay ha idin barakeeyo
Mansha allaah shekh badbaado iyo marwadiisa alleh ha idin barakeeyo aamiin
Sheikh badbado illahow mid sidada camal romantic u aah isii iso duce😁😁😁😁🙏
Weykan ilaha ika tuse
@@maxamedsaciid8616 ku awey😀😀
@@zeinababdullah7590 shekhnimo iyo romanticba igu imow kk
Maasha allaah ilaahay haydin xafido
Masha allah famliy qurux badan wad isku egtihiin
Maasha Allah aad bn ugu faraxsanhy wada jirkiina iyo qaabka uwedisy xaajigaaga anagana inaan idin ka faaidno bn rajenynaa
Sheekh badbaado markan dawado vedio yada aad qoyska kaga hadlayso ama la duubayso waa dhaqankii nabi muxamed scw oo wan kugu farxa markad afarta dumara ee sunaha nabiga ah diidana aaad ban ku naca
Markad ajanibta amanto aad ban kuu naca
Dhaqanka wnagzan wad oo iska joji dadka ad cayayso sida kale oo dhan dhaqan kii nabi muxamed scw ayad ku tagan the
Ilahay khayr haku siiiyo sheekh dhamantena ilahay khayr hayna siiyo
Ascww,
Maasha allaah, caajiska allaha qaado, reer badbaado alfis iyo awlaadooda allaha barakeeyo
Dhulkaan ka duçayñaye, samaawaadka allaha ka aqbalo.
Aaaaaaammmmmmiiiiiiiiinnnnnnnnnnnnnnn.
maashaa alah usro kudayashe leh alaha idin xiftiyo
Masha Aalh you are beautifull Aalh keepar your brothers
Mnsha allaah tabaraka allaah❤❤❤🌹🌹🥀
ماشاء لله تبارك الرحمن الله يحفطكم
Masha allah famille ilfis allah ni hafido balayow oo dhaan allah ni ka hiijaabo inchallah amin inika iyo owladinaba.
MashaAllah shekh badbado xaaskaga aad beey uqurux bdnthy Ilaah nacabka haidinkadhowro
Alaah ha idin xiftiyo maan shaa alaah qoys qurux badan
Waxaan jecllaan lahaa madiina nabawi scw 💎🕋❤️🌺🌴🌴😭🌺scw💎🌺😭❤️🕋
Waan Ugartay Hooyo Waandhimatay Ustad Faruuq Alle Hawraxmado
Keep going guys masha'allah
Maansha alaah Kanadaa ugu fiican
Maansha alaah Kanadaa ugu fiican
Mashaa Allh isaguwara il iyo caworiyo lada 💞💞💞💞👍👍👍
Mnsha alllh lamane nuuraya
Alxmdulllh ❤❤❤ lamane kudayasho mudan ❤🥰ifku waa ayaame kuwada noolada farxd 🥰🥰❤💞
Mash allah allaha idin barakeyo dad an ku dayado thiin 🥰
Mssha alaah abaayo jzklq thanks for sharing qaaliyeey
Ana wa kusalamay all the way from Toronto welcome to Canada.
Masha Allah famliy. Qurxon
💕💕💕💕
Masha Allah Allah Akbar ✌️✌️❤️👍👍👍🍀🩸🙏🏼🙏🏼👍❤️🇸🇴💯 great family Sheekh badbaado
Masha allaah shekh badbado iyo xaas kiisa alle ha idin barakeeyo family qurux badan
Masha Allah foziyo cadey abayo illaaha kugu begay nin yaqaano qimaha dumarka leyihin owaalliba Ku qalbi furan habena anka dhixin,,masha Allah curadaada abahed wadka reysaty illahey haisku kiin xafido,ssheq badbado chennal wa qofka kaliya e youtobe lava jecelyahay,wa sheqi dhahay xaninyaaha maa han guursiga labo nag e wa raganimo
masha allah xajiga iyo xajidisu allah swt ha in xafido
2 Su.aal meeqo sano isqabtaan labadiina
Wali caruur nool ma isku dhasheen waa ino muhiim ¿¿¿
Kusoo biir barashada cafimadka dabeyciga jzk Allah khairan thank you
Youtbaakaada ayaa laga rabay aan ugu jecelahay shiikha in aan daawado shiikha rumaatik ma ahan anaga bes ayuu noo sheegaa bes sheekh jaceel kiba ayaad ka tahay
Masha Allah tabarakallah aniga waxan ah reer bad baado kano wan ah mar dhaw banbarata ilxun inma arakto inshaa Allah tabarakallah adiga iyo family dabo Allah ha inxifdiyo tabarakallah jazakallah khaiyr
masha Allah masha Allah ya sheekh jacaylka amusan kkkkkkkkkkk waa wax qiimo leh waana idin salaamay walaalahay qaaliga ah salaan sharaf badan qiimo iyo qaayo ayaan idiin rajeynaya inshallah ❤❤❤❤❤💕💕💕💖❤❤❤❤
Mashaa Allah
Beautiful family ❤️🌹🌹🌹
Canada wn kugu so dhowayn shikh adi io familkaga inshalah
Masha allah alle haysku kiin doyo sheekh ❤❤❤💋💋❤❤❤❤
Jaceylka amusan jaceylka hadla u ka ficnyhy ku ye M. a keep going
Mashlh barakalah my family
Caajiska mid qeyr qaba alle hakadhigo aamin aamin
Uuur ayay leedahay,
Mnsha Allah
Ilxumi idima aragto
Hamigina oo khyr leh alle hydin rumeyo insha Allah
Asc,the most wonderful family couple , i
Masha Allah wan ka qaadney Shiikh iyo sister Fowzia. Viva Canada Shiikh.
Masha allh alah haidin xifdiyo
Shekh badbado hadaa hahay rerkanada
Waruntaa Canada xorid la jirto
Xataa gabdha dharkooda waywaynbay kushaqeeyaan cidi ma eegto
Beautiful family keep it up good work.
Masha allah lamaana quruxda badan allaha idin barakeeyo farxad ku noolaada
Masha allah Family qurux Badan allah idin xifdiya 😍😍😍🕋🇸🇴🖊🎓
Maasha allaah isku waara intay nololi jirto aakhirana jano aduunkana nimco
Manshallah tabarakallah allaha idin barakeeyo ❤️❤️❤️❤️
Machaa Allah lamaane ku dayasho mudan allow ka hay wax dhiba Sheekh badbaado ❤❤❤❤
Waan kaqadnay sheekh anagaa reer Canada ah
Manshallah 😍 sheikh badbado romantic waaye ilfis xaajigada 🤣👍
Hhhh
Masha allah wan kaqdanay wane kusodhawayn donaa insha allah
Alle ha idin barakeyo
Mnsha Allah sheikh badbaado Allah Allah xifdiyo insha wax barakaysan ayuu kahadla
Masha allaha. Sh. Badbaado no imoow Canada welcome
Mansha allah wllshay ilfis iyo sheik badbaado
masha allaah ilaahey ha idin xifdiyo wad nuureysaan
Mashaalah shiiq badbado hooyo yadaa majecli jaceelka 1 waxaaleh hooyo macaan
Laba su aal ayaan ku qancay inta kale eber waaye rumaatiki kiba wax maka taqaanid shiikhoow
Masha Allah family qurux badan ❤❤❤❤❤💖💖💖💖💖💖
MASHA Allah Allaahu mabarik ❤️
AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN ❤
Masha Allah, Kolay utuberku wuxuu noqday meel laga ganacsado , lkn xisaab kadanbaysa, kolay ani sidan ilama fiicna nin iyo naagtiis ay bulshada soohor fariistaan ,takale ninka sidaa yeelana waa nin dayuus ah oo bilaa hinaase ah, markaa allah kabaqda, aduunyo waa lahelaa lkn aakhiradiina Utudha
I love you sheikh badbado iyo marwadisa qalanjada💕best couple 🌹isku waro ubad kher wabo dala🤞
Very nice wa sax jacalka amuusan
Sheekha su aalo adag baad ku shuuday .imika miyaad alameetaysaa aaa 😂😂😂😂 masha allah keep going sister and brother
مشاء الله تبارك 💐
Waa maalinta ugu horeysy aan ku arkay m.a
Mashaa Allah allaha idin xafido shkh Badbdo iyo xajiyadiisa
Alah hayni xifdiyo Family isku frxsn frxadiinu ha jirto reer Abdale Faaruuq
Wcs maasha Allah tabaaraka Allah alloow idiin siyaadi caafi maad kiina
Soo dhawaada qays iyo laylo masha,allah
Waan islaha Canada 🇨🇦 inaad dhahaysid. Salan sare Sheikh
Mansha allaah alle haydin barakeyo akhiro iyo adunkaba family qurux badan hore usoco
Asc .maasha allah
Masha Allah Allah hadin barekeyo
Ma sha alaah ❤❤
Masha allah alle ha ini barakeyo jiro joga so duceeya 🤝❤❤❤🙏🙏🙏
Sheekh badbada dadka dhan ayaa kujecel qof kunaceeb majiiro aniga teemkada ahay noloow waliga