“ Faqiirkana waa la guursana, kii wax haystana waa la guursanaa, ......“ Sheekh Nasiiba Aadan Siiro.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 вер 2024
  • Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
    Kala Soco Gallaydh Media Barahan
    FB : / gallaydhmedia
    FB : / hassangallaydh
    TW : / hassangallaydh

КОМЕНТАРІ • 102

  • @user-wd8qo5qq2g
    @user-wd8qo5qq2g Місяць тому +30

    Intii sheeko nasiiba adan siiro tageersan ugu raaca sidan 👇
    Guul Iyo gobonimo

  • @OmarAhmed-nw6lr
    @OmarAhmed-nw6lr Місяць тому +12

    War Ragooow Nin aan waxba heysan oo Noloshiisu baba tahay muxuu siinayaa
    War way sax San tahay sheekhada
    Alle ha barakeeyo
    Qodadkaaad ka so baxden
    War waad Qayishaan war waad dhafartaan war ma shaqeysatan
    War hablaha waxa la siin karaa oo kaliya nin soo shaqeystay

    • @ahmedfarah5718
      @ahmedfarah5718 Місяць тому +3

      Waxaad u ektay qof naxariista illaahay ka quustay
      Illaahay sw asagaa hanitida bixiya siduu doonana asagaa wax u bixiya ciduu doonana asagaa siiya kii uu doonan asagaa eber ka dhiga ,waxaanse ku leeyahay weyne ku kalsoonow asagaa wax walba gacantiisa ku jiraane.

    • @hodandahir8111
      @hodandahir8111 Місяць тому +2

      Lakin ilahay ba risqa bixyah Kan waxa haystan so ma wye kar asgo reerki haysta ilahay waxa baxay

    • @GoudoneMohamed
      @GoudoneMohamed Місяць тому

      ​@@ahmedfarah5718ilhy ma cirku arsaqda kaso dadsha ilhybaba yidhi ibariyo hadh haysexan qofku wa inu shaqaysta walow xamal ha ahade mihimada wa shaqo ninkana runtu sheegay rag an diin layn oo qayila on shaqaysanba raba inay gabadh gursadan

    • @ahmedfarah5718
      @ahmedfarah5718 Місяць тому

      @GoudoneMohamed
      Asc waad ku mahadsan tahay aragtidaada.
      Ujeedadu ma aha gacmaha isa saaro oo irsaaqad ayaa cirka iiga soo dhacaysa taas meelna kuma taal.
      Illaahay sw waa fududeeye adiga waxaa lagaa rabaa in aad kasabkii la timaado, oo qofna qaninimada kuma dhalan ee waa loo hawl galaa. Taas waa sida quman oo qof walba aaminsan yahay. Ka waran haddii la yiraahdo gabadh aan ka dhalan reer ladan ama aan taajirad ahayn yaan la guursan maxaa soo baxayaad isleedahay?. Mase ogtahay meesha ama qofka calafka laguugu daray waxa uu yahay?

    • @inasayidabdule2251
      @inasayidabdule2251 Місяць тому

      @@ahmedfarah5718ALLAH AKBAR SWT ❤❤❤

  • @user-xp8im4gp4v
    @user-xp8im4gp4v Місяць тому +6

    Mahadsanid shekhad nuseyba
    Lkn
    Faqiirku waain uu dhowrasdaa intuu ilahy kahodminaayo.
    Rasuulka صلى الله عليه وسلم wuxuuyiri hebel waa sacluk haguursanin hebelna haguursanin dumarku tumaa koley anigu taladii Rasuul ka scwsalm uu saxaabiyadii siiyay baan qaadanaayaa❤
    salaama inta kale✋️

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 28 днів тому

      Nabigu taajir lacag meelkasta dhigay nin aan ahayn ha guursanina ma uusan oran beenta jooji, qof nolosha qoykiisa hadduu ku filan yahay waa lagu booriyay inuu guursado, hadda taajir meelkasta lacag u taal hala guursado baa la yiri ragga kunkii nin baa hal nin hantiile yahay halkaas nin 2kun oo naagood miyuu deeqaa, caqliga isticmaal sidii lo'dii haw fakarin. 😂😂😂😂😂

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 Місяць тому +2

    Mansha allaaah walalo qali ilaahy haku barkeeyo sheekhada nasiiba sheekh Aadam siiro ❤❤❤

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 Місяць тому +5

    Gabdhah ha guursadeen nin shaqeysta ee masuuliyad qaadi kara hadalka waa intaa.illahaa taajire ah ninmanka taajiriinta ah ma badano ee gabdhawo guurka ha ka daahina han la fududeeyo...laakiin ninku waa inuu ahaadaa nin masuuliyada qaadi karaa

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv Місяць тому +3

    Mansha allah. Diinta mar kasta ha la saraysiiyo si alle uu wadankeena u barakeeyo ❤

  • @aminaabdi5878
    @aminaabdi5878 Місяць тому +1

    Mansh Allah hablaha somaliyeed ankinu ahsareyo 🎉

  • @IbrahimJele
    @IbrahimJele Місяць тому +2

    Manshallah wa sidas
    Hablaha Ayaga qer utahay inta raaga lagarin

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Місяць тому +1

    Mashallah ❤️ gabadhan aabeheed u eeka mashallah

  • @iidxasan5453
    @iidxasan5453 Місяць тому +1

    Msha Allah geesiyad qaran

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 Місяць тому +9

    alale waa taas sheekhadii loo baahnaa , قال الله( إن يكونوا فقراء يغنهم الله من فضله )
    Ragoow aanu Xamaalano ilaahay aan uga baqno Masuuliyada Xaasaskeena , ilaahay ayaa ina arsaaqi doona-- Bosaso

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 Місяць тому

    Subxaanallaah.
    Sh. Nasiiba waa Ayaandarro adigoo og in Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa uu yidhi:-
    "واعتصموا بحبل الله جميعا ولا تفرقوا "
    In aad kudigrineyso kala qaybinta iyo kala dhantaalidda Midnimadda iyo Wadajirka Umadda Soomaaliyeed.

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 Місяць тому

    Culimadeena Allah ha xafido. Culumadu dadka kale la mid ma aha ilaahay halaga baqo oo yaan la daba gelin. Allah ha ina hanuuniyo 🤲🏾

  • @user-ou4xj6gj3e
    @user-ou4xj6gj3e Місяць тому +1

    Maasha Allah

  • @user-yq3ky4jn8c
    @user-yq3ky4jn8c Місяць тому +2

    Mash allh marawaba diituhasareyo

  • @SumayaShekh-ot6pk
    @SumayaShekh-ot6pk Місяць тому

    Ma rabno nin faqiir ah

  • @user-js6kf1uy7w
    @user-js6kf1uy7w Місяць тому +3

    Manshallah Alle ha ino xafido hablehena iyo madaxdeenaba

  • @aminaabdi5878
    @aminaabdi5878 Місяць тому +1

    Mansh Allah hablaha reer Somaliland hankinu ahsaro🎉

  • @HamdaJama-li5hn
    @HamdaJama-li5hn Місяць тому

    Mansha allah
    Diinteen sidafiican ee loogu dhaqmayo dadkayga madax iyo shiciba

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 Місяць тому +1

    Mnsha Allah
    Mnsha Allah

  • @HanadCabdilahi
    @HanadCabdilahi Місяць тому +3

    Manshaallah

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Місяць тому

    Masha Allah Walaal Ina Aadan Siiro

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Місяць тому

    All Dalkeena Iyo Dadkeenaba Haynooxafido Aamiin ♥️🤍💚🫶🏻

  • @CabdiIsmaail
    @CabdiIsmaail Місяць тому

    Masha Alle ciilmiga iyo qaligab alle kudyo ❤❤❤❤❤

  • @AbdiYare-ff7xw
    @AbdiYare-ff7xw Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤illahay hablaheeena ha xafido well done keep going we love u all ❤❤❤❤❤❤❤

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 Місяць тому

    Mansha Allah ❤

  • @HRU20209
    @HRU20209 Місяць тому

    قال الله تعالى (وتعاونوا على البر والتقوى ولاتعاونوا على الإثم والعدوان)
    Like share and comment
    Inaan xaqa is barbar taagno

  • @zuumiahmed146
    @zuumiahmed146 Місяць тому

    BURCO NOOGU IMAADA SHIIKH NASIIBA IYO KOOXDEEDA❤❤

  • @IbrahimMaxamuud-ip2jt
    @IbrahimMaxamuud-ip2jt Місяць тому

    Masha alaah❤❤❤❤❤

  • @yussufahmed7539
    @yussufahmed7539 Місяць тому +4

    إن يكونوا يغنهم الله من فضله

    • @user-wd8qo5qq2g
      @user-wd8qo5qq2g Місяць тому +2

      هل أنت صومالي؟ تتكلم عربي؟! يالك ذكي 👍😉😉

    • @fartuunfartuun8784
      @fartuunfartuun8784 Місяць тому +1

      اليش صومالين ما يتكلم عربي😊😊

    • @silsilatube7627
      @silsilatube7627 Місяць тому +1

      Walaad waxaad ka taktey aayada فقرا

    • @shaficicabdiguuleed
      @shaficicabdiguuleed Місяць тому +1

      الصوماليين أصلهم العربية لكنهم تركوا لغتهم 😂

    • @AbuubakarYuusuf-gm5em
      @AbuubakarYuusuf-gm5em Місяць тому

      وهل السودانيون من العرب. لا وإنما دخلت عليهم العربية عكس ذلك الصوماليون

  • @cabdiraxmancisman995
    @cabdiraxmancisman995 Місяць тому

    Masha allh

  • @aminafarah7494
    @aminafarah7494 Місяць тому +1

    Nasiba sheegk Adaan ilaahay ha ku barakeeyo lakin waxani parlement maha ee waa igu sawir burburka Somaliland u fadhiya mesha ilaahay si khayr qabta ha ino dhafiyo insha Allah karim

  • @OmarAhmed-nw6lr
    @OmarAhmed-nw6lr Місяць тому +2

    Hadaan inan lahan laha ma siiyeen nin aan waxba heysan
    Mamnuuuc

  • @husseinadan9329
    @husseinadan9329 Місяць тому

    My sister we need to correct our sister because she tried to lie about Islam and Quran, she tried to convince us, that she can quote hadith , while the Quran is explicit on the topic of maariage that, if poor muslim man marries a muslim girl then, Allah will make them rich.
    Therefore, we dont condem our sister but let her, not be carried by emotions while preaching.
    Allah knows the best.

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Місяць тому

    Wallo maansha allaah

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 Місяць тому

    barkad waad mahadsan tahay odayga sikeeye la baxay waa qoladii oryateeshinadii xisbiyadii hanti wadaaga iyo qabiilka

  • @user-sq2yq8cy2u
    @user-sq2yq8cy2u Місяць тому

    Ree Waqooyi wey isku dhexyaaceen 😭😭😭😭

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Місяць тому

    Waa maxay waa la guursana xagee waxaa laga yidhaa

  • @warsandubbed8456
    @warsandubbed8456 Місяць тому +1

    Mamada way iska muxubotaye gbdh so inaga guursana iyagoon mel ay ina dhigaan haysan

  • @user-bp9rx5tz4x
    @user-bp9rx5tz4x Місяць тому +1

    Malin hore baan idhi Barakhadbaa ololeeynaaya oo inantanyar soo lugooyay oo raba in ay cod usoo raadiso wadani meelwalba wuu galay Inanta waxaan odhan lahaa haday ilaahay dartii kaa tahay dacwadu ku ee koow masaajidada iyo meelaha loogu talo galay oo raga hadhexsocon

  • @wiiwaa3982
    @wiiwaa3982 Місяць тому +1

    Oo ma qofbaa lacagta ku dhashy

  • @CabdiwahaabCabdi-vc5ys
    @CabdiwahaabCabdi-vc5ys Місяць тому

    M.a

  • @sf.-fm2dz
    @sf.-fm2dz Місяць тому +1

    Dadkeni ku dowad sodon sano aya colaadaha soo martey dad badan aya ku babaey wax noocas Guurka qafifiyo sidi tirada kabaxdey waqtigas
    Loo soo ciliyo

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 Місяць тому

    Sokeeye shekhnamaha siyaasad iyo hebalnacay unbu masajidka kagakhudbadeya alah hasohadeyo isaga iyo intakaleba

  • @mehdiahmed3639
    @mehdiahmed3639 Місяць тому

    Islaamta waxa waso weydey

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 Місяць тому

    Nimankii way kibreen

  • @SawdaAhmed-lv3kw
    @SawdaAhmed-lv3kw Місяць тому

    ماشاءالله ماشاءالله تبارك

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Місяць тому

    Sheekhadu waa dumar ka durka oo hareeraheeda kabaxa

  • @abusaalixcarab2322
    @abusaalixcarab2322 Місяць тому +1

    Haka raali Gali so gabadhaasi raga❤

  • @Jamac20
    @Jamac20 Місяць тому

    War waxas hala iska dhaafo ee raggow 4 xaas guursada hoyadin bidaarta ka shumiya

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o Місяць тому

    INA SIIRAAY BAL ADIGU BILAAW INAAD GUURSATO MID FAQIIRA QOFNA DIINTU NAGUMA QASBIN INAAN GUURSANO FAQRI NIN AH GABADHU WEY SAXNEYD

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r Місяць тому +1

    Golaha wakiilada, guddidiisa shareecada????? muuna ahayn golaha sharci dejinta? Ee sharcidejinta Allah iyoRasuulka sheegtay

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Місяць тому

    Waa dad la qaldayo oo laga jeediyo wixii u danta ahaa.
    Jaadka iyo sigasrka ka hadla.
    Dawada dhacday iyo gaacsatada keenta ka hadla.
    Raashinka dhacay ee uu keeno Oomaar ka hadla.
    Dadka malaayaci ayaa lagu jeediyay.

  • @sahraabdi6892
    @sahraabdi6892 Місяць тому +1

    Ragas maxa shiday ma shaqaysta ayey ka canaqayan wa runted ader tkle kuwa daciyada isku sheega sida mukhtar maxay uga hadliwayen kuwan halkan ka niiclihi

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d Місяць тому +3

    Fiqiir nin maaha waayo markay in yar Helen ayay kibreen

  • @yahyemohamud56
    @yahyemohamud56 Місяць тому

    Iphone 15 miyay wadata shiiqada

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 Місяць тому

    Fadlan Huurka Fududeeta lakiin
    Caruurta naga yareeya Caruurtii Horaanu shaqo ula nahaye
    Qooqbadanaa Nin saboola iikeena kulahaa?

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan Місяць тому

    Macalimad Muna waa runteeda nin aan waxba heysan muxuu siinaya gabadha iyo ubadka imaandoona waxaa meel walba ku dayacan oo caruurta ladalaa dhacayaa waa dumarka raga dhiiri galin ayey u tahay hadalka Muna

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 Місяць тому

    Daaci saalax isna maxaa loogu yeedhi waayay isna oo loo xisaabin waayayy

  • @shantasomaliyedigabadan7588
    @shantasomaliyedigabadan7588 Місяць тому +1

    Dee naga qabta waxa caan ayay nagu noqon gaadhe

  • @user-qj2yu4ht8t
    @user-qj2yu4ht8t Місяць тому

    Sheeq goor mee naqatay waa shee kee saa hee

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim3 Місяць тому

    Barkhad wu is xoreeyay

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi7662 Місяць тому

    Lamaguursanaayo maaha sax lkn raguna waa iney iskutashadaan oo wiilasha labaro iney shaqeystaan so ay isugu filnaadaan hadiilabaro inlabiilo waxmtaruu noqonayaa

  • @user-wy1hm7km5d
    @user-wy1hm7km5d Місяць тому +3

    Wariyayal badoowa

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Місяць тому

    Sheekhadu Somaliland makala hadashay dulmiga iyo dhiigii ay ka galeen reer Sool???

  • @hibomahamedWarsame
    @hibomahamedWarsame Місяць тому

    farax marka isaga eray durayo ladhaho waa isbahaysanayaan lkn marka dumar laceenayo way ku raxaystaan sida inka ku caan bahay cayda dumarka sida daaci saalax waa wax laga qabto

  • @salatabdullahi1269
    @salatabdullahi1269 Місяць тому

    Naago gurigodi so dumiye ya waregaya kuwan nafastoda Aya hayada ah

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 Місяць тому +1

    MIDGAAN barkhad AYAA GABADH KALE OO REER sh.ISAAQ AH. GUURSANAYA.

    • @hamdajama3809
      @hamdajama3809 Місяць тому +1

      illhay kabaq qabri aya kusugaya wll qabiilna qabriga kula galimaaye

    • @MukhtarIbrahim3
      @MukhtarIbrahim3 Місяць тому

      😂😂😂😂

    • @SamsamO-lb7hc
      @SamsamO-lb7hc Місяць тому

      ​@@MukhtarIbrahim3walaal iska daa. Xaqiradu way adagtahay

    • @user-je2mm6xm6n
      @user-je2mm6xm6n Місяць тому

      Adiga midgan ah reer isaaq shagaysda baa laa was shut up 🤫

    • @user-je2mm6xm6n
      @user-je2mm6xm6n Місяць тому

      Adiga midgan ah reer isaaq shagaysda was shut up 🤫 nin laandhere oda gaday waday wax baa ha ku mashaqulayan naag walba noloshada iyaada xoora uu aha adiga wax uma haysada 😅😮😮😮😂😂😂

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Місяць тому

    Barkhad maxaa loo qaban waayey

  • @caydaruusjaamac9400
    @caydaruusjaamac9400 Місяць тому

    Waamaxay waa la guursanaa
    Ma reer koonfurka ayaad noqoteen
    Waa la guursanayaa dheh

  • @abdiadennn
    @abdiadennn Місяць тому

    Muslinimada aad sheegaysaan ma tii aad dhiiga Laascaanood in la daadiyo aad ugu sacabo tumayseen baa? Mise waa ta aad heesta u qaadeen Itobiya eed dhahdeen axmaro ayaa somali iga xigta? You guys are hypocrites and you should be sanctioned from sea,land and air until you bow down to Somali people and take your responsibilities

  • @princehigh-flierp8965
    @princehigh-flierp8965 Місяць тому

    NIN XOOGA OO AH OO CAAFIMAAD QABAA SIDUU FIQIIR U NOQONKARAA
    HAS THE F**** WORLD GONE MAD?
    KA KAC JAADKA AND KABAX MARFUSH KA

  • @samiamohamoud7572
    @samiamohamoud7572 Місяць тому

    Inta dumatkan loo yeedhayo muxu goluhu uga hadli waayay saaqidka daaci saalax isu bixiyay hablaha uu maalin kasta caayayo looga qaban waayay weli xaga raga ayaa loo raran yahay

  • @queen22-r7p
    @queen22-r7p Місяць тому

    wadada xta way is qa qabsan 😂 yaab dumarkan hday muxadaro w'dan why social media iso dhigayan yaab lma arki jirin wagi hore

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u Місяць тому

    😂😂😂raga kuleelka maxawaye 4 gabar ayuuto ha gasho hal nin hagursadan inta ku farxen soka wareja yeen tankale siyaa sadan walan iyo diinta kala saar nasiibay siyaasi ka fogow waxay ka shaqey nayan mahan diinta islamka ee waa dimiquradi rer galbed

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon9742 Місяць тому

    Hablahan halkey ku maqnayeen markii isaaq la oromo meynayay ee gabadh isaaqa lala lahaa awoowga been buu sheegay sonali ma tihid ee oromo gaalo ah baa tahay.

  • @HamdaJama-li5hn
    @HamdaJama-li5hn Місяць тому

    Mansha allah
    Diinteen sidafiican ee loogu dhaqmayo dadkayga madax iyo shiciba

  • @awoibarahim2948
    @awoibarahim2948 Місяць тому +1

    Maasha allah