War aroosyada somaliya dhan xijaab lagu taga inta dirac wadato iyo inta xijaaban waxa badan inta xijaban wa maxay dadkan ku yaaban gabadhan o umaleya ti ugu horeysay o xaflad xijaab ku tagtay😂😂
Hore loo yidhi waraabe waraabe kale ku yaab heblayo qaawen soo taa iyaduba Gaalada ku daytay oo sidii Allaha u abuuray bedeeshay maxay dadkale waanisa ayduu Allaha ha u soo noqoto hadii kale ha aamusto
22sano 8bilood inaalilaaah 30 kor u dhaaf bisinke😂😂
Al quun qawan wan difacday
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
22+10 jirtaa sidii naagaha isku yaree umadu yeyna kila yaabin
Wan runta❤❤❤
Qofkan iscadeeyey maxaa kaqaldan
War aroosyada somaliya dhan xijaab lagu taga inta dirac wadato iyo inta xijaaban waxa badan inta xijaban wa maxay dadkan ku yaaban gabadhan o umaleya ti ugu horeysay o xaflad xijaab ku tagtay😂😂
dad waxa soo baxay dadka qaawan qurux uhaysta asturaadiina ceeb uhaysta waa duni rogmatay
Dayax ma loogu qafiifay
Hore loo yidhi waraabe waraabe kale ku yaab heblayo qaawen soo taa iyaduba Gaalada ku daytay oo sidii Allaha u abuuray bedeeshay maxay dadkale waanisa ayduu Allaha ha u soo noqoto hadii kale ha aamusto
Reer loo heesi maxay faaiido leedahy qabiil iyo calan badanlooyin aduunkii inigayaabey