Reer SSC waxaan filayaa way ogyihiin meesha an ka Puntland

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 лис 2024

КОМЕНТАРІ •

  • @NimcoXasancali-vm8zb
    @NimcoXasancali-vm8zb День тому +2

    Ilaahow noo xafid waayo arag aqoon yahan dirac hanad ah il nsi iyo il jiniba alow kaa ilaali alow caqliga iyo garashadaba kuu siyaadi aaaaaamiin yaa xayu yaa qayuum yaa qawiyu yaa matiinu yaa xafiidu yaa salaaam aamiin

  • @hassanwarsame-oq7iv
    @hassanwarsame-oq7iv День тому +1

    Dadka reer SSC waa inay kala saaraan siyaasiyiinta iyo shacabka puntland.
    Aragtidaada xaq baad u leedahay inaad tilmaanto waxa saxda ah well done!

  • @maryanyusuf2908
    @maryanyusuf2908 День тому +1

    Caqliga alle ha kuu daayo

  • @muxamedcabdi137
    @muxamedcabdi137 День тому

    waa kugu raacsanahay mowqifkaaga shariifka ah

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 День тому +1

    Hadalka sii daa ha calaalin
    Hana ku noqnoqon wuu fiican yahay
    Meelaha aad ka abaarto.

  • @muxamedcabdi137
    @muxamedcabdi137 День тому

    puntland harti kalya madhisan ee waxaa dhistay harti leelkase iyo awrtable

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 День тому

    Qudhmuunkani ma isaga cid u hadlikara . Dullinimada uu shubmayo ma isaga Las-Anod iyo Somaliland wax ka sheegikara

  • @muxamedcabdi137
    @muxamedcabdi137 День тому

    hakadaalin baraarujintaada

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 День тому

    Ma qof aan Somaliland u dhalan ayaa bilaa fasax kaga shaqynkara Somaliland . Ma kaadhka aqoonsiga Somaliland iyo Lacagta SL Shilling mid aan ahayn ayaa ka sharciyaysan geyiga Somaliland . Dulli iska dhurmaya oo qudhmuun ma metelo cidna

  • @inaadamturab3195
    @inaadamturab3195 День тому +1

    Qareen
    Ilaahay Waxaan Kabaryayaa inuu Caqliga cimriga iyo Caaafimaadkqba Kuu Barakeeyo
    Kelmed Khalada Maad Odhan Hadii Reer SSCN Sidaa Wax U Fahmi Lahaayeen Waxba Inagama Cumaadeen
    Inaadeeroow warkaaga meeshuu Gaadho Kadheer Baanu Ubaahanahay
    Ninka aad tahay iyo Waxaad Wax Ku Cabirto Baan Kula Wadaagaa
    In Kaatoo Cabirkaygu kasoo Bilaqbmo 1800
    SSCN na
    Waa Sool Sanaag Cayn Iyo Nugaal

    • @mariamawil3095
      @mariamawil3095 День тому +1

      Aad baan kuugu raacsanahay arintaas Axmed saakin

  • @muxamedcabdi137
    @muxamedcabdi137 День тому

    caqligu kaama baxo

  • @mohamedmohamudmire8987
    @mohamedmohamudmire8987 18 годин тому

    War.xishood.dad.kii.kula.dagaalamay.macaydeen.horgal.xun.cuna.doonaa.tahaye.buntil and.dhiigeedii.baayaala.abaal.laawayohow..