War maheysiin wagii aan wareersanaa i used to get stoped allover the place dawakayada xataa intaan gaarin couple of times ayaa laileexi jiray! These days I feel lonely ma iso firiyaan xataa! I even bumped into these cop who never liked me the other day in Tottenham high street asking him why he is not bothered with me any more! He laughed and walked off what piss taker!
Walaalo ceebeen maahan waxaani meel walbey yaalaan marka hadii dadka aan waxaan fahmeynin loo soo bandhigo waa in ay ogaadaan waxa socda waa in aan dadka loo soo ban dhigo waxaa umad soomaaliyeed ku haysta dibadaha iyo meelaha laga dhoofo si kuwa kalee soo dhoofaya ay uga digtoonaadaan oo ay uga sik gaashaantasn marka xumasn how arkin
Fathiya waxba kama oga Australian airport immigration agency iyo sida ay u silciyaan dadka wadankooda soo booqda. Markaa maxaad ula yaabaysaa hadii qof somali ahi ka cadhoodo or get frustrated. Whole programmes ayaa laga sameeyaa markaa bal horta daawa dadka kale siday ula dhaqmaan intaad somalida la yaabaysid. Bal amarka ilaahay farhiya Absiye waxay jeceshahay jabka iyo ceebeynta somalida ku dhacda qalad iyo saxba
Asc farhiya inader nin Kan wa aqana rali gali wa sheikh he in Ak wuxu Ku jiray 2016 to 2017 Regional hospital wuxu so maxay 2017 gabadha iyo wilkeda way imaden Ak marka sawaye?
Alla qosol weyina you give me abuse me😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Second hand embarrassment as Somali person!
Somalida qeybteeda ayaa dhaqanka yuhuda leh ee maaha somalida oo dhan ilahey yuhuud nagama dhigo aamiin
Waaa dad sharaf la an ah somalidu, waxan la yaaba markay laandheer isku sheegan😂😂😂😂
Yuhuudu aduunka ku firarsanyihiin
Somaliduna waa sidee meel kaste joogaan subxanallaah 😂
Wllhi waan ka shakiyay dadkaa subxanallaah
I feel second hand embarrassment for these people wlhi. You give me abuse 😂😂😂😂😂
Whisky and safar dheer isma galaan! Second dude is pissed off his nuts!
Miskiinta hindiyada ah waan ka naxay siduu ugu hanjabayay
Oh my God did he say everything something like that? This is so embarrassing.😳
U give me abouse me kulahaa😂😂😂 Waa Qabtoo Qaandhabato😂😂
Lugaye 😂😂😂😂😂 you give me abuse me😂😂
Ala qosol weynaa
His English is Englishing
Ninkaa wayn siduu u dhaqmayo ugh! Nimanka wadanka Somalia burburiyay waa noocan nin wayn oo sidii ilmihii u dhaqmaya. Jahliguu uga daray.
Oh, he’s the one confusing he’s totally confused. Why he’s getting so angry angry. This is a mess.😢
Ascw Fraxiya waxaad ku guuleysetey shahaadadii uga sareysey ee qeexida iyo baadhibanka raga somaliyeed, Goormaad soo doonaneysaa?
Ceeb looma dhinto 😂😂😂
Libaad baad tahay waannu ku wadanaa from. Gurre dhamole kilil 5 zone liibaan ethiopia.
jaakada aad bay uga wayntahay iyo surwaalka Alla ma nooli Habo fathia you're so funny 🤣🤣🤣🤣🤣
U give me abuse kulahaa😅😅😅😅
😂😂😂 Ma xishoodan 😮😮 Sida darted Ma xisaabtaman .
Caruurtada gortay dhasheen was muhiim qasab maha in lo dhigo Birthday Party
War maheysiin wagii aan wareersanaa i used to get stoped allover the place dawakayada xataa intaan gaarin couple of times ayaa laileexi jiray! These days I feel lonely ma iso firiyaan xataa! I even bumped into these cop who never liked me the other day in Tottenham high street asking him why he is not bothered with me any more! He laughed and walked off what piss taker!
I lost someone i love walaahi i Was very sad but waad ii ilowsiisay 😂😂 jaaka aad bay uga wayn tahay 😂😂😂 i am done with it 😂😂
Walaal iska daa dadka ceebtooda lama raacraaco qofkii dadka ceebtooda raacraaca Allah ayaa ceebeeya uma baahnid inaad ceebayso
Fathia ceeb malaha qofka ceebo sameeya ba baqda qofwalba ceeb malaha
Walaalo ceebeen maahan waxaani meel walbey yaalaan marka hadii dadka aan waxaan fahmeynin loo soo bandhigo waa in ay ogaadaan waxa socda waa in aan dadka loo soo ban dhigo waxaa umad soomaaliyeed ku haysta dibadaha iyo meelaha laga dhoofo si kuwa kalee soo dhoofaya ay uga digtoonaadaan oo ay uga sik gaashaantasn marka xumasn how arkin
Sidii soomaalida oo kale inaad wax walbo qiraso baa dooneeysaa
WAA SAX. DHAQANKA YAHUDA BAAN. LEENAHAY,,
Why you abuse me….why!!! Duleyste is vexed up no honey in Australia sxb! Is soo nadaami first making noise is not going to help!
Fatxiyaay haashim hooyadiis baa xitaa dilaa ah oo hashiim abihiisa nin ka horeyeey o qabi jirey bay dishay isaguna labo xaas oo jigjiga ku qabey wuu diley
Dad ahaan ma nihin yuhuud ilaahay baynu ka magan galnay taa
Laakiin dhaqankeenna ayaa meelaha qaar ka shabaha dhaqankooda
Kibir kqma aha fadhia waaka aqokn la'aan xoogaa jaahilmimo ah ayaa ka muuqda ninkan😊
ASC INASNTAYADII QASLIGA AHAYD NOOLOW INADER INSHA ALAAH MAR UUN BAYNU XIDHIIDHI DOONA WAAN JECLAHAY HABLAHA SHAWSIYA DOODA DHISA HANKOODUNA SAREYO
Sax dhaqan xumadey ooga eg yihin lakin wax qabsiga may
Omg this is so embarrassing you give me Abuse me kulha 😭😂
Yaa dadkaan keenay qurbaha geeloodii bay iskala joogeen. Qalad ayuu saxayaa wuu qarxinayay gabadha ma doonayso omg.
Waxaan Googalka ka aqriyay in luqada hibriska iyo Soomaalida ay qaraabo yihiin🤔🤔
Afroasiatic ayaa laisku dhahaa
Omg I can’t 😂😂😂😂😂
😂😂🤣🤣😂
Nimanka somaliyeed siday qarjajac iyo been ugu dhaqmayen bay meel walba walidoodii la galayaan
Muqaal Soomaali malahan Waa Oromo
So embarrassing 😢😔😤I can’t watch this sooo embarrassing
Mar horaan sheegay inaan wax wadaagno.
Can you make your videos shorter Fathia?
🤣🤣🤣🤣
Farhiyaay hadey kuu sheegtay maxaad u caawin weysey
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Asc
Fathiya waxba kama oga Australian airport immigration agency iyo sida ay u silciyaan dadka wadankooda soo booqda. Markaa maxaad ula yaabaysaa hadii qof somali ahi ka cadhoodo or get frustrated.
Whole programmes ayaa laga sameeyaa markaa bal horta daawa dadka kale siday ula dhaqmaan intaad somalida la yaabaysid.
Bal amarka ilaahay farhiya Absiye waxay jeceshahay jabka iyo ceebeynta somalida ku dhacda qalad iyo saxba
Soomaalida waa in meel walba lagu bahdilaa
Kkkkkkk
DNA halaga qaado .
Asc farhiya inader nin Kan wa aqana rali gali wa sheikh he in Ak wuxu Ku jiray 2016 to 2017 Regional hospital wuxu so maxay 2017 gabadha iyo wilkeda way imaden Ak marka sawaye?
🫣🤣🤣🤣🤣🤣
Oh Allah this is embarrassing lol
HOOYO FOOL WALBA IYO SAACADAY NAFISTAY EE KA SOO BUQ SIISAY BUUG BAY UGU QORAN TAHAY BAL SE DHIBIC MAXAA LAGA XASUUSAN,😂
Hada maxa caqliyo nala wadaagte qosolka qaabka daran umada kala hor tag
Xaqiiqada miyaa ku dhibtay
Marka hore hadii aad jecleyn qosolkeeda yaakugu yiri dhageyso,tankale kumaba cazuumin adaa iskeenay. Ama daawada yaasha sharaftaleh kamidnoqo hadiikale haba soo booqan ileyn dambi baa kaaraacaya in aad qof Muslim ah aflagaadeyso. Wiil iyo gabar qofkaad tahay laakin waxaan nahay muslimiin waa in aan is ixtiraano waad mahadsantahay!!
Waryaahee ma adigaa qofkan why you abusing me kuhaya 😂😂😂😂😂 maxad u carootay
Oh my God did he say everything something like that? This is so embarrassing.😳