Guysss sorry videoga sidaan rabay wu kaso dahay subaxyadaan dhan aroorti san guriga uga baxo habenki ban so labanayay. jaanis aan ku edit gareyaa wayay. Lakin waxan rajayn inaa idin so xasuusiyay case oo idin hal maaamin. Love ya’ll🫶🏽❤️
Mahadsanid Abbaayo Sundus Runtii aad baan u sugaayey qaybta 2aad Run ahaantii im addicted to this channel. Aad baan uga helaa hab tabintaada, InshAllaah one day waxa aad arki doonta adiga oo meel sare gaadhay hou deserve millions of subscribers
Waxad noshegtay in 17 Marku jiray laxiray 3 sano marka 20 jir ayu noqon laha hada sharaxad dheer kadib waxad ledahy 18 ila 19 ayuu darogo bartay wuuba xirnaye xage xaflad ku aday qisadan ama wabeen ama Ada siqaldan u turjumay
Habo, Dadku ma wada yaqaanaa Ak-english ka isku day in aad Af-Somali ku trajuntid ( sida , method, homicide, criminology). Iyo kuwa kalaba. ( sida aad u sheekayso waa wacantahay) . ❤
abyo video noso badi video Yada Markan ku ilowana wax so dhigaysa mxay thy 😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤please ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Qalbiyee Marcllus Williams 55 jir lagu dila cirbada halista ah wllhi waana jacelhy ina ka zo hadsho Marcellus Williams, a 55-year-old man whose murder conviction was called into question by a prosecutor, has been executed by lethal injection. Williams was put to death shortly after 23:00 GMT on Tuesday at a prison in Bonne Terre in Missouri, despite objections from prosecutors who sought to have his conviction overturned, and even though the family of the woman he was accused of having murdered had agreed to life imprisonment for Williams. This comes as inmates on death row in five US states are set to be executed within a week Please so qado😢
Halka suaal aan qabo waxay thy why dadkaan dadka badan dila aan iyagana loo dilin hadana badankoda waa dad cadaan ah tankale iga yaabisay dilaa kastana target kiisa waa dumarka? 🤔
Guysss sorry videoga sidaan rabay wu kaso dahay subaxyadaan dhan aroorti san guriga uga baxo habenki ban so labanayay. jaanis aan ku edit gareyaa wayay. Lakin waxan rajayn inaa idin so xasuusiyay case oo idin hal maaamin. Love ya’ll🫶🏽❤️
Ku amina sanahay abayoh holahag alle ha ku fududeyo
Caseka saa noogu kala dhig dhigtay ma aha mid aa hilmaami karno😂❤❤
Waad dadaashay wll mahadsanid sidaad qalbiga noogu haysid baanu qalbiga kuugu haynaa intaan kala maqanahay
Wa nagu adkeysay lkn dhb mleh
Wll qalajiso maxaa ka wadaa isoo sheeg
Qalbi Qisadan Sidaan u Sugayay Waad Yaabaysa Maanta Niyada ku Hayay Shukran Keep Going Xppti❤❤❤❤❤❤ Taageerahaga number One From Hargaysa Sister ❤
Thanks mcnto❤️
Wad ku mahadsanthy sister, part2 sa u sugayay xitaa hbn waye ma dhahye waan dawanaa vedio ❤
Zuzu naadi waad Ku mahad santahay sida dagan faah faahsan ee aad noogu soo kudbineyso love you qalpiyeey ❤❤
Adaa mudan quruxey
Macaney case kii Marcellus Williams noosoo samee please oo lagu dilay lettal injection
Yaa iga horeyo saan u sugaye lee 😢❤❤
Mahadsanid Abbaayo Sundus Runtii aad baan u sugaayey qaybta 2aad Run ahaantii im addicted to this channel. Aad baan uga helaa hab tabintaada, InshAllaah one day waxa aad arki doonta adiga oo meel sare gaadhay hou deserve millions of subscribers
Thanks walalo inshallah one day!
Iyaah dadqal
Eyaha uyo bisadaha buu dhaga ka jari-jiray 😂😂😂😂😂😂😂
Wow welcome back mcnto
Sean 'diddy' combs case kiisa kasoo hadal qali😊 thnks
Waan jeclahay qisooyinkaaga walaal i hope inaad wakhti noo hesho guulayso walaal.❤
Inshalllah
Abyo prt 2 intaso dhan lalama maqnado haben iyo malin laso kala dhiga❤
Waad ku mahadsantahay sida quruxda badan aad noogu soo tabisay oo aad af soomaaliga ugu sharaxday 🥰
Mahadsanid Zuzu ❤
Saan kusugaaye lee 😊❤
Sidaa uusugayay Lee Thnks hppti😊
Plz video week ila 3 jeer noso dhig ❤🎉
Mahadsanid sundus qurux wanaag❤
Adaa mudan qali
thanks a lot my sis zusu 🥰
Mahadsanid suzun sidaad qisadaad usoo gudbisey waloow aad lasoo daahdid balse hwalaha adunidaa badan keep going sis ❤❤❤
Thanks walalo
Menendez brothers noogu xiji Insha allaah
Thanks sundus sister
Wll ka soo hadal yokshire
Gulayso ina aderrr gacalizo❤
Illahow na xifdi
Amin
P diddy kasoo hadal please
Zuzuey❤beri ba dwn 😂hurda ihesa jmcd ba lyhy 💋💋
Haben wacan
@@Suzunadi life noso gal hbn dnbe hda janis hesho i.a
Qisada diddy kasoo hadal abaayo❤😊
Wl waad la soo daahda part 2 ga marwalba thanks
Way naga soo dahday kiiska lkn ugu dambeen ❤
Sundus qrux long life hbbti ❤
Niyaw adna waad la raagtaa
Wan sugayay thanks qaali ❤
Being gwen a life and death story kasoo hadal hbti qisadaa sifican uma fahmin englisha ku dawadey lkn waa case khatara wlhi
Waad lasoo daahdey ebay lkn thank
Thanks qli
Kaso hadal serial killer the Yorkshire ripper
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey sharafeey
Abayo P Didday fadeexadisa Noga so waran
Abaayo waxaad ka soo hada shaa manandaz brother kiis kooda
wan dhageestay qebti horay lkn waan ilobay plz laso dhaqso 1 .2 iskuso xeji
Inshallah
Thnks zuzu waan sugaaay p.2
Plz kaso sheeke the yorkshire
Finally 😁❤
Nyixaas😂
Thanks xbbti❤ UA-cam ka markaad muqal edit garenayso isba wakhti bu raba ayado noloshi kalena ku sugeyso🎉wan kugu faraxsanahay
Waxad noshegtay in 17 Marku jiray laxiray 3 sano marka 20 jir ayu noqon laha hada sharaxad dheer kadib waxad ledahy 18 ila 19 ayuu darogo bartay wuuba xirnaye xage xaflad ku aday qisadan ama wabeen ama Ada siqaldan u turjumay
Sabbtan mu dhahay weye 18-19!!!! Qof kastana qasab maha in wixi lagu xukumay uu xabsiga ku dhamaysti waxaa jirta wax la dhaho probation.
Qalajis mxaa ladhahaa
Waba la ilawaya qabyta labad say u dahday wll lkn qisadi an kaso codsaday Ariel Castro ninki 11 sano sadexda gabdhod afdubka ku haystay magaca hadad ku qorto xata maxakamadayntisi ayad helaysa wll anigu englisch ma aqano deutsch ayan ku dhegaystay lkn waxan raba adigu inad noso gudbiso wllo qali
Haye walalo mcnto
Sidaan kuu sugaayey ugu dambeen waa timid tnx❤
Asc Sundus please ka so hadal wllo case ka ninka Muslim ka ee williams marcellus.
Mahadsanid mcny ❤❤
Asc mahadsanid walaal
Ana ugu horeeya mnta❤
Is there's part 3
No
Waa isoo xasuusisay ❤❤
Qallajisooyin heheheh Qallajis. Qallajisooyin
Qalajis hadii al jamciyo maxa la dhaha😂
Maxad ula daahday wll😢
Haye walaashay
Habo, Dadku ma wada yaqaanaa Ak-english ka isku day in aad Af-Somali ku trajuntid ( sida , method, homicide, criminology). Iyo kuwa kalaba. ( sida aad u sheekayso waa wacantahay) . ❤
Haye habo sometimes erayada qaar waxan is dhaha waa fudayd qof walba garan marna waybiga dhex luntaaa.
Missmate ❤
abyo video noso badi video Yada Markan ku ilowana wax so dhigaysa mxay thy 😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤please ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Qalbiyee Marcllus Williams 55 jir lagu dila cirbada halista ah wllhi waana jacelhy ina ka zo hadsho
Marcellus Williams, a 55-year-old man whose murder conviction was called into question by a prosecutor, has been executed by lethal injection.
Williams was put to death shortly after 23:00 GMT on Tuesday at a prison in Bonne Terre in Missouri, despite objections from prosecutors who sought to have his conviction overturned, and even though the family of the woman he was accused of having murdered had agreed to life imprisonment for Williams.
This comes as inmates on death row in five US states are set to be executed within a week
Please so qado😢
Waxaan maqli jiray abkeey dooli dilow dad nool muu udaahaa❤
😂😂😂 war ma maaah maah jirtaa? Qisadii dhan baba so koobtay
Gulayso walshay❤
Thanks mcnto
Qalajiso waa maxay ?
Waaba ilaahay tii hore too late 😂lkn wa isoo xasuusisisey❤
Haha dadka sidada ok kale ilaway ban so xasuusinayy😂
Halka suaal aan qabo waxay thy why dadkaan dadka badan dila aan iyagana loo dilin hadana badankoda waa dad cadaan ah tankale iga yaabisay dilaa kastana target kiisa waa dumarka? 🤔
Adaa iga sax san ban umalayn
Keep going wlloh mcn love you ❤
Nasradeey❤️🫶🏽
5 bari ka bacdi adigaa nanacssinaysid sheekooyinkaaga isku day inaad waxas wax ka badasho
Ala waan kugu farxay ❤❤❤
Adna anagaa iga farxisay❤️
Waan daalnay saa usugeenay sundus😢
😢
Qalajiso markad dhahday xaywan kalo cusuba uu maleynayey 😂ilen waa maswaley uu aqana Anig 😂
Maswaley iyo qalajiso Midna Ma Fahmin Wlhi😂😂😂
@@UmuAliaWaa runta malaha waa abeeso lugaaleey 😂😂
Anigana waxan makiiday makiinada sharka inee kawado qalajiso 😂😂
Waxan u naqana Masa Cagaley
Cawa commentiga wan qoslay ileen dad badan qalajis ma yaqanan! magacyo cusubna wan bartay Maswaley!!
Lkn Tolow Qalajiso Maxa Laga Wada Macaga Ma Fahmine Afsoomaaliga Bdne Ma qorata Waynba Tolow😂😂😂
Waa bahasha yaxaaska u eg OO Dhulka joogta ama abeesada cagaha leh mataqanaa
Waa mas cagaley ama maansa nugleey hadba saadh ufahantidh
Waa masacagalay 🙏
Ufiirso serial killers ka badanaa waxaa sababay in ay noqdan dilaay waa dhib ka yimid caruurnimadooda ama familkooda ka dib ayeey is badelaan.🤔🤎
Beenta maha
Taasna waa mid iyaga lagu difaacaayo boqolaal baa familkooda xun mee dadka dilaan waxaas waa sheeko iyaga dambiga loogu qafiifinaayo waaye ee waa psychopath dadkaan xumaantaba wayku dhashteen
Maxaabiistuuba cunayaa kaasi
Wuxu cafinayo majiro
qali wanaguso dahisa😢
Igu qaado😢
@@Suzunadi hye hppi dhibkaga wa daremi karna
Labo Malin ba muqaal inaat sameeso isku day waa ogahay dhibka muqaal sameebta lkn xitaa sadaxdii habeen mar Soo Galo chanalka
diddy plz❤❤❤