Ma ka Deeqtoomi Kartaa | Fandhaal Podcast | Dhimo Adigoo Nool

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 107

  • @ogaansho
    @ogaansho 4 дні тому +86

    Cumar walaal noosoo badi Podcastiga 🙂

    • @medhassmedia7866
      @medhassmedia7866 4 дні тому +3

      Marhaba anaa inisoo badine lkn liketa lasocda

    • @ApdalaXUSEN
      @ApdalaXUSEN 4 дні тому +5

      Hhhhh waaba adigiiye cumaroow ma isku camiree😅😅

    • @JamalMahamed-c8f
      @JamalMahamed-c8f 4 дні тому +1

      Cumarow isla Adigii miyaa isku Camiraya😅

    • @Hamsemostapha
      @Hamsemostapha 3 дні тому +3

      Cumaraw seed wax u wadaa😂😂
      Wad na washay

    • @abdikhaaliq-td9io
      @abdikhaaliq-td9io 3 дні тому +2

      Ustaad balantu waxay ahayd in aad jimco dheeri in aad noo soo dayso podcasti qiimo leh i.a wan rajayn ❤

  • @AbdiasisAbdullahi-l4i
    @AbdiasisAbdullahi-l4i 3 дні тому +4

    Fadlan ustaad tariikhda cantar binu shadaad Adaa ii baray cawa somali badano ka hadashay maleh carabi badana fahmi maayo ❤❤

  • @Mustafehassanismail
    @Mustafehassanismail 4 дні тому +10

    Omar wll allah hakaa raali noqodo dhalinyarada hadaanu nahay waanu kugu xidhanahay waana kaaga mahad celinaynaa muqaalada aad wakhtiga ku bixisay🎉

  • @kamaalmedia1
    @kamaalmedia1 3 дні тому +2

    waad mahadsan tahay omar

  • @MohamouttSaid
    @MohamouttSaid 4 дні тому +6

    ابو فيصل في الله أحبك يا صديقي وأستاذي.❤❤

    • @Dhiirigaliyeec8cq
      @Dhiirigaliyeec8cq 4 дні тому +2

      sidoo kale waan jiclehay sxp waxaan kuxiaranhay ilaa 4 sano kbadan alx wax badan ayaa ka faa iidayey

  • @FardawsoAadan-v9u
    @FardawsoAadan-v9u 4 дні тому +4

    Cumar Abaalkaga jano alle haka dhigo nooso badi podcast ❤❤ insha Allah wanku slmey wlal

  • @Anasmarmahamud
    @Anasmarmahamud 4 дні тому +4

    Dhalinyarda maclikoda wax badan kafaiday wlhi from me zero to hero❤

  • @IQraU185
    @IQraU185 2 дні тому +2

    Yaah noo soo badi podcastiyada ustaad❤

  • @funnyboy2812
    @funnyboy2812 3 дні тому +2

    Tnxz ustaad

  • @AshkirkhaliifYuusuf
    @AshkirkhaliifYuusuf 4 дні тому +5

    Channel haduu sharaf leeyahay waa ogaansho❤

  • @KhadarDoob
    @KhadarDoob 4 дні тому +4

    Omar inshar wll ilaahay abaalkaaga jano ha ka dhigo

  • @XamzeCali-u8y
    @XamzeCali-u8y 3 дні тому +2

    Mahadsanid wll cumar ishar alle jannada hakugeyo wll

  • @amranhussein-oz3eu
    @amranhussein-oz3eu 3 дні тому +4

    Podcastigaga waxu inagu bararujinaya inad dib u labano saxabada jazaka Allah qeyr

  • @XamzeCali-u8y
    @XamzeCali-u8y 3 дні тому +2

    Noosoo badi wll cumaraw ilahay khayr haku siiyee

  • @SakariyeSaki-w2x
    @SakariyeSaki-w2x 4 дні тому +4

    Macalinkayga omar inshar aduun iyo akhiraba guulba ku rajaynayaa i.n mahadsanid

  • @ahmedamey6486
    @ahmedamey6486 3 дні тому +2

    Jimco Mubarak ustaad cumar

  • @MohamedAbdikader-hk9km
    @MohamedAbdikader-hk9km 3 дні тому +2

    Mahad sanid wll.😊

  • @najmaasad9996
    @najmaasad9996 3 дні тому +2

    Ugu danbayn illaahay wuu i xoreeyay 😊 الحمد الله illaahay baan mahad u celinayaaaaaaaaa

  • @ShariifAadan-t6x
    @ShariifAadan-t6x 4 дні тому +2

    Cumar Inshaar Mahadsanid ustaad

  • @abdallayusuf378
    @abdallayusuf378 4 дні тому +4

    ﷺ ﷺ

  • @EzzedeenAlqkhsaam
    @EzzedeenAlqkhsaam 3 дні тому +2

    Haye hadaad thy gabar ubaahan in eyguursato wiil fiuCan anaa diyaarah ilasoo xiriir ❤ adna raaliyo iinoqo plz

  • @salmanabdulkadir7160
    @salmanabdulkadir7160 День тому

    جزاك الله خيرا
    Walaalkayaw khayr alle Haku siiyo sidaa wanaagsan ee dhanyarada wax ugu sheegayso
    Runtii dadkeenu maanta waxay u baahanyihiin wacyi galin noocaasa.
    Waan kuu ducaynayaa wll wanaagaa aad wado alle hakula garab galo hakaana aqbalo.

  • @Muhudin80
    @Muhudin80 3 дні тому +2

    Dabcan waa podcast cajiib ah

  • @SaabirOscar
    @SaabirOscar 4 дні тому +2

    Jazaka allahu qeyrn wll😊❤

  • @mohamedsiciidkorre1323
    @mohamedsiciidkorre1323 4 дні тому +2

    Alle hakaa abaal mariyo ustaad

  • @Leylaa583
    @Leylaa583 4 дні тому +2

    Guuleyso wll omar inshaar❤

  • @abdifatahalpha
    @abdifatahalpha 4 дні тому +1

    Mahadsanid mudane

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 3 дні тому +1

    Masha allah🎉🎉🎉🎉🎉

  • @CABDISAMADAHMED-p5m
    @CABDISAMADAHMED-p5m 4 дні тому +1

    jasaa kalaa wll

  • @FeisalMohamed-n2r
    @FeisalMohamed-n2r 4 дні тому +1

    Maashaallah ❤❤❤👍

  • @amranhussein-oz3eu
    @amranhussein-oz3eu 3 дні тому +1

    Asc walal cumar setahey xaladada I hope inad ficantahey Aniga ogansho 2017 ila hada ayan ku xirna wax badan wanka faidey balse baryahan dambe waxad moda danka siyasada inad u yara badatey which is good o waxan Aminsanahey ninka raga inu yahey hogamiye lknse Abowe barnamijkena hormarinta nafta ino wad si cafimad leh adigo danka dinta ka dulayo jazaka Allah qeyr Abowe

  • @Abdiwali4
    @Abdiwali4 4 дні тому +2

    Wll cumarow waad mahadsantahy

  • @Maaxchannel9792
    @Maaxchannel9792 4 дні тому +1

    Shukran ustad

  • @bukhatir1454
    @bukhatir1454 4 дні тому +2

    Mowduucyada waan xiiseeyaa ustaad soobadi 😊😊😊😊😊

  • @jafarmohamed1353
    @jafarmohamed1353 День тому

    Wcs Jazakallah Omar

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 4 дні тому +1

    Omar inshar ❤❤

  • @Maxamedfarxann23
    @Maxamedfarxann23 4 дні тому +5

    Qofkii uguhoreeye ee like saare oona comentkabixiye❤

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 3 дні тому +1

    Ustaad horta ma wiilasha unbaad wax u sheegtaa ma ogid miyaa in hablo badan kugu xidhan yihiin tan iyo bilowgii 😁 bal anagana wax na dheh 😅

  • @liibaansheekha
    @liibaansheekha 4 дні тому +1

    mahdsanis wllky waqtiga yaree muqaalka pls

  • @operatormaxamedsomali
    @operatormaxamedsomali 4 дні тому

    Shukran zxpow

  • @ZakaryeDhagacade
    @ZakaryeDhagacade 4 дні тому +1

    Thanks ❤

  • @queenbushra1553
    @queenbushra1553 4 дні тому

    Yaa ahlan wasahlan❤

  • @abdirahmanqazimawad5502
    @abdirahmanqazimawad5502 4 дні тому

    Scw scw scw scw ❤❤❤

  • @Aafraax
    @Aafraax 4 дні тому +1

    Hi cumar inshaar😊

  • @Kilaaascarab
    @Kilaaascarab 4 дні тому +1

    Wll Omer janada alla Ha KU geeyo

  • @UmsumeyaHanuudi-kh7vs
    @UmsumeyaHanuudi-kh7vs 2 дні тому

    Wlhy waa dhintay ano nool mana kala jecli waxwalbo dhaca iyo duruuf walbo igu timada waxna ima warwar geliyan lkn si fudud uma noqon ee xanunbadano nolosha kalmay noca iga dhigtay ila nolosha nocasa Martidna nocas noqon maysan

  • @abdishakuursaciidmahamed2514
    @abdishakuursaciidmahamed2514 22 години тому

    thankz ustaas 21 si raaxo iyo dagnn kujirto ku dhageystay mahad sanid

  • @brownyare9909
    @brownyare9909 3 дні тому

    Jacyl man dayn kara Omar 😂

  • @AbduweliabdukadirKashki
    @AbduweliabdukadirKashki 4 дні тому

    Boqolkiiba boqol waa kugu raacsanahay ustaad casharkaan mar horaa helay hadey xitaa farahaaga ku jirto ma xukuntid anytime Bay tagi karaa heegan ahow marka waa si kasta isu gali kartaa ismadooben kartaa isna cadeyn kartaa looyaanta kla jeclaan wxii imaanaya iyo in wax kaa tagaan nolosha nooc kasta ku siiso ku qaabishid soo dhoweysid aadan walaac ka muujin dhadhamada iska jirtaa nolol alax ah ku noolaatid wadadaas ku taagnatid nin ragga dhiman kara tahay lkn micnaheedu maahan I aadan dadaalin ee dadaalka waa laba jibaareysaa horey baa u soconeysa

  • @MarishXaaji
    @MarishXaaji 4 дні тому +2

    By by😢😢😢😢😢

  • @KashkaYare77
    @KashkaYare77 4 дні тому +1

    بالتخلي التجلي❤

  • @albashiir8746
    @albashiir8746 3 дні тому

    Moowduucaan waa mid cajiiba runtii oo wax badan laga baran karo ka dhalinyaro ahaan .
    Horta waxa na dilay waa xiriirada sanadada socda oo hadana iska dhamaanaayo ayadoo aan lagu gaarin hadafkii laga lahaa .
    Hal talo wiil hadaad tahay gabar fcn raadi lkn xiriirka yuusan kula dheeraan .
    Sharaf iyo karaamo

  • @XaawaMuuse-r2q
    @XaawaMuuse-r2q 4 дні тому

    Mhd omar inshar🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @Nacab_jabshe
    @Nacab_jabshe 4 дні тому

    Scw Scw Scw ❤

  • @SuhaybAhmed-kv2iv
    @SuhaybAhmed-kv2iv 4 дні тому +1

    Samigayga suhayb ruumi

  • @AbdirahmanAbdisalam-f3d
    @AbdirahmanAbdisalam-f3d 4 дні тому

    Wad mahadsantahay omar inshar waxad ibixisay il horay igu baxsanen

  • @Ajuraner
    @Ajuraner 4 дні тому +2

    Plz next Ajuean empire

  • @RidwaMohamed
    @RidwaMohamed 3 дні тому

    Shugran walalken 🫶

  • @cabdiwahaabnadaara7945
    @cabdiwahaabnadaara7945 3 дні тому

    Waligay xidhiidh masamayn Eegana diyaar uma ihi .

  • @Nacab_jabshe
    @Nacab_jabshe 4 дні тому

    Waxaan doortay inaan aamusnaan ku jeclaado, waayo, aamusnaan kuma aan helin diidmo.
    Waxaan doortay inaan kelinimo ku jeclaado, waayo, kelinimada cid ku leh ma jirto, aniga maahee. Waxaan doortay inaan ku dhunkado dabaysha, waayo, dabayshu way ka roon tahay bushimahayga.
    Waxaan doortay inaan ku hayo riyooyinkayga, waayo, riyadayda dhammaad kuma laha.

  • @SuhaybMoha-d2k
    @SuhaybMoha-d2k 4 дні тому +1

    Omar is Very Podcast the Somali Boys And Girls•

  • @xayaatqurux472
    @xayaatqurux472 4 дні тому

    ❤❤

  • @cali230
    @cali230 4 дні тому +2

    Moduuca falastiin iyo soomalida kasoo hadal ee rammala news

  • @farhiadaahirdaahir1549
    @farhiadaahirdaahir1549 4 дні тому

    Xaqiiqatam marba hadaad aqasho jecel ka firi kaliya jacelkaas xasilooni iyo nabad maku dareemaysaa intaas oo kaliya ka firi jecel

  • @Zekeriyemitid
    @Zekeriyemitid 4 дні тому

    Wllky Omar inshar

  • @maxamedfarax4280
    @maxamedfarax4280 4 дні тому

    Dameer carbeed 😂

  • @MaidaMuuzeadam-sg7ok
    @MaidaMuuzeadam-sg7ok 4 дні тому +1

    Wsc

  • @Xabsa96k
    @Xabsa96k 4 дні тому +1

    Alx xidhiidh malihi wilna waligay lama istahin

    • @cabdiwahaabnadaara7945
      @cabdiwahaabnadaara7945 3 дні тому

      isku mid baan ka nahay lkin markaan noloshan wax ka qbsdo baan guur iyo waxii la halmaala ka fekiri karaa.

  • @Mustafehassanismail
    @Mustafehassanismail 4 дні тому

    First 🎉❤

  • @UbaxcumarMaxamed
    @UbaxcumarMaxamed 3 дні тому

    Su a aal an qabaa qofka aad guursaneyso mxa laga doortaaa

  • @captainjoseph7054
    @captainjoseph7054 4 дні тому +18

    Who is reading my coment while he/she is watching the vedio😂

  • @janojecelxusen
    @janojecelxusen 3 дні тому

    13:08
    iska helitaan laba jinsi oku dhisan xasiloni daganan iyo israali galin isu dulqadasho iyado la ilalinayo xududa sharecada islamka markaynu muslim nahay

  • @NajiibC.qaadir
    @NajiibC.qaadir 4 дні тому

    Asc

  • @KhadarDoob
    @KhadarDoob 4 дні тому

    Oil neo heir liotin

  • @Abdikarimmohamed-rt7fs
    @Abdikarimmohamed-rt7fs День тому

    horta shukaan siga diintu maxay ka qabtaa

  • @Bilalbilal-77
    @Bilalbilal-77 День тому

    Cumar saxib se lo sameya meqalakano kale.

  • @Lonelyabroad
    @Lonelyabroad 4 дні тому +4

    أحْنْا اخْوْاتْكْ تْمْرْ ايْامْنْا وْلْيْالْيْنْا وْاحْنْا لْانْمْلْكْ شْيْ ايْنْ الْقْلْوْبْ الْرْاحْمْهّْ ضْااااقْ حْالْنْا وْضْااااااقْ بْنْا الْحْالْ وْالْلْهّْ مْا كْتْبْتْ هّْذْا الْكْلْامْ الْا مْنْ الْضْيْقْ وْقْسْوْتْ الْضْرْوْفْ انْيْ طْالْبْهّْ مْنْ الْلْهّْ ثْمْ مْنْكْ لْاتْرْدْنْيْ خْايْبْهّْ يْا اخْيْ احْنْا نْسْاء مْا نْقْدْرْ نْخْرْجْ نْشْتْغلْ مْثْلْ الْرْجْالْ رْبْيْ اكْرْمْكْمْ انْكْمْ رْجْالْ احْنْا نْسْاء مْا بْنْقْدْرْ نْخْرْجْ وْلْا نْشْتْغلْ مْثْلْكْمْ اخْيْ وْيْنْ الْانْسْانْيْهّْ ايْنْ الْاخْوْهّْ الْايْمْانْيْهّْ فْيْ قْلْوْبْكْمْ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' Brothers in Islam, do-gooders, I swear to God on the Book of God that I am not lying. I am a displaced Yemeni girl. My family and I rent our house for a month, 20 thousand Yemeni riyals, and now we owe 60 thousand for 3 months. The owner of the house is one of those people who have no mercy. By God, my brother, he comes every day and humiliates us and talks about us and wants to throw us out of the house and into the street because we were unable to pay him the rent. He does not leave until we cry and talk to the neighbors and give them a week. If we pay him, he swears by God that he will throw us out into the street without mercy. We are displaced from our country because of this war and we cannot find our daily sustenance. My mother and my young siblings are living. Our father passed away, may God have mercy on him. We have no one in this world to stand by us in these harsh circumstances. I do not have older brothers to stand with us in these circumstances. My young brothers, but I am a girl who cannot work. I swear to God that my brothers went out to the street and saw him and saw the neighbors. They stopped and stood at their door in order to give them even a piece of bread to satisfy their hunger. By God, who owns the heavens and the earth, they closed the door and threw them out and they came back crying and dying of hunger. By God, we do not find a single morsel of food to live on. Now, if one of us does not help us with a kilo of flour, I swear to God that we will die of hunger. Oh brother, I beseech God and then you, and I want you to help me for the sake of God. I ask you by God, you love goodness and help me even if you ask for my card name and send it and do not delay, and God will compensate you with all good. Oh brother, you are a man. If you see your family starving, it is impossible for you to secure their needs. But I am a girl with insight and my hands are short. I do not have a father like you, and my brothers are young. Look at their condition and help us and save us before they throw us out into the street to be humiliated or we die of hunger. I swear by God, who raised the seven heavens without pillars, spread out the earth and guided me. I will not lie to you with a word of this message, and I did not ask you except out of distress and the harshness of the circumstances and the state in which we are. My family and I ask you by God, if you are able, O people of goodness, whoever has the ability to help us, do not delay a moment. This is my WhatsApp number: 00967711500090. Whoever can help us, send me a message on WhatsApp. We will send him the full name and he will transfer us as much as he can. May God reward you with the best reward .`/-~«««~-♡~♢♢♢♢:::◀◀◀◀◀⌈⌈⌈⌈⌈⌈♡~♡~~•~•¡~;.ii.i,゚;,⌐,:゚;,⌐:,゚;,⌐,゚;,⌐,،،••،،،,,..,.،,;&&;&;💔|😭`

  • @abdimohamed6136
    @abdimohamed6136 День тому

    🫡💯💯💯

  • @yuusufliibaan1380
    @yuusufliibaan1380 4 дні тому

    Thanks legend 👏👍🙏😀😁💯

  • @somalispotify
    @somalispotify 4 дні тому

    Carabtii aad oran jirtay wallalaheen waa iyaga leh Somalia wadankii gajada🤭

    • @C.kariin
      @C.kariin 4 дні тому +2

      Carab oo dhan maaha

  • @CalasMohamed
    @CalasMohamed 4 дні тому

    Waxaan u baahanhay wayduuca ku saabsan geesi nimada wax walba in aaad qaban karto kaa soo suubi ustad aaad baan kugu raacsanhay geesi nimadada

  • @RidwaanKayaala
    @RidwaanKayaala 2 дні тому

    𝐂𝐮𝐦𝐚𝐫𝐨 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐟𝐢𝐢𝐜𝐚𝐧 𝐛𝐚𝐚𝐝 𝐬𝐨𝐨 𝐠𝐮𝐝𝐛𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐧 𝐤𝐮𝐠𝐮 𝐭𝐚𝐠𝐞𝐫𝐬𝐚𝐧 𝐡𝐚𝐲𝐚 🥸👏👍

  • @dualleyare4307
    @dualleyare4307 3 дні тому

    ❤❤

  • @GuledCarab-i5y
    @GuledCarab-i5y 3 дні тому

    ❤❤❤❤