Waar hooy argagixisada yaan qiil loo raadin, Cali dheere hadduu ilaahay ka cabso i yidhaa macnaheedu maaha waa nin wanaagsan, wacdigii iyo diintii ayaa la isku soo dhex marayaa ee yaan wadaad oo dhan la odhan hala ixtiraamo.
Alaah agtiisa ayey cadaalad taala waxaana jiri doonta maalin aan loo awood sheegan doonin walaalkeen Cabdimaalik iyo dhamaan inta la dulmiyey xaqooda waa helayaan ma dayacmaayo bi idnilaah. ✋
Cabdimalik waa isbadalay waana ku khafiifay xabsigii fikirkii Al shabaabka ayuu qaatay markii hore wuxuu ahaa nin firfircoon diinta iyo soomalinimada ay ka go an tahay haddase diintuu sheegayo waa midda muqdisha shanboqol oo qof oo muslimiinta hal maalin loo laynayo oo hadana la leeyahay ilaahay baa loogu dhawaanayaa marka diita iyo kitaabka uu sheegayo ha ku sirmina oo iska jira yuusan idin qarxin
@@bushraaxmedcismaan2779 hayee markaa haduu naftiisa labaxsaday ma inuu Arsenal kubiiraa??? Argagixisada ha uraadin qiil… Aden sune mu aayar muqdiaho iska tago ama garoowe
Waalidintiii ka hada shay ardaydii ka hada shay iskulka ku jirtay coldooon waa nin alshabaab ah awo inta la dagaal aya isaga ninkan. Hadal taa ayaanlow aniga caruurta i dhigata quruunka way Dhameystirte.Waaa been iyo aqoon la dirir codon iyo kan. Warya samysa
Qofkii yeraa xumaanta ha leeyska daayo fiskhigana la leyska ilaaliyo oo kitaabka ale halgu dhaqmo shabaab miyuu noqday yaab ka dadkeeni somali masiibaa ku dhacday kitaabka ma allaah leh mise shabaab
Mr. Coodon is the one who started a malicious attack against an educational institution! If he is against Western education he can open a Madrass! But as an individual he cannot dictate how Somalilanders choose to educate their child! If he had done this in any country he would libel to pay a hefty fine!
Hanoolaato I think if you want to interview some one on Some thing you should seek experts or a person who has a grip on what is going on the ground sh Mustafe doesn't live in SL and has no idea of what he is talking about or at least Hanoolato you should push back the person and made a discussion rather than an interview since you both have no idea on it Again you should change this type of videos we are not here for wacdi to be honest and I like this UA-cam Do better and bring experts or at least push back
Somali somali baa leh waxa meesha ka socda waa loo wada jeeda waa kitaabka halgu dhaqmo iyo lagu dhaqmi maa marka isku day in aad fahantid dulmiga coldoon lagu haayo haduusan aduunka ku helin xaqiisa akhiruu helaa iyo janada fardowdo Amiin yaarabi
Waxaad socotaba maanta ma mid argagixiso ah baad noosoo fariisisay cabdi malik waa argagixiso waliba shabaabka taageero u eh waxaana kuu cadaynaya waqtigii boosaaso shabaab galeen ee maxaabiista gaaraya 150 qof la baxeen askarta tirada badana ku laayeen cabdi maalik wuu taageeray waliba ma qarsane Faceboogisa ayuu ku amaanay oo sheegay in ay la baxeen dad dulmaneyaal ah kitaabka halaysku xukumo doodu maahan cid lagu xiro arintaasna ma jirto culumada kaleba intaa waaleedahay
Hanoolaato runta hadii laga hadlo cabdimalik schoolka wax cadayna kamu keenin lkn wuxuu leyahay ninka anderson cooper ba soo bookhday o yimi lkn schoolka ninkii lahaaba uu islaamey
Brother, I am one of your viewers and I follow your channel regularly. sometimes I disagree with you on certain things and I feel that you don’t do enough research for example this point Abdul Malik. He posted on he’s Facebook unpleasant pictures of young boys and girls accusing them being homosexuals, he had no evidence and when proven, that they were innocent he still continue accusing them. Sheikh you do know that what are Dean said about this sort of accusation. Abdi Malik act’s and pretends he’s the only one in that region knows Dean. Therefore I do advise that you should look both sides of the coin before Judging
Coldon isago timir kù qaybinaya Puntland ba la somastafuriyey inu qarxiyo bay ka baqden inu can noqdo bu u washey samafale hisi bu ku ficna kadib diyarada bu so fara gadhadey
Cuqdadaada la dhimo , cabdimaalik waa nin umaddiisa jeceshahay wanaaga iyo kheyrka ay ka barteen. Kitaabka quraanka oo la sheego in lagu dhaqmo miyaa argagixisa lagu noqdaa.
@@abdihakimmmohamud7230 Coldon Yemen ta marku joga nag Carabiyad ah bu kufsadey xabsiga bu na ku jiray marki danbena wu washey walalki dhakhtar aha ba Burco ku celiyey Coldon walidi ba kuso noqotey qof an ka aqani o inaderkey ah weye qabil ha ku difacin wala arka inu Alshabab yahay halke bu kubarkey dagal ka Gal iyo Islam u dhaxeya qofkan madow badow ga ah yanu idin qarxin intad qabil ku difacayso
Cabdimaalik muse coldoon xaqa ayuu ku taagan yahay inuu ka tanaasulo diintiisa ma ahan mar uunba la dhimanayaa kitaabka allaah dadka diida in la isku xukuuma waa gaalo
I gues you are those kind of big holes in the back which coldoon talks mostly about 😁 he is telling Xaq and would not be silent till he dies so peace out bitch.
@@hamsemohamed8924 anaga we follow the Quran and the sunah, where you guys for muse biixi, the head of alshabaab. Dictatorship,tyrant tribe that rule your little lula land. Get real.
Ilaahay ha inoo xifdiyo walalkeen. Cabdimalik sheikh muse coldon
Iyo intii Muslim ah, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin yaa Rabb❤️💞
Hanoolaato iska hubi qofka aad kusoo casuumayso
Alle mahadii weye horey u soco nabad galyo
Waa xagjir cabdimaalik
Ahmed wxd thy shaqsi maangaab ah, masa taqaanid xagjir wax laga wado, diin nacayb uun bay kaa thy duli jahli kuso koray bad thy
Shit uf adiga xagjir ah ciyaal suuq
Ader idinka maxaa idinka galay nin wadankisa jooga waxad ka hadashaan gaalada caruurta idinka dhasha ee aad la noshihiin
rabiyooow ugar gaaar intii dhi ban yaaawaduuud🤚✋✋✋🤚🤚✋✋✋😢😢😢😢
Waar hooy argagixisada yaan qiil loo raadin, Cali dheere hadduu ilaahay ka cabso i yidhaa macnaheedu maaha waa nin wanaagsan, wacdigii iyo diintii ayaa la isku soo dhex marayaa ee yaan wadaad oo dhan la odhan hala ixtiraamo.
Alaah agtiisa ayey cadaalad taala waxaana jiri doonta maalin aan loo awood sheegan doonin walaalkeen Cabdimaalik iyo dhamaan inta la dulmiyey xaqooda waa helayaan ma dayacmaayo bi idnilaah. ✋
Allah ha xafido Abdimalik ssmafale wbt
Dugsiga ninki aasaasay ba wuu muslimay
Cabdimaalik waa shabaab taasi waa xaqiiq khawaarijta maanta wadanka soomaalia dhib ayeey ugeeysatay
Abdimalik reer kiisaa haysteee. Tiiina kasheeya 😂😂😂😂😂😂😂😂
Dadka jecel baka hadlaya adi mxa meshan kukenay
Hhhh rer xamarka cadi mhn bal iyada toda haysata maxa ninkan ka galay
@@Aaamina12 dadka hakala socin somali wa walalo
@@Aaamina12 coldon hada labadena hadu nala jogi laha adu kula yabi laha sadadka kala socesa ninkas waxa lagu jecladay wa qalbigisa
@@chbmuhidin8266 somali gaaga sax waxay nin baan jecelahay 🤣🤣🤣🤣
Coldoon anagu waanu iska qabanay ee idinkuu idinku soo socdaaye markaas soo amaana. Ha noolaato argagixisa ha nagu soo casuumin
Abdimaalig Allaha xifdiyo maasha Allah
Amiin yaarabi
Maashaallah walalkay hanolato
Coldoon 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Kkkkkkkkkk siyaad barre mee ADEERKAA....faqash caaaaaaaac
Faqash guul daro Faqash guul daro Faqash guul daro Faqash guul daro Faqash guul daro Faqash guul daro
Adiga faqash ah aduunka waa laga tagaa aaqiradadii u cabso
dadka fikirka coldoon wata waa ku wa somalia ka fadhiisanlaadahay
Gabdho yar yar oo arday ah ayuu leeyahay weey isku tagaan waa xadjir intuuna baxsan waa in liintii lagu celiyo
Sheikh ku sheeg
Walal ayanle wax aydaan nooga xogagalsanayn sidebad nooga waramaysan
Sowta hargaysa aan joogno Iska ognhy
Cabdimalik waa isbadalay waana ku khafiifay xabsigii fikirkii Al shabaabka ayuu qaatay markii hore wuxuu ahaa nin firfircoon diinta iyo soomalinimada ay ka go an tahay haddase diintuu sheegayo waa midda muqdisha shanboqol oo qof oo muslimiinta hal maalin loo laynayo oo hadana la leeyahay ilaahay baa loogu dhawaanayaa marka diita iyo kitaabka uu sheegayo ha ku sirmina oo iska jira yuusan idin qarxin
Aadan sune ayaa la odhan jiray dulmi ayuu ku xidhanyoo loo ciqaabaya dawladuna way ku gefaysa lkn waati la oga hlku ka degy
#C_MAALIKNA_BAL_AAN_EEGNO
Isku wax miyay kahadli jireen. Adan sunne armu eedayn jiray dad muslimin ah. Lkn abdimalik arimaha loxiray hadda waa arin cad. Joy issa iyo asxaabteeda
Cuqdadaada la dhimo, cabdimaalik iyo anagaba nagu dhici maayaan wuxuu ilaahay qoray mooyaane, naftaada meel ku ogow
Aadan Sune maxaa kaliifay inuu lafihiisa la cararo miyaanay ahayn arintii Maxamed Kaahin iyo Muuse Biixi Siyaad Barre uga carareen ee Itoobiya ugu galeen.Muuse miyuu ilaaway maalintii uu baqdinta la baxsanayey
@@bushraaxmedcismaan2779 hayee markaa haduu naftiisa labaxsaday ma inuu Arsenal kubiiraa??? Argagixisada ha uraadin qiil… Aden sune mu aayar muqdiaho iska tago ama garoowe
Coldoon iyo mustafe wa alshabaab
Wanalweyn waxay tageeraan Argagixiso
Madxawynha booqday oo do arkay xalda school ka cildonya madxwaynhu waa Beenale yidhi
Waa aadan sune saaxiibkii car jubooyinka ha idii ku iman waayo
Hadii la yidha ilaahay ha laga baqo shabaab ba tahay ayay sheekadu maraysaa klimada Xaqi iyada sarayan idamka alaah
Inshaa allaah kalimatu allaah hiyall culiyaa
Waa yaab...!!!!
Cabdi maalik dalkiisii iyo dadkiisii ayuu dhex joogaaye aadan sune meel geeya iyo inta somaliyada kale ku dulman mise sanqadha Hargeisa ka yeedhaa dulmi-diid iyo same-wadayaal idinka wada dhigta.!!!!!!!
Adan sunne miyaan dulminay anagu asagaa dulmi iyo dagaal nala soo doontee
This sheikh has no clue what he’s talking about or the topic Subhanallah
Shaqsigaan sh.mustafe waa nin leh hadal bareer iyo hadal tognaan (public speaking) maasha Allah
Waalidintiii ka hada shay ardaydii ka hada shay iskulka ku jirtay coldooon waa nin alshabaab ah awo inta la dagaal aya isaga ninkan. Hadal taa ayaanlow aniga caruurta i dhigata quruunka way Dhameystirte.Waaa been iyo aqoon la dirir codon iyo kan. Warya samysa
Qofkii yeraa xumaanta ha leeyska daayo fiskhigana la leyska ilaaliyo oo kitaabka ale halgu dhaqmo shabaab miyuu noqday yaab ka dadkeeni somali masiibaa ku dhacday kitaabka ma allaah leh mise shabaab
The guy is in one Man Jihaad 7 years and half in prison I don’t understand what he is looking for ✍🏾
We have to get Somali activists
هو متطرف
Manshaa alaah wall xaqbaa kahadashey
Maaanta Qifka Kitabka Quranka kariimka ah Iyo Sunadiisa WAA Argagaxiso Anigane Waxan Leeyahay Kitabka Quranka kariimka ah Iyo Sunadiisa ayaa Sharci iiii ah Qofkaan Rabin Muslim Mahn Somaliia mAhn Marka Gaalaada Afkayna KU Hadlaaaayo WAxan Leeyahay Idinma Rabnee Dalka Noooga Baxa Aada Gaaladiiiina Nama Xukumaysaan Ilaa AAd Shareecada Islamka Ka Qaadanaysan Dhimashaan Ka Xignaaa Inan. idin Raacno Ogaada Guuuul Qof Walbooo Shareecada lslamka Rabo Haliska Dhiciyo Dhawaqiiiiida Sanamyada Caabudayoo WAA GAALO Xarbi Ah Dhiiigoooda Malkooda Dhacooda Xalal Yahay Hala Ogaaado Somaley
CADOWGA 1AAD EE JAMURIYADA BARAKAYSAN WAA SOMALIA. GUMAYSIGII MADOOBAA EE SOMALIA, ILAAHAYOW HANAGU CELIN CADAWGA MADOW EE SOMALIA
Abdi maalik Coldoon should behave himself or he will go back to jail!
What has he done
@@chbmuhidin8266 SPREADING FALSE INFORMATION AGAINT ANYBODY IS XARAM IN SLAM OR IN ANY OTHER SYSTEM!!!!!!!.
Hal qofa meey ku dumeey
Mr. Coodon is the one who started a malicious attack against an educational institution! If he is against Western education he can open a Madrass! But as an individual he cannot dictate how Somalilanders choose to educate their child! If he had done this in any country he would libel to pay a hefty fine!
Hanoolaato I think if you want to interview some one on Some thing you should seek experts or a person who has a grip on what is going on the ground sh Mustafe doesn't live in SL and has no idea of what he is talking about or at least Hanoolato you should push back the person and made a discussion rather than an interview since you both have no idea on it
Again you should change this type of videos we are not here for wacdi to be honest and I like this UA-cam
Do better and bring experts or at least push back
What do you know about wacdi?
I feel sorry for you. Zombie 🧟♀️
Somali somali baa leh waxa meesha ka socda waa loo wada jeeda waa kitaabka halgu dhaqmo iyo lagu dhaqmi maa marka isku day in aad fahantid dulmiga coldoon lagu haayo haduusan aduunka ku helin xaqiisa akhiruu helaa iyo janada fardowdo Amiin yaarabi
Africa cadaalad ma jirte
Xukun caburin Africa oo dhan
Maalin ba cadaalad iman doonta xaga allah ,
Insha allah wbt.
Waxaad socotaba maanta ma mid argagixiso ah baad noosoo fariisisay cabdi malik waa argagixiso waliba shabaabka taageero u eh waxaana kuu cadaynaya waqtigii boosaaso shabaab galeen ee maxaabiista gaaraya 150 qof la baxeen askarta tirada badana ku laayeen cabdi maalik wuu taageeray waliba ma qarsane Faceboogisa ayuu ku amaanay oo sheegay in ay la baxeen dad dulmaneyaal ah kitaabka halaysku xukumo doodu maahan cid lagu xiro arintaasna ma jirto culumada kaleba intaa waaleedahay
Beeenaale rahay isku ilma waaa la booqday cumunaa booqoatay
Qadaadwayn wa bila xikmat, caldoon hadalkiisa quran bay o haystaan.
😂😂😂😂😂
Cabdi maalik caanimo geedwalba wu ufuulay laakin waa lagu fahmay, waan idiin sodiraayna waaydinkan cabdimalik shaqo kadhigtee
Hanoolaato runta hadii laga hadlo cabdimalik schoolka wax cadayna kamu keenin lkn wuxuu leyahay ninka anderson cooper ba soo bookhday o yimi lkn schoolka ninkii lahaaba uu islaamey
Alshabaab weeye ninkaasi xagjira
Brother, I am one of your viewers and I follow your channel regularly. sometimes I disagree with you on certain things and I feel that you don’t do enough research for example this point Abdul Malik. He posted on he’s Facebook unpleasant pictures of young boys and girls accusing them being homosexuals, he had no evidence and when proven, that they were innocent he still continue accusing them. Sheikh you do know that what are Dean said about this sort of accusation. Abdi Malik act’s and pretends he’s the only one in that region knows Dean. Therefore I do advise that you should look both sides of the coin before Judging
Bro this man is not sheikh he is clueless. Xamiiyad kala haysa
Ayaanle kan ku kfadhi Yama sheqba maxad. Oktahay
ayaanle baydhaba maxaa ka dhacay bal ka sheekee
Coldon isago timir kù qaybinaya Puntland ba la somastafuriyey inu qarxiyo bay ka baqden inu can noqdo bu u washey samafale hisi bu ku ficna kadib diyarada bu so fara gadhadey
Waaa alshabaaab cadaan lagu hayaaa
Kkkkkkkk ashahaada beenoow maxaa eebi kugu aasan kuwan yaa wax udietay
Laba badow oo wax iis weydiinaya 😄😆
You are right miss bintu Abu jahal bintu isaq
@@yasinadan9500 who's that your mother? Oh no your ibn doofar right,
Coldoon wadankiisa iyo dadkiisaa xidhay dadkiina maalinwalbadhimanay kahadla
Coldon inu argagaxiso yahay wa la arka Shekh Adan Sun sidasa lo xiri jiray isago argagaxiso loga shakiyey marki laso dayey wa ka Alshabab u baxsadey
Cuqdadaada la dhimo , cabdimaalik waa nin umaddiisa jeceshahay wanaaga iyo kheyrka ay ka barteen.
Kitaabka quraanka oo la sheego in lagu dhaqmo miyaa argagixisa lagu noqdaa.
Doofaar ma daahiro markaa Doofaar ayaad tahay Qoomuluud iyo Cilmaaniyad futada ululaya markaa waa laysla socdaa maanta waa lakala baxay.
@@abdihakimmmohamud7230 jahil bad taga Skol qoma ludnimo lagu dhigta ma jiro wa ayo walid ka lacag ka bixinaya skol qomalud nimo lagu bsrto
@@abdihakimmmohamud7230 Coldon Yemen ta marku joga nag Carabiyad ah bu kufsadey xabsiga bu na ku jiray marki danbena wu washey walalki dhakhtar aha ba Burco ku celiyey Coldon walidi ba kuso noqotey qof an ka aqani o inaderkey ah weye qabil ha ku difacin wala arka inu Alshabab yahay halke bu kubarkey dagal ka Gal iyo Islam u dhaxeya qofkan madow badow ga ah yanu idin qarxin intad qabil ku difacayso
@@hamodi_4155 Iska hurud hurdadaas ayaa laguu qaatee.
Qoftiisi daryeeli waayay ayaa qof kale tiisa ka hadlaya
Walal Ayanle waxan kacodsan laxay inad iga cawisa sidha aan coldon numbarkisa heelo plz
Anaa haya
Coldoon in aw argagixso yahay haya daha sirdoonka am igu cadayn. Ku haysan hada waaa la dabasocodaa
Asc walaalkeen coldoon dulmi ayuu uxirnaa xaqiisa allaah ha siiyo amiin waxaana kula talin lahaa coldoon isaga tag hargeysa waayo ku ma deynayaan alloow cabdimaalig u hiili amiin amiin yaa allaah yaa rabi amiin amiin
Aadan sunni markuu xernaa Coldoon sidan oo uqeylinayay markii lasoo daayayna waa ogeedeen inuu jubbooyinka isku dhiibay, Coldoon farbaa ku godan.
Cabdimaalik muse coldoon xaqa ayuu ku taagan yahay inuu ka tanaasulo diintiisa ma ahan mar uunba la dhimanayaa kitaabka allaah dadka diida in la isku xukuuma waa gaalo
XAQ MAXAYA?????.MA BEENTA UU DADKA KA FAAFINAYA!!!!!!.WALAAHI WAA CAJIIB!!!!!!.
Very soon, Coldoon will go back to jail or he will show up in Alshabaab !
This guy never grows up, take responsibility for your family 👪 firstly
I gues you are those kind of big holes in the back which coldoon talks mostly about 😁 he is telling Xaq and would not be silent till he dies so peace out bitch.
@CABDI GUULED your Mom
Coldoon wax khaldan masameyn xaqa iyo diintu ka hadlay illaahna wax dhiba ma tussayo asaga iyo family ligiisa xaqa in laga hadalanaw waa jib ee adigu fakar adaan wali korin oo akhligaadu aduunyo ku egyahay coldoon waxuu kafakaraa meel dheer akhligiisana waa korsanyahay
@@qatroadawe3762 wuu qaldan yahay ilaa xad. Caanimo ku raadiya in la xidho. Caruurta waalidkood joogo buu caayaa
Waxaanad Waxba Ka Garanayn Ha Sheegin Shekhnimadana Been Haka Sheegin
Ayaanle Adna Views Ha Raadin Wax Qiimole La Kaalay
Mesha ma somaliyad moday wax qarsodi lo dilayana ma jiro. Waxa mesha daran ka dhacaya iyo wax shababka racay wa wax shaydan dufsaday
Abdimalik maxaa cadeenkaro inuu shabaab eheen qof hooyadiis iyo reerkiisa dayacay gargaar somali umahayee
Ma waxaad ka xanaaqsantahay inuu qowmluudka ka hadlo. Ictiraaf saas laguma helo walal.
@@abudarda00 waa qawaarij xagjir ah coldoon 🖕
Maxu yiri magdhow, hhhhhh.
Ayanle shaydanka garka wayn beenlowga asxabta ka daa horke tiisa
Shikh na magaca ha uga cayaarin
Hanoolato waa alshabab Hala qabto meshii lagu arko
Waa alshabaab ninkan. Aad u hadlaysaaan waxaas waxa dhilkiina inta hadlada noocas ah in. Alshabaab idin if ku ku qabsatay
Waaa lo ban Dhigay adiga lagtigaaaga been. Sheegaya
Hooyadiinii siilka wayneyd wasa qadaad weyn ilaa qadaad wayn
argagixisada ayaad qiil u raadineysaan iyo aadan sunne oo lasoo dirsadey odeygan coldoon labaxay magaciisa ayaaba shar tilmaamaya waadna arki doontan maalin asagoo alshabaab ku biiray tan kale ayaanle ninkan aad dhagey saneysid hadalkiisa qatar iyo shar ayaa ka muuqata mar dambe hanala hor iman ninkaan iyo wixii la mid ah mooryaan diimeedyo horay baan u eed nay naga ilaali mooryaan diimeedka
Muse Gaal Iyo Gaaladiiisa WAA Cadowga Islamka Sarakiiisha Shaarbaha Waa Wayn Muslimiin Mahn WAA Ilmo Yahuudeed Qofka Racaaayo Asagooow og Ha raaaco Hana Galooowo Coldoon Uma Baqaaaayo Guuuul Baan Leeyahay Mujahidiiinta Shareecada Islamka U Halgamayso
Qofkan Shareecada Islamka Rabin Muslim Mahn Somaliia mAhn Muse Gaal Iyo Gaaladiiisa Somaliia Mahn Muslim mahan HADAY Baqtiyaan Godka Aya Lagu Ridayaa Ha Ogadaan Caqiiido iyo Diiiiiin ayaa Lagu Kala Baxay Coldoon Kaligiiiisa Mahn Somaliia DHan Ayaa Shareecada Islamka Rabto Gaal Uuun Baan Rabin Gaalada Afkayna KU Hadlaaaayo WAxan Leeyahay Caradiina waad la Baqtinaysaan Somaliia Shareecada lslamka Ayaaa Sharci U ah Waad Daalaysaan Uuun
Kolayba Qoomuluudka uololaynaya in Islaamka laga suuliyo SL iyo guud ahaan dhulka soomaalida ayaad markaa layaab melihid waayo maanta way ismuujiyeenba sidaada markaa qoortaa laydiin dheerayndoonaa insha Allaah.
@@ismailmohamed1251 SHAREECO SLAAM MAXAAD KA TAQAAN, JAAHILYOW!!!!!.ALSHABAAB IYO XAGJIRNIMO AYAAD QIIL U SAMAYNAYSAA, ADOO CID GAARA KU XUMAYNAYEEE!!!!!.
Labadan waxay iska waraneysanayaan, waxaney ogeyn, waana laba beenaale. Idinku ku casuuma dhulkiina, sidii cadada idin ahayd.
Waan casuumeeynaa xuriyatul qoowl ayaa ka jira Somalia oodhan inta aanan ka aheeyn maamul goboleedka somali waqooyi
The name of the Channel tells you who they are! Hanolato.....enough said!
@@hamsemohamed8924 anaga we follow the Quran and the sunah, where you guys for muse biixi, the head of alshabaab. Dictatorship,tyrant tribe that rule your little lula land. Get real.
Waayahaye dadka xukumaa maxay sameeyeen ilaa 1998 ilaa hada yaa xasuuqey dadkii ku noolaa boorama ssc aawey muuse imisuu xasuuqey yaa xisaabin muuse iyo kuwii xabashida wetey hada waa madax weyne wuxuu wadaa dil cabsi iyo fusuq aawey under kuper iyo gaaladii khabiisiintii ❤️salaamaad 💚 eeboow na bixi
Naag walac hayo uma hadal xumid kkkk
ALLAH XISAABIN MAALIN .WBT