Waa Farxad: Shacabka Soomaaliyeed oo si dhab ah isu barbar taagay walaalahood Falastiin Warbixin

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лип 2024
  • Waa Farxad: Shacabka Soomaaliyeed oo si dhab ah isu barbar taagay walaalahood Falastiin Warbixin aan caadi aheyn#dagaalka Gasa, Wadahadaladii dooxa iyo xog muhiim ah iyo warar kale.

КОМЕНТАРІ • 308

  • @nadaarashow9782
    @nadaarashow9782  6 днів тому +173

    Sh Cabdi Xayi
    +252 61 5331330

    • @Beingme541
      @Beingme541 6 днів тому +2

      Thank u

    • @xaliimogeedi3204
      @xaliimogeedi3204 6 днів тому +20

      Somalidu inta badan marka hore xiisaha ayaa ina qaada lkn rer qasa xiiso aan dhamanayn ayay naga rabaan alle ha idin barakeyee yaan laga Caajisin rer qasa

    • @user-mp3ui8ov3d
      @user-mp3ui8ov3d 6 днів тому

      Cabdi xayi wuxuu leexsado uma taag haynoo

    • @obeydabdala8102
      @obeydabdala8102 6 днів тому +7

      Waa masuuliyad laba mar nasaaran, diiniyan iyo magaca Soomaalinimo.

    • @samiroibrahim
      @samiroibrahim 6 днів тому

      Thank you nadara

  • @amarak4085
    @amarak4085 6 днів тому +7

    ASC Nadaara, waxaan ku suganahay Canada 🇨🇦. Waxaan halkaan kaaga mahad celinaayaa sida professional news aad falastiin nooga soo tibiso. Haddana waxaad noo sababtay inaan sadaqo ku darsano oo weliba update aad naga siiso. Waa farxad kale. Jizaa kullahi kheyra jizaa adiga iyo Cabdi Xayi. Annagana Allah noo fududeeyo inaan si joogto ah u caawino falastiin. We appreciate your great work! 🙏

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 6 днів тому +13

    Walal ilahay ajar ha ku siiyo talo yar ban ku siin lanbarka shiikh cabdi xaji ku soo dar muqal walba adigoo sida xayeysiiskan oo kale u sameynaya xitaa 30sec ha ahaatee ilaahayna ajar ha kaa siiyo aamiin

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 6 днів тому +6

    Maasha allaah waan la xiriirnay sheekh cabdi xayi 🎉🎉🎉

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 6 днів тому +10

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin

  • @HousseinWahib
    @HousseinWahib 6 днів тому +7

    MACHALLAH ♥️ ALHAMDOULILAH ♥️
    GULL SOMALIA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @FartuunAli-kc7gn
    @FartuunAli-kc7gn 6 днів тому +3

    Baarakallahu fiikom nadara iyo walaalaha sadaqada dhiibtey jazakumulahu qeyran

  • @aftaxyassin1265
    @aftaxyassin1265 6 днів тому +8

    Maasha Allah guulaysta dhamaan shacabka iyo ciidanka xamaas reer falastiin guuuuuuuul

  • @howraarofficial3191
    @howraarofficial3191 6 днів тому +6

    Masha Allah ilaahey ha u barakeeyo 🤗 ilaahow guuley walaalahen rer falastiine Ameen yarabi 🤲❤️🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸💪🏼

  • @Geele_jire
    @Geele_jire 6 днів тому +9

    Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin

  • @FardussYussuf
    @FardussYussuf 6 днів тому +8

    Walaalaheen falastiin ALLAH guusha siiyo marwalba INSHAALLAHA

  • @Miisaanka2024
    @Miisaanka2024 6 днів тому +44

    Nadaara guuleyso adiga iyo walaalaha falastiin

    • @KadraCheikIsmael
      @KadraCheikIsmael 6 днів тому +1

      nadaara shaw waad salaamantahay xabaas waad guulaysateen iyar ayaa idiin hadhay idamka ilaahay waay idiin dhabaan ha ka yeelina in ciidama shisheeye la keeno dhulkiina maxay idiin tarayaan sida kalaba idinma caawinayaan inyar oo xubusana kuma qabtaan ilaahay ayaa idin caawin iyagana fulay nimadooda ilaahay ayaa xisaabin guulaysta idamka ilaahay

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg 6 днів тому +8

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah ha guleeyo falastiin yahuud ha cirib tiro aamiin yaarabi

  • @cabdirashiidnuur7807
    @cabdirashiidnuur7807 6 днів тому +5

    Kuwii bixiyay iyo kuwa ka shaqeeyay kheyr alaha siiyo

  • @user-lg1hp7gb1q
    @user-lg1hp7gb1q 6 днів тому +8

    Waa sax warka ay soo saartay waA mid sax ah ALAAHU AKBAR XAMAAS guul

  • @xaliimogeedi3204
    @xaliimogeedi3204 6 днів тому +7

    Masha allaaah wan ku faraxsanahay in aan rer qasa wax tarno haba yaratee anagana alle SWT dalka nabad ha nooga dhigo yaaa rabi guuul waarta sii falastiin gar ahaan rer qasa

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 6 днів тому +10

    اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين
    🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸

    • @user-nu1ul2gb4l
      @user-nu1ul2gb4l 6 днів тому

      Maasha allaah illhay nasrigiisa waaye walaal

  • @abdallamaxamad
    @abdallamaxamad 6 днів тому +5

    Wallahi aad ayaan ugu farxay

  • @Mustafa-tk2em
    @Mustafa-tk2em 6 днів тому +6

    Masha Allha guul iyo gobanimo somaliye

  • @MahamudFarah-lv3xj
    @MahamudFarah-lv3xj 6 днів тому +14

    Dadka somalida ee deqdaas labaxay ilaahy ajar hakasiiyo aamiin ilaahw ugargaar falastiin oo cadawgooda jabi yaa rabi

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 6 днів тому +17

    Illaahow awoodaada ugu hiili walaaleheen palestine iyo intii muslim ah yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi

  • @ibrahimissack3883
    @ibrahimissack3883 6 днів тому +10

    Baba nadaara keep going guul guul

  • @ismailmohamed7730
    @ismailmohamed7730 6 днів тому +15

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين 💕 والمجاهدين 🇸🇴🇰🇪

  • @user-oz1bc9uv7h
    @user-oz1bc9uv7h 6 днів тому +2

    Maasha,allaah nadaara alle ha ku xafido adiga iyo shekh cabdi xayi iyo teem kii la shaqaynayayba dhamaan

  • @huseinblack-fv4ty
    @huseinblack-fv4ty 6 днів тому +12

    ﴿ قَاتِلُوهُمْ يُعَذِّبْهُمُ اللَّهُ بِأَيْدِيكُمْ وَيُخْزِهِمْ وَيَنصُرْكُمْ عَلَيْهِمْ وَيَشْفِ صُدُورَ قَوْمٍ مُّؤْمِنِينَ﴾ ·
    صدق الله العظيم💖☝

  • @cabdiqaadircusmaan6658
    @cabdiqaadircusmaan6658 6 днів тому +5

    اللهم انصراخؤاننافي فلسطين الله أكبر الله أكبر

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 5 днів тому +3

    Wcs wllken illhey sawow janno ha ugadhigo somalidi sadaqada dhibatay ee walalohoda falastiin udiray intii dhiman ee somali ahna kuwa uwada gurmado falastiin hakadhigo falastiina rabi haguleyo

  • @saidabdallah1048
    @saidabdallah1048 6 днів тому +2

    اللهم انصر اهل فلسطين

  • @umuamiiroumuamiiro
    @umuamiiroumuamiiro 5 днів тому +1

    wcs ustaad nadaara thanks alx guushii ayaa sodhawatey insha Allah rer flastiin ok yacni inta liidata hadii ladhaho wxan dhihi lahaa xamaas may dadka yahuuda uso aruuriya ha asturtaane wx nool yey san iskadhiibin guul iyo gobanimo free flastiin

  • @ruqiyomohammedsiyad6367
    @ruqiyomohammedsiyad6367 6 днів тому +1

    Ciidan waa ku so duulis reer gassa ha diidaan qasaam waa saxsantahy free falastin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸❤️❤️❤️

  • @user-nx5ez9xc9g
    @user-nx5ez9xc9g 5 днів тому +1

    Masha allah allaha u gargaaro masaakiintaas qofkii wax hayow ku darsada soomaaliyey ana intii awoodeyda ah waanku darsanayaa insha allah wakhtigaan soo marney ayay maanta marayaan reer falastiin

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 6 днів тому +3

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 6 днів тому +1

    MaashaAllah Somali ❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 6 днів тому +2

    Illaahay.ayaa.guusha.siiyey
    Falastiin.israaiil.teelo.uma
    Dhiga.waxa.dili.karto.way
    Dishay.xamaas.dhulkoda
    Ayay.xoraysanaysaa
    Insha.allaahu.guul

  • @shugriyusuf5624
    @shugriyusuf5624 6 днів тому

    Masha Allah Somalidu waa dadka keliyah ee qofka baahan gacan qabta🇸🇴🇸🇴👏🏿👏🏿 waa arin lagu farxo in walalaha Gaza inaanu wixi awoodena aynu tarno, waynu sii wadidoonah insha allah ✊🏿🇵🇸🇸🇴.
    Falastiin iyo Somaliaba Guul iyo gobanimo🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊🏿✊🏿

  • @akafi1212
    @akafi1212 6 днів тому +1

    Masha Allah tabarakallah Allahum Ameen Yaa Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 6 днів тому +1

    ALLAHU AKBAR ☝️❤❤❤❤❤ masha allah guul gasa

  • @saidamahmoodali709
    @saidamahmoodali709 5 днів тому +1

    Masha allaah allow
    U hiili geesiyada rer falastin

  • @user-vj5xm4rk8r
    @user-vj5xm4rk8r 5 днів тому +1

    Walaalayaal bartaa halagu haayo yaan laga caajisin insha alaah shacabka reer falastin guushoda way dhowdahay ilaahay waxan uga baryayaa in cadowgaa ilaah ka dul kiciyo isagoo dulaysan

  • @saciidoshaxmed2949
    @saciidoshaxmed2949 5 днів тому

    Maashaa alaah nadaara qeyr alaha ku siiyo zaam zaban iyo al yaasiin dhamaan mujaahidiinta reer falastiin guuleeysta aamiin

  • @Samatardahir-ty4sf
    @Samatardahir-ty4sf 4 дні тому

    Masha allah , khuer allah idin siiyo cabdiqadir nadara iyo sheekh cabdi xayi iyo inta ka kaysday cawiimada ee somalida ah

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 6 днів тому +2

    Nimankaan sheeganaya. Dawladaha Islaamka ayagaa a u baahan in la xoreeyo, qashinka aan wax tarka lahayn.. Waana Munaafiqiin.Allah ayey reer Falastiin isku dhiibeen una hiiliyey.

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 6 днів тому +1

    اللهم آمين ثم آمين يارب العالمين

  • @fathiya5106
    @fathiya5106 6 днів тому +1

    Alhamdulilah Alhamdulilah 🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲🇵🇸🤲🤲

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 6 днів тому +1

    Waa arrin farxad leh waan qiirooday😢😢😢

  • @user-rf9un1mz9l
    @user-rf9un1mz9l День тому

    Sheekh Cabdi Xayi iyo team kiisa Illaahay ha ciseeyo, magaceenana kor bay u qaadeen Ajirna wey shaqeysteen. Nadaarow adigana kher Allaha ku siiyo mar walba xayeeysii Numbarka Cabdi Xayi insha Allah

  • @user-qo7rr7ii7t
    @user-qo7rr7ii7t 5 днів тому

    Mashan allah Mashan allah falastiine Guuul 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 6 днів тому

    Masha Allaha tabarakallah umada Soomaali weyn qofkasta wuxuu awooda ha dira bilkasta insha Allah 100 qoys ka kooban waan cawin kartaa

  • @hawohassan4630
    @hawohassan4630 6 днів тому +1

    Dhinac walba oo loodhigaba guuuusha allow siii falastiinta runta ah ee xaq udirirka ah yaa rabi amiiiiiiiin

  • @AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr
    @AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr 6 днів тому

    sc nadaara waa maasha,'allaah guul iyo gobanimo kaamka somalida qaza

  • @user-nm9oh6ej3q
    @user-nm9oh6ej3q 6 днів тому

    Awoodooda ilaahow usiyaadi ciidan shisheeye No in Gasa muslim iyo gaal xamaas ❤stay strong ❤waa guuleysaneysiin insha Alaah ❤ilaahaa garabkiina taagan 🎉❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aslijimale9371
    @aslijimale9371 5 днів тому

    Maasha Allah shacabka somaliyeed wa dad xamasad leh rabi ajir ha ka siiyo

  • @HalimaCumar-l6v
    @HalimaCumar-l6v 6 днів тому

    Masha allah ilahey hadin barakeeyo walaal nadaara iyo inti ka qeyb qaadatay quudinta ahlanaa fii qaza jizakumullaha kheyran

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 6 днів тому +2

    Ilaahow guulee xamaas

  • @user-nl9tg1wf1b
    @user-nl9tg1wf1b 6 днів тому +2

    Falastiin ha guleysato

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 6 днів тому

    M.a alle kumahad san runtii waa arin lagufarxo #Dadka_soomaaliyed waxan leeyahay dadaalka halabadiyo wllahen Reer falastiin 🇵🇸 maanta majiro cid kamudan in la garab istaago 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤝🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 6 днів тому +1

    Masha Allah xifdulah sadaqo yaran ma leh tabar tena yar mahe free masjid qudus free falastin

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u 6 днів тому +3

    Alxmd inaa jihaadka qeyb ka nahay hadana udagalami karin inaa duco iyo dhaqaale ku dagalanaa

  • @saciidoshaxmed2949
    @saciidoshaxmed2949 5 днів тому

    Wararkaan aad baan ugu diirsanay guusha falastiin waa guusha islamka

  • @caishamaxamuud4875
    @caishamaxamuud4875 6 днів тому

    Ilaahow rabiyow palestiin ciidankaga ugu hiili yaa allaj🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi 6 днів тому

    ALLAA WEEYN NINKII AAMINAA AWOODLEH
    ... GEESIYAAL HOREY USOCDA
    #XABASHI IYO MAREEYKAN IYO INGIRIIS IYO FARANSIIS IYO YUHUUD,
    WAA INEEY ISAGA BAXAAN
    #CAALAMU ISLAAM,
    HADEEKALE
    #SANDULE IYO SEEF AYAA
    LOOGA RARIDOONAA IYAGOO DULEEYSAN.
    ❤ INSHAA ALLAAH❤.

  • @AbdulBashir-wv9nf
    @AbdulBashir-wv9nf 6 днів тому

    Mashalah guul somali

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 6 днів тому

    Waa guul arrimaha falastiin

  • @citybern1493
    @citybern1493 6 днів тому

    Maashaalaah ❤️ ❤️ ❤️ horey u soco Mr Nadaara eebow

  • @user-wq7fj6ql5o
    @user-wq7fj6ql5o 6 днів тому

    Waa runtood ciidan nabad ilaalina maxay qasa ka qabanayaan ileen dagaal sokeeye kama socdee ❤❤❤

  • @Official-gt4we
    @Official-gt4we 6 днів тому

    Maanshalah. Kam soomal waa walalaheen falastin sifiican ayad samesen masha ala masha ala

  • @TheSlaveOfAllah1992
    @TheSlaveOfAllah1992 6 днів тому

    ASC
    MASHA ALLAHA TABARAKALLAH.
    SOMALI HANOLATO NOLASHA WARWAQO
    ALLAHA ALLAHA ALLAHA AJARKA HASEEYO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    MUQAAWAMADA GUUL GUUL GUULIYSTA WELIGEN INSHA ALLAHA WAA GUULIYSANI.
    YUHUUDA IYO AMIRIKA ALLAHA ALLAHA ALLAHA HA JABIYO

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 6 днів тому

    Allaah subxaanahu watacaalaa how gargaaro walaalaheen reer Falastiin

  • @omanabdi8190
    @omanabdi8190 6 днів тому

    Nadara illahay haku barakeyo shaqo wanaksan ayaad heesa hori usoco

  • @ayaanmahamed270
    @ayaanmahamed270 6 днів тому

    Alxamdu lilaaa alaah baa mahadaa le yaarabi alaw garabkooda gal mujaahidintaa guushana sii yaarabi

  • @aliabdalla8647
    @aliabdalla8647 6 днів тому

    Msh allah dhaman inta ka qebay qateya rabbi hano xafido waheyan soomali guul

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc 6 днів тому

    Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa ugar gaar Aamiin yaa Allah Allahu akbar

  • @two-faced6562
    @two-faced6562 6 днів тому

    Mashaa alaah waa arin farxadleh umada soomasliyeed waa dad sadaqada jecel hadana maanta qofkii dadkaas madfaca ku socda taakulayso walaahi ilaah baa u gargaarayo.
    والله في عون العبد ما كان عبد في عون أخيه قال رسول الله صلى عليه وسلم.

  • @user-fc8kb8mv7v
    @user-fc8kb8mv7v 5 днів тому +1

    Nambarkaan shiikha ma iga hubtaa inow yahay shiikh c/xayyi waan wacaa waxna waan udiraa galabta insha allh dadka soomaaliyeedow waxaad awoodaan idinkana kudarsada wilba dadka wax haysto bishii zakadaa lajoogaa walaalaha kudhibaateysan gazza zakada ilaahey idiinku waajibyeelay wax kasiiya

  • @RoodaAadan-iv9yt
    @RoodaAadan-iv9yt 6 днів тому +1

    Ilaahey haugargaaro reer falstiin yuhuudna Ilaahey hajabiyo oo habaabiiyo aamiin falastin wll dhabaan unahay ilaahey cadowgoda hajabiyo waxan awoodno waa bixin.

  • @fahmokaahiye2372
    @fahmokaahiye2372 6 днів тому

    Jazaka'Allahu khayr

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 6 днів тому

    Ilaahow Guul Falastiin InshaAllah

  • @abdiiabduosman4746
    @abdiiabduosman4746 6 днів тому

    Mahadsanid shakh nadara....❤

  • @sahrakadawo9110
    @sahrakadawo9110 6 днів тому

    Diyaar nadaara rabi haku xafido waad mahadsantahay

  • @saidaelmi9744
    @saidaelmi9744 6 днів тому

    Wax wada hadal ah ma jiraan mujrimiinta way is og yihiin in dadkas misaakinta ah in la laayo rabaan carab iyo cawaan oo dhan 😢😢 Ilaahay ha unaxariisto dadkaas

  • @user-cj8yl8dw8e
    @user-cj8yl8dw8e 6 днів тому

    Guul 💪 ! Victory ✌ and unity 🤝 for Muslims ☪️ all over the world 🌎! United forever 👏 inshallah

  • @xasancabdiraxmaan7126
    @xasancabdiraxmaan7126 3 дні тому

    ilaahey ha ugargaaro falastiin
    Hamaas wixii nabad ilaalin sheganaayo in ay yahuuda camal uladagaalanto wey ku saxantahay
    somaliyey sadaqada aan ubadino walaalaheena falastiin
    ilaahey haxureeyo falastiin

  • @user-zf9dz2dm7u
    @user-zf9dz2dm7u 6 днів тому +1

    Falastiin guuuul guuuuul guuuul

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 6 днів тому +1

    Madaxda. Xamaas. Runta ayay u sheegen dabadhilifka. Carabta. Iyo dalalka le islamka sheeganaya. Maxay uga hadli wayen xasuuqa. Cadawga uu ku haya. Shacabka falastiin.
    Marka kuwaa diricya waynta ah. Kama hadli karaan .masiirka. shacabka falastiin .... guuul isha allah

  • @abdiadenmursal3375
    @abdiadenmursal3375 5 днів тому

    Allahu Akbar Allahn ha u gargaaro reer falastiin

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 5 днів тому

    Mahadsant walaalkey nadaara show qeer sheeg ❤❤❤

  • @halimoosman8415
    @halimoosman8415 6 днів тому

    Allahu akbar masha allah taabakalah

  • @user-hf3no8oc4w
    @user-hf3no8oc4w 6 днів тому

    Mashaallah shacbu somalia ❤❤❤❤❤

  • @mohameddjamakhaire7342
    @mohameddjamakhaire7342 5 днів тому

    Bravo Bravo Nadara Show Guule ween Incha Allah

  • @Moliidcabdi
    @Moliidcabdi 6 днів тому

    Guuulguuul..isha. alaaah. Xamaas

  • @user-dk7hk3ph1b
    @user-dk7hk3ph1b 5 днів тому

    امين يا رب

  • @shugrimohamed2013
    @shugrimohamed2013 6 днів тому

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @SafiyaMacalin-rz7mf
    @SafiyaMacalin-rz7mf 6 днів тому

    Maa shaa Allah

  • @ayaanmuxudiin4277
    @ayaanmuxudiin4277 6 днів тому

    Allow na siii Wax aan sadaqeysano Waa rabi🤲🏻

  • @CabdiGeedi-ku2ur
    @CabdiGeedi-ku2ur 6 днів тому

    Wcs nadaara show. Guul. Shacbka falasiin

  • @muxuboahmed1796
    @muxuboahmed1796 6 днів тому

    Ascwrwb walaal jizaakallaahu khayr adiga iyo culimada allaha kadulqaado cadawga aamiin yaa allaah

  • @user-qp9lx8fc3y
    @user-qp9lx8fc3y 6 днів тому

    Masha alaha

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b 5 днів тому

    Ilaahay ayaa mahad leh naga aqbalay ducacadeena

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf 6 днів тому

    اللهم أعز الاسلام ولمسلمين

  • @BouhMok-tn3rr
    @BouhMok-tn3rr 6 днів тому

    Mashaallah waa farxad alhuakar