FANAANADA CAANKA AH EE SAFIYA TUSMO IYO WAREYSI XASAASI AH

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 вер 2024
  • Join this channel to get access to perks:
    / @britsomalitv
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 23

  • @John-mu3vy
    @John-mu3vy 3 дні тому +5

    WOOOOOÒOW BOQORADÀ 5 SOOMALIYEED SAFIYA TUSMO WOOOW ABDIHAFID YOUR THE BEST WALAHI ALWAYS BIG AMAZING INTERVIEW AAD KEENTAAH IYO MARTI CULUS❤❤❤❤❤

  • @User4-p5p
    @User4-p5p 3 дні тому +3

    Safiya Tusmo gabar gob ah diin@akhlaq leh dadka ka nabad helan Abdixafid, many thanks.

  • @hamdimohamadmohamad1385
    @hamdimohamadmohamad1385 3 дні тому +3

    Safiya gabadha kaliyee somalida u dhaxaysa❤❤❤🎉

  • @sabirwehliye2673
    @sabirwehliye2673 2 дні тому

    Waxa wax laga xumaado ah asaga ha ku gumeesto dhiig isku yeela is rara gumisiga qabil qabil gumesanayo subxananallah..isaaq haku gumesto adinka isku keenay..

  • @hibomohamed4531
    @hibomohamed4531 2 дні тому +1

    Balaayo uun ka sheeke safiyaay nabad galyada somaliland waa ta aad ku hoos ganacsanayso ee maxaad ugu ciyaari ee dab u shidi

  • @Hamdiyayusuf-xu9fc
    @Hamdiyayusuf-xu9fc 2 дні тому

  • @zinaqurux
    @zinaqurux 3 дні тому

    Wow 🤩safiya qurux mashallha wan sugi karilayahy barnamij xisale 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @abdirahmanas2583
    @abdirahmanas2583 2 дні тому

    Abdi hafidow tusmo ma fanaanad baa .
    Oo fanaaniintii hore baa saacad walba ilaahay iska baryaya,
    Dunuubtoodii hore darteed.
    Maad taariikhda aqrisaan ama dhagaysataan oo la socotaan,
    Adinkoon dhinacyada iska eegin
    Baad soo gashaan
    Hadana sii bootaynaysaan

  • @WardaMoh-m6z
    @WardaMoh-m6z 2 дні тому

    Salaanta way waalatay oo maxaa lagu falayaa

  • @hooyosomaliyed4029
    @hooyosomaliyed4029 2 дні тому

    Wallaahay safeyooy laantee iyo cuqdadlaantee way kugu qafeefaan ceteraafkee meyaad ka ceedaysay yaab naya safeyo waa dhaaman balsa musqul bay la dagtay kkkkkkkkkkkkkkkkk❤❤❤❤

  • @halimah7164
    @halimah7164 2 дні тому

    Wax kale laguma haysto safiya calanka buluuga oo ay u heesto oo kii Somaliland ay diiday in ay u heesto soomaali nimo ayaa lagu haystaa

  • @MoustaphaAdenelmi
    @MoustaphaAdenelmi 2 дні тому

    Muuse biixii ayaa umada ka qabta

  • @HodanYusuf-w2x
    @HodanYusuf-w2x 3 дні тому +6

    Reer Somaliland islaanta sandaqada uu qimeeya 😂😂😂 wala xawla suuqi waheen iyo wajaale ayanu ka samirnay misay sandaqad uu barooranaysa

    • @prettysamera2708
      @prettysamera2708 3 дні тому +1

      @@HodanYusuf-w2x 😂😂😂

    • @kaltuunibraahim9781
      @kaltuunibraahim9781 2 дні тому

      inteda wahen wxd shegayso uga qiima badan ader wad ciilante

    • @ubah3804
      @ubah3804 2 дні тому

      Anigaba u diryee bal hasoo qiimay sato jiingadan yar 😂😂😂

    • @sabirwehliye2673
      @sabirwehliye2673 2 дні тому

      Kkk adinkaba gaja socota ah maxa wax qimenkarta shush. Wa udoqonomo inay iska ken hosjogan..

  • @malyuunishaq1773
    @malyuunishaq1773 3 дні тому

    ❤❤❤❤❤😢

  • @NimcoFf
    @NimcoFf 2 дні тому

    Ina cajuunbaa noogu wacan wxs bal 90 jirkan meel kaste la taagan tukan sandaqadaa layga gubay

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 3 дні тому

    Sorry abaayo

  • @hibofarah532
    @hibofarah532 2 дні тому

    Cabdi cajiin. Baa. Islaanta. 65. Jirka. Ah. Intu. Wax. Dhadhansiiyeey. Nagu. Soo. Furay.

    • @sabirwehliye2673
      @sabirwehliye2673 2 дні тому

      Kkk cajuun calaqiisa asaga heste kada wax ku sosaro..awdal state welcome