Waar nimankani sanad dhan ayay isku urusanayeen idinkuna waa dhayalsateen Iminkana qaybta ay ku jiraan Dumiya waayo weli waad u turaysan iyaguna waa one way ticket ama ay Ceerigaabo qabsadaan doonaya 😮🤨

Waxaad. Tahay qof fariida. Wararka dhabta ah baad noo sheegtaa. Mahadsanid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guul iyo gobonimo ciidanka❤qaranka SOMALILAND
Intaa maanta cidanka ka dhimatay idinkaa ka masuula waayo waad arkayseen in lagu soo duulay magaalada 🤯💪🏾
WARKAGU WARUN SAXIIB ❤❤❤❤❤❤❤
WA FAYSAL
Waad ku mahadsan tahay warark ceerigabo eed noso tabineyso 🎉 waa in meel loga soo
Wada jesta cadowga kusoo duleya ceerigabo.
Guul SOMALILAND
Mashallah❤❤❤❤
Habari maxbuus oo hdalysa wa qiyamihi
Waa la soo af jaray huwantii inyaroo iskuul ku dhuumanaysa mooyee
GURYAHA KU DU MIYA
Guul somaliland
Maa kaagalay habarmaxbuus
Waar goobkasta oo ay galaan halagsaaro Argagixisada guuliyogobonimo ciidanka qaranka JS somaliland military ⚔ and special force commando 🔥🔥💪🏻💪🏻🫡👍👍
Yaakuu furay meeshaan saqiirow masidaas ayaad like kuraadinaysaa warxidhoo.
Huwantu meeshay gashaba ka dabogala oo Magaalada ka sifeeya qudhunka qudhunku dhalay
Waar nimankani sanad dhan ayay isku urusanayeen idinkuna waa dhayalsateen
Iminkana qaybta ay ku jiraan Dumiya waayo weli waad u turaysan iyaguna waa one way ticket ama ay Ceerigaabo qabsadaan doonaya 😮🤨
Taariikhda nimankaasi haday mar libin arkaaan ma istaagaaan ilaaaa
Laxasuuqo
MAXAA LOOGU DUMINWAAYEY MEESHAY GALAANBA
♥️♥️♥️♥️♥️
waa been waa buun buunis waar share iyo like baad rabtaa. hoteelka royal annaga hortaagan waxba ma jiraan.