Markaad Guursato Fanaanad Dhibkee leedahay 🙄

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024
  • King Ck Films & Vlogs

КОМЕНТАРІ • 572

  • @djjokers2394
    @djjokers2394 6 років тому +406

    Wlal an ku zalino xabib ken muxamad scw

  • @Mxriyaa
    @Mxriyaa 6 років тому +189

    Ar hadad comentika aqrinyso na dawanyso ani cml like ha ila dhafindee 😍😍😂

    • @siciidwadacad6180
      @siciidwadacad6180 6 років тому

      Subscribe izaar waa kuu zaaraY Queen maria

    • @Mxriyaa
      @Mxriyaa 6 років тому

      Ar wa idin wada sry 😘😘

    • @naajifilms5693
      @naajifilms5693 6 років тому

      Lagu ma dhaafi karo alpi ee SUBSCRIB igu qabo

    • @ShabakaddaSomaaliyaSom
      @ShabakaddaSomaaliyaSom 6 років тому

      Maxay kaa dhibeysaa Hal Subscribe oo igu qabato ii codeey sxbayaaloow
      ua-cam.com/channels/vwKp8oVPPMeVqlZwOVPHQQ.html

    • @kingiskaflimsvlogs7681
      @kingiskaflimsvlogs7681 6 років тому

      Subscribe my channel please ua-cam.com/channels/v8x1j-EKkn1YK_nzfer3Cw.html

  • @laangabcade8849
    @laangabcade8849 6 років тому +253

    qofkii heesaha neceb like ha ii saaro

    • @fatushyareyfatushyarey3518
      @fatushyareyfatushyarey3518 6 років тому +1

      Sidokale anigaba wan necbahay hesaha

    • @ShabakaddaSomaaliyaSom
      @ShabakaddaSomaaliyaSom 6 років тому

      Maxay kaa dhibeysaa Hal Subscribe oo igu qabato ii codeey sxbayaaloow
      ua-cam.com/channels/vwKp8oVPPMeVqlZwOVPHQQ.html

  • @queenquen4095
    @queenquen4095 6 років тому +102

    Walal hadaaad comment aqrinosid haila dhafin like plz

  • @heersareofficial7814
    @heersareofficial7814 6 років тому +98

    cid iga horaysa ma arko
    galabta liketa from burao

  • @Rasabdi
    @Rasabdi 6 років тому +19

    Adoo videoga fiirsanayo hadad commentigeyga aragtid like aan ka helo

  • @isrobaby6245
    @isrobaby6245 6 років тому +15

    Fanaan inaan guursado maba jecliye alle Calaf iigama dhigo 😂😂😂😂 anyway CK 😍😍😍😍😍 waad kala kacsan tahy really 😍💕💕

  • @heartlightqueen3985
    @heartlightqueen3985 6 років тому +36

    Xee ahayd aniga lee kow ah liketii igu sharfa

    • @siciidwadacad6180
      @siciidwadacad6180 6 років тому

      Subscribe izaar waa kuu zaaraY ifraax

    • @heartlightqueen3985
      @heartlightqueen3985 6 років тому

      @@feysalmadoobe7905 magacee huno

    • @heartlightqueen3985
      @heartlightqueen3985 6 років тому

      @@siciidwadacad6180 waan ku saray aniga lkn aniga ma rabi ha ii sarin

    • @siciidwadacad6180
      @siciidwadacad6180 6 років тому

      @@heartlightqueen3985 hmmm waayo ifraax col manahaynaH

    • @heartlightqueen3985
      @heartlightqueen3985 6 років тому

      @@siciidwadacad6180 maya huno ee malihi bar yutube maxaan ka qasarini sub'

  • @zureer5014
    @zureer5014 6 років тому +4

    DhexDa ku taal day xaafad dhan miyaaaa. #Ck qosol miidhaN weeye😍😍😁😁😁😂😂😂😂😅😅😁soMaliyey like Me

  • @coloowmagazine9067
    @coloowmagazine9067 6 років тому +3

    Dhibaatada Fananada ma’ahan ee Waa matoorka Saaran 🤣CK hore u soco😇

  • @maryanabdulahi7304
    @maryanabdulahi7304 6 років тому +4

    Waa malinti ugu horeysa 20daqiqo kahor lasoo dhigo an firsad✌✌✌✌✌✌💞💞💞

  • @guraaseproduction5627
    @guraaseproduction5627 6 років тому +17

    Notification gang 👏🏼😂✌🏻

  • @uzamenour7855
    @uzamenour7855 6 років тому +3

    Ad ban ugu faraxsanahay first one INA noqdo sxp c.kirish bro keep going inta ck tagerto like igu qabta

  • @MohamedAhmed-bq2tr
    @MohamedAhmed-bq2tr 6 років тому +5

    Wlhi in aanan garaneyn like waxa ey dadkan ka helaan ee yaa ii sheeki kara iga dabageeya bal faaidada ey ka helaan 😅😅😅

  • @iqraanaali2077
    @iqraanaali2077 6 років тому +30

    Xaasidnina inaa deesid anaa ugu horeeyeee like isaar 🤣🤣🤣🤣

  • @hajjizeykol98
    @hajjizeykol98 6 років тому +3

    nice,,,,

  • @simraanahmed4304
    @simraanahmed4304 6 років тому +4

    Ck salaama adi iyo reerkaada like ha iga iloowin

  • @qalbilulamohamed7056
    @qalbilulamohamed7056 6 років тому +6

    😂😂😂😂😂qosol iguma hadhin
    Sheydaan adhi maarkayba
    😂😂😂 my funny boy keep goin😚

  • @deeqoiftin5514
    @deeqoiftin5514 6 років тому

    I'm number 1 to watch you videos

  • @aragchannel7869
    @aragchannel7869 6 років тому +1

    Yaaslaam ck daawashada 1aad like 1 haleegu sharfo like all soomali

  • @rumanshankaron9949
    @rumanshankaron9949 6 років тому +62

    Fanaanad iyo fanaanba layskuma halaynkaro waayo noloshuudu mida dadka caadiga maahan

    • @cabdixakiinxasan1704
      @cabdixakiinxasan1704 6 років тому

      Ww

    • @keepall2259
      @keepall2259 6 років тому +3

      Roman
      Romantic
      Layskuma halen karo saaan cml ayaa kuku dheceyso.
      Subscribe iku qabo

    • @siciidwadacad6180
      @siciidwadacad6180 6 років тому

      Roman abaayo subscribe izaar waa kuu zaaraY

    • @abdulazizmohamoud1945
      @abdulazizmohamoud1945 6 років тому

      Roman ina cadaani walaal waa runtaa waayoo sidaa u sheegtaba noloshoodu wey ka duwan tahay tan caadiga ah

    • @nasrahussain4398
      @nasrahussain4398 6 років тому

      You right Walal

  • @queentaasha2806
    @queentaasha2806 6 років тому +2

    Haddad Gaal Tahay Waad dhafaysa Ku sali Xabiibkeena Muhamed Salalahu calayhi wasalam👏

  • @aynidelastmodern4356
    @aynidelastmodern4356 6 років тому +10

    Second

  • @atokatama8098
    @atokatama8098 6 років тому

    I luved it .. Wa kabaxsateen togetherly.. I'm impressed

  • @ilyasalidayib3016
    @ilyasalidayib3016 6 років тому +5

    1.991 qof ayaa iga horeysy likeplz

  • @sabriinmohamed3352
    @sabriinmohamed3352 6 років тому +18

    War manta 1 ahey 😂

    • @ahmedgurey761
      @ahmedgurey761 6 років тому

      Calaaacal 😂😂 ok wn ku siyy like

  • @usaamakhaliifmohamed2959
    @usaamakhaliifmohamed2959 6 років тому +6

    Asxaapta king ck
    Like ta igu sharfa
    Allaha ha adin barakeeyee😍😍😍

  • @moofficial8224
    @moofficial8224 6 років тому +5

    Like 6

  • @zaxarlazz6777
    @zaxarlazz6777 6 років тому +3

    Fanaan guurso waa waali raadso.balaayaa fanaan guursata ma cimri degdeg baan isku rideyaa. Saan Kolbe naagta ku dhegta uga xanaaqayo iga daa noloshaa😁😁😁😁😁😁😁😁

    • @abdulazizmohamoud1945
      @abdulazizmohamoud1945 6 років тому

      SUUBAN ZAXARLA waa sax walaal ninkii guursada & naagtii guursata Fanaan labadaba dhib baa heysta waayoo shaqadooda ayaa aad u,xun

  • @farhiyamohamed1311
    @farhiyamohamed1311 6 років тому +4

    😂😂😂😂😂😂 tubeec yare &ck dad culus one love ❤

  • @saahilalii
    @saahilalii 6 років тому +1

    Fanan intaan Guursanlahaa ajnabi aan guursanaa haba leygu caayo Sax✔ Mise qalad🚫 wllyl

  • @saabiriinsiman6333
    @saabiriinsiman6333 6 років тому +3

  • @Bbsmith-vo8rx
    @Bbsmith-vo8rx 6 років тому +2

    Walal janada hakutilmaamin ee jahanabo ka fakir waxyar aboowe 👀falaq falaq inyar Aaqiro xasuuso 👈

  • @liinjaofficiall6271
    @liinjaofficiall6271 6 років тому +1

    Hadad Dadka omatetka ufuranyahay ka midtahay like isar 🤣

  • @kaafimohamud9247
    @kaafimohamud9247 6 років тому +3

    waa lagula dhuuuqa abaa naag fanaanad ah riyo ama musqulba hhhh

  • @saymudiinofficial
    @saymudiinofficial 6 років тому +7

    me one ck manta wxn ku waydiinayaa sual diyar ma thy?

  • @layanfarah3695
    @layanfarah3695 6 років тому +3

    Ma big bro ck miss u rer falaq falaq

    • @Gilaawe
      @Gilaawe 6 років тому

      Subscribe wll💋💋

  • @shukriabdi4227
    @shukriabdi4227 6 років тому

    King CK iyo alfanan tubeec yare ❤️❤️❤️ big respect 😘😘😘

  • @kingfmotivation3048
    @kingfmotivation3048 6 років тому +4

    King ck wlhi markan ku arko daacad u socdaa hhhhhhhhhmmm

  • @Bahjiina7
    @Bahjiina7 6 років тому +2

    Hadad iskabulo Thy like saaar 😕😕😉

  • @nimcomaxamed8832
    @nimcomaxamed8832 6 років тому +6

    War dadku miyay dhix seexdan meesha bisinke waxan is laha ada ugu horeya

  • @nadranuura2707
    @nadranuura2707 6 років тому +1

    Video yadada wanba iska jecelhy xayaw falaq falaqow😍😍😍😘😘

  • @subactv6433
    @subactv6433 6 років тому +1

    Inta quraanka kariimka Jcl subscribe iigu qabta jacelne inee dhageestaan

  • @hashimbaage7549
    @hashimbaage7549 6 років тому

    *WELCOME TO HINDI AF SOMALI CUSUB👌👌👌*

  • @muadsaid4620
    @muadsaid4620 6 років тому

    Nabi maxamad kee jecely like ee sara

  • @ruweydoruun1091
    @ruweydoruun1091 6 років тому +3

    Kk nice

  • @cqaniyare5547
    @cqaniyare5547 6 років тому

    Ck kal iyo laab iga qoslisay wlh like igu qabo hada tagerto ck

  • @iqrasanaaag5296
    @iqrasanaaag5296 6 років тому +3

    Hadaa Subcreb iisaartan kwrama ilma aderayaalow one love ❤️

  • @aashainacabdirizaak6575
    @aashainacabdirizaak6575 6 років тому

    ck shaxaari ayaa tahay naaktaan janno haku tilmaamin

  • @mulaaxocabdiqani7717
    @mulaaxocabdiqani7717 6 років тому +3

    Hhhhhhh Nin dhanbuu xoolihiisii Ku haystay😂
    Marbaa madaxa lagu fujin gaadhay yaa mr falaq falaq

  • @sumayamoh3190
    @sumayamoh3190 6 років тому

    CKsalaan kashkiyo laabta kasoo go day kugu salaamayaa👐❣👈
    Waa salaan kaaga timid qalpigii ku jeclaa💘💘💘💘💘💘🙋‍♀️

  • @keyfmacalin1537
    @keyfmacalin1537 6 років тому +1

    Kkkkkkkkkkkk ar fanaanad io fanaanba
    Gurkooda waa laga dheradaaa

  • @teysanisteel6037
    @teysanisteel6037 6 років тому

    Wlhi Ck wn ku tagera aad iyo aad love you sxb

  • @queeninaabdlle5405
    @queeninaabdlle5405 6 років тому

    Wll an ku salino xabib ke Mohammed scw

  • @najuuulove4642
    @najuuulove4642 6 років тому +6

    Qaaali aragsan 🤣🤣 dhexdeeda xaafad dhan miyaa 🤣🤣🤣

  • @AloneWalker13
    @AloneWalker13 6 років тому +2

    Hhh ck dhaxda xafad miya kulaha👏😂😂👍

  • @ismahanmbeauty7366
    @ismahanmbeauty7366 6 років тому

    Asxabta please channelkeyga isoo boqda ina subcribe gareya

  • @zharmarkeyazir1892
    @zharmarkeyazir1892 6 років тому

    Ck inan tagero first one

  • @Fodcade-Forever
    @Fodcade-Forever 6 років тому

    _Bro ck keep going👌👏_

  • @ozilbyoozilbyo2852
    @ozilbyoozilbyo2852 6 років тому +1

    Cawale adan hataa ta ker to like isar plz 🚫🚫🚫🚫🚫🚫

  • @boqoradapuntland7084
    @boqoradapuntland7084 6 років тому

    Qali aragsan fananad qurux iyo style isku darsatay inta ila tagerto like ta igu camamada

  • @wantahriibay691
    @wantahriibay691 6 років тому +1

    4.5 miya like ta horta🤓

  • @sultanmohammedhassan2567
    @sultanmohammedhassan2567 6 років тому

    Nin weyn ck thats true my home boy hadii aad guursatid naag fanaanad ah xarfaan kale aa ku siigeysanaa hbn walba 😂😂

  • @omarbarsey2000
    @omarbarsey2000 6 років тому

    Falaq falaq teem in the pullding waa nii salaamay

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial 6 років тому +1

    18:25👀👀👀🤨

  • @zuhaipmohamed9889
    @zuhaipmohamed9889 6 років тому

    maanta aniga ugu hore ay please likeking ck

  • @ahmedbritish8942
    @ahmedbritish8942 6 років тому

    Big Legend ck Ku taageeraa wlhi

  • @munaabdusiis3670
    @munaabdusiis3670 6 років тому

    Ck horumar wcn zhpo😙😍

  • @mudaneifiyemudaneifiye3563
    @mudaneifiyemudaneifiye3563 6 років тому

    Ck Big man

  • @mohamedmussejimale867
    @mohamedmussejimale867 6 років тому

    King Ck pru video diyaarzan ku soo direy instgramka 👍

  • @qaalidumar0167
    @qaalidumar0167 6 років тому

    Kusalisya nabiga scw

  • @faraxsaninasaid3470
    @faraxsaninasaid3470 6 років тому

    Inta rasulka jecel like ii sar

  • @marwoinaabdirahman8289
    @marwoinaabdirahman8289 6 років тому

    Inta hooyo mcn jcl like 👍

  • @qadrocabdi6781
    @qadrocabdi6781 6 років тому

    inta hesa jacel like igu cawiya zk dakero buxdo ayan u ahay

  • @somaliwayn8031
    @somaliwayn8031 6 років тому +1

    liketa igu shrfa somaliyey

  • @simanibraahim9722
    @simanibraahim9722 6 років тому +1

    CK sxb caadi matihid hhhhhhhhjjjjhhhh😂😂😂😂😂♥️

  • @abdallarasta5990
    @abdallarasta5990 6 років тому +1

    Naag fanaanad ninkii guursado dhibkan baa uyaalo kulahaa waxa saaran day falaq falaq in the building 😂😂

  • @haboihtoim5125
    @haboihtoim5125 6 років тому

    True

  • @salmohooto2662
    @salmohooto2662 6 років тому

    All beerka Wallahi qosolki adunka ck falaq falaq

  • @abdirahmanmohamed6807
    @abdirahmanmohamed6807 6 років тому

    From kenya keep going

  • @maankacad5434
    @maankacad5434 6 років тому

    ck waa na washy sxpow adigaaa ronaldo atahy lama jojiye horay u soco ebow falaq falq wn ku min sanahy

  • @adaalagudhahaawaxaas5441
    @adaalagudhahaawaxaas5441 6 років тому

    😂😂😂😂wax qasan jecliyaa falaq falaq tiim👊😎😍😘

  • @djzamubae6354
    @djzamubae6354 6 років тому

    Ala kana gorme qali ladan ugursaday ben badana wara gabdha suuqa haka xirin ana aqoon uleh gabaadhan qali ladan Iyo sxbtet zoya sln sare my queen👸👸💋❤️

  • @ugaasqablan3564
    @ugaasqablan3564 6 років тому

    Xabadkoo fanaanad ah ayaan jeclaaadey guur ayey iiso bandhigatey
    Kuwan ayaaba inacsiiyey maanba iska dhaafaaana

  • @abdullahiyusuf2819
    @abdullahiyusuf2819 6 років тому +1

    Wlhi Ck funny wye inta ila taageerta♥ liketa jalayaal....

  • @fatxieapdihakim4099
    @fatxieapdihakim4099 6 років тому +1

    Hhhhhh shaxaari meel xunaa udambeeso Ck saan maa kudambesay

    • @Gilaawe
      @Gilaawe 6 років тому

      Subscribe wlll

  • @sagalmursal2540
    @sagalmursal2540 6 років тому

    Keep going bro

  • @zariinaabdullahi2291
    @zariinaabdullahi2291 6 років тому

    😂😂😂falaq falaq diyarsan ck waan kutageraa boweh

  • @istahililwadsan2691
    @istahililwadsan2691 6 років тому

    wgar qof kasta ana ugu horeeya ku leeyhy hdaa yaa danbeynaya😎😎

  • @usamesky2256
    @usamesky2256 6 років тому +4

    Xajow Falq Falq aderkisa Waye Ee Like Ta igu Tufa Kk

  • @najmoabdallah7024
    @najmoabdallah7024 6 років тому

    CK horumar wacan

  • @faizanboy5232
    @faizanboy5232 6 років тому

    dhaxda ku taala xaafad miyaa 😂😂😂😂halka cambaruur ku yaala ma iska dhon kada😁 King kirish war wax kala tahay eepow👏👏

  • @sancho5713
    @sancho5713 6 років тому

    Inta ck taagerto liketa haila dhaafin plz

  • @naajiosman2174
    @naajiosman2174 6 років тому +3

    😁 Falaq Falaq Saan Ma Udambeysay War Nio Waxan Naga Da Falaqdi So Celi

  • @lilzaakirgamer6695
    @lilzaakirgamer6695 6 років тому

    Ck akBaruH zhaxari FiL CaaLam wllhy hehe

  • @ilyasyare3479
    @ilyasyare3479 6 років тому

    Sideeyda oo kale hadaad qolkaaga ku dhex daawaneeysid like ii saar.

  • @ahmedusahal2684
    @ahmedusahal2684 6 років тому

    Ck ani waa Kaa shakiyey zxp adi faryaamo. Maa tahay boosada faryaamada dhaxda kugu qawo

  • @rozaaquen6978
    @rozaaquen6978 6 років тому +1

    Nin fanan qoftii guurzataa janey ku jirtaa😂😂

    • @rozaaquen6978
      @rozaaquen6978 6 років тому

      @@weloveboqoradacodkakhadrac4224 iiidle iii balanzan cadey 😂😂😂😂

  • @ikraanbelbir4451
    @ikraanbelbir4451 6 років тому

    🤣 Lamaba helo naag fanaanad🔥🤞 ninkii guur sado kuyi 🙄 🤞🤣

  • @alishaxasan1783
    @alishaxasan1783 6 років тому +1

    Ck