Warbixin Kusaabsan qaxootiga Uganda 🇺🇬 iyo tirakoobka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 63

  • @dayaxburee9751
    @dayaxburee9751 2 роки тому +2

    Manshaalah good job

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 2 роки тому +7

    Walal allaah dambigaaga
    Dhaafo aduun iyo aakhiro
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤😭

  • @user-dc6si4th4f
    @user-dc6si4th4f 9 місяців тому

    Wll qof cusub tirkoobka magala

  • @xamdiabukar154
    @xamdiabukar154 Рік тому

    Wllky hd rabaa inaa soo boxi wax bdn inaa kaa ogaado ii muhiim ah intee kaala xiriiraa pleez

  • @princeesistaahil54
    @princeesistaahil54 2 роки тому

    Thnkz abwe qoxtiga kampla ku jira wan iman dona i.a marki la soo garo wan ka war sugeyna

  • @maaido5659
    @maaido5659 Рік тому

    Wll mar dhaw ban imaaday wali kaarki ama lafti ma helin blse warqadi poliska wan helay e nolosh xerada yaa war iga siin kara

  • @califahad9449
    @califahad9449 2 роки тому +1

    Masha Allah lkn wll hadaa ku weydiiyo suaal kwrn dadka rajeynaayo Inee ima adaan sidee wax ku helyaan

  • @liibanmohamed5948
    @liibanmohamed5948 Рік тому

    Walaal tatka cusub gurmey bilaabee

  • @dahabizizy
    @dahabizizy 2 роки тому

    mahadsanid bro

  • @filleyomar7454
    @filleyomar7454 2 роки тому +1

    Mahad sanid walal ee noso badi shekadan adigo rali ah 🙏🙏

  • @ismail.5g644
    @ismail.5g644 2 роки тому +1

    Sami IsMail 🤞
    Keep Going 👍

  • @CabdirisaaqMuxumedfaarax
    @CabdirisaaqMuxumedfaarax Рік тому

    WAXAD KASOHADASHAN CARDKA QOXONTIGA UGANDA WAKHTI INTE LEG AYU KUHELAYA SXB ANSWER

  • @hindamohamed6455
    @hindamohamed6455 2 роки тому

    masha allah 👍👍

  • @mariyaqurux7106
    @mariyaqurux7106 Рік тому

    Ani waxan raba qaxotiga uganda gorme hada e bilabane mise wesocota hade socoto waxan raba nambar an kaga la soxiriro wll

  • @samiyacali1284
    @samiyacali1284 Рік тому

    asc

  • @isserafile5132
    @isserafile5132 2 роки тому

    Isdiwan galinta ugaadha aniga iyo ilmaheyga xajigeyga wa iga soho reyaya

  • @mohamedmato883
    @mohamedmato883 2 роки тому

    Asc wll sethy nubarkaga isodir ado rali ah

  • @samiyacali1284
    @samiyacali1284 Рік тому

    Wllo

  • @maryanhafow8792
    @maryanhafow8792 2 роки тому

    Waa kuu hambayeeynaya mudane ismaciil

  • @gaaldiid6282
    @gaaldiid6282 2 роки тому +1

    Sxp hadaan ahay dhalinyaro aan shaqeynin quxootiga maxaa Laiga caawinaa sida :
    Guri
    Cunto
    Iyo lacag oo goosaar ah

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 2 роки тому +1

    Ilaahay haku xifdiyo wlle horay usoco anoo passport Kenya iyo ID haysta qaxootiga magali karaa

  • @sucadxuseen6392
    @sucadxuseen6392 2 роки тому

    asc wllo waxbarashada dugsiyada dawlada Uganda cidi haysata kaadhka qaxootiga ma u bilaash baa iso jawaab

  • @cadeeyboolo8905
    @cadeeyboolo8905 2 роки тому

    Nakifaali wu ka dhamaday hda kampala wa gorma wll

  • @apsameupdy7582
    @apsameupdy7582 2 роки тому +1

    Wll dadkii 2017 interview ga maray xilimaa lawacayaa

  • @luluhusseini3385
    @luluhusseini3385 2 роки тому

    qaxootida tirakoobka process maku helayaan mise wa uun tirakood dowlada ugandha ah

  • @xulufeyshow
    @xulufeyshow 2 роки тому

    Walal sidee lagu helaa kaarka qaxootiga uganda pls help

  • @cnaasiradam3850
    @cnaasiradam3850 2 роки тому +2

    DIB MALOO FURAYAS MARKAA 2023

  • @ibtisaamali3843
    @ibtisaamali3843 2 роки тому

    Wallo hadan idin ku soo biirey waxan ku weydinaya qoxooti cusub mala qaa bilayaa wlllo isoo jwb inan Kampala adan rabaa

  • @alsiisiabdi441
    @alsiisiabdi441 2 роки тому

    wcslm

  • @maryanhafow8792
    @maryanhafow8792 2 роки тому

    Ismaciil magaalada waa goorma

  • @sadikomer8189
    @sadikomer8189 2 роки тому +1

    Waxaan ka tirsanahay qaxootiga itoobiya ma heli karaa kaar qoxooti uganda ah

    • @moh_dream574
      @moh_dream574 2 роки тому +1

      Ethiopia 🇪🇹 qaxootigee jogta wll mesha magaceed

  • @rashiidyare5487
    @rashiidyare5487 2 роки тому

    Sxp muhiim ayaan u ahy kan magalada goormuu bilaabanaa inoo soo sheeg sxpow

  • @aaminamohammed3451
    @aaminamohammed3451 2 роки тому

    Asc walal ani waxan ka mid ahay qaxotaga kampala bal warbixinta kampala noso dadaji ado mahadasan mana joogo kampla

    • @maaido5659
      @maaido5659 Рік тому

      Firi wll ma xerada ku jirtaa mise magalad hadi aa xerada ku jirto war iga sii wll adi mahadsan ani mar dhaw lee imaday

  • @nabadoonka6649
    @nabadoonka6649 2 роки тому

    Qof Asylum seeker kaliya haysta tirikoobka ma marayaa wall❓

  • @maryandiriye1902
    @maryandiriye1902 2 роки тому

    Asc walal waax yaar ayn rabaa inaad ii fahansiso

    • @maryandiriye1902
      @maryandiriye1902 2 роки тому

      Walalo tirakoobka magalada kampala maarku bilawdo nalaa sosocodsi

  • @fartunwarsam9487
    @fartunwarsam9487 2 роки тому

    Ad bad umhdsantahy wll hadi an xero qaxoti kiqornayin ma isamynysa arinka

    • @bushrafowzi56
      @bushrafowzi56 2 роки тому +1

      Mya magalada tirikobkeda wa ina marto

  • @bushaaro122
    @bushaaro122 2 роки тому

    Plz abowe markii uu Kampala ka bilowdo noshega

  • @samiyacali1284
    @samiyacali1284 Рік тому

    Wllo. Waxan. raba. inan. imado. isi. Qoro. Qoxtiga. Wllo. Waxan. Ka. imanya. Somliya

  • @cabdiraxmaanmaxamad134
    @cabdiraxmaanmaxamad134 2 роки тому

    Hada tirakoob makajiraa kambaala caruur baa halkaas iijoogto iijawaab goormuu kabilaabanaa kambaala

  • @moahmed4906
    @moahmed4906 2 роки тому

    Wllo dadka samsiikarka wata kaso hadal

  • @dagmoabdullahi1222
    @dagmoabdullahi1222 2 роки тому

    Houno ma tirakoobkaleh aya la maraya

  • @kaderyounger6502
    @kaderyounger6502 2 роки тому

    Magalada wakhtimuu ka bilaabanayaa

  • @xamdicabdulahi3802
    @xamdicabdulahi3802 2 роки тому +2

    Kii 3 aan maro buu ii noqon donaa hadan nabadku maro weligeyna waa ley lahay kii ugu danbeyey waye midkama danbeyo

    • @ShamisDaqarre
      @ShamisDaqarre  2 роки тому

      😂😂😂

    • @dahabizizy
      @dahabizizy 2 роки тому +1

      ta micnaheeda maxa weye dib u dajin ba lagu samayn dibada ah hda 3jeer martay meqa sano aya qaxoti tahy

  • @galaambelove7573
    @galaambelove7573 2 роки тому

    Asc

  • @anzalcali9334
    @anzalcali9334 2 роки тому

    Qofka aan loo soo dacwooneenin qoxootiga nakafaali makahelikaraa waxbarasho lacag laaan ah

  • @asadwarsame2151
    @asadwarsame2151 2 роки тому

    Magalada gormuu kadhacay

    • @ShamisDaqarre
      @ShamisDaqarre  2 роки тому

      Markuu xerada kasoo dhamaado insha Allah

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 2 роки тому +2

    Walal allaah dambigaaga
    Dhaafo aduun iyo aakhiro
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤😭