Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Habaryardey Shun Aa Bismilaah runwaye Hakucelin subhanalaah
Somali luqadeda wax badan ayaa ka maqan, Cement af somali mahan, sibirna saso kale
you're wonderful 💯.
Arooskeena amin gabdhoo will amin maladhihi jiray .. kani war badanaa ma fadhikudirbaa
😢😢😢😢😢
Shuun caymiyaa mise shicirad ayaa cay ah wareerkii adinka + bisqin !! Waydii midkee cay ah !!
Somali iyo is dhaadhaamid
Kkkk kuwaan waa fani
حلو
Surat Qafir (إن الله لا يهدي من هو مسرف كذاب )ILAAHAY(SWC) XAQA KU MA HANUUNIYO QOFKII XAD-GUDBA EE BEENAALE AH ADEER XUSEEN
Likee waydii wllo inuu yaqano ?
Imsa xabuub ayaa aragtay gabdhay nolashadii plz let me know !
Shuuro waa soor galey
Shuun waxa uu uyaqaanaa bisqanta
War waxaan waa dad iska qoslinaayo ee luqada soomaaliyeed waa iskuulaadka lagu dhiganaayey ee dadka yaan la wareerin
Sibir waa shamiito
Nagtaadi awaay
Jikida oo isku dhex yacda iyo iyadoo lanadafiyo farqi ayaa u dhexeeya !! Ciyarta masajidka kadaya
Kac kaca so cajin lagama samayee !! Cajin means bur daqiiq ama cadoow
Kkkkkk
salan ka soo goday kashaka iyo laabta taas luqdiina maha wa luqdii Somaliland xaguu u xadaya
Aniga
Laxoox canjeero lee waaye
Shignii ayuu kawadaaw wllo
Mukulaal waa bisad
Dhagax tabasho iyo turyo waa iskugumid ayay kawadaa. . jajarka!)#
Madax adhi kulahaa kani martida cawoo dhan inay ismaydhan ayuu ku talagalay
Shamitada
war garacan afkawayaqna anaga aragnay isgo ku hadlaye wa idin cayay aogaan islanta eda magaceda ha shegin buu yidhi war kuwna looxanta waxna fahmayn buu eegta waxan isidhahda koonfurta maxa walay wa dadka sibidhka caba bismilaahi
duliyiin kackac wa sawaaxili maha somali waxay ka ka soo gurtan luqadaha kale magac uma sameyaan magacii bay ku soo qatan yaad wlaaysan
Sibir,sementi,baydh iyagu soomaali miyaa wllka waad adeegsataan ogow
Fuud maraqbuu kawadaa huno
Sibish bulketi iyo jajur isku dar guribaa laga dhisaa miyaa .. war ayaa iwarama!!
Kkkkkkkkkkk
Bulukeeti waaye
Cajunka kawadaa
Bajiye kawadaa
Ninkani waxaraabe
Kkkkk😂
Waarunwuudhintay
Harako waa canbuulo galey
Habaryardey Shun Aa Bismilaah runwaye Hakucelin subhanalaah
Somali luqadeda wax badan ayaa ka maqan, Cement af somali mahan, sibirna saso kale
you're wonderful 💯.
Arooskeena amin gabdhoo will amin maladhihi jiray .. kani war badanaa ma fadhikudirbaa
😢😢😢😢😢
Shuun caymiyaa mise shicirad ayaa cay ah wareerkii adinka + bisqin !! Waydii midkee cay ah !!
Somali iyo is dhaadhaamid
Kkkk kuwaan waa fani
حلو
Surat Qafir (إن الله لا يهدي من هو مسرف كذاب )
ILAAHAY(SWC) XAQA KU MA HANUUNIYO
QOFKII XAD-GUDBA EE BEENAALE AH
ADEER XUSEEN