ISMAACIIL DANAN OO 10,0000 DOOLAR XABSIGA UGU JIRA 7 BILOOD IYO RAYAAN BAJAAJ MUQDISHO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • 30 August 2023

КОМЕНТАРІ • 85

  • @HOOYOFATUSHHASSAN
    @HOOYOFATUSHHASSAN Рік тому +14

    Walalaheyga qiimo badan, Ku Sali Nabigena, The Best person ever, the most trusted person ever, the most knowledgeable and ever shining person is our beloved Prophet Muhammad Salalaahu Caleyhi Wasalam ❤️🕋📿🙏🙏🙏🙏🙏

    • @Wardhere77
      @Wardhere77 Рік тому

      Scw scw scw scw scw❤

    • @sagalh6770
      @sagalh6770 Рік тому

      SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 Рік тому +9

    ❤❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤❤

  • @sahraosman4298
    @sahraosman4298 Рік тому +5

    Aaway hilaac hadalkiisu maxaaloogukici,waayay miskiina ilaahoow kasoosaar yaarabbi Aaamiiin Aaamiin Aaamiiin.

  • @faadumoabdullahiibrahim5006
    @faadumoabdullahiibrahim5006 Рік тому +7

    Salallahu Caleyhi Wasalim ❤❤❤❤❤.

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr
    @FaadumoFaadumo-gi8kr Рік тому +4

    Allaahuma salicalaa sayidinaa muxamad wacalaa ahlihii wasacbihii wasalam tasliima mubaaraka fiihi

  • @hafsaabdi6857
    @hafsaabdi6857 Рік тому +7

    Asc somaliyey wilka haloo kaco sidas islamnimo mahane

  • @yasmiinanas6303
    @yasmiinanas6303 Рік тому +7

    Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

    • @sagalh6770
      @sagalh6770 Рік тому

      SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @MalyuunXuseen-c3k
    @MalyuunXuseen-c3k Рік тому +1

    Alle ha ka so furfuro ismaacil danan

  • @SacdiyoMahamed-r6u
    @SacdiyoMahamed-r6u 5 місяців тому +1

    Awayyyy. Kuwiiiii ladhashayyy. Eee Samarooon wayoooo. Manta Somalidiiii. Qabiiiil bey Noqdeeeeen

  • @Ayaanali371
    @Ayaanali371 Рік тому +1

    Aamiin yaarabi

  • @fadumoosman1628
    @fadumoosman1628 Рік тому +1

    Asc walaal masha alaah,wa run Ismacil Danan,ilaahay haka so saro jail ka. Somalida jogta halkan waxba kuma qadan donto hady u hagar baxan ama u dadalaan insha Allah.

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 Рік тому +1

    War arinta Hodan cabdiraxmaan way ka hadashay mar hore wayna ku jiraan arinkiisa may xaasidin

  • @nalababy3825
    @nalababy3825 Рік тому

    THANK U FOR YOUR KINDNESS ALLAH KEYER KUU SII SIDAA UU NAAXAARIIS BADAANTAHAAY❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayanmohmaed1277
    @ayanmohmaed1277 Рік тому +1

    Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

  • @MalyuunXuseen-c3k
    @MalyuunXuseen-c3k Рік тому +1

    Scw scw scw

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 Рік тому

    Migaan waa migaan dameeer waa dameeer xaamajo

    • @Caramel_here
      @Caramel_here Рік тому

      Ilaahey ka baq walaal maalin waxa jirto lagu weydiin doono

  • @نونيمحمد-ض1ر
    @نونيمحمد-ض1ر Рік тому +1

    Asc walaal qaali igu salaan boqoradeed barin xafidulaah dhamaantiin ❤❤❤❤❤❤

  • @abdiwahabmu1703
    @abdiwahabmu1703 Рік тому +1

    Walal waa been waxaasi ee ilahay ka boq 10000 iyo ka badan anaga u hayna ee ha ribaynin u ducee bes hawshaasi family baa ku jira .diidmo aad sheegaysana MA jirto wcs

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 Рік тому +2

    Masha allah rayan bajaj waa naag landhere ah hore usoco eedo mcn ❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍💯💯💯💯

  • @jasminaden4772
    @jasminaden4772 Рік тому +1

    Aaway fananinti dad u xigay oo gadubiirsay

  • @sabaadqurux3318
    @sabaadqurux3318 Рік тому

    Salalahu cayhi wasalaam

  • @hamdixarago8009
    @hamdixarago8009 Рік тому +1

    Saalalahu caaley waasalama saalalahu caaley waasalama 🥰♥❤

  • @SafiyoSeeraar
    @SafiyoSeeraar Рік тому

    Wcs wr wb wll cimraan

  • @kaltoumwaiss9634
    @kaltoumwaiss9634 Рік тому +1

    Somalinimo halugu cawiyo

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 Рік тому

    Allahuma Amin 😊

  • @asiamohamed496
    @asiamohamed496 Рік тому

    Allow ha usodiro umad wiilkas alle ha cawiyo plz wiilka cawiya

  • @bosman9209
    @bosman9209 Рік тому

    Asc Cimran ad ban ku salamay fananiinta waxay isku reer yihiin Hodan Cabsirixmaan io Nimcan Hilaac io Dalmar yare xaaskisana wa samaroon Dalmarna waa nin wanagsan sida an ku maqlay hooyo iska baahan ba dhashay ilaahay ha ka so saaro isago bad qaba bidnilaah adigana Rabbi ha ka ajar siiyo walaal qiima leh bad tahay jzk Allahu khayran!

  • @ahmedhussein9619
    @ahmedhussein9619 Рік тому

    Maxad kutalineysaa arinka ismaciil danan

  • @habonemohamed3090
    @habonemohamed3090 Рік тому

    Ismael waa habaaran yahay

  • @mohamedalihersi9057
    @mohamedalihersi9057 Рік тому

    Xisaabta Nuucee u qortay

  • @yabbturb-b3
    @yabbturb-b3 5 місяців тому +1

    Sanaron baa gaabay😮😮😮

  • @aminafarah2318
    @aminafarah2318 Рік тому

    SALALAAHU CALEYHI WASALAM

  • @SahraCali-gk4pc
    @SahraCali-gk4pc Рік тому

    Walaal warka kale kadhaaf haloogurmado dheh

  • @batulahussein797
    @batulahussein797 Рік тому

    Somali qabiil aa dilley intey qabiil ku jiiran kir uma kacaan mana tooseyso ogow

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 Рік тому +1

    10.000 waa laga bixin karaa lakiin weki ma maqal lacag darteed buu u xidhan yahay ee dambi kaluu galay baa jiraa is lahaa ileen dadbadab baa soo galay oona la xidhine

  • @fadumoosman1628
    @fadumoosman1628 Рік тому

    Wilka Somaliyey yan lagu fiirsanin xabsiga ilaahy intan ka baqno,halaga so saro.

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 Рік тому

    Scw ❤❤ scw ❤❤ scw ❤❤ scw ❤❤ scw ❤❤ scw ❤❤ scw ❤❤

  • @ayanmohmaed1277
    @ayanmohmaed1277 Рік тому

    Wsc

  • @basmaabdi8242
    @basmaabdi8242 Рік тому

    Scw

  • @SihaamSaara
    @SihaamSaara Рік тому

    Scw❤❤❤

  • @saadoboos2430
    @saadoboos2430 Рік тому

    oo maad sida wx ugu sheegtid sxbkagi boodharila baxay ee canka somaliya isaaso daba dhigii jiray aan niin somli nimo ka hadlinaayso modaaynaay ee imka dharka dhigtay

  • @nabihasaed4447
    @nabihasaed4447 Рік тому

    Adiga maxaa ka quseeya, ismail danan cadaw baad ku tahayhadaad tahay mj war somali waan idinka baxnay!!!! Ee amaan sii ma ogid waxa ku dhacay Ismail danan

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 Рік тому

    Scw scw scw scw scw scw ❤❤

  • @zual7457
    @zual7457 Рік тому

    Canada hadda waxbana ma qaadato,sharciyo cusub baa jira oo wadan kasta kugu celinayo wadanka aad ka soo gashay,ilaahay ha ka soo saaro xabsiga inshaallah

  • @Ayaanali371
    @Ayaanali371 Рік тому

    Wiilka ugaca fannin hada tahin somaliye ismacil danan ukaca wllakin maxa loka hadali waye xasiidnimo iska daya wan ka xumahay wlhi hagarta Iska daya

  • @SafiyoSeeraar
    @SafiyoSeeraar Рік тому

    Salallaahu. Calayhi wasalam
    Salallaahu. Calayhi. Wasalam
    Salallaahu. Calayhi. Wasalam
    Salallaahu. Calayhu. Wasalam
    Salallaahu. Calayhi. Wasalam
    Salallaahu. Calayhi. Wasalam
    Salallaahu. Calayhi. Wasalam
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mf6071
    @mf6071 Рік тому +2

    Asc
    Adiga iska bilow madama almost 400 subscribers hesta ee bilaw eebow

    • @mf6071
      @mf6071 Рік тому

      Diyar eebow

  • @filsanabdillahi9539
    @filsanabdillahi9539 Рік тому +1

    Warya midganyahaw, ada 10 000 k nalo ururinkari ney, ismacil waa nine samarone siciid aa, Tolki aya ka war haya,,hodan abdirahman watii kahadashay,nacasyahaw madhani, nineku Midgan ma ahaa,mallaayine ba lugubihini ,10 bad shegeysayeh,

    • @SacdiyoMahamed-r6u
      @SacdiyoMahamed-r6u 5 місяців тому

      Bisinkawww waxaaas ocaaay ah wa maxayyy😢

    • @SacdiyoMahamed-r6u
      @SacdiyoMahamed-r6u 5 місяців тому

      Hadaaaad Kawarheysaaaan hall Sano maxaaa Xsbsiga logu ilooobayyy. Somalidiiii. Kale ka danbeysayyy. Way Kawada baxeeeene 😢Sorry Fanankaaaas

  • @SuhayNimcaan
    @SuhayNimcaan 5 місяців тому

    Sidaaya😊

  • @halimoab1221
    @halimoab1221 Рік тому

    Hodan abdirahman wxy tiri kiisa danan wa lagu jiraa mxy uga aamusteen gadabirsi lacag wa heystan mxa khaldan

  • @MohammedQashabir
    @MohammedQashabir 5 місяців тому

    Hoyada benta Wayan ad ku shaqaysanaso was shaqo kale ilahay waydiso

  • @SalFishEY
    @SalFishEY Рік тому

    Adiguba daarood baad la jirsatay adigoo aheenbaba iyaga raacaye teedada kale tabta daarood baad uhadleysaa aniga oo daarood ah hada waa aniga oo daarood ah dadkeyga waan uheesi karaa adiga oo somalida kale ahna hadaad dadkaada uheesto ama raacdo waan kucabbaareenaya caqliga daarood waa sidaa

  • @SomaliFoodBeautyAndDecor
    @SomaliFoodBeautyAndDecor Рік тому

    Scw scw

  • @sahrahasan3331
    @sahrahasan3331 5 місяців тому

    Hodan iyo nmcaan iyo tusmo wey cebobeen ee isgadha

  • @safiahmed4937
    @safiahmed4937 Рік тому

    Please somaliyey u kaca Smaciil.😢

  • @NimcoElmi-d8r
    @NimcoElmi-d8r Рік тому +1

    Nin fican ayatahay. Alaha ku dhawro

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 Рік тому

    ANIGU MAMAQAL IN LAC LOO HEEYSTO ISMAACIIK LAKIIN WAXAA ISWEEYDIIN LEH MAXAA KHALADA UU SAMEEYEY ISMAACIIL DANAN??? SOKMALI BADAN OO CAANA SOO GALAY QOF KA XIRAY MAJIRTEE.

  • @batulahussein797
    @batulahussein797 Рік тому

    Ha is cadeyaan reer xamar oo ku washeen cadan midiib waxii illaah ku siyo midiib

  • @AMIISH.FANTASTIC
    @AMIISH.FANTASTIC Рік тому

    Mombasa buu buuxa 😂😂😂😂😂

  • @kaltoumwaiss9634
    @kaltoumwaiss9634 Рік тому +1

    Lacaag loma wayine malaha melkaleh aya laga haysta

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 Рік тому

    Waar qaniiiso migaanh shadhaab

  • @SWIFTZFN
    @SWIFTZFN Рік тому

    Hadu ka tagay meel shidan maxaa geyay USA 🇺🇸 mada kale ha dhihin aboowe Canada qadane kuwa joga qaxoti ah oo darbiyada sexdo Toronto arkay asgana Allah ka sodayo

  • @gelehassan-ek1eo
    @gelehassan-ek1eo Рік тому

    Ismail walaal been haka sheeegin plzzz

  • @farhia2984
    @farhia2984 Рік тому

    Mombasa laga helaa isbandhes

  • @sahrahasan3331
    @sahrahasan3331 5 місяців тому

    Gadabuur hakadhalan ee ku dhexnowoow iskuma

  • @zamzamadam4811
    @zamzamadam4811 Рік тому

    Inadeerki nimcaan hilac meyeey

  • @batulahussein797
    @batulahussein797 Рік тому

    Haddu hesto swedan ayaa loo soo celiyaa passport swedhish heysto

  • @fartunibrahim4133
    @fartunibrahim4133 Рік тому

    hodan iyo nimcaan meel u olaleeyaan 😰😰😰😰

  • @HANIOSMANQEYT
    @HANIOSMANQEYT Рік тому

    Cimraanow walal xisaab ma soo baran miyaaaa lacakata soo qortay waa 10,0000😂 xisabtaan xisaab jirto mahe ma koofaartaadaa marka rabtid inaa dhahdo 10kun qor 10000 ama 10,000 balse tirada soo qoratay xisaab 10kun maha ee magac kale la baxso.

  • @kaltoumwaiss9634
    @kaltoumwaiss9634 Рік тому

    I dont think so

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 5 місяців тому

    Dadku waa qabiila mee faraxaan hilaaca meedaye safiya tusamo meedaye hodan lafa walaba lafateeda lagu kabaa meeyan xumo ka shaqeeyayaashi cuduka somaliland galaya walaashi lacagataya soo dirtaya baya gadabiirsi cuneena qarafayasato goorama dharagasana

  • @SahraCali-gk4pc
    @SahraCali-gk4pc Рік тому

    Csw csw csw csw csw❤❤

  • @fadumojamac763
    @fadumojamac763 Рік тому

    War was habaaranyahay hoygi rerkodu laaha ayaa loo ibiyay marki magefuhu qabsaday marku tegayna dhegahu la furestay

  • @madinocali7619
    @madinocali7619 Рік тому

    Scwscwscwscw❤❤❤

  • @nasteehojamaa7341
    @nasteehojamaa7341 Рік тому

    Adoon kiiskiisa ogayn maxad been usheegi nin wayn baa tahay Seattle Ana jooga ahna familyga ismacil danan 10,000 kun oo loo haysto ma jirto dadka beenta sheegaya adiga yaanay ku qolof ridin ee video gan kasaar intaanan ku report garayn aadbad u mahadsantay digniin weeyi

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed2944 Рік тому

    Scw scw scw