Gabadha way ku mahadsantay in aya sheegto xuumant fanka ku dhexjirta iyo Nimanka saqajaminta ah waliba in la dacweeyo OO umada lagu hor cebeyo ayay mudanyihin doqomadas. SI aan dooqon kale ugu dhiran dhaqan xuumadas
Danbiyo fanka ka xun bay soomali samysaa qabyalad da duugo nimada sinada dhiiga qof muslim ah waa danbi ilaahay uun laga galay lakiin kan dadka laga galay yaa cafin
Markaad leedahay lacagta fanka iga soo gasha inantayda ma siiyo ee waan ku dukaamaystaa shaw carwada aad wax ka iibsanaysid saw lacag xaaraan ah ma siinaysid ma inantaadoo kaliyaa aad xaaraanta ka ilaalinaysaa oo Umada kale ayaad xaaraanta siinaysaa!!!!!
Xamda qaali waa qof qalbi fican allaha ka madobeeyo heesaha qofka kujecel xumaanta kuma dhiiro galiyo ee wanaag ayy ku rajeyaaa
M.a shacbka reer hargeisa qurx iyo karti isku darsadeen alow hormar gaarsii❤❤❤❤❤❤❤halkaan kasibalaaran
M.a inaantaada ad ayn ujeclhy alow ku daa adiganh wnku jeclhy abyo wllhi hooyo wangsan aytahya alow qatuumada ku wanaji 😢😢😢😢😢😢😢
wale dadku ma sine xamda wa qof qaliya wana hooyo karti leh❤
Wllo hooyo hadelkeda maqal way saxantahay in aan gaareyno ma ogin wax kale ku mashquul hooyo hakuu duceysay khayr kaan kula jeclahay ❤❤❤
🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Mansha Allah alle hakamadobeeyo fanka qalbigagu wuu noolyahy weli
M.a hamda qali gabar qurxbadan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Cidagale bayuur reer qalbi wanagsan jacaylka wax ka yaqanan alle waka kheyr badan fanka ha kugu badalo xamda qaali ❤❤❤
gabadhaan yar fariid weeye wacadala gabdhaha isaaq jecliya They are all Smart fariido
Gabadha way ku mahadsantay in aya sheegto xuumant fanka ku dhexjirta iyo Nimanka saqajaminta ah waliba in la dacweeyo OO umada lagu hor cebeyo ayay mudanyihin doqomadas. SI aan dooqon kale ugu dhiran dhaqan xuumadas
Usually 😢😢😢😢
Wllhi gabar cod mcn wllhi qofka sharfta badan wa la xaqiira sabto ah gabdhaan lam so caansaarin wayo nimanka wa cadoow anan ogleeen 😢😢😢
Masha allah, waa, fanaanad qurux bdne,si sifican u sheegey neyso❤🙌👈
Wa sax inad wanag barto gadhada lkin abayo fanka mhn wax ficn aqiro &adun wadna ogthy abayo ilah haka saro fanka
Danbiyo fanka ka xun bay soomali samysaa qabyalad da duugo nimada sinada dhiiga qof muslim ah waa danbi ilaahay uun laga galay lakiin kan dadka laga galay yaa cafin
@@AyaanJama-m4m waa runtaa. Naagaha qaar waxyaabaha ay tic tok ka dhex sameeyaan,m gabdhaha fanaaniintu ma sameeyaan.
@@AyaanJama-m4mtaas miyaaa hada qiil ugudhigi waa danbi waliba rasaas naareed ayaa dhagaha loogushibi qofkii dhageysto iyo kan qaado😢allha soohadeeyo
Subxanalaah alow sharfta no dhowr gabdhaheen😢😢😢😢😢😢😢😢
Fahad shakiib Saxafi Talant leh
Ax wllhi hadan nolol ku gaaro hadu allh caruur isiyaa heeskaan wn dhageysan doon 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
xamda isku dhiig baan nahey ❤
Waad i quudh sanaysaa
Qayrkaa mawaayinee
Qaxarkiyo dhibaatada mayla qayb sanaysaa
Ilayn way su qalanaye layma qorin dhibkaagee❤❤❤😢
jacaylka ciidagaalad u tahay inder😂😂😂
Inder jacaylka somalidu Wana barney maha
Inantaada Unoqo Tusaale wanaagsan si ay Kaga dayatO
😂😂naag ciidgale ah ayd u tahay jiidhkaygi😂😊
Ma ciida galaxy sacad muusaan moodayee
Xamdayyyy
: ♥️boqorada qoraalkayga aqrinaysa nafta ku baahan😂😂💔♥️
Horta inantanu heeso halke laga soo daayo ayey qaada caanba ma ahee😂😂
Waa hooyo fcn haday inanteeda u diiday in ay siiso lacgtii fanka oo xaran ah
Masha allllah xamda nolow❤
Waa gabar codkor ah walhi ❤❤😊
ILAAHAY hakasio hadeyo
Inantan waan jeclahay walaahi
Haday iga yeelaysana waan guursan lahaa oo ay madax banaan tahay.
Ilaahay fanka hakaa modoobeeyo walal
Markaad leedahay lacagta fanka iga soo gasha inantayda ma siiyo ee waan ku dukaamaystaa shaw carwada aad wax ka iibsanaysid saw lacag xaaraan ah ma siinaysid ma inantaadoo kaliyaa aad xaaraanta ka ilaalinaysaa oo Umada kale ayaad xaaraanta siinaysaa!!!!!
Alow udaaa gabdheeda❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉
Mashllh xamda wa tagera
AB+ isku dhiig baan nahy inantane😂🥰
Abahay iyo abo kulaha war ilahay ubari haday dhinten wax xun weye magac maha waxani wa fasaqnimo
Xamda qaali fanka haka bixin wll please
Fanka magaca adka heeshin sheega fanba xun meel halasoo fadhiisanine fanku waa wax fiican❤
Barwaaqo qalanjo noo keen ❤
Xamdii waaa xaraaabo😂
Iyadiibaa isku mashquushay😅😅😅
❤❤❤❤ quruxbadn
jow kow now walahi wa qoslay fanka beenta ban ku qoslay jow kow now hadana bow
Wala ilmuhu wuxuu copy walidki iyo cida ka ag dhow.
Markas hadi ad rabto in ilmahaga fiicndo adiga ficnow wa talo
❤❤❤❤
Woof caleek ❤😂🎉
Dhiig eda maxad u waydiyay
😅😅😅😅😅😅😅😅
Waan diiday da da
Waa Gabadhi ugu horeesay ee da,da run ueekisay
Elmi aderka
Naa fanku xaarana maahee iskagaa jirn oo lacagtana iska cun waxka xunbaa lagu jiraa❤
Alle kaxishood xumaanta hagarab siin qiyaamaha la hor iman
Dumar iyo daa maxaa kala haystaa❤kkkkkkkk😂
Adigu inanta wado fiican ku ahag
Xamada 😂😂😂😂
Xamda ida runta waa 1987 yaman ku dhalatay bisha idi garan mayso waka saxdu
😂😂😂😂
1994 kunoqo 1984 weeyeg walal😂
Ma adiga hooyadeed ka soo jiidy
😂😂😂
@@MinaSedik-j4h NAAGAHA LAMA SHEEKAYSTO QURUXEY WAAN KA WAYNAHAY DHIDHIIBSO KAXISHOOD RAGA 😂 😂
@@pretty_mihiim Garacad
@@MinaSedik-j4h HAAHAY ANAA DHIIGA KA MAYDHAYBA 😂
😂😂😂😂😂😂😂
Très bon voix😅
Kkkkķkk allaa maxay nagaha somaliyed dada kaa cararan bal qoftan hoyada dhafte ayeyo daa ku socota ee ku Lee 1994 ban dhashay kkkk
Way no koqon kartaa qof haduu nafqo barwaaqo ku karo ❤jaahil nimada daa nayaa
Anaa 1993 dhashay iyadana wlhi waan ka yarahay marka is dhinac istaagno iyadaa iga wayn waana baruurta quruxey baruurtu waa cadow da’dana laguma qiimeeyo qofku siduu u egyahay dadban ba waligood gaboobin 😊
Waa runteed aniga ayay labadayadda hooyo wllo ilmaadeer yihiin
@@Proud_momof2waa runtet wllo
Naaya buuqa yaree ma adiga hooyadeed ka dhaliyay adigu hadaad duqowday iyada waa gabdha yar wajigeeda ayay ka muuqata
Astaqfurulaah 1994 kuse ala dumarku da jecelaa xadaa 80 nayadii macquul 45 sano inaad ka wayn dahay mqhanee ilaahoow hadad ka yar dahay 😂😂😂😂
Ma xamda weyn iska aamu
@@caaisha71 walee ma markay dhaladay baad ogayd ileen dad ka waala qiyaasi karaye wagar
She looks young 25 yrs
30kay shegaynayso Aragti ahaan way kayartay 45ka halkee kuwadaa inanta
Dholo walba oo qamri cabta haday qaali tahay wax raqiis ah ma jiraan
Timahagi way qawan yihihin nin wad horfadhida rabi ba wad ilowde maxad isku xarifin war xisho
Waxi ninka ada kashekinisa wa qof yar o lamida so Allahaba ma arko
❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤
❤❤❤
❤❤❤❤