HOOYO SOOMALIYED OO FADEEXAD IYO DHAC LA ISKUGU DARAY WIIL JOOGA HG AH OO JOOGA UK . CABSI CABSI.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024
  • Maxkamada Dahir Alasow: HOOYO SOOMALIYEED OO FADEEXAD IYO DHAC LA ISKUGU DARAY. CABSI CABSI #dahiralasow #somalitiktok #bisle #somali #qosolka #husseinog #somalia #dayaxdalnuurshe #falanqeyn #somaligamer #ridhwanissack #team27

КОМЕНТАРІ • 20

  • @jamadomar5223
    @jamadomar5223 3 дні тому +2

    Hadii wax looxereyey hakeenan cadeyntii safaarada

  • @MohamedAli-bl7xe
    @MohamedAli-bl7xe 3 дні тому +1

    Qasab ma ahaaan qofka isaaqa lahjada inuukuhadlo isaaqa wayoo meeelbadan ayey aduunka kakala jogaaan dal iyo dipadba isqaaqow iskadaaya foodada thnks

    • @mamadoujama5627
      @mamadoujama5627 3 дні тому

      Waa isaaqi koonfurta joogay waliba sacad jilibada ay sheegayso ayaa ubadan ba iyo cabdala sacad sidoo kaleba qaar raxanweynta ku jira xitaa

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 3 дні тому +1

    Dahir kharashka fiisaha lagu xareeyo haddii u qofka wax xareynayo uu heesto paspoor British ah 1 - 1400 oo caafimaadka qofka imaandoono ah 2- 300 oo fisaha ah 3- iyo in arooskii lagalo oo sawir o cadeyn ah lakeeno 4 qofka loo xareynayo waa in uu imtixaan luw Ada English ah uu galaa oo Cadey ra la’gu xareeyaa intaas oo lacaga ku Uma soo noqonayso xataa fisaha haddana lagu siinin 5 waa in ay sand kii qofka shaqada ay ka soo gashaa lacag £1900 oo waliba soo bis iyaga Canshuur gaajeysan ilaaa£3000 haddii qofka haddii wax feek ah lagu helo vise dambe U K Kama xareen karo

  • @abdinasirabdullahi1037
    @abdinasirabdullahi1037 3 дні тому +1

    Dhaqankii Soomaalidii hore wuu Soo laabtay. Dulmiga ma wanaagsana ajarka Laga helaayo in dadka loo cadaalad sameeyo wax Yar maaha.

  • @abdiosman335
    @abdiosman335 2 дні тому

    Gabadha waa isaaq sax ah muranka daa lacagta dhiib

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 3 дні тому +1

    Daahir markii leysku dacwoonaa intarfiyuu igiriis maalayska qaadaa

  • @ApdullahiYare-y2s
    @ApdullahiYare-y2s 2 дні тому

    War kan anu snap chatka igu jira wllhi UK wu joga.

  • @abdiosman335
    @abdiosman335 2 дні тому

    Markuu dhahaayo dir isaaqu yuu yahay ma haeiyaa wax waalan

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 3 дні тому +1

    Beenbadanaa naagtani. hooyadeed xitaa isaaq maaha. wanaag hawiyeah

    • @sallabdull3048
      @sallabdull3048 3 дні тому +3

      Qabiilka sheegato muhiim maahan,,ee lacagta iska dhiiba

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 3 дні тому +1

    been alert isaaqaneyroobikudhashey sidaa Uma hadilaan waareer waqooyi Asalaa luuqadoodu. naagbaa isaaq maaha

    • @mamadoujama5627
      @mamadoujama5627 3 дні тому

      Waar isaaq badano kenya ku dhashay ayaa jira

  • @yasmin-ly6dv
    @yasmin-ly6dv 3 дні тому

    Qof khad loo xareynayo why lacag looga qadana maxay tahay english halasoo sameysto

  • @ladhaha1238
    @ladhaha1238 3 дні тому

    Beenley waye islantan wajiga gub gubka ah leh iyo naagtan kle kulha qola ku fura dhilo

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 3 дні тому

    been alert isaaqaneyroobikudhashey sidaa Uma hadilaan waareer waqooyi Asalaa luuqadoodu. naagtaanisaaqmaaha

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 дні тому

    Yaab ceeeb

  • @zahromahamed3483
    @zahromahamed3483 3 дні тому

    Dahirow maxa qabiilkiisa uso saari weyday shashada ninkii marexaanba waa soo saaratay cadaalad samee

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm 3 дні тому +1

      Maxa kagaly mareexan macnuhu ma.ahan in maxakamada cadalad fasho in qofka hg aysan marwalba la sinen somalida kale wayo hg aya maxkamada mamusha maxase ka sodntan so qabilkina kuma kalsonidin