iso Socodka Hargeysa iyo Berbera ayaa Hakad galay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 45

  • @mohamedawale1642
    @mohamedawale1642 3 роки тому +2

    Allah ku shukriya.muqdisho xabad baa looga qaxay .xagiinana Roob baa laga qaxay..

    • @heer-sareofficialmedia2082
      @heer-sareofficialmedia2082 3 роки тому

      الحمد لله الحمد لله والصلاة والسلام على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @abdis70
    @abdis70 3 роки тому +8

    Sannadkasta waa isla Warkii hore, sidii waxaan hore u dhicin- weli ma maqal, qof ku leh- Maxaa inoo xal ah ama sidee Bridge loo sameysaan karaa !? Dhaqaale xummadda waxa ka sii daran, Talo xummadda.

    • @heer-sareofficialmedia2082
      @heer-sareofficialmedia2082 3 роки тому +2

      Dhaqaalo xumo ma jirto ee talo xumaa jirta wllo ...

    • @abduladiifabdurahmaanmoham8147
      @abduladiifabdurahmaanmoham8147 3 роки тому +1

      @@heer-sareofficialmedia2082 dhaqaalo xumo majirte tusale hargaysa 2.5milion ba dagan 1milyano kamida Hadi qof iyo min 1doller laga qaado biriishyobadan way dhisaysa SE shacabka awoododiba laga qariyey

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 3 роки тому +4

    Cagaftra Dawladaa keentay. Caasi ha noqon muwaadan.

  • @heer-sareofficialmedia2082
    @heer-sareofficialmedia2082 3 роки тому +2

    Waa bilaa caqli waar gaadhi yar iyo mid waynba layskuma qaado markuu soconayo dooxu

  • @ReerHawd
    @ReerHawd 3 роки тому +4

    -Arimahaan Layaabo-
    Somaliland 30 Sano Hargeisa oo Qudha wadooyin iyo Biriishyo Tayo leh ma samayn waayeen
    Dadkan Darawaliinta Ah maxaa loobari waayay Nidaamka Gaadiid wadista iyo Masuuliyada kasaaran Naftooda iyo Tan umada

    • @nasar0626
      @nasar0626 3 роки тому

      Wadooyinka waxaa ka horeya sharciga iyo fulinta sharciga, markaa inta la helayo sharcigii wadooyinka iyo fulintiisa waxaa inoo wanaagsan qarfaha aynu ku socono.

  • @najmachocolate9941
    @najmachocolate9941 3 роки тому +1

    Ya rabi

  • @jawahirmohamed8147
    @jawahirmohamed8147 3 роки тому +2

    Illaahayow umadaasa ugargaar oo dhibka heysta roobabka iyo daadka ka qaad oo ugargaar inshaallaah

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 3 роки тому

    Mnsha allah
    Nimcada allah ugu mahad celiya
    Alhamdulih

  • @omerali6025
    @omerali6025 3 роки тому +3

    Ma warbaa buu inoo sheegay waxa uu inoo wariyay sawta dhacdo ah ee dadka waraystay ilayn dadka ayaa waramaye ma sawirqaaduu ahaa mise wariye

  • @muraadkadir6449
    @muraadkadir6449 3 роки тому +4

    Cabaadweyne ma wuxuu noqday Suez canal

  • @sadaammohamed4947
    @sadaammohamed4947 3 роки тому

    Halka uu TV.SAAB uu war doonayo ma wax garan waayeeen hawlo Emergency Meesha Dawalladdiii hawasheeddi wey gabtey walaahi

  • @zaaanc7008
    @zaaanc7008 3 роки тому +1

    Afur yaa siiin dadka Allow jidka u fur

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 3 роки тому

    Wlhi dadka dagdag baa lagu saliday umada

  • @bashka974
    @bashka974 3 роки тому +1

    Ma kanalki suwaysbah bugalay

  • @Xareed26
    @Xareed26 3 роки тому +1

    Ilaahay haw sahlo

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 3 роки тому +3

    Cabaad Wayne imikay cabaaadi

  • @kinsialin8009
    @kinsialin8009 3 роки тому +3

    Maya wll in la joojiyay ahayd safarada isaga gooshaya magaalooyinka .waayo birijyaan jirin hargeysa dhexdedaa dhib jirtaa mise waa dibada magaalada sorry

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 3 роки тому

    BAL LAXDA KU SHEEKEYNAYSA QAAARAAN 2 TUULO ISAGA GUDBI KARIN DAY ANIGU WXN KU SAFRAA CAASTER SHEEKO CARUUR MIYAAD SOO DHAAFTID DAADKA INA CAASTAROW NOOC AN AQLIBA LAHAYN KU BADAN DAGALADEENII WAX GAALO SO SAMEYSAYBAY SIDII SEBI KU FAANANE

  • @ahmedshafii5888
    @ahmedshafii5888 3 роки тому +1

    Wixi loogu bixiyay qabta CABAD WAYNE!!!😭😂

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 3 роки тому

    dadka maxaa ka siya shalay waxan arkayay mid ooyaya oo leh gaadhiga ma lahayn naftiina ayaad haalgaysan gaadhiyadi baad iska jejebinaysa roobka ku talo gala ka joogaa war dadka waa sidee

  • @blueman5856
    @blueman5856 3 роки тому

    Beentii 30 ka sano lasheegi jiraay aawi adeer half London tii aawi mise wuxuuba waa iska sheeko mirqaal sidaan waa ceeb Mogadishu imaada iskaga soo taga beentaan

    • @kuuliokool5492
      @kuuliokool5492 3 роки тому

      Yaa dhimasho ugu yeedhi kkkkkk

    • @blueman5856
      @blueman5856 3 роки тому

      @@kuuliokool5492 geerida waa xag lagama cabsado

    • @deathwish1530
      @deathwish1530 3 роки тому +1

      In aad zero tahay..qof baad ku leedahay dhulkaaga kasoo qax.
      .
      Qaraxa nagala durug

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 3 роки тому

      Tiisa ma daryeal tukale kudara somalidu tidhaa bal adigiba muqdisho ku noolan kari la markasad dad dalkodi ku dhex raxaysanaya kuso cabaadysa sidi ood wax uga fiican ku haysatid adoo dhiigagi dhex jiifa mooye oo malinki marka guriga ka baxdid dadka guriga kugula noola si macasalmya inad nolol kuso laaban aanad ka filayn khatarta meshad aad faani isledahay darteed

    • @muraadkadir6449
      @muraadkadir6449 3 роки тому

      Dadkan inoo yeedhaya uun maxay rabaan miyay inaga barakaysanayaan waa yaabe