Sxb wakaa .mutacalimka reerku, qabyaalad afuuf: ma taariikh baa reer anaga ah baa meel haystay. Ali jamac tixuu la tagay, somali dhagaysato. Qabyaaladuna timir baanu iibin jirnay bay ka tagtay: timirta ma adaa beertay: dilaaal baad ka ahayd caydha oo xoolihii la dhamaadeen oo miyi la soo bara kacay
Adeer geel baan lahaan jirey waxaa ka wanaagsan digaagad baan leeyahay, Adeer shaleeytoba magaalooyinka xamar iyo beledweyne Dadka hadda ugu badan ee sheegta sidaas oo kale Ayaa galabtii marka ay 3pm gaarto dawan loo garaaci jirey si ay magaaalada isaga baxaan, mar hadii ay cowskii iyo caanihii ay iibsadeen
عاجلًا أم أجلا لابد أن هناك لحظة لابد منها بربرة التى بها تستطيع الحصول على علاقات عالمية وعلاقات جبارة قوية لموقعها الاستراتيجي ولأهميتها في ظل هذه الظروف العالمية النقلبة بل من خلال بربرة وحدها نستطيع الحصول على الإعتراف الذي طال أجله العاصمة والحكومة يفرحون ويهتفون للذين يقولون بربرة وعيسى موسى والوعيس كذآ و كذا سوف تحصللون الرد المجلجل , قريبآ تبان لكم وتبت كل أيديكم
Maxa imika ka soo saray ilbax waxa ahaa cabdale sacad dilaaliin bad ahaydeen ragii isguulada dhisay ee wax bartay ayay tahay in ay fanaan maxad ku hadlaysa berbera ciise muuse aya ku xaragooda lakiin waxay ahyd inaad hadal nin weyn ad ku hadadasjo
waar waa run iidoor nin reer axmed buu ahaa magaca isaaq oo dhan dusha laga saaray!! dharka maxamuudi loo yaqaana nin HJ ayaa keeni jiray oo maxamuud la odhan jiray sidaasuu magaca dharka maxamuudi loo yidhi
Eedoor Wuxuu Ninkii Ladhan Jiray Wacays Reer Ahmad Ba Ciisa Muse. Ee Tiriyay Ma Makaawigaygaan Garduur Lala Mushaaxaynin? Markii Safarkii Laga Dhacay. Ee Ogaadeenki Saaxiibada Aay Ahaayeen Ku Yidhadeen, Hal Aad Tidhi Wacayisow Nafbaa Kaa Calaacaline OO Herer Ba Lagayn Hadal xumaantaase.
Bal wuxuu ku hadlayo eega ma waxaasaa la dhegaysanayaa oo loo qosqoslayaa Waa dulinimo halka u danbaysa in dadka noocaas ahi umada isa soo hortaagaan oo la dhegeysto
Laandheere nuux ismaaciil weliba reer axmed inaan berbera dago man moodeyne😂❤❤
Maa shaa Allah. Taariikhda Berbera run buu ka sheege.
Waxa taarikhda xasdaya oo hees ku duubay qaar kaxun taarikhda buuga iyo taarikhda nuux ismaacil waa in taarikhdii nuux ismaacill lasoo xasustaa oo inbadan lga sheekeyaa waa khasan ❤❤❤
Mashallah mashallah reer ahmed nuur madax sare🥰🥰🥰🥰❤❤
Wu iska hadlaya ee berbera waxa xukuma jiray ciise muse. Caydh Bay ahayeen nux Ismail. Marka faanka jooji oo runta sheeg.
Reer axmed rag taariikhle
ASC WAA NIN AAD BEEN U SHEEGAYA KULAHAA CIISE MUSE AYAA BERBERA KA BAXA LA ODHAN JIREY SUBXAANALAH BEENTIIS WEEYAAN
Kuwi jalaska buqaracaya manta ku taxash taxashe karti bay ku heleen ciise muse 💪 ka naxo nafta waya
Runtu Waa Wax Lo Bahan yahay Pro Mohamed Sheikh Ibrahim Xujaale
Kama Warwareego Runta Waanu u Dhashay.
Illahayow Nabad Geli.
Hadlkii way jarjareen markaasay hees ku qaladayaan sxb waxan waanu idiin ka horaynay awoowa yaashayo ayaa warirayaal iyo tafatirayaal ahaa hidana waanu u leenahay
Which year are we now?
2022
We're now back in 1827😀 Your time machine is not working properly!
Imakana ciise musaa garaaca hargaysa habarjeclaa idiin garaaci
Reer axmed rijaaliin
Saab tv hadalka maxaad u jarjarteen oo aad heesaha ugu qarinaysaan
Sxb wakaa .mutacalimka reerku, qabyaalad afuuf: ma taariikh baa reer anaga ah baa meel haystay. Ali jamac tixuu la tagay, somali dhagaysato. Qabyaaladuna timir baanu iibin jirnay bay ka tagtay: timirta ma adaa beertay: dilaaal baad ka ahayd caydha oo xoolihii la dhamaadeen oo miyi la soo bara kacay
indr aad baad u cadhootay.
Taarikhdu waa cajiib oo dad badan bay ka cadhaysiisaa oo iska maangaab ah ee orodoo adigu soo bedel
Hibo eebe kusiiyey habeen laska qaado ee hantibaa laska dhaxlaa axmed waa muunad isaaq oo magaciisa koryeeley kii kaxaasidayo taariikh been qoriweydey
Kii qiri waayaa isagu taariikh kale ha sameeyo; taasina ma dhacayso ee ha liqo isaga oo ay ku adagtahay 😅
Taariikh kamaad sheekayn - bulaacad baad qubtay.
Adeer geel baan lahaan jirey waxaa ka wanaagsan digaagad baan leeyahay, Adeer shaleeytoba magaalooyinka xamar iyo beledweyne Dadka hadda ugu badan ee sheegta sidaas oo kale Ayaa galabtii marka ay 3pm gaarto dawan loo garaaci jirey si ay magaaalada isaga baxaan, mar hadii ay cowskii iyo caanihii ay iibsadeen
Qabyaalad baa googaysay reer sheekh isixaaq
عاجلًا أم أجلا لابد أن هناك لحظة لابد منها
بربرة التى بها تستطيع الحصول على علاقات عالمية وعلاقات جبارة قوية لموقعها الاستراتيجي ولأهميتها في ظل هذه الظروف العالمية النقلبة بل من خلال بربرة وحدها نستطيع الحصول على الإعتراف الذي طال أجله
العاصمة والحكومة يفرحون ويهتفون للذين يقولون بربرة وعيسى موسى والوعيس كذآ و كذا
سوف تحصللون الرد المجلجل , قريبآ
تبان لكم وتبت كل أيديكم
tagtaa taariikh gasha
This is mr AHMED NUUx
Ninku mareeeeeerkoodiiiii ayuuuu meesha kasheegayaaaaaaaaaaa
Oo waayo ileen taariikh buu sheegaye maxa ku jaban eed qoonsatay
kkk raggeedi
Axmed nuux magacoodu ma dhaco taariikh bay leeyihiin
Reer axmed waa la was jirey
Maad sakraansan tahay mise maskaxiyanbaad xanuusanatsaa maxaad la caytamaysaa miyaan xalaal lagugu dhalin
Kolay daanyeer ciise muuse ah ayaad tahay
Heesaha la dhex galinayo muuqaalkani waxay gabi ahaanba dileen hadalkii ninkaasi ku hadlayay minfadlak halaga daayo waxaas aan faaiidada lahayn ee sida badawnimada leh loo galiyay.
Soomalidu taariikhda aan reerkoodu ku jirin way necebtahay, bal kan soo galiyay eeg ee heesaha ku khaldayay
Ninkani miyuu caytamay mise taariikh buu kasheekeeyay.
Waa runtii ninkaa arintaa waxa keenay kuwa siyaasiyiinta sheegta dadku waa islaam inla yidhaa salaanta islamka ayaan idinku salaamay waa arin qalad ah haka waantoobasn waxaasi
Maxa imika ka soo saray ilbax waxa ahaa cabdale sacad dilaaliin bad ahaydeen ragii isguulada dhisay ee wax bartay ayay tahay in ay fanaan maxad ku hadlaysa berbera ciise muuse aya ku xaragooda lakiin waxay ahyd inaad hadal nin weyn ad ku hadadasjo
Waa Jaajaale waynaadey odeygu.
Reer axmed waa dadka ugu badan ee wadhka dhimirka jiifa maanta markan ruun isku sheegno.
reer axmed nuux ismaacil waa la yaqaan inay haayeen dad ilbaxa
waar waa run iidoor nin reer axmed buu ahaa magaca isaaq oo dhan dusha laga saaray!!
dharka maxamuudi loo yaqaana nin HJ ayaa keeni jiray oo maxamuud la odhan jiray sidaasuu magaca dharka
maxamuudi loo yidhi
hello maydh hello maydh
iska hadle maanta reer ahmed xaqu jooga??
dayaxuu jooga. waa taariikh waxa halkan midhaa lagaga hadlayaa, wax hadder jooga maahan , anagaa warsangaliya waan haynaa taariikhda nuux ismaaciil
Reer axmed waxbay ka dhoofin jiraane ma iyagaa lahaa berbera ber bera reerkii lahaa ayaa jooga
Reer nuux ismail wa ayo? reer axmed wa ayo?
Adeer bal ka sheekee Tarkii laba Nuux ee hargeiza????
Ninkani waa dooqonnnn mqgac profiseerrr layska siiyey waakaaas aqoonyahankiiiii halkuuu uga mahd celinlahaa buuga ragiii kusoo dhibaatoodeyyy kumeerysnaya reeeeeeer hebellllll
Ka da aya wadanka waar axmed waa gaara Isaac ceebeeyey
Eedoor Wuxuu Ninkii Ladhan Jiray Wacays Reer Ahmad Ba Ciisa Muse.
Ee Tiriyay Ma Makaawigaygaan
Garduur Lala Mushaaxaynin?
Markii Safarkii Laga Dhacay.
Ee Ogaadeenki Saaxiibada
Aay Ahaayeen Ku Yidhadeen,
Hal Aad Tidhi Wacayisow
Nafbaa Kaa Calaacaline
OO Herer Ba Lagayn Hadal xumaantaase.
Hadhow baad dhurantaayo maan dhex joogin tidhaadaaye, wataa Dhool ololeysee waa Dharaare Dhacso geelagaY Reer wacays dhengad ku kaxaysan jireen ma imikaad buuQ siraadaneysaa 😂
Bernanke kadaab kadaab dhalay baa taay
Kani waa doqonnnnnñnnnnnnnnn magic prof maxaaaa lagu ciyaaarayaaaaa
2naagood oo doqmo ah baad noo sheegtay oo reerkiina ah reer kasta qurux iyo fool xumaba waleeyihiin
Nuux Ismaciil waa riyi is jacday 😂 sidii majeerteenku ayey tariikh aan jirin dadka ugu sheekeeya
Bal wuxuu ku hadlayo eega ma waxaasaa la dhegaysanayaa oo loo qosqoslayaa
Waa dulinimo halka u danbaysa in dadka noocaas ahi umada isa soo hortaagaan oo la dhegeysto
Kkkkkkk aqoon yahankeenii waakaa qabyaalada inoo dhigaya
Hadalkoo socda ayaad kolba hees ku shadaysaan why????
Isaaqu sowkuwa idhaahda waxaa noogu ilbaxsan reerka cabdale sacad la idhaa oo ahaa curadada sacad muuse....laakin waxaa la idhi cabdale sacad ku ma faanaan sida reer axmedka! Kolay isaaq maanta waa wada ilbax
Maya waa Nuux Ismaaciil
Aan ku saxo curadku waxu aha Abdirahman sacad ee Cabdallah mu ahayn
Hahahaha waa duni aakhir samaan illahayba ka dhigaye isagu muu doorman dadkaas ayaa imika deegan u sheeganaya barbara
Kkk hadaa ma idinka quruxle horaa loo yidhi qodaalku horey qurux uwaayen
berbera ciise muusaa leh
hajay kaalay ka qaad ciise muuse
Nuux ismacil taariikh meel walba waad ka been sheegtan sidii majeerteenka 🤣🤣 ilamaderayal burco iyo meelahas sheegta 🤣
Axmed nuux maanta muxuu yahay wachmen iyo suuli qode mooyee maanta wax kle ma Hayaan 😆 🤣 😂
That is before years what about now...Ahmed nuux is nothing now.
Beenaale
Iska hadle
NUUX ISMACIIL MARKA BERBERA SUBEER AWAL DIFAACAYI EE XABADU DHACAYSO LAMA ARKO WAY DHUUNTAAN. MARKA LA XOREERYO AYAY YIMAADAAN KKKKKKKK.
Odaygu FAAN badanaa Waar idoori garxajis iyo ogadeen bay DHEX martay runta ka sheeg sheekada