Hooyo waa lama huraan | Carees Ciise Kaarshe

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • Waa gabay Carees Ciise Kaarshe uu u tiriyey wanaagga Hooyada ay leedahay. Waan ku jeclahay hooyo. I love you Mom, Jag älskar dig mamma.

КОМЕНТАРІ • 206

  • @lajecleychannel
    @lajecleychannel 6 років тому +6

    😢😢😢😢😢😢Horay adigoon aheyn dadkii bey u hanjabtoo halyeey bey kaa dhigto amaan bey ku huwisaye hooyadu waa lama huraan allow hooyo u danbi dhaaf

  • @ragragdhalay
    @ragragdhalay 11 років тому +17

    the best hooyo gabay ever i mean ever put togather
    rest in peace careys ciise, the greatest somali poetry legend

    • @deeqoabdi2295
      @deeqoabdi2295 10 місяців тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Рік тому +4

    Hadii loo baahdo hiil geesiga loo habar wacdiyo..fulayga aan haadka hubin iyadaa soo hayn jirtee Hooyadu waa lama huraan😊Jirkaaga cadaabtu magubto hooyo macaney😢😢

  • @Islamicgem
    @Islamicgem 15 років тому +7

    Masha'allah- if we try our best we would never fullfill our mothers rights...May Allah forgive us!! Love my mum to da fullest!!

  • @shaykha
    @shaykha 15 років тому +9

    May Allah grant our mothers jannah!! Ameen ya Rabb
    BarakAllahu Feek! :)

  • @najmiitohzawzan2247
    @najmiitohzawzan2247 7 років тому +29

    ilhow hooyo mcn iu xafid oo ii ilaaali ameeen iyo dhamaaan hoyoyinka love uh mamoh

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 2 роки тому +2

    Allaah ha u naxariisto Adeer Cadhays Ciise Kaarshe Janadii Fardowsa Allaah ha ku geeyo

  • @ismaelsagaar3019
    @ismaelsagaar3019 6 років тому +9

    Allow kuu naxariiso aduun iyo Aakhiraba hooyo mcn ♡ ♡

  • @cimranhassanibrahim9627
    @cimranhassanibrahim9627 10 років тому +29

    xaqiiqo weeye hooyo waa lama huran 1000%

  • @alibaashi2502
    @alibaashi2502 8 років тому +2

    marda eey nagu hantiday hadaan hoos ugu dhacnay wadnaha beey ka hinqato calooshey ka holcataye hooyadu waa lama huraan illaahayow hooyoyinkena iyo hooyoyinkodba naxariisti jano ka waraabi aamiin Aamiin

  • @cusleyeciltire1008
    @cusleyeciltire1008 8 років тому +16

    ma dhagaysan karo gabaygan,waxan ahay mid aad uu dhacif wadnaga ba aad ii garaacay,hooyo wa hooyo wax sameeysay wax badan oo wanaagsan oo qofna a bal keen lama bixin karo,hooyo qofna ma badali karo shaqada ay hooyo ka qabato ciyaalka iyo guriga abalkeed lama celin karo,Hooyo Macan Hooyo Loula,Hooyo Nuura,Hooyo waad mahad santahay

  • @leylaabdi1169
    @leylaabdi1169 8 років тому +2

    innaga oon haybad qabin hal beesa aan suubsan karin habaaskeey naga huftoo waa tii noo hiilisaye hoyadu waa lama huraan manshallah allahu Hoyoo kasta oo Muslim ah janatul fardowsa kuwaraba amiin

  • @Zuba2Zuba
    @Zuba2Zuba 15 років тому +6

    Intaan Noolaa waligey ma maqal qof sidan u amaana ama uga hadla qiimaha eey hooyadu leedahay,,,, Reer galbeedku waxey noo sheegaan in aan ku liidano dumarka la dhaqankooda laakiin waxaa habooneyd iney dhageystaan Carees Ciise

  • @shamsokhaliif2004
    @shamsokhaliif2004 3 роки тому +3

    Hooyo macanto 😍😘🤩😊😚☺

  • @ruweydaabdi4229
    @ruweydaabdi4229 2 роки тому +3

    Hooyadu waa lama huraan taas been eheen aloow hooyooyinkeena unaxariiso

  • @anisa2028
    @anisa2028 13 років тому +2

    ohh som jeg elsker min kjære mor, ilaah janadii fardowsa hakaa warabiiyo hoyoo macan, hoyoo waa lama huraan,, in the quran its resited that a humanbeing must look three times after the mother and only one time for the father, no matter if u live an eternity u will never repay her and what she has scarificed for you. Amiin ilaahow janadada kaa warabiiyo hoyoo.

  • @mucaazhaqmoparik7467
    @mucaazhaqmoparik7467 7 років тому +12

    dadkan dislikegrynyaa ma hooyo necabiyhiin 😢😢😢
    ilaahaYow hooyo cimriga u dheer3

  • @ugbadm6075
    @ugbadm6075 6 років тому +5

    maasha allah, I LOVE YOU SOO MUCH HOOYO MACAAN😢

  • @suleimanmohammed7862
    @suleimanmohammed7862 9 років тому +13

    can't stop thinking of going back home just to see hooyo macaan 😟😟

  • @bashiirmuuse9393
    @bashiirmuuse9393 4 роки тому +2

    Hooyo allaha unaxariisto

  • @shakirkhayr132
    @shakirkhayr132 7 років тому +2

    hooyo mcnto jacaylka aan ku qabo dunida dhamaan ma siisteen allow Ikadaaa waxaad igu so korisay ayaa ogahay rabow janadii fardowso xisaab LA,an ku here aaamiin ya allah

  • @ishaafro1874
    @ishaafro1874 12 років тому +1

    ilaahoow kuu naxriiso careys ciise waa run hooyo waa lama huraan ilaahoow hooyo dhoor aduun iyo aakhiraba naxariista jano kaa waraabi hooyo macaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaan waaaaaaaaaaaa lama huraaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaan

  • @naznadforevernurki8503
    @naznadforevernurki8503 7 років тому +7

    This is my favorite song in the world 🌎 ❤️❤️❤️❤️❤️

    • @MS-wm4ze
      @MS-wm4ze 3 роки тому +2

      This is not a song friend it's a poetry :) and you're not alone in loving this!

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 2 роки тому +1

      This is a *saar,* not a _hees._ Very different. It is like calling buraanbur hees.

    • @naciimoshmuqtaar8724
      @naciimoshmuqtaar8724 Рік тому

      @@waryaawariiri1812 it's guurow

  • @osmanmuhumed2647
    @osmanmuhumed2647 10 років тому +5

    hooyo macaan dambigaga allah ha dhaaffo aakhiran jannada hooyo macaan

  • @ismahanmohamed2409
    @ismahanmohamed2409 6 років тому +2

    😭😭😭😭 hooyo macaan waalama huraan lkin ilaah ayaa iga jeclaaday Aniga hooyadey macaan waxeey duugantahay hal isbuuc iigu duceeya inuu ilaaheey naxariistiisa siiyo hooyo macaaney alloow kuu naxariiso aamiin yaarabi

  • @tusbah
    @tusbah 8 років тому +6

    The great poetry Carees Ciise

  • @xamsebaashe816
    @xamsebaashe816 4 роки тому +1

    Illahayaw hooyooyinka muslimiinta meelkastay joogaan ugargaar yaa raxmaan

  • @SiciidMaxamuudsiraadley
    @SiciidMaxamuudsiraadley 15 років тому +1

    runtii qiimaha hooyada aad ayuu u taabtay cadhays ciise, saasay tahay intaa laguma soo koobi karo qiimaha hooyada

  • @xaawomyuusuf2824
    @xaawomyuusuf2824 4 роки тому +3

    Hooyo wa lama horaan 😭😭😭😭

  • @cadecade4250
    @cadecade4250 4 роки тому

    11 Feb 2020 hooyo mcn aduunyada dusheeda ilaahey Cimri dheer iyo caafimad cibaado suuban hakugu siiyo aakhirana janutul fardows hooy kaga yeel

  • @ilhanjacel6216
    @ilhanjacel6216 8 років тому +1

    Wax an la ilmeyay manta Erayada careys ciise ee hooyo u udiriyay alow ku naxariso alow hooyo ka hay dhib halakeya alow hooyo kaxoray jirkada narta Amiin alow adunka na raxo kunolow hooyo mcn

  • @khadiija1000
    @khadiija1000 6 років тому +3

    Greatest Gabey about mother’s❤️❤️❤️❤️

    • @somalid3786
      @somalid3786 3 роки тому

      Maya waa SAAR maha gabay waan soo hubiyey😄 it's a SAAR little brother of the king GABAY

  • @xaadkr5621
    @xaadkr5621 6 років тому +3

    Feb 2018 kama daalo dhageesigeda
    Careys ciise rabi janadiisa hakuku abaalmariyo

  • @c-shakuurkaamaliito2443
    @c-shakuurkaamaliito2443 7 років тому +4

    hooyo walbo allah ino xafido aduun&aaqiro insha allh ❤

    • @sahrociid296
      @sahrociid296 2 роки тому +1

      Amiiiiiiiin🤲🤲❤🤱🤰

  • @bilebulsho
    @bilebulsho 13 років тому +1

    waa run gabaygaan wax walba uu sheegayo all is truuuuu

  • @sumiyanuura4621
    @sumiyanuura4621 4 роки тому +2

    Hooyo mcn 🥰

  • @ilwaad2011
    @ilwaad2011 14 років тому +1

    hooyoyin macaan allaha u wada naxariisto. hooyo la'aantid waa lamahuraan.

  • @nimcocali
    @nimcocali 15 років тому

    ilahow hoyaday cadab ha tusin janata fardusa ka warabi cafimad iyo cimiri dheera sii aamiin aamiin. hoyoyinka ilahaow u naxariso cadhays ciise ilhay yoow u naxariso

  • @zaynab433
    @zaynab433 8 років тому +1

    dahabna ka qaalisan abwaankaan erayadiisa wallahi. raximahu'Allah.

  • @segma1981
    @segma1981 7 років тому +3

    nindoonaaba ha hadalee aduunyada waa haween hooyo

  • @MohamedAli-gz1ou
    @MohamedAli-gz1ou 3 роки тому

    Ilmaheyga waa rajooyiin hooyadoot waa ay iga dhimatay ilaah ha unaxaristo xaaskeyga maryam ruun
    Wlhi waxaan dareema dhibatada ay leedahay hooyo la,aanta ilaah ha ino daayo hooyooyinka

  • @muxiyadiincabdi3042
    @muxiyadiincabdi3042 Рік тому

    ilahoow hooyoyinkeena cimriga u dheer inti ay ka dhimatayna u naxariiso hooyo waa lama huraan hooyo macaan ilahow cimri iyo cafimaad dheer isii hooyo macan waa lama huuran❤️❤️❤️

  • @user-jc7wx4sm2v
    @user-jc7wx4sm2v 4 роки тому +1

    Allah unaxaristo Qabriga Allaha unuuriyo

  • @owatonna06
    @owatonna06 15 років тому

    waa ruun hoyaday iyo hoyoyinga somaliad illAhay qer ha siyoooo...HOOYADU WAA LAMA HURAAN....HOOYO!

  • @swetymohamed4909
    @swetymohamed4909 7 років тому +7

    det elsker vi alle mamma

  • @maxamedahmed6238
    @maxamedahmed6238 8 років тому

    cilmiga shiikh ku hormariyo
    nin haaman ah iyo hanad
    iyadaa soo hayn jidhee
    Hooyadu waa lama huraan ♡ I love u hooyo mcn ifka far xad ku war aakhirana jano I miss u mama

  • @CagtaXaaji99
    @CagtaXaaji99 9 років тому +2

    Maashaallah Wllhy waa naxdin miidhan maashallaj

  • @fadumacally6584
    @fadumacally6584 6 років тому +2

    masha allh allow hooyo inoo daa💖💖💖❤❤

  • @bashiirmuuse9393
    @bashiirmuuse9393 4 роки тому +1

    Masha allaah

  • @ASUMSSTORIES
    @ASUMSSTORIES 8 років тому +1

    Masha alh wale hoyo wa qali rabbiyow no xafid hoyoyinka. Inta dhimatayna u naxariso. Abwankana rabbiyow u naxariso

  • @abdullahihalane3365
    @abdullahihalane3365 4 роки тому +1

    Allow hooyo macaan caafi
    Allow u naxariisto abwaanka

  • @maslah345
    @maslah345 Рік тому

    ALLAHA UNAXARIISTO CARAYS CIISE KARSHE JANATUL FIRDOWSA ALLAHA KAWARABIYO

  • @br.adeshvermaa7035
    @br.adeshvermaa7035 6 років тому +1

    ILLAHOW janadatul fardowsa kawaraba 😓😢

  • @istarlaki
    @istarlaki 12 років тому +1

    calooshaadoon hif oran
    adiga oon ka haqabbi'in
    hunguri ma haweeysatee
    hooyadu waa lama huraaan

  • @lamisibrahim8538
    @lamisibrahim8538 7 років тому +4

    MAsha allah

  • @iluvxamar
    @iluvxamar 16 років тому

    HOOOYO LA'AANTEED WAXBA MA HAGAAGEEN maaam i really do misss u mch!!! maam alle haku amaansado!! alle ha u naxariisto cares ciise kaarshe waa runtii hooyda a wa lama huraan!! luv u maaam macaaan!

  • @YonisAbdillahihersi-zq1oq
    @YonisAbdillahihersi-zq1oq Рік тому +1

    Felicitation poems...mere qualite

  • @abdirahmanruuzhka2474
    @abdirahmanruuzhka2474 3 роки тому

    Abwan careys ciise kaarshe Alle ha u naxaristo😓

  • @abdihafidabdulahi7469
    @abdihafidabdulahi7469 6 років тому +2

    Hooyo mcn♥♥♥

  • @rashkamahmed7139
    @rashkamahmed7139 7 років тому +5

    hooyo MCN ilaahay kurkeeda ha dhowro

  • @faadumoafeey6009
    @faadumoafeey6009 8 років тому +1

    máà sha allh carees hooyo macaan farxd igu noolw hooyo waa lama huraan

  • @queenduniita5840
    @queenduniita5840 8 років тому +7

    hooyoo mcn 😘❤❤💋😭

  • @dgsiiyedemariyaabdikadir5739
    @dgsiiyedemariyaabdikadir5739 7 років тому +4

    Mansha allah allaha ku naxariiso wll

  • @nasreinali2702
    @nasreinali2702 7 років тому

    Masha alh allaw hooyo mcn dhawr
    Aamin
    Hooyo mcn ifka farxad igu nolow aakhirana halki Roon😔😔😔
    Allaw ha dhawr dhaman hooyoyinka muslimka ah gar ahn hooyo somaliyed😢😢😢😢

  • @maxamedshiine409
    @maxamedshiine409 6 років тому +1

    Hooyo MCN waan Ku jecelahay

  • @youngfamouse
    @youngfamouse 15 років тому +1

    i love u mum

    • @me.zaahid6250
      @me.zaahid6250 Рік тому

      Wll ma nooshahay 13 sano kadib😳🤔

  • @iwantnobebo
    @iwantnobebo 16 років тому +1

    haddi kale waxaan lahaa !!
    I love this

  • @hamarone
    @hamarone 15 років тому +1

    Qoftaan kaa harsaneynin marweliba waa Hooyo ,
    Hooyadu Waa lama Huraan

  • @farhiyoali8644
    @farhiyoali8644 8 років тому +1

    haa waa runtaa adeer, abti, wll. mashaAllah

  • @qanciyefun9525
    @qanciyefun9525 2 роки тому +1

    Allow inoo xafid hooyooyinkeen 😍❤😍

  • @mrissyas
    @mrissyas 14 років тому

    Hooyadu wa lama huraan walaahi waa runtiisa. Waxay hooyooyinku inoo qabtaan reerka intiisa kale oo dhani inoo ma qabtaan. Markaa Hooyadu waa lama huraan.

  • @axmedmaxamed4957
    @axmedmaxamed4957 6 років тому +2

    hooyo macaan allow ku dhowr ❤❤❤

  • @deckdalfure3663
    @deckdalfure3663 4 роки тому +1

    Hah rabbi haunaxariisto
    Abwn
    Aan jeclaaaaa

  • @najmomohamud1193
    @najmomohamud1193 8 років тому +5

    ❤❤❤❤❤❤ hooyo mcne

  • @alibaashi2502
    @alibaashi2502 8 років тому

    hoyadeey seynaba indhoy illahow aduunyada ku xafid aakhirana janadii fardowsa ugu bishaareey aaamiin Aamiin Aamiin aamiin

  • @niciimacagane7244
    @niciimacagane7244 8 років тому +2

    I love u mama ❤💋

  • @yasmiinabdi9303
    @yasmiinabdi9303 5 років тому

    hoooooooooooooooooooooyo macaaan hoooooooyo qaali rabi abaal kaaga janadii fardawsa haka yeelo

  • @segma1981
    @segma1981 7 років тому +1

    i love you my mom jakad

  • @zakariyehajihussein7786
    @zakariyehajihussein7786 6 років тому +4

    October 2018 yaa ila dhageysaneyso.

  • @zahromashlhallowkunoleee9014
    @zahromashlhallowkunoleee9014 8 років тому +2

    mashlh alllow ku naxariso adeeer mcn

  • @umulkhayrali7487
    @umulkhayrali7487 6 років тому +1

    Masha Allah aad iyo aad baan uguhelay gabaygaan ilaahow hooyadey iyo abwaankaanbo janada geey

  • @bashiirmokhtar2944
    @bashiirmokhtar2944 6 років тому +1

    Hooyo waan kujeclahay❤❤❤❤❤😘😘😍😍😍😍😍❤❤❤

  • @mpasuakichwa
    @mpasuakichwa 16 років тому +1

    Ilahyoow janada kaa waraabi.. Amin amin

  • @munaatimiimi8628
    @munaatimiimi8628 6 років тому +1

    Hooyo macan ilove you😍😍😍❤❤❤

  • @fihiimafanih4606
    @fihiimafanih4606 4 роки тому

    HooYo Allah waxaan kaaga baryaaya cimiri dheer iyo caafimad suuban

  • @mohamedrastayare3227
    @mohamedrastayare3227 10 років тому +2

    woooow maanshaa allah

    • @mohamedrastayare3227
      @mohamedrastayare3227 10 років тому +1

      mudaan uurka hurudnoo culays bey hayn jidhoo talaabtey la hakatoo xanuun bey la hingatey hooyadu waa la mahuraan , habeen goor uu bartamay caanihii bey nagu habtoo horaadkeey noo dhigtoo dharkii bey na huwiseye hooyadu waa la mahuraan , calooshaadoon hif oran adiga oon ka haqabbi in hunguri ma haweeysatee hooyadu waa lama huraan , hadaaq goor aad tahayo talaabta aan la holi karin adoo ciidii hambaday dhaqsaba waa ku hinjisaye hooyadu waa lama huraan , afkaa aan ku hadalniyo hanaankeeniyo hub qaad hagaag bey noo bartey hooyadu waa lama huraan , innaga oon haybad qabin hal beesa aan subsan karin habaaskeey naga huftoo waa tii noo hiilisaye hooyadu waa lama huran, sidaanaan halis u gelin hungurigeey suubisaa dhaqsaba hoo nama dhehdee intiii ey ka hubsataa iyada yaa ku hormartee hooyadu waa lama huraan , reerku haduu yahay hayaan hayinka aan saaran nahay hagaankeey haysatoo hoosbey kaala hadashoo intiii aad ka hurudaa waa kuu heestaa hadane hooyadu waa lama huraan , cilmiga shiikh ku hormariyo nin haamaan ah iyo hanad iyadaa soo hayn jitee hooyadu waa lamahuraan hadii loo baahdo hiil geesiga loo haadka hubin iyadaa soo hayn jirtee hooyadu waa lama huraan , deeqsi aad soo haybsatoo hamuuntii kaa ba shiyo bakhaylka aan kula hadleyn iyadaa soo hayn jirtee hooyadu waa lama huraan ,aabuhu waa hawsha guud ayuna hoosbey hayaan habantii guriga iyo hooygii bee noo huftaye hooyadu waa lama huraan, geed yare kaa hooshay meel hadii aad haah dhehdaa hubkii bey ka handadadoo iyada oon hagar lahayn haaw waa tii soo dhehdee hooyadu waa lama huraan , odaygu waa haa jiraa hawuu meel ugu kacaa haduusan mawtku helin hortaadey taagan tehee hooyadu waalama huraan, habeenkaad soo dhaxdaa hurdada aad uma heshoo qabiga waa ka hamidoo hiloow bey kuu qabtaa hooyadu waa lama huraan horey adigoo aan ahayn dudkuu bey u hanjabtoo hayeey beey kaa dhigtoo amaan bey ku huwisaye hooyadu waalama huraan , hoooyooooooooooooo

  • @saidhirsimohamud4890
    @saidhirsimohamud4890 10 місяців тому

    Hooyooyinkan Allaha unaxariisto ❤❤❤❤❤

  • @readsee
    @readsee 15 років тому

    inalilah wa ina ilhay raji'oun, war waniga iska barortay...eh hoyoday ( mar'houna mariam omar fartag hasoustay...( ya rabi arham abdaqua)

  • @CagtaXaaji99
    @CagtaXaaji99 9 років тому +2

    ALLAH yacizak abwan carays

  • @najmaabdisamed7868
    @najmaabdisamed7868 4 роки тому

    Hooyo mcn ale hanoodaayo 🌹🌹🌹hooyadu waa lama.huraan

  • @nasroboore7975
    @nasroboore7975 8 років тому

    hooyo ilaahow jisadeeda jano kayeel aamiin

  • @yuusufdaahi8446
    @yuusufdaahi8446 5 років тому

    Hooydu waa lama huraan ilaahay hooyaday ha ii daayo

  • @nasroahmed2210
    @nasroahmed2210 9 років тому +3

    mashaalah

  • @ubaxwarsame
    @ubaxwarsame 13 років тому

    careeysa ciise ilaah hunaxaaristo amiin

  • @rabecasawesome32
    @rabecasawesome32 11 років тому +1

    Great

  • @naimaaf1
    @naimaaf1 15 років тому +1

    awesome

  • @nsrgaming2759
    @nsrgaming2759 3 роки тому +1

    Allh ha uu naxriisti

  • @xafsaciise1790
    @xafsaciise1790 6 років тому

    Hooooyo mcn illahw kuu naxariiso aamiiiiiin alla ku jecliya

  • @hibocabdulaahi6581
    @hibocabdulaahi6581 7 років тому

    masha Allah illahow hoyoyinkeen nodaa o ugu deeq naxariistaada Amiin

  • @saidhirsimohamud4890
    @saidhirsimohamud4890 10 місяців тому

    Allaha unaxariisto carays ciise