HADII DALKA CID WAX KA BURBURAYAAN GARXAJIS BAY KA BURBURAYAAN ANAGA MIDHKAA NAGAMA DHEX YAALO WLHI!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 67

  • @suleimanfarahgedi
    @suleimanfarahgedi 21 годину тому +7

    Maansha Allah tabaraka Jazakalaahu khayran Adeer Cali noolow cadawgaa hajabo geesi Qaran 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn 22 години тому +7

    MBC FOR EVER❤❤❤❤❤❤❤7 MORE YEARS ... GUUUL KUMIYE

    • @mdalom-kx2gp
      @mdalom-kx2gp 12 годин тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 16 годин тому +5

    Geesi Qaran Ali Cirjiidho TVAlle haku xafiddo fidaareynka thanks

  • @IbrahimAhmed-yk5ls
    @IbrahimAhmed-yk5ls 21 годину тому +7

    Walaahi Waa runtii waxu yidhi anigu cidna iskama jeclaado cidna iskama Naco,e anigu Cida Qaranka jecel ayaan lajiraa Cali yow waanu kuu ognahay kaalintaad Qaranka ugu jirtid insha Allah waad heli abaal keeda

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 22 години тому +3

    Abwan cali ilahay Janatulfardawsa acla ha kugu casuumo dariiqii nabi maxamed scw ayaad tubtiisii haysaa waayo nabigu maka ayuu ugu jeclaa aduunka muwaadin dhab ah ayaad tahay

  • @hodanali285
    @hodanali285 21 годину тому +5

    Maashaaallaaah Ali Duulduul muwaadin Asal ah noolow inaadero🙏

  • @Sirad47
    @Sirad47 19 годин тому +1

    Soomaalida shay uunbay ka qabsataa..Ayuub waa reer reeraha reer sheekh Isxaaq ka mid ah. Ixtiraamna waan siinaya. Waxaase su'aal leh ducada ma cid gaara baa ka wakiil mise qofwalba Allahiisu macsuum u yahay. Dadka culimada ah Amma Allah ka cabsiga badan ayaa la odhanka inoo duceeya
    Anaga iyo ayuuba khayra Allah Hanna siiyo.

  • @husseinAbdillahi-i4h
    @husseinAbdillahi-i4h 21 годину тому +2

    Ali waa mudin xalaala oo ii maan qaba oo gara naya milgaha dawladnimo waxan odhanlahaa waa daljirka dahsoon ee hadan nool.....

  • @AhmedYusuf-uo2ef
    @AhmedYusuf-uo2ef 14 годин тому

    Cali geesi qaraan Gulayso
    Waa runta ragaasi waa daacadnimo kuwa Somaliland ugu shaqeeya❤

  • @Ceelsheekh
    @Ceelsheekh 22 години тому +3

    Cirjiidho tv ❤

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 22 години тому +1

    💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚Mujahid cali xidiig waberi salaan gudoomiye qaran❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 16 годин тому

    Sogsog dharaareed buu soo fadhiistay USA intuu ka yamid m weyne M Bihi thanks

  • @lulaha7941
    @lulaha7941 22 години тому +1

    Halkaa ka wada waan idla soconaa

  • @AbdirisakHasanahmed
    @AbdirisakHasanahmed 20 годин тому +1

    BAHDA CIRJIIDHE WAXAAN LEEYAHEY GAAR AHAAN CALI MAXAAD UGA HADLI WEYDEEN DAHABSHIIL HAADAAN NAHEY QURBA JOOGTA MAREYKAN KA KAMA KAFTANO QADIYADA SOMALILAND DAHABSHIILNA WUXUU U HOGAANSAMEY HADALKII SOMALIA LACAGA HAYAGII AAN SOO DIRNEY NAIROBI BEY KU XANIBANYIHIIN DAHABSHIIL 2 MIDUUN BAA U BANAAN INEY DAWLADU WAX KA QABATO IYO INAANU JOOJINO LACAGAHA AANU KA DIRNO TAASI OO KU KEENI DOONTA HOOS UDHAC DHAQAALE HAL TV OO KA HADLAYA MANAAN MAQAL

  • @CrisaaqXasan-c7o
    @CrisaaqXasan-c7o 19 годин тому +2

    Muuse biixi cabdi xildiid 7 kale

  • @khadraayaan1032
    @khadraayaan1032 15 годин тому

    Somaliland guuuul guuuuul guuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dualehissak1536
    @dualehissak1536 15 годин тому

    👏🏿👏🏿👏🏿

  • @AbdirisakHasanahmed
    @AbdirisakHasanahmed 20 годин тому

    DHAMAAN WAXAANU USI DOONTAA SHACABKUU DAFIREY JIRITAANKOODA INAY YIHIIN KUWA DHAQAALO HOODA UU HALAKAA KU SOO GAADHEY

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 15 годин тому +1

    MUUSE CABDALAHAN BUURAHA FUULAYA XIRSI AMAAN AYAA HAWD KASOO ERYAY KOLSAASAY MAGAN UUGU YIMAADEEN CIISE MUUSE ISAXAAQUNA SIDAA SI LEEG(ISASIMA ISASIMA SAFGA GALA) GAMTUU U JOOGSATAY FIRXAD BAY KUSOO GALEEN BERBERA IYO HARGEISA MAGAN BAY U YIHIIN ZUBEER AWAL

  • @aminaosmanawad8575
    @aminaosmanawad8575 15 годин тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamedAli-i4j
    @MaxamedAli-i4j 18 годин тому +2

    Adiga muj cali dalkaa kuu baahan

  • @Abusuhur
    @Abusuhur 22 години тому +1

    • @Abusuhur
      @Abusuhur 22 години тому

      Cirjiidho TV Run sheeg

  • @mursalawil9714
    @mursalawil9714 20 годин тому

    Odaygan waa fariid lkn adeer adaa hargaysa joogee kulmiye xafiisyada furdhe oo naga kululee xisbiga frome burco

  • @abdisamedbakar7522
    @abdisamedbakar7522 20 годин тому

    Wasiirka maaliyada sacad cali shire dadkaa u baahan
    Abwaan caliyow ki dar
    Walee waa dadka fara ku tiriska ee inagu hadhay

  • @jamafarahhersiqolqol3049
    @jamafarahhersiqolqol3049 20 годин тому

    الله يعزك.
    Ninkii garaad lihiba wuu garanayaa in hantidiisa iyo ta ubadkiisu inay tahay dalka.

  • @SahalMohamed-iv2pb
    @SahalMohamed-iv2pb 22 години тому

    Asc cali dulduul haben wacsn oo wanaagsan

  • @NaasirCarab
    @NaasirCarab 11 годин тому

    KULMIYE KULMIYE GuuuuuL Somaliand GuuuuuL

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 20 годин тому

    CALI DUULDULOW WIIL YAR BAAN AHEY 60 DHAFIN ILLMADERDEY INTA SOMALILAND JIRTEY BAY TAJIREN QOFKA YIDHA GARXJSI BAA SHILIN HAYSTEY SOMALILAND KA HOR HADII ISAAQ IS KALA GURO OO FOOLXUMO IYO DOQNIMO AH LAKIN WAGAA WAA LAG TUJAAR BADNAAA 100% MAANTA TUJARTU WAA IYGA IYO ISAAAQ

  • @abdiazizmohamoud4474
    @abdiazizmohamoud4474 18 годин тому

    Odaygan warkiisu ma keliya miyaa cayda ama maaga siyaasiyiinta iyo beelaha ama reerahan
    1. Beesha GARXEJIS
    2. Beesha Muuse ABOKOR
    3. Beesha Axmed FAARAX

  • @kosfarah3628
    @kosfarah3628 19 годин тому

    Good

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 16 годин тому

    baarlamaankihore halabadalo waxalaga dhaxlay darwaalwaalan

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 19 годин тому

    Cali DUUL DUUL GEESI QARAN ❗️

  • @kosfarah3628
    @kosfarah3628 19 годин тому

    Kulmiye guul

  • @queenealsheakh
    @queenealsheakh 15 годин тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasirhurun3520
    @nasirhurun3520 21 годину тому +1

    Caawa ayaad ugu wanaagsan tahay nin haw hiilin sidaasaa sharaftu kuugu jirtaa , gobanimo ku noolow

  • @AdamOsman-gz3df
    @AdamOsman-gz3df 20 годин тому

    Marba noocnoocow. Aamuskaad ku sharaf leedahay

  • @hashimmohamed4698
    @hashimmohamed4698 18 годин тому

    Bangiyada iyo walib dhaqalahii dalka oo dhan iyaga haysta nabad waxay ku fiicantahay in la wada ilaaliyo

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 16 годин тому

    Alaylehe iminkaa Rag yar oo kooban mooye ay Ciyaala tiktok la inoo fadhiisiyay golihii wakiilada .

  • @axmedyusuf8192
    @axmedyusuf8192 20 годин тому

    Tuugadana ku dar iyagaa haystee

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 22 години тому

    ANAGAABA DAGAALKA RABNA EE INOO BILAABA DAGAALKA BAL AYNU ARAGNO CIDA WAX KA BURBURAAN HABARYOONIS HADII AY DAGAAL XIISO U QABTO WALAAHI ANAGA KA JECEL DAGAALKA DHEESHA INOO BILAABA

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 20 годин тому

    LIIBAN CADAALA WIILK FARAMJO MAAL GASHEY SOMALILND ADEY KAA DUMEYSA WAA XADIIS CALI DUUL DUUL SOO WARIYEY WAA SAXEEX UNA GEYA GUDUR GUDE XARAKIISA XOOLAHA EE SULDAN U NOQDEY WADANI HABER YOONIS

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 16 годин тому

    Sotiila qaylinayay halabadalo dadku nicmada maxajiyane

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 14 годин тому

    Calow dabdamiski baad ilawday

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 22 години тому

    ILAAHAYOW HABARYOONIS DAGAALKA AY INOO BILAABAN DIYAAR BAANU U NAHAY MA JIRTO WAX NAGA DHUL YAALA DIYAAR DIYAAR ILAAHAYOW NOO BILOW DAGAALKA

  • @cabdinuuromar5088
    @cabdinuuromar5088 19 годин тому

    Garxajisow ninkan ilkaha la.lacag haloo ururiyo garxajisbuu ku waashey

    • @saynabSr
      @saynabSr 5 годин тому

      Hakuwaalato garxajis eh daaya inay markay garxajis maqlaan waali darteed ilka beelaan ayaanu doonaynaayeh, caydu cibna wax mayeeshee qifka yidhaahda is ceebeeya eh

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 19 годин тому

    Gudoomiyaha maxkamada sarena dalkaa u baahan,maayarka caasimadana dalkaa u baahan.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 20 годин тому

    CALI DULDUULOW RAGBA AKHIRA U GALEY ISAAQ AHAN ADANA HADAAD WAXBA KU HAYSAN OGOW MUJAAHDIINTA UUN BAAD KA MID NOQAN WAA LAGU XASUUSAN MARKA XAQ U YIMADO LAKIIN KA GABAN IYO KA CAS ADAAA LAG XASUUSAN KALMADA WAX KA WAD SHARXI MAAYEE KKKK

  • @soodalxiis4296
    @soodalxiis4296 19 годин тому

    Qabax maqaadatid miyaa Alow?

  • @hannajama5642
    @hannajama5642 19 годин тому

    Kkkkkk❤❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @AhmedYusuf-uo2ef
    @AhmedYusuf-uo2ef 14 годин тому

    hhhhhh waxaa garxajis Ilahay ma tusiin imaanka Alle ka qaaday.wax walba Awaal iyo H jeclo ayaa hayista ayaay kaga dhegtay kkkkk

  • @zeinababi3579
    @zeinababi3579 17 годин тому

    ASC walaale waxa aan yaabay inuu Cali duulduul ucaayo dadka muuse abokor waayo u caayayo muuse abokor waa Ku wiiku xoreeyeya oo Ka xoreeyeya habaryoonisa

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 19 годин тому

    Runsheeg badthy wlee caliyaw sfcn ayaad xogta reeraha iyo xisbiyada iyo tartaranka

  • @1962yusuf
    @1962yusuf 13 годин тому

    Duul-duuloow dhaarta badan iska daa, cid waliba way garanaysaa inaad tahay jin-dagaagay. Asc

  • @wardiabdi-sh7bt
    @wardiabdi-sh7bt 8 годин тому

    Waar cali iyo tvga cirjiidho ha noolaadaan

  • @AbdikariimShMohamad
    @AbdikariimShMohamad 20 годин тому

    Ina daud dalku umabahna kanoqo

  • @abdimeigag4410
    @abdimeigag4410 13 годин тому

    Cali ma aha danayiste Ee waa nin WADANI xalaaal ah

  • @mustafecadaani6843
    @mustafecadaani6843 18 годин тому

    Run badanaa😂😂

  • @muxamadmaxamud4942
    @muxamadmaxamud4942 22 години тому

    wuxuyidhi maxaa layidha kitaabkan aad sidato waxa ay ahayd maxkamada horteeda waa intaa naan idin soogaasiin Ayuu yidh haa wangartay

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 17 годин тому

    Cali.duuldul.waxba.warumahayo.tageerayashi.war.baahinta.eekulmiye.waxay uguureen.wadani

  • @CismaanFaarax-lr3tk
    @CismaanFaarax-lr3tk 10 годин тому

    Waa so land the kids sxb

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 16 годин тому

    Odagu runbadana