Waayojoog:"SNM xanta iyo lacagta reer-reer ayay isku siin jireen" Halgamaa Xuseen Khaliif, SSDF, Q-3

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 14

  • @MH__1__MH
    @MH__1__MH 6 місяців тому +1

    Xirisi nin caadiya maheen allaha u naxariistee.

  • @AmEin-Dimaria8
    @AmEin-Dimaria8 6 місяців тому

    TV CBA WA MAJDSANTIIHN ❤

  • @MH__1__MH
    @MH__1__MH 6 місяців тому

    Allaaha u naxariisto cabdullahi yusuf

  • @MohamedGas-r1s
    @MohamedGas-r1s 5 місяців тому +1

    RUN KAMAAD SHEEG XIRSI MAGAN IYO MAXAMED SIY AAD WIXIIXI DHEMAREY XIRSI MAGAN LACAG
    KAMA QAADAN GURINA UMDHISIN ANKAAGA XOG OGAALSAN GURIGA DAD QARAABO AH AYAA UDHISEY NINKII KUU SHEEGA WARKAAS BEEN BUUKUU SHEEGAY

  • @cabdilaahimaxamuud122
    @cabdilaahimaxamuud122 6 місяців тому

    cabdi muxumed aamiin sugaantiisa aad bay fani u tahay AHUN

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN666 6 місяців тому

    Kkkkkkk NINKAN taariikh oo dhan aya iskaga khaldan. Cabdulahi yusuf. Badhtamihi 1984 b aya la xidhay. Raga kacaanka aba waxa la xidhay horanrii 1982 waxa Dil lagu xukumay horaantii 1988 kii. Intooda badan dhab kay ahayd somalinimadu mutacalimin ah.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 6 місяців тому

    imnka Drone baaa jiraa jabahda sidii hore buuur iyo keyn ugama dhuuman karaan 24/7 why drone ka habeen iyo maalin waay ku basaseysaa

    • @SAYFUDIINBAIBARS
      @SAYFUDIINBAIBARS 6 місяців тому

      Drone waxba qaadi mayso hadii xeryaha cidanka ay jabhadu subax walba ka dhex toosto waxasoo dhan waxa ka adag marka dagaalka loo yaqaan ka ( kadhextoos)

    • @NOREDIN666
      @NOREDIN666 6 місяців тому

      Kayn & ma dhex geli karto Drone . Waana meelaha lagu ugaadhsan karo. Janhadu ma laha meel loogu soo hagaago. Hal Qof na madfac lagu tuuro waa khasaare.

  • @kiinpostpost7564
    @kiinpostpost7564 6 місяців тому

    Dhinaca dawladii jabhadu la dagaalameen keen garabkaa tariikhdu ha baladhtee

  • @EmanAli-xp6kd
    @EmanAli-xp6kd 6 місяців тому

    5y

  • @DH-yi5dx
    @DH-yi5dx 4 місяці тому

    Waar nacasyahaw Cinwaanka iska badal, ada khalad fahmaye sidàa umu jeedo kuwa kaluu sheegayaa , xataa no filter inuu been sheegayo kayaab

  • @jamafarahhersiqolqol3049
    @jamafarahhersiqolqol3049 5 місяців тому

    Warka faqashtua iyo dhafoor qiiqlayaashu kuu sheegaan war nooga dhig ilee nTv yuusuf hartiya oo ku foogan naxli iyo magac dil SNM iyo ragii soo halgamay ayaad tahaye.
    Waar xishood naxliyahaw lugeynayaa.