Taariikh Nololeedkii Abwaan Dhoodaan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 51

  • @AbdiazizSaidAhmed
    @AbdiazizSaidAhmed 11 років тому +4

    Ilaahay haw naxariisto Abwaan Cabdullaahi Macallin Axmed Dhoodaan oo maanta ku geeriyooday magaalada Herer, laguna aasay magaalada Jigjiga. Ilaahay dambigiisa ha dhaafee wuxuu ahaa abwaan weyn oo geyiga Soomaaliyi degto qiime weyn ugu fadhiya.

  • @nuurmuxamad3055
    @nuurmuxamad3055 8 років тому +2

    ilhoow unaxariiso abwaan dhoodaan ilhoow jandii Ugu bishaaree ilhoow adaa waxkasta dhaafee udanbi dhaaf aamiin aamiin

  • @maxamedmuuse1667
    @maxamedmuuse1667 10 років тому +9

    Ilaahaw Kuu Naxariiso Hibada Maanso Abuurida Ilaahay Ciduu Doonuu Siyaa Sida Abwaankan Dhoodaan.

  • @diiniahmad4298
    @diiniahmad4298 2 роки тому +1

    Ilaahey ha unaxariisto abwaanka godkana ha unuuro

  • @shooqicartan7191
    @shooqicartan7191 11 років тому +3

    ilaahy naxariistii janno haka waraabiyo aamiin ayan leeyay

  • @maxamedyarenuur490
    @maxamedyarenuur490 7 років тому +2

    cadi magan dhoodan alle hawraxmdo qabriagana hawasiciyo ammiiin

  • @hodaallehaldoor1179
    @hodaallehaldoor1179 Рік тому

    Allah ha unaxariisto abwaanka

  • @timajilac7192
    @timajilac7192 6 років тому +2

    masha Allah macallinkeygii Af-soomaaliga Eebe ha u naxariisto

  • @abdifatxihusseinmuhammad8649
    @abdifatxihusseinmuhammad8649 2 роки тому

    Allow unaxaristo jantul fardowso alle haka warabiyo

  • @abdirahmansuleimanahmed4384
    @abdirahmansuleimanahmed4384 2 роки тому

    Ilaahey hau naxariisto abwaanka

  • @Abdi-weli
    @Abdi-weli 9 місяців тому

    Abwaanka Abwaanada Somaliyeed

  • @MohamadAli-qn6zt
    @MohamadAli-qn6zt 5 років тому +1

    Ilaahay ha u naxariisto waxaan ku qoslay casuumaddu uu sameyey ee uu digada Adhiga ku daray

  • @hafsaadan9407
    @hafsaadan9407 Рік тому

    Asc somali wayan waxan raba arayga qaryan dhodan wa maxay

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 7 місяців тому

    Abwan dhodan

  • @janua1998
    @janua1998 11 років тому +2

    Ilaahay haunaxariisto. somali abwaan weeyn ayaa kabaxe

  • @koshinomar883
    @koshinomar883 8 років тому +3

    Rabbi ha ku naxariisto,

  • @RaageMohamed
    @RaageMohamed 12 років тому +1

    Mahsllah tani waa fursad weyn oo soo bandhigaysa chapter mudo dahsoonaa oo sugaanta Abwaankii Abdullahi Dhoodaan. Waxay na siimaysaa cashar dhaqanka, taariikhda iyo qaabkii nolasha aselka aanu ulahayn. FADLAN QOFKA KARA HA NOO SOO GUDBIYO QAYBAHEEDA KALE MAHADSANIDIIN

  • @abdishakurmahamedabdishaku362
    @abdishakurmahamedabdishaku362 7 років тому +2

    alaha unaxarista abwan dhodaaan amin amin

  • @kingmoha9965
    @kingmoha9965 7 років тому +2

    allaah naxaristiisa hakaa waraabiyo waa abwaanka aan aad u jeclaa

  • @Naciimo12
    @Naciimo12 Рік тому

    Alla hakuu naxariisto😭

  • @abdullahifarah8099
    @abdullahifarah8099 8 років тому

    ilaahoow sii janatul fardoowsa iyo naxariistaada alla bari gabaygiisii bay ku idil yihiin qaar ka mid ah magagyada ilaahey ee lagu baryo oo ah cassiis baa tahay iyo caadilkii jira ee iyo rabulcarshi cadiim iyo ilaahayoow magacyada alle waa lagu baryaa ducadaadiina waa aqbal ee ku barya alle 99 magac ee alle wallahul asmaaul xusnaa fadcuuhu bihaa ducadaadu waa aqbal ilaaheey wuu ka xishooda haduu adoonkiisa gacmaha taago inuu kala noqdo hungo ilaahooww kuu naxariiso fardowsa all aclaa ku sii wbt

  • @almaba755529
    @almaba755529 12 років тому +5

    wooow dhoodeen

  • @jeyarsenal1158
    @jeyarsenal1158 6 років тому +2

    Allaha u naxariisto abwan qaran

  • @fatxiibrahim7222
    @fatxiibrahim7222 2 роки тому

    Guul iyo gobanimo

  • @timajilac7192
    @timajilac7192 6 років тому +3

    ina adeerow meeday qeybihii kale ee wareysiga lacag xitaa waan ku bixinayaa cidii haysa

    • @DHAQANMAALONE
      @DHAQANMAALONE 4 роки тому +1

      Nin ayaan kuu tilmaamayaa dhammaan abwaan dhoodaan sugaantiisi oo dhan haya waraysiyo badan ka qaaday

    • @timajilac7192
      @timajilac7192 4 роки тому

      @@DHAQANMAALONE
      Sxb gacaliye ii sheeg wan jeclahay suugaanta Macallinka.

  • @cabdirahmanabtiile1238
    @cabdirahmanabtiile1238 6 років тому +1

    Waxan Xasuustaa maalintuu dhintay halkan fadhiyey iyo waliba waxan Qabanayay Alle ha u raxmado Abwaan dhoodan,aniga abwaanada aadka aan u jecelahay ayaa uu ahaa

  • @hafsaadan9407
    @hafsaadan9407 Рік тому

    wa maxay qaryan?

  • @abdikadirmuhumed6399
    @abdikadirmuhumed6399 7 років тому +3

    Man sha allah ilahayow kuu naxariiso

  • @heerqaranheerqaran7595
    @heerqaranheerqaran7595 5 років тому +2

    Itoobiyaawiga jadaad ka deynlaheyd oo soomaali oodhan aad u deyn laheyd ayaa fiicneyd

  • @mohamedabdullahi9431
    @mohamedabdullahi9431 12 років тому

    Waxaan aan aad iyo aad uga xumahay in uu abwaankan soomaaliyeed uu ka bilaabo reer itoobiyaawiga waayo isaga waa somaali weliba waa abwaan u dhexeeya soomaalida oo dhan.

    • @sadaampato607
      @sadaampato607 7 років тому

      kuwan wareysanaya manay somali ahyn
      meshu kudhashy umba laga wareysty berigi hore somali degi jirty ethoipiyadan aad shegyso

    • @AANUUR1
      @AANUUR1 3 роки тому +1

      Magaca Dawlad Soomaali Dadkiisa dhibaato waxaan ahayni kama soo gaadhin

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 3 роки тому

      Dadkiisa magaca soomaaliyeed dhibaato wax aan ahayn kama soo gaadhin.

  • @ogaalradio
    @ogaalradio 11 років тому +2

    Abwaanka Abwaanada Soomaaliyeed Allaha Xafido.

  • @Mahad458
    @Mahad458  11 років тому

    M. Cabdullahi, Abwaanku siyaasaduu la jaanqaadayaa

  • @Maxamedadan
    @Maxamedadan 12 років тому +2

    Abwaankii Abwaanada; "Waan ku qoslay Qumay waxaan moodi jiray wax yar o gaaban oo madaw " Funny Walee waa Aftahan

  • @abdikadirmuhumed6399
    @abdikadirmuhumed6399 7 років тому +3

    Rag waa ragee hore

  • @maxamed-Saalax
    @maxamed-Saalax 4 роки тому

    رحمه الله رحمة الأبرار

  • @maxamedxajiok2967
    @maxamedxajiok2967 7 років тому +1

    ok

  • @sheekhaalpride
    @sheekhaalpride 12 років тому +1

    OLD SKOOL LOL

  • @mahadow1
    @mahadow1 5 років тому +2

    “Itoobiyaawiga” 🤭

  • @sidiiqahmed4895
    @sidiiqahmed4895 4 роки тому

    Waar sxbiyaal qaybihii kale ee barnaamijkan xagee la geeyay,war usoo bandhiga ummadda afka soomaaliga ku hadasha oo dhan ayaa doonaynee, Xaddii wariyaha ka qaaday maxamed xasan haddii aad garanaysaan meel aan kala xidhiidho ii soo sheega

  • @maxamedshiiq8286
    @maxamedshiiq8286 6 років тому

    maxamedshiiqaadan88

  • @calidhuuxsheikhabdi9629
    @calidhuuxsheikhabdi9629 11 років тому +1

    kkkk Afyare