Ahmed u sheeg gabar qurux badan oo laandheere ah oo karti badan inuu helay aroos weyn ha dhigo sidi nin dhadhaqo bartay uu soo laablaaban hadii la oran laha ha imaan adoo aroos dhigin horay uu aroos ka dhigi laha laakin ma aqaan amaah iyo waxaa siisay markasta wuu soo laaban aroosna ma noo dhigaayo u aqri qoraalkeyga ha naga soo garbaxo.
Arooskayga hala gaaro kulaha aroos miya Ku dhiman wadba kla daashen yaab ar somaliya aroos ma rabtid inad dhigato dadka beenta ka da iyaga sushas wa in ay ka dayan
Mashallah waad isku soo baxeesiin adi iyo axmed waxan idin leeyahay isku waara isku barakooba awlaad saalix ahna alle ha idin siiyo 🧕❤
Jacayl walbe oo macaan inti haysto waxaa nirajeynayaa inaad isku wartaan ❤
M.a Riyaq qurux keep going macn
June wa sugi la ahy adinka arooskina sidokleh hoyadey oo 7sano aan arkin ba ii imaneyso allha inabad keene adinkane allha isku kin barakeeyo❤❤
Wow cawa an nasib u yeshey video inan dawdo😅😅😅
Oo aroos miyaa kuu dhiman kkkkkkkkk waadba kala dhameysateene😮
😂😂😂😂 aroos update ah😅
Aros maa ni diman dadka markey guri Isla galin aroska macanyahay Yaa Sas aminsanahay hada aros majiro wabaa wada noshihine hoshina wataa Yaa ila.mid iso racaa
Abyo arooska ku dhiman mxaa wye qarashka halkaas ku bixi laheyd sadaqeyso ama dahab ku iibso wyo xaajikaada waad wda noshihiin wxklo idin dhimn mxaa wye koley chooseka adaa iskleh lkn ani midaas waa ika talo walal raalina ika noqo 🙏🙏
Mansha allah tabarakallah abyo wankujeclahy keep going
Yareey mr suro mayaqanan ee Ahmed cida surah ibar kudheeh ❤❤❤❤
Suraaha anagah nalaga soo gaaare
riyaq qofta kle aan tagero uahy keep going mcneey wax kudibo illahy kumatoso❤🤲🥰🫀
🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩😮😮😮Masha Allah 👌👍ILove you My Queen Sister Keep Going Masha Allah 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟👑😚
Arooska maxaa waye wadba wada nooshahiine Dad waliga ha qancin aroos waxba kalama maqana geeri ka dambeyso noloshan yar gacmaha astur ila xusulka mel dhow cowra waye
M.a
abayo waiskaga jeclahay cadawkaga unolaw adi iyo xajikaga alle haidin dhowro 💑🩸💉❤💋
M.a waan ku jeclahay
Mansha allah Byo ❤️🌸Wani jeclhy 🥰😘Ubad kheyr qaba kala hela Insha allah 😍🥰
Illahay hakudeysto
Sualo an wada suguna walshy gacaloy♥️
Waar somalidaaan wee ika yabiyaaan ninka xagee iskubarateeen ma suaal baa😂😂😂 Anaa idin sheygaa TikTok iskubarteeen😂
Haa wallhi😂😂😂😂
😂😂😂😂haaa
Walashydi ku jecliyaa❤❤❤
Ma keep going queen Riyaq qurux badan❤❤❤
First one person view ❤love one my family
Wixi soo socda waan sugi La'nahay wixi ay Noqdaaan ba 😅😅
Ahmed u sheeg gabar qurux badan oo laandheere ah oo karti badan inuu helay aroos weyn ha dhigo sidi nin dhadhaqo bartay uu soo laablaaban hadii la oran laha ha imaan adoo aroos dhigin horay uu aroos ka dhigi laha laakin ma aqaan amaah iyo waxaa siisay markasta wuu soo laaban aroosna ma noo dhigaayo u aqri qoraalkeyga ha naga soo garbaxo.
M.a waan ku jeclahay Qurux
oo Riyaaq ma aroosba dhigan rabtaa
Riyaq qurux ❤
Hori usoco wllshey mcn
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wan ku jecelahay wllo mcn iyo sidaan kugu xidhanahay 💋🥰❤
Abyo guuleyso mnshaa allhaa hblmyo isku waraa
Maxsico kulaha leen ba I dhow sotad nagu tiri o ninka dhoof uma gursan anaba adi rabo usa gor dhow ar qoftan wax lagama qoro
abyo Mac Manslha
MashaaAllah abayo ❤❤❤
Ilaahayoow isku daaa owlaad baariya ne isiii axmed io riyaaq inoloda abid
How cold is there any dimension dollar man❤
Qurux badan baad tahay qalbi
oi;guru 0i😅😮😮😮
Oo ima qabtaan miyaa abayo
M.a keep going
Asc ❤❤❤❤❤
🤭😂
Riyaqey wainaad aroskaaga kaarka igasooo garsiiso
Mashaallah Guleysta forever 🙏
Vediowga KaLe NooGa Soo dhakhso😭😂😂👋
Dadka afrika joga so so so so English bay ku qafiifen,🤣
Africa isma saarno😂 anaga somalia joognaa englishna kuma naqnaqno ee dadka qurbo ismoodka eh wyeh😊😂
@@hafsaahmet9876 wan yabay walahi 😳
Masha allaha wllshy 💋💋💋💋♥️♥️
Prank kusamee Ahmed abayo
Snapchat maxaa kuku qoran 😅 riyaaq wanka wayey
Adi walaalahaa America markay aadayeen maxaa laguu reebay horta kkk farxad ku noolow sis
My beautiful sister may Allah protect you evil eyes of people and you keep marriage abaayo mcnto ❤❤❤❤❤
Af shimbeeradka mxa noka jrty
naya samsm manaqanee afsoomali noogusheg waxa😂😂😂😂😂
Waan kutagera
M
Asha,allah
M.a ❤riyaqey
Dhisma oo dhaqma my family ❤
Asc setahay abayo wwww m.a
Riyaq abaay
M.a laso dhoqso abayo🥰
❤❤❤🎉
Riyaq cadey
First❤
Arooskayga hala gaaro kulaha aroos miya Ku dhiman wadba kla daashen yaab ar somaliya aroos ma rabtid inad dhigato dadka beenta ka da iyaga sushas wa in ay ka dayan
L of
8jj98uoii❤
❤❤