Soomaaliya oo u digtay shirkado kalluumeysi, Falastiiniyiin ku laabtay Khan Yunis | Qubanaha VOA
Вставка
- Опубліковано 5 лют 2025
- Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Dowladda Soomaaliya oo u digtay shirkado ka kalluumeysta xeebaha Soomaaliya, Falastiiniyiinta oo billaabay inay ku laabtaan deegaanka Khan Yunis iyo qodobo kale.
🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali....
🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka iyo Arrimaha Islaamka.
Mxa digniin ah muwadinin somaliyed baa lagu laynayaa badeena 8/4/2024 fafahin haka bixiso dowlada dhalinyaradi dalkoda kama kalumysan kraan dalkoda dowladu hadal uun bayhaysaa ficil mataqan reer galbeed iyo marekan kadaba orod wlhi dalka iyagaa burburkisa XALANE ugu jiro allow dowlad quwadleh on dano shisheye kushaqeen🤲🤲
Guuuuul SOMALI SOMALI insha allaah
Waa run wasiir umayyad almost xaqiiq
War ugu yaraan dadwaxkayaqaan shaqada ay ku magacaabanyuhiin meesha keena
Midkan wasiir ku xigenka ah wax lagu geeyo mesha qabiil iyo musuq maasuq aqon tedana Aan la heyn wa dhibka soomaalia haysta so sad 😭
Nasri buuxa ilaahay ha siiyo reer falastiin
Wasiir ku xigeenku mahayo xogta rasmiga ah ee mawduuca laga waraysanayo. Taas waxaa cadaynaysa dhammaan waydiimaha wariyaha war celin sugan oo waaqici ah muunsan ka celin.
👋 Weriye Sandheere.
Mahadsant VOA ❤❤❤❤
👋 Max,d Bashiir C/Raxmaan.
🇵🇸👍👍
Been ha sheegi international samalia ugu horeey so
👋 Weriye Shirwac.
❤😮😮😮😮
Nicaragua waxay cadaysay biniaadanimada ku jirto,halka ay carabtii iyo dawladihii muslimiinta aamusanyihiin
Maba fahmayo waxaad ka hasleyso wasiir ku xigeenka, qalab casriyana wey heestaan laakiin ma garanayo inta hada sharci daro ku joogto
❤❤❤❤❤😢😢😢
Wa wasiir dawladdii hore ee Soomaaliya oo is ridey hadda kuligeed waa bagamudo
saanbuus buu cunayaa wasirku waraysina waa ku jiraa
Waxaan rajayinaya in bada somaliya
Asc doonyaha ma qaarba ligaha lagu sameeyay
😂😂😂😂 waa reer baadiyo garab lagu keenay mayaqaano xxrka ajaaib somaaliya waa dhimatay
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk, maamulka xamar maba soo dhaafi Karo Villa wardhiigley ileen maha Villa Somalia
Maxay voa da uwaydiineesaa same stupid question to the wasiirka kaluumaysiga hhhhh like awooda dowlada ay uleedahay inay fuliso
Waa digniin iidheh ah oo la isku ciyaaraayo , 33 sano ayaa dowladaha adduunka oo dhan u kalluumeeysi taga Somalia , kuwaasoo balaayiin dollar ka sameeyaan halka kalluumeysatada Soomaaliyeed masaakiinta ah oo doomanka yayr yar wata rabana iney kaluunkooda baddooda kala baxaan laga racdeeyhaayo meelaha ay kalluumeeysi u tagaan ; digniin kulahaa......kkkkkkkkkk kkkkkkkkkk.