The only person oo hesihisa anka dareemo somalinimo walhi heestan wan la ooye and I don’t even know Tuli meshay kutaalo lkin wa Somali ilhy ha xifdiyo 😥
Heestan xasuus Bay nugu Lee dahay wiilkan reer abti bayou u nahay. GARIKOONBOW SOO DHAWEEYE. Geestan markii nala xasuuqay ayaya aheed. Daroodna nooma girman io somali midnana. Og xooga ka helnay 😢😢
Mideeye sxb wada cusub baad u jeexday fanka soomaalida hore u soco ayaan ku leenahay heesaha reggae ah noo soo badi waayo heesaha somaliga ah wuu ku yar yahay reggae music gu
Maslax Mideeye dhulkagi Djibouti 🇩🇯 wan kusogena geesi Show kale Tulli wali ma maqalni hadey dhul somaliyeed tahay markan summer ka imado casimadena Dhire dawa wa ina so arka somali somali baleh 2 sano ma imane Dhire dawa macala Sitti wan socda hadan nahay reer Djibouti ma ilawin dhulki awow yashene noga tagene Dhire & Sitti tabto ana wan ku tabane
Music ga meeshu doonno haka so qaato balse mihiimadu waa erayada uu sameeyey isagu ama halo sameeyo. Erayo murti ku jirto ayaa Lo bahan yahay oo macno samaynaya. Music ga waxa qimeeya ajaanibta kale ee somali hadaynu nahay dhaqan baynu lenahay. 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
Sarirta korkeeda dhin dhin falaq fuluq xikmad ,murti iyo hees tona mahe wa dhaqan xumi waxan camal ma samyn karta maslax le sidan suubin kara Maslax way hadhayane horey usoco❤️❤️tuli yaan la taaban ❤️🔥💪salan sare rer tuli guleed
Intaan fahmin Inyar oo qoraal ah heesta ku sabsan intana ku jirta Tuliyeey hele waykaa Tuliyeey hobaa hele waynakaa Tirka isirkaygaad tahayey Tagero walaalnimo ey Shacab aan ka tegeyn oo u taagan sumcadeydaad tahayey (tuliyeey....) Sumcigeena tarmayo oo tabalaysan anigaa u taliyo tiriyo haa Ku tilmaman gobanimo haa Qaranima u taagan qabyalad laga tiro tuliyeey ha Wanaag lagu taxay tuliyeey ha Soyaalka tix racayo xaqiqada lama tiree Tariikhda gobanimo tusalaad u tahayey I tiiri yaan lay taaban carada aanku taamo talabo yaan la qaadan walaalnimana tiigso Tol weeye somalo dhan tusmaad u tahay maanta qarankena dardaran tosiya tashigena tanasulka adkeya somali talededa tunkay idinku saarto umada u tilmama Maanta u tilmama midnimo tayededa Tuli yaan la taaban Ninkii taabtayow ana waan ku taaban
waar taag hayska iska haadlineh ado waxba ogoyn aday qabyaladu madaxa ku dax farisatay ee wiilku wa ciise waana reer dire dhabe shaaqa kumaleh tuuli balse somalinimo dharted buu uu tageraya
Tuli ma aqano lkin markan warbixinteda dib ubadhay halkay ku taalo iyo heesta macnaheda aadban uladhacay somalinimada sinjiga iyo wlalnimadu waa qaali laqbigaad ka dareemasa in somalidu oo dawlada midowdo waxa ka horeeya in marka hore sinjiga lagu midobo qofka somaligana qofka kale somaliga waxay isuyihin iyo dhalashada ka dhaxaysa qiro
Wlhi bro ben ku shegi mayo heestan wa qiroda ama xasus iyo adunyo ayey igu kicisa xasus dalkeyga iyo dadkeyga ayan darema ayada ayan shitaa ciid wngsn somali weyn 13/05/2021 from all somali 17:30 afternoon life in Belgiue 💯💯somalinimo 😢😢
Nacaalaa shaydaan ku yaalee ninka ha loo kaco horey u soco maslax mideeye boqortooyo tuli somali aya iska lehe 😍
Waa wiil ciise ah oo u heesaya dhul daarood sidaa darteed baa wiil daarood ugu dhintaa difaaca dhul ciise oo City ah somalinimda lagu sheegaya waa intaas qabiil ma hor istagi karo wllnimada iyo wada jirka somaliyed meel walba 🇸🇴.
Ciise io garikoonbe way isla dagan. Taas ogow wiilkana. Gari u reer abti ah. Isagana waa ciise
@IlyaasSiciid22-sn1xn May Saaxib Waa Ciise Iska Dhal Ah Lakiin Geri koombe Waa dhiigeena From Ciise Iyo All Daarood Iyo Soomaali Oo dhan ba ❤
Hadaan Ciise nahay Soomaalinimo Cid Naga Jecel Ma Jirto Wlhi Soomaaloo dhan weynoo Simantahay Daarood Na Waa Dhiiga Iyo Dhuuxa dadka Nala Dhinta 🇸🇴👏🫶
Nin Ciise Oo Dhiig Leh Fanaan Somali Horay Ugama Hadal Arrinkaan Maslax Mideeye Magacaagaaba Jawaab Noogu Filan ❤
Fanaan soomaliyeed
Tulli magaalo soomaliyeed
Waxaa qoray nin soomaliyeed adigoo soomaali ahna waan ku salaamay💯
Soomaalinimo
Waan Kaa Qaadnay Mid La mid Ah walaal *Somalinimo* best Deal .
Salaamullaah walaal soomaalinimo daa nagabadan 👋👋👋🌸🌺💙🌸🌺🌸💙🌸🌺🎉🎉🎊🎊🎊👋👋👋💪👍🫶✌️
Waaaw thanks maslax meedeye tuligulled meshan kan kaso jeedo inkaston wallkey ku wayy balse dadkisa iyo dhulkiso dagal u galay geesinimo ayu ku dhiintay Allah janatul fardawsa kawarabi ya rabi 😘
Amiiin hn
Qabiilkee dega
Amiin😢😢
Fadumo Farah Garikoobe aya daga wllo
Aamiin aamiin yaarabi huuno
Nasab Kaalima Boqortooyo Reer Tuliguleed Horay Usocda Maslax Mideeye Fanaan Qaran Qayrkii Quusiye Madaxaad Nosaarantahay❤👏
Ruunbad Sherry walahi inader nolada from Deutschland
Tuli halkey ku taal walaal?
@@faizam523 Ethiopia dhulkas Somali galbeed bey ka dirsan tahay
@@2yahye Thanks.
The only person oo hesihisa anka dareemo somalinimo walhi heestan wan la ooye and I don’t even know Tuli meshay kutaalo lkin wa Somali ilhy ha xifdiyo 😥
Tulii Gulled waxey Hos timada Jigjiga.. Ogadenia Region
Zakaria Mohamed ok masha allh thnkz bro
Zakaria Mohamed I once went to qabdi dahar my ayeeyo was from there
Aisha M Beauty hada. Xgeed joogto
Amin I don't even know tulli👍😥
Somaliyay Intaynu Qabyalada Izka Dhaafno Somali Iz Jecel Mawada Noqonaa Oo Cadawgena Meel Mawga Zo Wada Jezanaa My love Somalia!!❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Respect❤
Tulliyeey tiirka isirkaygaay!
❤ from Laas-aanood
Legend✋ tuli weligey ma maqal lkn somalinimada ka dhigeyso sida meel aad weliga joogi jirtay❤ tol weye somalo dhan🇸🇴🇸🇴
Www hees iso jiidatay qalbigeyga taaabatay thanks maslax inkastoo aanan aheyn dadka commentiyada so qoro hadane waaka aamusi wayay heestan somalinimo❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯💯💯
somali waa mid meesha aad doonto joog somalinimo kama Hadho🇸🇴💕
Heestan in badan baan doon doonay galabta soo helay in masalax qaado wllhi heesah maslax waa wada top 26/11/2019 🙏❤😎😍😘
Wlhi heestan kama daalo wll maslax nooloow tuli.guuleed rabi ha ii kaa xifdiyo ❤❤
Bjgihh
Me too
Viva somalia
Wllhi maslax waa caalami
Musiga International laxamada somaliba ma sameysaad is odhaneysa
Legend maslax
Tedy afro ayaa leh musica buddy hanawalina karkuma africa waye heesta hhhhhhh
Dhulkygih degankygih degmadydih tulli guuled maslax mahadsanid wlal❤❤❤❤dhul garikoombe allow barake
Viva Tulli Guled. Idin Aaway Gari Koonbe dashii axmed gurey. Thanks 🙏 Maslax
Waa nakan
Axmed guray nin samaroona oo ree saylac ah buu ahaa oo abrayn ah oo adal empire sidaa ubarta adeer daaroodoow
@@abdiqadir1232 ma adiga ka dhigay samaron kulaha yaan lagula yabin waa nin garikoonbe ah
@@abdiqadir1232Saylac Ciise Ayaa Leh Seed U Sheeganaysaa Yaa Ku Siiyey Saylac Waa Dhul Ciise
Heestan xasuus Bay nugu Lee dahay wiilkan reer abti bayou u nahay. GARIKOONBOW SOO DHAWEEYE. Geestan markii nala xasuuqay ayaya aheed. Daroodna nooma girman io somali midnana. Og xooga ka helnay 😢😢
Soomaalinimo Ayuu idiinku Heesayaa Waa Nin Inadeerkay ah Oo Ciise Iska dhal Ah Guul Tulli guuleed Dhul geri Koombe ❤
Woow mansh allah tuli waa hanti qaraan gaar ahaan makada yar ee alle uhaneyey Gk dhashii ahmed guray❤❤❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴💋❤🇸🇴
Zhp zubzcribe iizaar kuu zaaraa
@@saidhagginouh1899 sxb anigu maba isticmalo waan kaxumahay lkns waan kusaraya
@@saidhagginouh1899 waan kusaray sxb qali aniga waxbana haa isariin wayo maba daneeyo lkns waan kusaray adiga sxb
@@saidhagginouh1899 👀👀👀 ee eeg sxb
Ahmed gurey gr mahan😂😂😂
Mideeye sxb wada cusub baad u jeexday fanka soomaalida hore u soco ayaan ku leenahay heesaha reggae ah noo soo badi waayo heesaha somaliga ah wuu ku yar yahay reggae music gu
3:03 😂✊ Tulli Yaa Lataaban❤
Magcisa ahba "MASLAX MIDEEYE"✊
After 4 years and 5 months I'm still listening this hit 😂❤ its 18-march-2024❤😂
Heestan qatar wa walhi😪😪Masha Allah😪Aniga dhah wa ooyin wa😪👈taageero walalnimo💯💯💯👈King Maslax mideeye👑
Wlhy ilin tayda wab Celin wayah marka Somali oo is jecel arko iyo 😥😥❤💉💉🇸🇴
Ilahay dartiiiz like izara
Tulli yaanla taban 🇩🇯
Somali yaanla taban 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Maslax Mideeye dhulkagi Djibouti 🇩🇯 wan kusogena geesi Show kale Tulli wali ma maqalni hadey dhul somaliyeed tahay markan summer ka imado casimadena Dhire dawa wa ina so arka somali somali baleh 2 sano ma imane Dhire dawa macala Sitti wan socda hadan nahay reer Djibouti ma ilawin dhulki awow yashene noga tagene Dhire & Sitti tabto ana wan ku tabane
MY HOME TULIYEEY 🇸🇴
We love you Maslax ❤️
Tuli miyaad kasojeedaa
Lilja hash Haa walalo tuli baan udhashay
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 soomalia wax dhaama lawaa viva 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
Kkkkkkk tuli waamaxy
KOBCIYE 1 waa deegan ka tirsan Gobolka Faafan ee somali region. Waxay 30Km u jirtaa Magaalada jigjiga
LYRICS
Helleeliyow hellee lee
Helleeliyow hellee lee
Tulliyeey helle waykaa
Tulliyeey hoobaa helle waynakaa
Tiirka isirkaygaa tahayeey
Taageero walaalnimo ee
Shacab aan ka tagaynoo u taagan
Sumcadaydaad tahayeey
Tulliyeey Tulliyeey tahayeey
Tulliyeey tiir baa tahayeey
Tulliyeey helle waykaa
Tulliyeey hoobaa helle waynakaa
Sinjigeeno tarmaaya Tulliyeey haa
Tarmaayo tabaalaysan Tulliyeey haa
Anigaa u taliyo tidhiyeey haa
U taliyoo tidhiyeey haa
Kugu tilmaaman gobanimo
Tulliyeey haa
Qaranimo u taaganay Tulliyeey haa
Qabyaalad laga tiray Tulliyeey haa
Wanaag lagu taxay Tulliyeey haa
Helleeliyow helleeliyow
Helleeliyow helleeliyow waa
Sooyaalka tix raacayoo
Xaqiiqada lama tiree
Taariikhda gobanimoo
Tusaalaad u tahayeey
I tiiri yaan lay taaban
Helleeliyow
I tiiri yaan lay taaban
Helleeliyow hellee
I tiiri yaan lay taaban
Carrada aan ku taamo
Tallaabo yaan la qaadan
Walaalnimana tiigso
Tol weeye soomaalo dhan
Tusmaad u tahay maanta
Qarankeena dardaraa
Toosiya tashigeena
U tanaasulka adkeeya
Somaali taladeeda
Tunkey idinku saartoo
Ummada u tilmaama
Midnimo tayadeeda
Tulli yaan taaban
Tallaabo yaan la qaadan
Tulli taabtow ana waan ku taaban
Ereyadii, laxankii iyo codkii Maslax mideeye
Mhd sanid wll hdan fahmay heesta dhan
@@shankashakra4380 adiga mudan wll
Laxanka heesaha kla bdal
Reer tuli gulled wan salamayaaa👋👋
Haa wa heesti tedy afro wll
Wan ka qadnay abowe
@@nuuraabdi1196 👏👏✋
Heesta waa Hir gashyna Runtii waa Fanan Maslax😘
Maxa laxan ka taqana
Inyar buu ku qabsaday qalbiyada somalida dhan maslax samiga matankii ila dhashaad lamagac tahaye ilahay haku xafido
Tuli ha somalinimo peacemaking 🎩keep going forward. 🌴💐🐪🐪
Dadki layga berawo ree diri daba like isara gar ah ree dk mise ree shekhabib waan iin xisay wlhi maslax kii garn baa garan wlhi😁😜🇩🇯🇩🇯
Dire gang👊🏾😎
Dire bari bey eheyd bari allah ku soo celiyo sideeda hore anba wan uxiisay magaladi an ku dhashay 😭❤️
Hamse
Waar sowkaa shoodhahaygii from innsbruck ca va
@@afdheerecaaradhuub2942 😜
Hore uzoco zhp waad kazbatay quluubta dad weynahe❤️😘
Ppe❤😁
Woow way Shidanthy heestan inaba caadi ma'ahan 👌👌👌
Tuliguuleed magaaladeydiii viiva Gerikoombe like dhac kusiii tuli yaan lataaban ❤️❤️❤️💋💋👈
Music ga meeshu doonno haka so qaato balse mihiimadu waa erayada uu sameeyey isagu ama halo sameeyo. Erayo murti ku jirto ayaa Lo bahan yahay oo macno samaynaya. Music ga waxa qimeeya ajaanibta kale ee somali hadaynu nahay dhaqan baynu lenahay. 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
Maslax inta taagerta like iisara ❤
Maslaaaax keep Going 💪💪
subscribe iii saar zhp
Waa meeshuu kushashay HALGAMAA SARE AXMED GUREY. WAANA XARUNTII BILOWGII HALGANKA ONLF FREEDOM FOR OGADENIA ILAA HADANA WAXAY KUQORAN TAHAY QULUUBTA SOOMAALIYED GUUD AHAAN GAAR AHAAN SOMALI GALBEED
Allow dhar dadkaygii Tuli guuled
Ciidaydii hooyo Alle haynaxariisto halyayyadii Nagaga geeriyoday Allow janada kawari shuhadad ayay ahaayen ciidooda dhiiga uhuray viv soomali wayn
Amiiiin ilhaay haw naxariito
Walllee Suldan Seeraar Iyo Xariir Ahmed booska waa lagala wareegay
Maslah mideeye keep going
Tol weeye somali oo dhan
Tusmad u tahay maanta
kutilma man gobanimo tuliyay haa qaranimo utagan tuliyay haa qabyalad lagatiray tuliyey haa wanaga lagutaxay tuliyay haa ⚘⚘⚘💗💗💗💗 axsan hees
@maslax mideya keep going bro
One love Tuli guuled sweat 🏠 home ❤️💪🏿👑💥☘️🇸🇴
Maxadsanid pro 🥰😍💫💥🖤
Wlh fanaan la mid ah Ma arkinha horey uzoco mazlxa mideeye♥️🤴🤴🤴💋Wuxuu ka Hadlaa Xaqiiq jirta io runta
dhiirigaliyaha somali wayn maslax hadad ila aragtay sidaas ii muuji
Heeestan MarkastooN UA-cam Ku Arko wa Qasab inan Daawado cz I like it 😋😘 Isirkeena Tahay Tulliyay♥️
Qoti laga sifeeyay Tuliyeey haa.
Thanks maslax mideeye love you halgamaa.
Sarirta korkeeda dhin dhin falaq fuluq xikmad ,murti iyo hees tona mahe wa dhaqan xumi waxan camal ma samyn karta maslax le sidan suubin kara
Maslax way hadhayane horey usoco❤️❤️tuli yaan la taaban ❤️🔥💪salan sare rer tuli guleed
Usheeg cawanki 50 jirka marna aha
Zaki Hilac
In runta lo sheegi ayu oga su comentki off ka dhigay 😂
@@qalbidhayasomaligirl7746 ma ila aragtay horta hahhahah wa fashilanyay
Tuli Gulled 😍😍 cadawgina hajawo ina aderyal.
Intaan fahmin Inyar oo qoraal ah heesta ku sabsan
intana ku jirta
Tuliyeey hele waykaa
Tuliyeey hobaa hele waynakaa
Tirka isirkaygaad tahayey
Tagero walaalnimo ey
Shacab aan ka tegeyn oo u taagan sumcadeydaad tahayey (tuliyeey....)
Sumcigeena tarmayo oo tabalaysan anigaa u taliyo tiriyo haa
Ku tilmaman gobanimo haa
Qaranima u taagan qabyalad laga tiro tuliyeey ha
Wanaag lagu taxay tuliyeey ha
Soyaalka tix racayo xaqiqada lama tiree
Tariikhda gobanimo tusalaad u tahayey
I tiiri yaan lay taaban carada aanku taamo talabo yaan la qaadan walaalnimana tiigso
Tol weeye somalo dhan tusmaad u tahay maanta qarankena dardaran tosiya tashigena tanasulka adkeya somali talededa tunkay idinku saarto umada u tilmama
Maanta u tilmama midnimo tayededa
Tuli yaan la taaban
Ninkii taabtayow ana waan ku taaban
Halima Mohamed thnkz wllo
Gagmada gk ha nulato abidked
Mashallah sxb sifiican ayaad noo fahan siisaye nolow bro
Kuli waan fahmey ani dadka somaliga kuyaryahy le fahmeyn
Zhukran wlloh waxbadn ayaanba ka fahmi laaa
Woooow Rer Tuli guleed waa dad ku caaan baxay Geeesimada iyo halganka maaan shaa allah somaalinimo
Guulaysta shacabkaTuli guleeed
somali media wll tuli wadankeby katirsanty
Adeeca Gobti Togdher ha anba ma fahmin😘
@@adeecagobtitogdher3333 waa Gobolka Faafan
Tuli guuled wa wadanke jabuti mise somalida ethopia weli ma maqal
@@Mgl22-p2h
Waaa degaaanka Somaalida waxa dagan beeesha isxaaq Hassan oo kasoo jeeda Geri koombe
Wakaa maslax mideeye hore usoco pro🚶♂️🙏♥️
Masha Alh maslax Mideeye hore u Soco wax thy qof darenleh ,,🇸🇴🇩🇯🌍🕋💯🙏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Nolow maslax wiil wadankiisa iyo dadkiisa jecel aniga l love somali all of them ilaah ha dhaafo somali
Dadka leh laxanka badal isku laxan maha isumana dhawa. Keep going br
Hees tan wan ka helay dagmadaydii tuli guuleed
Sharkuu Laal Badshaah wiilka ree tuli guuleed waan kusaalay inaadeer
Shabcaan Aadan
Wan kaqaday wllo 🙌🏾
Geesigii HaboyrtY dhashY
@@shabcaanaadan64 Habo Day 🇸🇴♥️♥️
*Tuli guuleed waa tagi jirey mocooydey ayaa garab daganyd imka way dhimatey alha qabriga ku nuuriyo* 😭😭😭😭😭
amen wll
Alaha o naxaristo
Ilahay hownaxaristo bro
Aamiin wll
Alaha unaxaristo walal
Maashaallah waa dadkaygii allow noo xafid oo noo daa dhamaan geesiyiin somaliyed❤❤🥰
somalinmaan ku dhimanaa masalx mideye horay usoco mudane
Waaw ish cala hees keep going my boy mideye♥️♥️♥️🙏🙏👌👌💪❤
Fanan dacad ah qaranimo jecel iyo dadkiisa Allah kumatusiyo dib bro hore usoco
Walahi jiririco igu kacady hees dareeen hadlysa wllkey hore usoco
Tulli yaan laa tabaan,
Ninki tabto anaa wan ku tabaan☝️
Tuli waa meel xuduud ah oo kutaaal inta udhaxaysah somalida iyo oromada inbadan halganadii SYL lagu dhintay marwalpana utaagan dufaaaca dhulka somaliyeed maslax maaha ree tuliyeed qabiil ahaan ayuu kasoo jeedah marka sidaa idin leeyahay kama wado reer hebel blse waa somali mahamed💓💓💓
Updy Nazir Rome0 maslax Gk miyaaa
@@amaalhanadi2786 maya maaha waa ciise from dirdhabe 💖somali oodhan waa iskugu mid✌
GK qabyaladba ini dishy
GK aya la dhaha
waar taag hayska iska haadlineh ado waxba ogoyn aday qabyaladu madaxa ku dax farisatay ee wiilku wa ciise waana reer dire dhabe shaaqa kumaleh tuuli balse somalinimo dharted buu uu tageraya
Edo macaan maashalaah ilaahayow ku dhowr hooyada kugumay khasaarin geesi asal asal my dhiiga peace and love
Macaasi buu ku jiraaye simanay ugu khasaarin
Ifka iyo aakhiro mid uun inad kamuqato wa sax ilahyna losiman hore sxb
Fühle mich immer noch gut, wenn ich diesen Song hören 🎧 2023 one Love TuLi GK ❤ 🤞🏿
😊😊
*SOOMAALINIMO😭😭❤🙏🇸🇴*
Wiilkan Farxad baa Kamuuqata io Qalbi Furnaan runtii markaan arko waan Qoslaa Xataa hdan xanaqsanahay Go head Sxp 👍
Lkn zhp hesahagu waa motivation wn ka helay wlhi hore u soco pro
Mnshallah mesha kasoo farcamay inkastoo waligay arkin allaw barakeye tuliguleed xarunti gobanimad
Zalaan Zare Shacabka Tuli Guled 💚💚💚 Maslax mideeye Hore u soco 👉👉👉👉👉👉👉👉👉👉
Maqaaxi Bosaso kutaal Ayaan Heesta kufahmay Tuli guled ddsi ayay kutaal
Inta wiilka Jecel inay dhiiri geliso like isaara🙏
Walaaal Aaageee Ku Taaaal Maqaaxidaaz
Harti koombe iyo gari koombe waa walalo sidan filaayo
@@guulwade7078 haa walaalo
Tuliyeeeey tuliyeeey tuliyeeeey tuliyeeey gobonimada somaliyed😍😍😍😍😍
MASLAH MIDEEYEH HOREY U SOO 👐✊✊. Cette chanson j'écoute à tout les instant. Wata somalinimoo👐👐👐👏💖💖❤
King of reggae maslaaaax fanaan jira. Well Done (Amazing)
Maslax mideyeeeee horey uu soco bro 💯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤dadki layga beerow ❤❤😭😭 ninki ku tabto ana wan ku taban 💪💪🇩🇯🇩🇯😭❤🥰
Nimco Maxamed
Wanka qadanay inader 🇩🇯🇩🇯🎤
Wooooow mashaa allah mashaa allah 💋💋💋🌺🌺⚘⚘⚘ GK guuuuuuuuuul
Wadlwdye🤪🤪🤪
Hani Love ❤️
TARIKHDA GOBANIMO *SOMLILAND* 🇮🇹💪 TUSALAD UTAHAY GARBKAYGAH💪❤
wooow... farshaxan + cod+ style + dance intaa markaad iskudarto wixii kusoobaxaa adeey kuutal..
Maslax mideeye fanaan soomaaliyeed
Fanaan kasta oo soomaalinimada jecel wuxuu noqdaa mid horumar gaadha
Fanaankii local iska dhigaana wuxuu noqdaa mid beeshiisa garoomada uga heesa
Bk ayaa tusaale kaaga filan😛😛😛
Maslax mideeye fanaan soomaliyeed ayaa tahy waa hees dareenkeda. Wadato ayaad noo qaaday in aa tahy waalalkayga dhabta beerka kaa ogsooni hadaan ahay Gari koombe
Tol weeye Somalida oo dhan one love my people where ever you may be 🙌
Wow masalax wllo hora usoca
Allah hakuluwado insha Allah
waxan kugu tageraa 1simigey batahay Marka labad legend somaaliyed batahay 1love my bro❤️
Mazlax miDeeyeH wll sharafeed👏👏👏👏
Maslax sxb you are greatnesses! We needed a person like you. You got style & that voice to be greatest! Keep up with that! 🖖🏾🤟🏿👌🏿
Qfki ugu soo horeyey liketa yaan leyla dhaafin ❤❤
🙏❤
Maslax Mideeye bro waxan ka helaa saad Puuq usamaysatO Hore Usoco Best Fanaan Puuxa
Tol weeye somali Tusma u tahay manta Eshqiyaazek ❤🙏
Amazing little man. Maslax Mideeye. I love the attitude when your dancing.
Tuli ma aqano lkin markan warbixinteda dib ubadhay halkay ku taalo iyo heesta macnaheda aadban uladhacay somalinimada sinjiga iyo wlalnimadu waa qaali laqbigaad ka dareemasa in somalidu oo dawlada midowdo waxa ka horeeya in marka hore sinjiga lagu midobo qofka somaligana qofka kale somaliga waxay isuyihin iyo dhalashada ka dhaxaysa qiro
Mashallah sxb hees wcn (tuligulled)😘 from__oko koko to maslax mideeye
Mazlax Wlhi nin poqorTYO HoraY u soco pro Waa MazLax io poqorToYadii GK allH Ya cizak❤👑👑👑kanax ama ku farax waa dHiGaYGiiH👑👑❤❤❤❤❤❤❤❤🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴
Gari koombe gob gob dhashay oo geesiyaala viva tuliguled
😁😁😁
Gezinimo ka fog gk
@@KARAAMA1469 😁😁😁😁 wax ushega
Ninka kaliya aan isku magaca nahay bratherkeygi horey usoco fanaan tagay 🔥🔥🔥🔥
Odaygii ck sariirta korkeeda dhin dhin ku hayey oo maslax ku mashquulayey maslax mideeye gaara Alle ha no dayo maslax yre
My City TULI GUULED Nolow Wll Maslax Mideye Waan Kaa Haynaa Heesta
Wlhi bro ben ku shegi mayo heestan wa qiroda ama xasus iyo adunyo ayey igu kicisa xasus dalkeyga iyo dadkeyga ayan darema ayada ayan shitaa ciid wngsn somali weyn 13/05/2021 from all somali 17:30 afternoon life in Belgiue 💯💯somalinimo 😢😢
Waligay mamaqlin tuli guleed what ever guul.
Ya allah somali make great again
Bro wa magalo somali galbed kutala
Kan yari fududaa wuuba bood boodayaa wallaahay
Hore usoco maslax walaal👏👏👏💓❤💞