Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

New Somali Film "Iga Ilaali Number 4" Part 1

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2021
  • Waa Flim Kale oo aad u xiiso badan Daawo • Somali Flim Isfaham Qo...

КОМЕНТАРІ • 2,4 тис.

  • @XogmaalSo
    @XogmaalSo  2 роки тому +346

    Film kale oo aad u xiiso badan ua-cam.com/video/pMUe--IV6Yk/v-deo.html

    • @suhuurmaxamed1845
      @suhuurmaxamed1845 2 роки тому +2

      Wa riwayadi igu qosalka badnayd

    • @ciiseafrica4071
      @ciiseafrica4071 2 роки тому +7

      Pls qaladaadkiisa noo sii daaya

    • @kheirqabto3446
      @kheirqabto3446 2 роки тому +1

      🧐🧐😜😜😜😜😜😜😜😜ala wadaadka ka qabta maxay wax dhalaan culumadii bay garaaceen

    • @faraxabdiahmed6819
      @faraxabdiahmed6819 2 роки тому +2

      Ninka somalida ugu Romantic san waa m paracetamol

    • @dekaliiza4573
      @dekaliiza4573 2 роки тому

      Part 2 lasoo dhaqso

  • @abdis70
    @abdis70 2 роки тому +261

    Sumaya is the best when it comes to cinematography, her acting is naturally real. She is My favorite.

  • @Osman-wb4gm
    @Osman-wb4gm 2 роки тому +50

    Never wrote a comment a UA-cam, but this video deserved it. Our society needs to be educated. Thanks to all of you.

  • @fatuush675
    @fatuush675 2 роки тому +44

    Aniga sumaya yar ayaanba ku hestaa wlhi waa diyarsantah qofta darteed anba u dawada filimada malmahan❤❤

  • @somalitiktokvedios2090
    @somalitiktokvedios2090 2 роки тому +373

    Farhiya kabayare taageraheda ismujiya😍

  • @saedahmed3523
    @saedahmed3523 2 роки тому +68

    It is absolutely a story telling cinema, I love practamal and his hooyo part, amazing actors

  • @calideq1178
    @calideq1178 2 роки тому +62

    Sumaya is the best, She gets me watch every clip❤

  • @goodgirl4927
    @goodgirl4927 2 роки тому +70

    i can't stop laughing dalmar made me laugh really😂😂😂😂😂

  • @fatmahuriye20
    @fatmahuriye20 2 роки тому +88

    This is the funniest I have seen, I can’t wait part 2

  • @haniabdi1363
    @haniabdi1363 2 роки тому +11

    Waa dhibka somalida haysto inta ilmo haysan Rabi hasiyo awlad baariyah inti haysatana Rabi salixin haugaga dhigo Allahuma Amin

    • @suusanciise3091
      @suusanciise3091 2 роки тому +1

      ilahayow ada awoda iskale e Ana xalada awlad la aanta o dhaba sida ay u jilayan o dhaba ilahow iga farxi o ubad isii

    • @haniabdi1363
      @haniabdi1363 2 роки тому

      @@suusanciise3091 Allah subxanahu watacala ilmo salixin haidin siyo abayo adiga iyo zowjkaga Allahuma Amin

    • @suusanciise3091
      @suusanciise3091 2 роки тому +1

      @@haniabdi1363 amiin Amiin qali rabi ha iga farxiyo aniga iyo inta ilamidaba

    • @ilyaanofficial5220
      @ilyaanofficial5220 2 роки тому

      Allahuma aamin

  • @iqrahassan6529
    @iqrahassan6529 2 роки тому +16

    Qeybta jilniinka sumaya Waan wataa wlh♥️😩

  • @IsmailAtoore
    @IsmailAtoore 2 роки тому +39

    Sumayo is the best. She needs to do more acting. Calm and nice voice.

  • @misshafsa6712
    @misshafsa6712 2 роки тому +13

    Prectemol film walba asaga qaybta romantic un mu qata kkkkk😂😂
    Ninka wa wata❤

  • @safaarashaad2325
    @safaarashaad2325 2 роки тому +16

    Sumayo suu inaba caadi mahan daganaanta loohadlayo iyo jiliinka wlhi actress caadiya weeyan❤

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 2 роки тому +28

    Waaaaaw cadi mahan filinkaan qosolkoow iga dhameestay Keep going 🥰💝

  • @idontcare6649
    @idontcare6649 2 роки тому +14

    Dalmar yare waa naga Qosliyay😂😂 AllaH haka Farxiyo eeh

  • @hoodomahamud6939
    @hoodomahamud6939 2 роки тому +8

    Ilaahayow rabiyow inta aan awalad haysan sii inti haysatana u barakee😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @sahraosman2290
    @sahraosman2290 2 роки тому +60

    Mama sahra she's the funniest of all😂😂😂😂

  • @faskachannel2236
    @faskachannel2236 2 роки тому +5

    اللَّهُمَّ اكْتُبْ لِي بِهَا عِنْدَكَ أَجْراً، وَضَعْ عَنِّي بِهَا وِزْراً، وَاجْعَلْهَا لِي عِنْدَكَ ذُخْراً، وَتَقَبَّلْهَا مِنِّي كَمَا تَقَبَّلْتَهَا مِنْ عَبْدِكَ دَاوُدَ

  • @sparklyyyy837
    @sparklyyyy837 2 роки тому +16

    I loved paracetamol and the mama's scene what a performance !!❤😍

  • @hudaahmed8833
    @hudaahmed8833 2 роки тому +17

    Maasha allaah waa best filim meel dalmar iyo farxiya soo mahamed joogaan qosol lagama waayo

  • @simaneali6918
    @simaneali6918 2 роки тому +116

    This films are so funny wlhi Dalmar he’s the funniest 😂

    • @najuuhassan1596
      @najuuhassan1596 2 роки тому +2

      Ruwayad an ka hele waye wlhi oo mel ka tawaneso adunkan wixi ka socdo ayee matalesa👈

    • @fadumahussein972
      @fadumahussein972 2 роки тому +1

      Dalmar yare caadi ma ahaan saan uqoslayey ilin aa iga timid😂😂

    • @sagalabdullahi108
      @sagalabdullahi108 2 роки тому +1

      @@fadumahussein972 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @fadumahussein972
      @fadumahussein972 2 роки тому

      @@sagalabdullahi108 that is funny dalmar😂😂😂

  • @simanabdi9798
    @simanabdi9798 2 роки тому +10

    Zakaria iyo sumaya waalaisla helay ilma romantic😂✌

  • @marzuqadan5840
    @marzuqadan5840 2 роки тому +6

    Woooooow wooooooow landhere ayaa ku jiraa mansha allah

  • @ibraahimmohamed8120
    @ibraahimmohamed8120 2 роки тому +94

    I can’t stop laughing,
    dalmar is the funniest one i have seen
    Keep going

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi 2 роки тому +12

    Riwaayada waxay xanuun kunoqoneysa dadka is qabo ee wali isu dhalin Allow sii caruur

    • @dekahassan2505
      @dekahassan2505 2 роки тому +1

      Aaaamin iso duceya

    • @queenhooyo4668
      @queenhooyo4668 2 роки тому

      Amiin yarabi

    • @sirinyusuf4105
      @sirinyusuf4105 2 роки тому +1

      Amiin wallhi ano ilawasan ayan ku xasuustay filimkan illahay aniga iyo inta ubadka sugaysaba illahay ha usoo dadajiyo

  • @nadarmohan5957
    @nadarmohan5957 2 роки тому +7

    Dalmar made my day wllhi😂😂😂😂wllhi am dead😭😂😂😂

  • @cabdinasirosman8340
    @cabdinasirosman8340 2 роки тому +14

    I really appreciate You guys can't wait second part ❤

  • @sowdoahmed8349
    @sowdoahmed8349 2 роки тому +15

    Mahamed pracetimool ax yaa jiliin wwww film uu ku jiro leygama waayo tageere number1 M. A ceep going dhamaan ❤️❤️💐

    • @Wadani924
      @Wadani924 2 роки тому

      Pracetimool waa dabiici jilitaankiisu (he's a gifted movie actor).

    • @caaliyocawil5283
      @caaliyocawil5283 2 роки тому

      Wa xasle ka xishod

    • @sowdoahmed8349
      @sowdoahmed8349 2 роки тому

      @@caaliyocawil5283 haduu yahay na maxaa iga galay wawarey😅🤣

  • @ikramdiini9278
    @ikramdiini9278 2 роки тому +16

    Omggg manoooli wllahi nooso badiya😭😂😂😂😂😂😂😂😂 I can't wait part 2😂😂😂😂😂😭

  • @abdifatahmohamed4724
    @abdifatahmohamed4724 2 роки тому +55

    Please share with us the "Behind Scene" on the part of Dalmar Yare vs Paracetamol and Kabayare...

  • @farhiasaid1974
    @farhiasaid1974 2 роки тому +11

    Behind scenes plz. This made my day wllhi . Dalmar is so funny.

  • @hafsaqueen6928
    @hafsaqueen6928 2 роки тому +36

    Waa sida saxdaah ee somalida badankood kudhaqmaan 😭

  • @ubaxqalbi843
    @ubaxqalbi843 2 роки тому +52

    I'm still laughing at my liver. Dalmar, it's funny

    • @aishaomar4667
      @aishaomar4667 2 роки тому +1

      😂😂😂😂😂 beerkan kaqoslay

  • @queenridwaana786
    @queenridwaana786 2 роки тому +4

    The way Mohamed practamol hoyadis xaaskisa ugula hdlaayo arinteeda i like it

  • @hadiyaabdikanimuse1858
    @hadiyaabdikanimuse1858 2 роки тому +4

    "Roobko da'ayaba dadba dalado qaata" exactly 💯

  • @deeqoadan1118
    @deeqoadan1118 2 роки тому +27

    The best movie ever I watched I can't stop laughing wallahi 🤣🤣🤣🤣

  • @browniesh7896
    @browniesh7896 2 роки тому +39

    Omg I can’t ducking breathe this film by far is the most amazing ruwayad I have came across in yutube😂😂😂😂😂😂😂😂💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀LMFAOOOOO

  • @nimof091
    @nimof091 2 роки тому +34

    Omg I have never laughed this much 😂😂😂Dalmar is hilarious

  • @queenzelmizh1016
    @queenzelmizh1016 2 роки тому +6

    Waa film murti badan xambarsan waxbadana gudbinaya funny ah dhmn jilayasha go forward 🥰

  • @Rahmatii0
    @Rahmatii0 2 роки тому +11

    Amazing
    Msha Allah wa film turjumaya xaqiiq dhab ah oo ka taagan bulshadena dhexdeeda Alle dhmntin cilmiga iyo caqliga ha idin barakeyo dhmn inta suuragalisay inu so baxo bilow ila dhmd
    Aamiin

  • @nadarcijeey9682
    @nadarcijeey9682 2 роки тому +19

    5Sano lees ag fadhiyaa dhicisna leeskuma dhalin 😢
    Filimkan wax yaabo run udhaco katur jumaaya
    Ubadka allaah ayaa bixiyo🙏💯

    • @ayanahmed7310
      @ayanahmed7310 2 роки тому +1

      Aniga hada waxbadan la iqabaa waline ilmo madhalin Alx

    • @asmaaxmad9162
      @asmaaxmad9162 2 роки тому

      @@ayanahmed7310 abaa iska sug waxaa arkay gabar 10sano laqabay hada dhashay dulqado

  • @rihaanppe1710
    @rihaanppe1710 2 роки тому +1

    Barastimol dharka Dr marku xirto Jonyy u ekaaday

  • @qumangurey3471
    @qumangurey3471 2 роки тому +1

    Nin walba sida mahamed hanoqdo walidkana wax ha fahmaan ilahey ayaa bixiya owlaada😭😭😭😭😭

  • @aishahussein5253
    @aishahussein5253 2 роки тому +24

    Yaa rabi Owlad khayr qabto nasi Yaa Allah 🤲😭

  • @filsanali5663
    @filsanali5663 2 роки тому +23

    😂😂😂ala manoli dalmar yare sidu wax leyahay i can't wait part two wlhi

  • @judiozil9380
    @judiozil9380 2 роки тому +22

    Hhhhh dalmar part is the funniest 😆😆

  • @abdishakurisakhalane7400
    @abdishakurisakhalane7400 2 роки тому +7

    This is the funniest video I ever seen 😂😂🤣

  • @hibomm4748
    @hibomm4748 2 роки тому +12

    Wow this is one of the best rw ever I can’t wait thank

  • @farhiashireabdiahmed7640
    @farhiashireabdiahmed7640 2 роки тому +16

    farhia samideey ayeydey bey isoo xususisay saas cml ee u duceen jirtay markey tukato ❤♥️

  • @ayanhussein9773
    @ayanhussein9773 2 роки тому +30

    Dalmar he's funniest 🤣😂😆

  • @hirrehassan9306
    @hirrehassan9306 2 роки тому +3

    Dalmar wlh waa funny gii oo ruux aha manooli 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @kasanyoovlogs8363
    @kasanyoovlogs8363 2 роки тому +12

    Farxiyo kabayare ducadeeda ilohow u aqbal oo fanka kasaar iyo jeega xiirka

  • @miskiupdyrashet839
    @miskiupdyrashet839 2 роки тому +47

    I can't wait part 2 🥵

  • @xamdaanahmed9944
    @xamdaanahmed9944 2 роки тому +16

    Waaa niwataaa keep going ❤️❤️❤️❤️

  • @farxiyaomer8914
    @farxiyaomer8914 2 роки тому

    Asturnaatu qurux badan bal eega farxiya wllo haku noqon dhanxiirkii alle haku xafidee

  • @zamzammohammud8865
    @zamzammohammud8865 2 роки тому +3

    madhaa.allaah.sumaya.yiriisay.waa.jilaa aancaadi.ahay.habo.ishdaka.allha.kaahayo.aamiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @muniiracaqli-waayeel5777
    @muniiracaqli-waayeel5777 2 роки тому +4

    Dad wada talent leh ayaa is helay noo soo badi annakuna waa aanu idiin dhiirigalinaynaa

  • @aminoabshir9962
    @aminoabshir9962 2 роки тому +10

    Can't wait part two wlhi💙

  • @alibakar8683
    @alibakar8683 2 роки тому +4

    I can't wait part2 dalmar yare funny wllhi😀😀😀

  • @lifewithzuzu6597
    @lifewithzuzu6597 2 роки тому +16

    I can't wait for part 2️⃣

  • @bushram.ibrahim1360
    @bushram.ibrahim1360 2 роки тому +13

    Sumaya Waa Actor ad aan caadi Ahayn masha Allah, waar Tusmana halagu soo Daro hana ku matasho hooyo labaad filmka waa in islaan labaad laga helaa oo farxiya dhasha hhh

  • @Diiko-iyo-Daqiiqad
    @Diiko-iyo-Daqiiqad 2 роки тому +12

    Sumayo is the best suro that ay can see ❤️

  • @sagalabdirahmaan4815
    @sagalabdirahmaan4815 2 роки тому +4

    Isaga: nimcada ilahay mad xejisatid.
    Iyada: roobkoo da’ayaba dad baa dalado qaata.
    Isaga: qabowgiyo qoyaankay kaqataane maxaad qoonsanaysaa.
    Ani intasaa iga daadagty😃

  • @shakurhaji6218
    @shakurhaji6218 2 роки тому +26

    Totally thz film is perfect and translates the real life..#somalicommunity

  • @ahmedadan2362
    @ahmedadan2362 2 роки тому +18

    Filmkan waa lagu dhanyahay, Safiyo tusmo kaliya ayaa ka maqan.

    • @hodanbashir7886
      @hodanbashir7886 2 роки тому +1

      Part 2 ku jirta.

    • @hodanbashir7886
      @hodanbashir7886 2 роки тому +2

      Part 2 ku jirta.

    • @caaisha71
      @caaisha71 2 роки тому

      @@hodanbashir7886 yakudhahay maba joogto africay jirtaaye

    • @caaisha71
      @caaisha71 2 роки тому

      @Qadan Muxumed hada waxy joogta Gambia 🇬🇲

  • @maslahalisheikh4495
    @maslahalisheikh4495 2 роки тому +3

    Wooow😳 sumaya is the best Acting like really 👍👍👍👍

  • @nasra591
    @nasra591 2 роки тому +7

    I got emotional farhiya's dua

  • @nj5881
    @nj5881 2 роки тому +6

    Walahi waan ka helay horay u socda lakiin filimada nosoo badiya waan idingu xiranahay ilaah nii deysto dhamaan all waan idin jeclahay ❤️❤️❤️😍😍😍🌍🌍🌍

  • @hibosamatar3224
    @hibosamatar3224 2 роки тому +5

    Maasha Allah dad wada heer sare ah baa isku helay meesha

  • @yasinbarre3682
    @yasinbarre3682 2 роки тому +14

    I can't wait part two 😂😂

  • @djisaac10official71
    @djisaac10official71 2 роки тому +14

    😂😂😂😂 I can’t waiting apart 2

  • @hamdicdy8148
    @hamdicdy8148 2 роки тому +7

    Prastamol hadalkiisa qrx waye masha allaah

  • @abdifitahmabdullahi6737
    @abdifitahmabdullahi6737 2 роки тому +25

    Dalmar yare the one and only legend😁

  • @abdinoorkulmiye7775
    @abdinoorkulmiye7775 2 роки тому +4

    Waa top I can't wait part 2

  • @hamdi3092
    @hamdi3092 2 роки тому +5

    19 : 40 sheikhow tahliisha soo ilaabay so funny kabayare🤣🤣🤣🤣

  • @ibra_ace
    @ibra_ace 2 роки тому +42

    😂😂😂shekhu qosolkuu iga dhameeyey 😂

  • @saciidnuuje3823
    @saciidnuuje3823 2 роки тому +17

    Can't wait part 2 really

  • @muminochanel5191
    @muminochanel5191 2 роки тому +11

    Kkkkkkkkk I laughed so hard wallahay waar actarada filinkan inaba caadi ma ahan the last part was the funnies specially dalmar yare and his head, his acting is stoning 😍🌹❤️💗😍💕💕

  • @bahjaismail8936
    @bahjaismail8936 2 роки тому +1

    Ninka kaliya jiliinkiza ka helo oo marwlbe meshada dhigo wa mohamed parastimol ❤

  • @maskiintiialleinaahmed733
    @maskiintiialleinaahmed733 2 роки тому +10

    Riwaaydaan yaa ka soo daawaday pristimool snpchat kiisa like saar 😂

  • @khadijai.6270
    @khadijai.6270 2 роки тому +31

    Alla manooli saa oqslaay especially last part🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @farhiaabdimaalik7681
    @farhiaabdimaalik7681 2 роки тому +16

    Dalmar is the funniest😂😂😂😂😂

  • @sumayoahmed1635
    @sumayoahmed1635 2 роки тому +6

    Omg maamo sahro hooyadey cml waye
    Hadalka iyo qaabka 🥺♥️🥰🤗

    • @hamdiabdirizaq1286
      @hamdiabdirizaq1286 2 роки тому

      Ani xataa wallhi 😍

    • @iphone-kz2ws
      @iphone-kz2ws 2 роки тому

      hooyadaa namiimiye miyaa maxaa riwaayad xun ugu matalaysaa

    • @hamdiabdirizaq1286
      @hamdiabdirizaq1286 2 роки тому

      Waxan kahadloyaa sida uhadlyso le

    • @sumayoahmed1635
      @sumayoahmed1635 2 роки тому

      @@iphone-kz2ws hadalkeeda ayan ku iri ee isku Dirka ma ahan
      Bisinka
      Ee waa qaabka ay u hadleyso yacmi lahjada 🥵😆

  • @marwaqani3254
    @marwaqani3254 2 роки тому +7

    Afar iyo mid kabadanba u dhiganta haysta intasa iga gadan wlhi 😫🥺❤

  • @hawaabd5702
    @hawaabd5702 2 роки тому +9

    😂😂 best film ever made an arko waaye noso badiya

  • @TruthSeekerAfrica
    @TruthSeekerAfrica 2 роки тому +1

    Riwaayad aad u qiima badan. 👏👏👏👏👏 Laakin Ninka sheekha, fadlan role fiican siiya. Don't make people have contempt for dadka diinta. Wa iga codsi fadlan.

  • @fadumaabdullahixa7296
    @fadumaabdullahixa7296 2 роки тому +2

    Alla dalmaraa qosol iguba harin cawada

  • @marwosaid9426
    @marwosaid9426 2 роки тому +14

    Two guys are legend

  • @nimoali601
    @nimoali601 2 роки тому +26

    I laughed for the whole video I love the sheikh Dalmar yare❤️😂😂😂😂

  • @abdisamadelmiomar6951
    @abdisamadelmiomar6951 2 роки тому +5

    Br is my favorite comedian 😍

  • @nawaalhasaan4584
    @nawaalhasaan4584 2 роки тому +5

    So funny wlhi 😂😂😂 I can't wait part 2😂😂😂

  • @bintmohamed6029
    @bintmohamed6029 2 роки тому +23

    I can't wait part 2 😂😩

  • @hamdaabdilrahman1186
    @hamdaabdilrahman1186 2 роки тому +3

    Wlhi meeshiisa dhigteen lkn qalaladkii noso galiye waa qosol wlhi bilss soo galiya

  • @suways3332
    @suways3332 2 роки тому +1

    Walahi naftaa igabixigaadhay qosol

  • @jabracadeofficial
    @jabracadeofficial 2 роки тому +1

    Clipka ugu danbeeyaa iqanciyay inta ila aragtay ismuujiya☺️😏😝😐🙉🙉🙊🙆

  • @najuuqueen7141
    @najuuqueen7141 2 роки тому +12

    So funny wlh i like keep going guys 🤣🤣🤣 ooyitii ayaa igadhamaate

  • @siman7155
    @siman7155 2 роки тому +11

    Dalmar isthe funniest person😂🤣🤣 in this movia wlhi ican't wait part 2 please release it quickly insha Allah.

  • @hoodidji
    @hoodidji 2 роки тому +4

    All my favorite comedians are in. ❤
    Much love and support. All the way from Jabuuti 🇩🇯🇸🇴

  • @siyadibrahim4593
    @siyadibrahim4593 2 роки тому +4

    Wallahi if your have background reference where you have witness this first hand makes even more funnier… died 😂😂😂😂😂😂😂☺️😆😆😆😆😆