Amira video nooga soo samee markaa walaalaha lakulmeesid abaayo macnto qalbi amiiradeena qalbi my first UA-camr aan dawado ayaatahay qalbi waana kujeclahay ❤️
Wlhi Ano horey kuu Arkin baan Diamond 💎 ku dhihi jiray hadana waa kaaa walalahga qiren inaa Diamond 💎 tahy markan qof Erey ku tilmamyo waa mid u qalma ❤ AMIIRA 👑 Adigana Diamond 💎 iyo mid ka qaalisn waa tahy dadka nacabka hadlkoda dhag ha u siin Horey usoco My princess 👸 AMIIRA 👑
Amiire apyo cadow wuu soo bata sharafta illasho naag caan badan ka maseer san walhi sharafta leedah ka xuna yahiin mid kale hadii guur san haa qarsan apyo banaka keen guura caadi ma fiican qofa caan taheya sharafta illasho manta soomali idal waa laga yaqaan talo iga qaado ninka doonta guurso laakin guurka haa qarsan talo weya kan waa nin bari waxaa doon dhaci kara😢😢😢mid kale marka laabta family waqtiga la qaado oo gabdha kula dhasha video la soo duuba asxpt xooga kale maqanad bal adig ceyda ayaant sharafta lagu dhaliyo waxaa aheen la idin sheego 😢😢 mar kale ku soo calin hadii guur san haa qarsan waa talo apyo waa ku taagire keep going cadow wuu batay u nolowa apyo😢😢😢
Hadalkooda miyaa Aamine habraha maseersan Amiira se guurkeeda u qarine may qarin mana dhacayso taasi hadana dalxiis iyo baashaal bay ku maqan yihiin naag guurkeeda qarin karta se kuu la eekaatay waxay rabaan ha sheegan waxa hubaal eh dhamaanbo waxay sheegayaan inuu been yahay warkooda adi ha ba dhagaysayn mida kale gabdhaha la dhashay ma jecla inay youtube kasoo muuqdan Adna maahane so caadi waaye caasha saalax iyo ceyda ayay la duubaysaa
Aniga iyo amiira isku nasiib a nahay allaha no dhaafo qoysaskena quruxda badan cunugeyga hadan jogo iyo hadan maqanahay wa isku mid say u jecelyihiin habaryalihiis iyo abtiyashiis masha allah
Amiire apÿo dadka maskaxad qashinka ah anig waxa iga magal laakin adiga dadka social media ju dhagan oo waxa ka sheega wall iska cali oo usoo jawaab dadak sharafta ku dhaleya oo waxa ka sheeg habar live ku soo furan soo jawaab wallo sharafta illa sho dadka asxp ah oo dalxiis aadeya ayaan waxa laga sheeg illah ujeeda malin qiyaamo war uyaal😢 iyad w..s lee ka sheeg 90 adig ceyda sharafta ila sha dadka usoo jawaabo qof kaas waa mida la dhaho queen sooy sooy😂😂
Naa horta ma ogatahy dadka hada ujwabto inad qimeysay lakin hada ka amusto noloshad ku cadabtay wayo intas wexey umarayan hal mar lee amiiro heydin so jawabto marka af dabolan dahab waye qali😂😂
Jah walaalaha iyo walidkaa side ku jacelyihiin nasiib ba ledahay amira ❤dheyman naga maqan hadal qiima leh weye🥺❤️
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Reer baraawe waa idin salaamay amiiro muufo baraawe aan u dhiibno😂
Mshlh Asim yare ayay jecel ayu haysta wle ino ilaliya landeriska yar amiray❤️🤍💚💋😂
Amiira horta dharkaad hal mar xirato dib laguguma arko lkn baatigaan ani mar walbo xiro baan ku dhihi lahaa saa ugu qurux badan tahay lee ❤😂
Jh naagtan waa tajirad😂
😂😂😂😂😂
tajirad maehe video walbo waxa kuhabon hal dhar gooni ah iyo labo sadex behind camera way kunonoqdan
@@Gosha-rercarale❤😂
Hooyo mcn aabe mcn waa idin salaamay ❤❤❤❤❤❤❤❤
Ku sali nabi maxamed scw scw ❤❤❤❤
Amiro challenge hore ee dhagoolka io indholaha io kan aamusan oo cake la sameynayo noo soo duub.😂❤
Miyaad xasuusataa😂
@SumayoCllaahi siden ku ilawa waaba qaybta ugu jecelhe.😂
@@Maria-r5c2t same wllhi qosol aa baarka kugu xanuunaa💔😂
@SumayoCllaahi 😂😂
Wey fcnaan la heyd hadey noo soo celiso 🤣❤️
Asim Alab maas naqday 😂Kulahaaa Fatmaaa
Amiira walhi waishka jeclhy abyo ❤😊
Hooyo waa ku hilownay hadl isaameyay hooyo mcn miss you 😔 wlhi 😢
🫂
Hooyo calwiya gabadheeda way jeceshahay ani xitaa hadalkaas wuu itaabtay 😢❤
Amiiro dhibley weye familyki saf bay ka martay yreyy so labo cida way ku xisene 😅❤
Abaayo icaawi ilaahay nolosha uu ku qurxiyey ilahay dartii ii cawi waxkasta ood awoodid igu caawi wan xanuunsanay waana xanuun sanayaa😢
Cadiye ugu camirtay guriga waxa ka maqan maxa ka maqan Diamond 💎 ku lahaa lakin waa sax ❤😂
Camiraad mahan way jecelyin❤
@AyaanSaraam waa sax 🤝
😂😂macal iskoolkiisa maloso dhibaaa aaaa😂😂 fani waaye family Masha.allah tabarakallaaah 😅
Kaftanka siday u yaqaanan Family ka dhan ❤😂
Ala aabe kulh xata schoolka mala.so.racina😂m.a hoyo macan iyo abe iyo walalha ilhy haku dayo miradena sey kujecl yihiin m.a😩🫶
Asiim alaaab maas noq day kulahaaa Fatma
Baba Mohamud waa iga qos li yey wlhi 😂😂😂
Amira video nooga soo samee markaa walaalaha lakulmeesid abaayo macnto qalbi amiiradeena qalbi my first UA-camr aan dawado ayaatahay qalbi waana kujeclahay ❤️
Mom Calwiyo funny weeye kulahaa Dhurumaayo😂😂😂
Asim illahay ha udayo rer abtigiss awowkis iyo ayaydis Amin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Amiiro marka soo noqoto pls Aqwan challenge dhagool iyo indhoole qof aan Hadleyn soo same pls pls🥺
Haa waa uxiisnay
Walibo sumayo Fatma iyo amiiro
@@SacduushCabdulaahiAdna caasha Happy iyo Amiira dheh 3 kala daran oo funny ah waaye 😂
Mama calwiya wey iga qoslisaya 😂😂😂
Hee Asiim isoo dir ma rabi inaa imaado meeshas kuleel waaye inta qaboow ehoo dagayaayaaye kulahaa😂😂😂😂
Ku saliya Nabigeena Muhammad Scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
Abaayo u laabo familkagaga way kuu xiiseene😂😂
Wlhi Ano horey kuu Arkin baan Diamond 💎 ku dhihi jiray hadana waa kaaa walalahga qiren inaa Diamond 💎 tahy markan qof Erey ku tilmamyo waa mid u qalma ❤
AMIIRA 👑 Adigana Diamond 💎 iyo mid ka qaalisn waa tahy dadka nacabka hadlkoda dhag ha u siin
Horey usoco My princess 👸 AMIIRA 👑
❤❤
Been maaha ❤❤
Qoys aan jeclahay ❤ allow qoyskaan xidid iga dhig farxadooda iyo muxubida ay isku hayaan ayaan waxaan loo dhigo jirin masha Allah farxad ku waara
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋❤️
Scw❤
😂😂😂
scw scw scw❤
Utt5
Scw scw ❤
😂😂😂😂mansha allaah amiiro adi iyo familkaaga faniyaatihiin maogid miyaa guriga iftiinkiisa inaatahay amiiradeena anakabo halhaween inadfiidiyowla aannadhigtid majeclin marwalbo adooqoslaayo inanku aragno leejecelnahay marwalbo faraxsanaw abaaho horay usoco😊😊😊❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Amiira qurux iyo ceyda isn't easy 🥰 ❤
Acs setahaye mashaalaha ilaheye haidinhafido inshalaha hoyo macan hoyo calweyo igusalam❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Qalpi love you xppti guleyso wllshy hormar wcn ❤
Amiire apyo cadow wuu soo bata sharafta illasho naag caan badan ka maseer san walhi sharafta leedah ka xuna yahiin mid kale hadii guur san haa qarsan apyo banaka keen guura caadi ma fiican qofa caan taheya sharafta illasho manta soomali idal waa laga yaqaan talo iga qaado ninka doonta guurso laakin guurka haa qarsan talo weya kan waa nin bari waxaa doon dhaci kara😢😢😢mid kale marka laabta family waqtiga la qaado oo gabdha kula dhasha video la soo duuba asxpt xooga kale maqanad bal adig ceyda ayaant sharafta lagu dhaliyo waxaa aheen la idin sheego 😢😢 mar kale ku soo calin hadii guur san haa qarsan waa talo apyo waa ku taagire keep going cadow wuu batay u nolowa apyo😢😢😢
Abayo guur uyo geeri midna maqarsaman ee haqarsan bad ku celcelise maxa jiraa qali
Oo hadey qarsato maxay dhibee ha qarsan badnidaa 2waalid dhalay ayaaba noolee ma anagee nala tashanee yaab badnaa
Hadalkooda miyaa Aamine habraha maseersan Amiira se guurkeeda u qarine may qarin mana dhacayso taasi hadana dalxiis iyo baashaal bay ku maqan yihiin naag guurkeeda qarin karta se kuu la eekaatay waxay rabaan ha sheegan waxa hubaal eh dhamaanbo waxay sheegayaan inuu been yahay warkooda adi ha ba dhagaysayn mida kale gabdhaha la dhashay ma jecla inay youtube kasoo muuqdan Adna maahane so caadi waaye caasha saalax iyo ceyda ayay la duubaysaa
Wallhi asiim wee jecel yihin gabdhaha sidee uga fikirayaa😢
Amiro caday mansha Allah walagu jacelyahay anigana wankujecelnahay quruxay ❤❤❤❤❤❤❤❤
Amiira qurux waxan ku leyhy keep going familkaagunah adbey ku jecelyihiin wxad heerka ku gaadhey waa ducada xafadiinah ❤
Ku sali Nabigena the best person ever the most knowledgeable and the most shy person Prophet Muhammad ❤(صلى الله عليه وسلم)❤
Hooyo Calwiye wlhy say iigu qoslisay cawa a anoo xanaaqsan😂😂😂
Habarya iyo abti iyo awowo iyo hoyo macan lamahelekaro ilaheye nomawayo❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Wakuu xiisnay❤❤❤amiiradeena❤❤
Amiraadena Allha hanokadaayo🎉🎉🎉🎉🎉 isha Alllha wa garesaa 1m.4❤❤❤
Amiira qurux she is quen we love you xappiti
Mama caalwiyo funny waye walahi kulahaa anaka Daan baska so raaceyna 😂😂
😂😂😂😂aabo shaactiro waaye wallahi macal schoolka malasooraacinaa kulahaa 😅😅😅
😂😂😂
Wlhi wan furayÿy😂
Kusalii rasulkena Nabigena muxamed scw scw scw scw ❤️❤️❤️
Hee Asiim isoo dir ma rabi inaa imaado meeshas kuleel waaye inta qaboow eh oo dagayaaye kulahaa 😂😂😂😂 Ala Amiira dhibadanaaa 😂😂Sorry miina
Adoogaa funny waay allah xafide dhibka ka dhaaf family ga
Amiira walhi waiska jeclhy wlhi❤❤
Wlh maama calwiyo waa shactiro socto anaga dhan buska so koreena mida kale qalbige iga taabatay waa ku hilownay ee dhahday hooyo igu salaan aby
Yes may first one like anaa u horeeyay
Amiira ceyda ikosalaam takero ayan o axaay wlhi 😢❤❤😢😢
Mnshllh Asiim hoyoyiin jcl io abtiyaaal ayu hysta Allah haku daayo
Amiiradeena come back kl asad iyo sundus iyo waykuu xiiseen😂
😂❤
Ha nagu so dhisin waxaas
@@Faatma-mxamed amiro mlgu dhha 😂 adi
Haa 😂
Attttty hayeelin 😂😂😂😂😢@@NajmoIbrahimcismaan
NoLoshaydii Amira Qurux ❤❤
Amiira wallhi famly fican ayaa ledahay alle hakudhoro macto❤❤
Kkkkkkkkkkkkk mama calawiyo wa xaraabo anga dhan baska soo fuleynaa
Mansha Allah amiro family in ay kujecelyihin mansha Allah illahay ha kudayo abayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Adunka Maso marin rux ka kheyr badan Nabi Mohamed scw ❤❤❤❤❤
m.Allh diamodey familkaga ilahy jaku dhafo❤❤❤
Ma family mom calwiyo waan isin jecelnahy ❤❤❤
Anaga dhan basaa so koronaah hooyo calwiyo isn’t easy 😂😂
😂😂😂😂
Inta ila jcl Amira qurux iyo king ceyda ismujiya 😂❤
Masha allha hooyo mcn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mamada fani waye anaka dhan basaa sikorayna 😂
Aniga iyo amiira isku nasiib a nahay allaha no dhaafo qoysaskena quruxda badan cunugeyga hadan jogo iyo hadan maqanahay wa isku mid say u jecelyihiin habaryalihiis iyo abtiyashiis masha allah
WAXA TIHIN WALALA ISKU QALSON MACHALLAH AMIRA QURUX
Mama Alwiyo Waa funny walhi Uleeya
M.a family qurux badan isku faraxsan Allah ha idin hafido🤲🥰🥰🥰♥️🫶💋
Amira qurux wanku salmy ❤
Keep going hooyo mcn ❤🎉❤🎉😂😂
Maansha alaah beautiful family ❤️❤️❤️🥰🥰
Amiiray abaha funyy weeye 😂😂😂
Wlhi xoyoo calwiyoo iga qosolsisee waniwataa fmly iskufarxasan m.a❤❤
The best quenn❤❤🎉amiradena❤
Yuh dad is so funny is he coming with his school or only him 😂😂😂😂😂
Ana ugu horeya ❤😅
😂Mansha Allah faatma infamachin guriga ayada hayso hada maqan tahay Aabo shegay nice asim ayaa ku hayso wax la jeclado 😊😅Amiira
Fatma Amiira la’aan guriga nuur maleh😂😂😂❤❤❤
Adna igu daran waxa xan ku haayo kulahaa😂😂😂
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️
Ala waad ka gashatay Family ka waaw 😂😂😂
Mamo calwiyo wa funny 😂❤
amiiro familka waa ka gashatay wlh❤😂
Family is fahmey weeye 😂❤❤
Inta Joogto ❤👍🏻
Amiira dhibley waye Qosol igu dhishay 😂😂😂
Mnsha Allah family ❤😊❤
Manshaa Allah tabaarka beautiful family ❤❤❤❤🎉🎉
Amiira qurux badaan❤
Mashalaah alláh haidin xafido ❤❤❤
Masha allah ilaahey haku daayo familkaga❤
Masha allaah ❤❤❤❤❤❤❤
Masha alalha tabarkaa maamo anka baasa so raaca amiiro dhameen naga maaqin guura nooura maalaha sidna u wada jcyla amaiiro masha lalaaha allhumia beerik🎉❤❤❤❤❤❤
Wankuheysata amiro 🎉❤❤
Mamada funny waaye aniga dhan basaa so raceynaa kullaha
Amira qurux baqorad ❤
M.a allow idin barakey❤❤
Amiira horay usoco maama
😂😂amiira qurux laanted nuur maleh
Wcs mss mlyn qurux adno maxay tiri fiyooraha maa ku sirooyo mayee wax aan og nahay ayaa ka waa laayo falaa raha raac
Amiire apÿo dadka maskaxad qashinka ah anig waxa iga magal laakin adiga dadka social media ju dhagan oo waxa ka sheega wall iska cali oo usoo jawaab dadak sharafta ku dhaleya oo waxa ka sheeg habar live ku soo furan soo jawaab wallo sharafta illa sho dadka asxp ah oo dalxiis aadeya ayaan waxa laga sheeg illah ujeeda malin qiyaamo war uyaal😢 iyad w..s lee ka sheeg 90 adig ceyda sharafta ila sha dadka usoo jawaabo qof kaas waa mida la dhaho queen sooy sooy😂😂
Naa horta ma ogatahy dadka hada ujwabto inad qimeysay lakin hada ka amusto noloshad ku cadabtay wayo intas wexey umarayan hal mar lee amiiro heydin so jawabto marka af dabolan dahab waye qali😂😂
Naa mxaa la sheegay wlll igadaba gee bal
jawaabtii ugu quruxda badnayd bay siisay waana Aabusnan yacni jawaabta ugu fiican waa Aamusnanta habartaas iyo inta lamidka ah ba inay beenaale yaal yihiin cid walbo way u jeeda Aakhiro ayu war yaala
@@adoontiallesiman262 amusnantu waa madfac lagula begsaday wlhi😂
Mash Allah ❤xbbti amiradena ❤