SIDA GABADHA NOLOL FARXAD KU HELI KARTO? - Sh Cabdirisaaq Xaashi

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 жов 2023
  • #farxad #somaliyt #shabdirizak
    Sheekh Cabdirisaaq Xaashi
    Farxada Nolosha
    sidee farxad loo helaa
    sidee farxad ku heli karaa
    sh abdirizak hashi qisooyin
    sh abdirizak xaashi
    sh cabdirisaaq xaashi qiso
    sh cabdirisaaq xaashi 2022 2023
    Fair Use Disclaimer
    Copyright disclaimer under section 107 of the Copyright Act 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, commenting, news reporting, teaching, scholarship, and research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing. Non-profit, educational, or personal use tips the balance in favor of fair use.
    1) This video has no negative impact on the original works.
    2) This video is also for teaching purposes.
    3) It is transformative in nature.
    4. Video clips were used for a very small part to help understand.
    5) I only used bits and pieces of the videos to get point across where necessary.
    All footage is licensed & Royalty Free and the video was fully edited by us.

КОМЕНТАРІ • 242

  • @kaaba8249
    @kaaba8249 6 місяців тому +201

    1. Salaada
    2.Ducada
    3. Quraan akhri malin walba
    4. Xirsi xidh naftaada usamee.adkaarta subaxii haka tagin.
    5. Markasta ood murug dareento iyo markasta oo aad fakarto Alle xus.
    6. Ruuxdada kor uqaad.
    7. TA'AMUL samee, yacnii Inaad meel kalidaa fadhisato Allahna la khalwooto.
    8. Waalidka baari unoqo
    9. Qaraabada xidhiidhi
    10. Dad wanaagsan la saaxiib oo positive mind leh
    11. Qof waxtarleh noqo, dadka caawi.

  • @faysaabdirizak4821
    @faysaabdirizak4821 9 місяців тому +58

    Alx. Waligey alle wxn weydiistey mawaayin❤️

    • @nerphisaabdisaid5196
      @nerphisaabdisaid5196 7 місяців тому +4

      Masha Allah 😊. Alhamdulilah anigaba Ale wu isiya waxan kabaryo

    • @Xamdamohamud518
      @Xamdamohamud518 6 місяців тому +1

      Mashaallaah❤

    • @user-qy1wr7eq2m
      @user-qy1wr7eq2m 5 місяців тому

      ​@@nerphisaabdisaid5196hadaynin baryada ale xitaa hadu kusiyo siwad hajojin

    • @user-gk3uq2xs4c
      @user-gk3uq2xs4c 3 місяці тому

      Alxm wll

  • @SagalMustafe-vs6xc
    @SagalMustafe-vs6xc 17 днів тому +1

    Mashllh sh jazakallhu khayr

  • @Iqra_236
    @Iqra_236 5 місяців тому +11

    ‏بسم الله الذي لا يضر مع اِسمه ‏شيء في الأرض ‏ولا في السماء وهو سميع العليم❤

  • @NadarDahir
    @NadarDahir 5 місяців тому +9

    Masha Allah sh abdirizak hashi❤❤ mar aan murugsana 2018 dhageysan jiray muxadaradaan waa iska jeclahy ❤allah yaxfadka sheikh

  • @user-uj4og4wx4i
    @user-uj4og4wx4i 7 місяців тому +10

    Masha allah

  • @sacdiyashekhusein-lt9ei
    @sacdiyashekhusein-lt9ei 5 місяців тому +6

    Maashaa allh maashaa allh maashaa allh runtii saamayn wayn ayay iguyeelatay muxaadaradan uu sheekhu jeediyay allh habarakeeyo sheekh abdi rizaaq anagana allh hanakarsiiyo❤❤❤

  • @raxmaaadanjamac
    @raxmaaadanjamac 3 місяці тому +1

    Inshlah yaaa aallah waxiii niyada kujiraa noo rumeeee yaarabiii ❤

  • @leylamuuse3882
    @leylamuuse3882 9 місяців тому +6

    صلى الله عليه وسلم ❤❤

  • @maryanfarah2939
    @maryanfarah2939 6 місяців тому +4

    Masha Allah jazaakallaah khayr

  • @SafiaHuseyn
    @SafiaHuseyn 5 місяців тому +5

    شكرا يا شيخ جزاك الله خيرا

  • @raaxoaxmad5914
    @raaxoaxmad5914 5 місяців тому +3

    Masha allah tabaarakallah shekh cabdi risaq wa jeclahay wacdigiisa allah barakeyo❤❤❤

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 6 місяців тому +5

    Maasha allaah shiikh mahadsanid jasaakallaah filjanah

  • @najaxjaamacaadan
    @najaxjaamacaadan 6 днів тому

    Masha allah❤❤❤❤❤❤

  • @quruxzanqaali7638
    @quruxzanqaali7638 15 днів тому

    Masha Allah

  • @luulalimohammed4048
    @luulalimohammed4048 10 днів тому

    Jisaakalaah qeyr yaa sheeq

  • @ManoLibanmed-kk6xd
    @ManoLibanmed-kk6xd 5 місяців тому +3

    Masha Allah ❤

  • @HodonCabdiwali
    @HodonCabdiwali 6 місяців тому +5

    Jaskalahu lheyrn ❤

  • @user-kh1ol2ob4j
    @user-kh1ol2ob4j 7 місяців тому +6

    Mcha allha jasakulah cheikh illhye xya ku xafidoo

  • @nafisaharun
    @nafisaharun 5 місяців тому +12

    Aniga dhib baa iheysta wax walbo waan rabaa inaa dhageesto oo fiican balse dulqaadki baa iga maqan oo waxaa kaliyaa u jeedaa daqiiqadaha haduu badan yahay waan ka tagayaa ilaahey ha ii fududeeyo 😢❤

    • @Qa.70
      @Qa.70 5 місяців тому +5

      Abayo markaa shaqo qabanysid dhagayso adoo jecelaanayo bay dhamaane markaas

    • @mubarakmahamud5228
      @mubarakmahamud5228 5 місяців тому +3

      Waxyabaha ugu badan oo keena waxa ka mid ah tiktok videoska iyo muuqalada mala yacniga ah kuwa qosolka waxybahas iska jooji ilahyna hakula garab galo

    • @MaryanDagan
      @MaryanDagan 5 місяців тому +1

      Mxa dieoyibka ad udhgyso iyo qisaska wlshey ada frxd ku dhagyanya titoka iyo wxylaha malycnigna hadawan baye

    • @abshirsheikahmed6485
      @abshirsheikahmed6485 5 місяців тому

      Waa qeeb kamida in dhanka wanaaga aadan u bad neen tusaale hadii cashar diini ah ku xirnaan laheed kuma dhibteen inaa wax dhageesato marka waxaad sameesaa Astaqfaarta badi duurus diini ah na dhageeso ❤

    • @nafisaharun
      @nafisaharun 5 місяців тому

      @@Qa.70 abaayo marwalba kuwa gaagaaban fiirsan jiray lee oo TikTok lasoo jarjaray marka kuwa waaweynja inaa dhageesto rabaa waa isku qasbaa

  • @farhiomoalimmohamuud
    @farhiomoalimmohamuud 5 місяців тому +16

    Iso duceeya walalaya in adunkeyga iyo aaqiradeyda illah I hagajiyo salaadana 😢saladana ifududeyo

    • @maryanbilemaxamed9305
      @maryanbilemaxamed9305 5 місяців тому

      Marwalba aad tukatid hal waqti allah kadhige alx ilaahow Ada iwaafujiyay qur aan aqri halsuurad xata Allah ka dhihe Anna saas ah alx hada 5 waqti waan tukda

    • @anisoxassan1691
      @anisoxassan1691 3 місяці тому

      Allaha ha ku fuudodayo salaad iyo waxa wallbo all uku dhawanso

  • @MandeqHersi
    @MandeqHersi Місяць тому

    ما شاء الله تبارك الله ❤❤

  • @IsmshanApdirisaksaleban
    @IsmshanApdirisaksaleban 6 місяців тому +3

    Ma allah ❤❤❤

  • @FarhiaMohamedahmed-gf8fp
    @FarhiaMohamedahmed-gf8fp 5 місяців тому +3

    Masha allaah ❤❤❤❤❤

  • @Xamdamohamud518
    @Xamdamohamud518 6 місяців тому +5

    Salalaahu caleyhi wasalam❤❤❤

  • @AminaMaxamed-ef4wd
    @AminaMaxamed-ef4wd 11 днів тому

    Mshaa alhh
    😢alhh hanagu hanooniyo
    Aamin yarabii 😢
    Wlhi aniga aad ayaan ujeclhy inanku nolaado sacaado khyr qabto🎉

  • @abdulkadirmohamed4882
    @abdulkadirmohamed4882 6 місяців тому +3

    Mash allah❤❤❤❤

  • @khadracudoon1142
    @khadracudoon1142 5 місяців тому +3

    Ilaahay ha kaa ajar siiyo wanaagaad na fartay
    Shiikh

  • @ahmedabdikarim7653
    @ahmedabdikarim7653 7 місяців тому +3

    Masha allah ❤❤❤❤❤

  • @naimaibrahim-tr9fg
    @naimaibrahim-tr9fg 2 місяці тому

    Jazakallah😢

  • @ShukriShalaqbeen-yc7xt
    @ShukriShalaqbeen-yc7xt 5 місяців тому +2

    Mnsha allah❤❤❤

  • @user-kq5sv4df4c
    @user-kq5sv4df4c 6 місяців тому +2

    Mansha allah

  • @user-yg7mr6ll6b
    @user-yg7mr6ll6b 4 місяці тому +1

    Macha allah

  • @ummusulaymaan5961
    @ummusulaymaan5961 5 місяців тому +2

    الحمد❤ لله❤

  • @user-iz3vh3tb7z
    @user-iz3vh3tb7z 4 місяці тому +1

    maan sha alllha maan sha alllha ilahyo salaada noo macane amiin

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 8 місяців тому +35

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @MssAdna-lx6md
    @MssAdna-lx6md 5 місяців тому +2

    Jazakallah ❤

  • @XabiiboXasan-ms6si
    @XabiiboXasan-ms6si 8 місяців тому +25

    ❤❤❤❤ masha alh ale waxan ka baryo wiligey mayanin anigoo yar baan bilabay salatu leylka inaaan dukado waxan rabigey ka baryay wexey eheed inaan xaramka tagaa wlh deg deg deg ban ku tegay alx ilahow adigaa ku mahad san

    • @sacda323
      @sacda323 7 місяців тому +4

      masha allah alle haku barakeyo wlshy waxad mudan tahy qof lo dawado oo khayrka lagaga daydo😊❤

    • @AyaanXaaji-dk9gs
      @AyaanXaaji-dk9gs 6 місяців тому +2

      Msha alh allha kusiyaadiyo qali angana noosoooducey in ad nasugo kheyrka nawaafajiyo❤❤❤❤❤❤

    • @Xamdamohamud518
      @Xamdamohamud518 6 місяців тому

      Mashaallaah wllshy❤

    • @XabiiboXasan-ms6si
      @XabiiboXasan-ms6si 6 місяців тому

      @@sacda323 adigaa mudan mcnto rabi hakaa Waco beytulaahi

    • @XabiiboXasan-ms6si
      @XabiiboXasan-ms6si 6 місяців тому +2

      @@AyaanXaaji-dk9gs amiin amiin baayo mcn ale waxaan kaaga baryaa inaad noqoto qof ku dawafo beydka ale lagaana aqbalo

  • @f.n6491
    @f.n6491 5 місяців тому +1

    MashaAllah jazakaAllah kheyran sheekh

  • @CatQueenie
    @CatQueenie 6 місяців тому +2

    Scw

  • @user-wh6fh1zq9e
    @user-wh6fh1zq9e 4 місяці тому

    ماشاء الله جزاك الله خيرا ❤ sheekh cabdirisaaq

  • @sacda323
    @sacda323 7 місяців тому +3

    allah hakaa abaal mariyo shiikh

  • @siidcalicusmaancabdullaahi841
    @siidcalicusmaancabdullaahi841 Місяць тому

    Maa sha,allah sheeq

  • @queenofqueen3694
    @queenofqueen3694 9 місяців тому +3

    Scw❤

  • @user-bg7tk4ib7z
    @user-bg7tk4ib7z 6 місяців тому +3

    😢Maashaalah❤❤❤

  • @user-cs8yj8wi4e
    @user-cs8yj8wi4e 5 місяців тому +3

    Iso duceeya in alle I sakhiro muradkayga waxa igu adag ninkayga ani iyo caruurta Nima roona

  • @user-yg9gp7uj6p
    @user-yg9gp7uj6p 5 місяців тому +7

    صلى الله عليه وسلم ❤الحمد لله على السلامة .جزاك الله خير

  • @Xamdamohamud518
    @Xamdamohamud518 6 місяців тому +2

    Mashaallaah❤❤

  • @MunaXariir
    @MunaXariir Місяць тому

    Alxamdullah ❤❤

  • @Mk______Model-dk8ef
    @Mk______Model-dk8ef 4 місяці тому

    Masha allah❤

  • @MaryanQurux-kf7ru
    @MaryanQurux-kf7ru 6 місяців тому +1

    Mashallah tabaarakalaah allha kuxafido aduun iyo aaqiro aaqirana janadaada barwaaqadaha kuirzaaaq walahi wax bdn kaafaaiday ❤❤❤❤❤❤❤

  • @hodanyusuf5721
    @hodanyusuf5721 6 місяців тому +3

    ❤❤❤❤

  • @leylosacid3625
    @leylosacid3625 5 місяців тому

    ما شاء الله تبارك ,جزاك الله خيرا

  • @queenbalqisdagn6155
    @queenbalqisdagn6155 4 місяці тому

    مشا الله جزاك الله ❤

  • @sacdiyaali5661
    @sacdiyaali5661 3 місяці тому

    جزاك الله خير 🦋

  • @asmaibrahim158
    @asmaibrahim158 5 місяців тому

    Mashaa allh ❤jasakumullh sheikh

  • @user-bg2vc4gh5b
    @user-bg2vc4gh5b 5 місяців тому

    Mnsha allah

  • @QadiijomuxumedMaxamed
    @QadiijomuxumedMaxamed 4 місяці тому

    Masha allah ❤❤❤❤jaraka allahu qeer shiiqo alle hakubarkeyo

  • @user-rc2nm5go5r
    @user-rc2nm5go5r 5 місяців тому

    Mashllh

  • @danoureyn
    @danoureyn 5 місяців тому

    Jazakallahu qeer❤

  • @user-tk3zy4tb5v
    @user-tk3zy4tb5v 4 місяці тому

    Masha Allah walhi aad ugu farxey runti🥰

  • @user-yt2vy4pb9q
    @user-yt2vy4pb9q 4 місяці тому

    جز اك الله خير❤❤❤

  • @user-ml3eg3wo7k
    @user-ml3eg3wo7k 4 місяці тому

    Masha allah ❤❤❤

  • @latifamussa4979
    @latifamussa4979 5 місяців тому

    احسنت جزاكلا خير

  • @HappyChrysanthemumFlower-qm2ym
    @HappyChrysanthemumFlower-qm2ym 4 місяці тому

    خزاك الله الخير

  • @marwahasanofficial6990
    @marwahasanofficial6990 5 місяців тому

    Masha Allah ❤❤❤❤❤

  • @anhar.bintu.muxamed8145
    @anhar.bintu.muxamed8145 Місяць тому

    ɱɳʂԋα allaah

  • @user-us3bo1rt1s
    @user-us3bo1rt1s 4 місяці тому

    Masha allaha jasaaka laahu qeyr

  • @areyousingl9133
    @areyousingl9133 4 місяці тому

    Ma Sha alla

  • @nasradhalac2716
    @nasradhalac2716 3 місяці тому

    Mashla ilhy ha ku xfido

  • @MaryanDagan
    @MaryanDagan 5 місяців тому +2

    Shikh ale hku xafido ad bn ujeclhy muxdiroyinkga shikh cabdirisaq xaji

  • @user-fx9mx3ok6d
    @user-fx9mx3ok6d 6 місяців тому +3

    M.a

  • @user-wt1xo1vd9c
    @user-wt1xo1vd9c 5 місяців тому

    Mansha alh

  • @hodanyussuf5004
    @hodanyussuf5004 6 місяців тому +1

    Manshallah ❤

  • @user-cl9uv6fs8p
    @user-cl9uv6fs8p 4 місяці тому

    Masham Allah alle ha ku xifdo

  • @fatumoali1338
    @fatumoali1338 5 місяців тому

    Shukran ❤❤

  • @farxiyasiciid72
    @farxiyasiciid72 6 місяців тому +1

    Mashallah

  • @kaltunahmed3518
    @kaltunahmed3518 6 місяців тому +1

    Masha allh shugran shikh

  • @user-ou4cu5rc4n
    @user-ou4cu5rc4n 5 місяців тому +1

    Laa ilaah ilalaaah wale maxaadaran wwy isaameysey aduun iyo aaqiro sacaada alla Haku siiyo

  • @Nasriina564
    @Nasriina564 6 місяців тому +1

    Masha allah illaahoow nagu soo hanuuni oo qalbigayga ku adkay diinta aamiiiin

  • @user-ji9df9lz4b
    @user-ji9df9lz4b 3 місяці тому

    SubxanAllaha Allxamaduliilaha Allahu Aakber

  • @user-ob9th7qj3x
    @user-ob9th7qj3x 4 місяці тому

    Jazakallah

  • @user-jm1sk4bf7u
    @user-jm1sk4bf7u 6 місяців тому +2

    Xaqiiq❤

  • @salmomar919
    @salmomar919 5 місяців тому

    jazaakallah

  • @user-ss6sd1gp8e
    @user-ss6sd1gp8e 5 місяців тому

    MnshAllah

  • @muxubojaaruqo3343
    @muxubojaaruqo3343 5 місяців тому

    Masha allh ❤

  • @Yasmiinyaska-cs2gb
    @Yasmiinyaska-cs2gb 4 місяці тому

    Masha,allaah

  • @hamdiismanmohamud2686
    @hamdiismanmohamud2686 4 місяці тому

    Qeyr Allah hakusiiyo sheekh

  • @user-tv8xt6kl1t
    @user-tv8xt6kl1t 5 місяців тому

    Jzk shiiq alaha ku barakeeyo 🥰😍

  • @user-hv9ew1ct5m
    @user-hv9ew1ct5m 6 місяців тому +1

    Isoo duceeya walalyaal 😢

  • @user-hk8yc1ew2v
    @user-hk8yc1ew2v 3 місяці тому

    .Asha Allah

  • @hodanqorane4395
    @hodanqorane4395 5 місяців тому

    Wllhi waa run m.a🥰🥰🥰🤲🤲

  • @user-rc2nm5go5r
    @user-rc2nm5go5r 5 місяців тому

    Mashlh❤

  • @user-fe7gf8gt9b
    @user-fe7gf8gt9b 6 місяців тому +1

    Saxix saxix saxix

  • @saharaadan4826
    @saharaadan4826 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatumanunow3627
    @fatumanunow3627 6 місяців тому +1

    Scw scw

  • @xamdaiman8201
    @xamdaiman8201 5 місяців тому

    Jasakallah❤❤

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 5 місяців тому

    Salalahu Aleihiwasalam

  • @kowsaridiris6261
    @kowsaridiris6261 6 місяців тому +4

    allow wada tosan hanagu xanun allaha naga dhiga kuwa alla raali kanoqda saban aqir jognaa

  • @user-wt1xo1vd9c
    @user-wt1xo1vd9c 5 місяців тому

    M.a ❤