КОМЕНТАРІ •

  • @Daarul_Xadiith
    @Daarul_Xadiith 5 років тому +2

    Kusoo Biir Channelkeena #Telegram Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada...
    👇👇👇👇👇👇👇👇👇
    t.me/Daarul_Xadiith

  • @ibrahimmaxamed2666
    @ibrahimmaxamed2666 5 років тому +1

    Masha Allah Allaha Barakeeyo Sheekh Xassaan Adduun Iyo Aakhiraba Insha Allah

  • @daarultawba516
    @daarultawba516 6 років тому +1

    MashaAllah...Allah nagu canfaco muxaadarada.

  • @abuubakarsheikh3897
    @abuubakarsheikh3897 11 років тому +2

    حفظ الله ياشيخنا فانت اسد الاسلام وبحق برغم انف الحاقدين. والحاسدين ..

    • @hsndkn1882
      @hsndkn1882 4 роки тому

      للططمناططشاطكطكشككشكطططشكبطااشططكاطنط

  • @apdinuurmuuse7674
    @apdinuurmuuse7674 Рік тому

    رحمه الله سيخ عمر فاروق

  • @muudeeyo
    @muudeeyo 11 років тому

    waa wax layaableh bani,adam bani adam kale gaalaysiinayo qof islamka ah waxa gaaleysiinkara waa isagoo afsa lagafuro in uu gaalnimo sheegto xisaab dhamaanteedna aley u taal ee ilaahay halagacabsado sh.cumar faaruuqna waa wadaad caalim ahaay ilaahay ha u naxariisto iyo dhamaan intii islaam ah Amiin Amiin

  • @muudeeyo
    @muudeeyo 11 років тому

    Sh husseina walaal marka hore waan ku salaamay salaanta islaamka ASC , walaal ma,ahan in aan culinada midna tageerayo midna diinaayo oo culimada oo dhan Ayaan jeclahay ilaahay qeeyr ha siiyo laakiin eraygaan wax lagalaysiinaayo ayaa uun iga fajaciyay mana lihi aqoon Ayaan ku dodayaa balse sidii nala baray sow ma,ahayn qofka agkiisa ayaa la xugmiyaa haduu gaalnimo sheegto iyo haduu muslin imp sheegto ilaahay ayaa wax OG ilaahay ha nadhowro dhalaa teen Amiin Amiin

  • @ismacilfiidow6487
    @ismacilfiidow6487 10 років тому +1

    xassan waxa uu sheegay waa fikirkiis waxaanaba qalad ah in uu dhoho hadaan hubilahaaa in uu caqli ahaan wanaagsan yahay taasaaba sh xassan dhib ugu filin

  • @anticulumaausuu545
    @anticulumaausuu545 11 років тому +1

    Sheekh Umal wuxu sheekh xasaan ku haysto wax kale ma ahane ee waa sheekh xasan weerarki u weeraray jabhadi Somali galbeed e itoobiyanka isku dhiibtay, hadana ah ciidan ka mid ah ciidanka itoobiyaanka. Sheekh umal hadi u daacad yahay mar hore ayu Sheekh Cumar faruuq difaaci lahaa. sababto ah hadalkaan Sheekh Xasaan mar hore ayu yiri

  • @muzzeina4987
    @muzzeina4987 11 років тому

    Xaqqa Cidna Loogama Heybesto Diintuna Ma Taqano Qarabanimo Iyo Aano
    Qofki Ku Dhaca Kufri Dintu Sida Ay Tiri Wa In Loola Dhaqmaa
    Nabiga SCW Wuxu Yiri Marka Uu Ka Hadlaye Gabar Wax Xadey Oo Loga So Ergeye:Gabadheyda Phatma Hadey Wax Xadi Lehed Gacanteda Ayan Goyn Lahaa:
    Sh Xassaan Ilaahey Kheir Ha Siiyo Yuusan Cidna Xaqqa Uga Heybesanin Waana Ku Ogeen Saas

  • @mohamedabdullahi7183
    @mohamedabdullahi7183 3 роки тому

    waa maxay wadaadan is haysta

  • @saidhassan6267
    @saidhassan6267 7 років тому +3

    Kkkkkkkkkkkk jecliyaaa jabka wahaabiyo isku dhamaada. War umalow calaacalka yaree shalay adaa saan usoo baray oo Hada uga baxay

  • @yahyenour8092
    @yahyenour8092 11 років тому +2

    Midkan xassan La baxay, Allah Aya Malinta Qiyamo La xisabtami Dono, Wayo waxa u Baneyay, In la daadsho Qof Muslim ah Dhigisa, Alshabab We dili Garan qofki Kaso horjesto, oo dhigodu Wo u banan yahay oo dhahay!!!
    Marka Qof sas Dhahay wax la dhagesto malahan Aqoona uma lahan Dinteena Suban, Lkn aniga Waxan ku shega Malin an dheren inan Dhibato Ku Garsin Dono oo an u Argudi Dono Walalkey la ika dilay oo ad adiga sabab U tahay!!! stupide Naarta Gal

  • @mmdshakata
    @mmdshakata 11 років тому

    laa xowla wala quwata ilaa billah war ninkaan maxaa culumada daba dhigay inaa lillahi wa ina ileyhi raajicuun xasan xuseen wax weeyn aaka qaldan illah xaqa ha tuso ....... wadaada dhan mid uu afka lagalin maleh war diinta maxaa u baratay inaa culudmada ijaafeesaa illaah wax walba waa ogyahay wax ka qarsoona maleh ee culumada ha ijaafeen xasan xuseen

  • @DaadiiShNour
    @DaadiiShNour 6 років тому

    Wadaadkan maalmahan hadaladiisa ma maqalnee maxa is bedelay?

  • @abdifatahhaashimohamud9777
    @abdifatahhaashimohamud9777 11 років тому

    nin baa hada kahor yiri dadkaan wax u sheegaayo ayaa dux iyo in iimaan leheen miyaa qofkana markuu wax dhageest uyuu wax edeenkaraa qof muslim ah dhiigiisa ma banaana ilaa uu gaalo wehel ka dhito moyee qofka muslimka ah muslim uma ahan in uu dariska izo bastada boobee waa in uu diintiisa iyo sharafkiisa daafacdaa gaalna sina kugu dhaafimaayo ilaa aad kagaarto xil qofka aad tahayba aad garan weyso oo aad ku doodo muslim adigoo ah ayaan ogaa ogmaan gaalobay

  • @muzzeina4987
    @muzzeina4987 11 років тому +1

    kkkkkkkkkkkkkk Muudeey Qofka Gaalnimo Sheegto Bes Maa Galobaayo?kkkk Ka Warran Ka Ku Dhaca Lkn Aan Sheganin?Muslim Miyaaa? Subxanallaah Qofka Asagon Mas,alada Ogeen Inuu Ka Hadlo Mafsado Badan Ayey Kenta Sh Cumar Faaruqna Waligisa Ayu Shekhena Ahaa

  • @kim-ir2em
    @kim-ir2em 8 років тому

    walaalyaal nasheedada video-ga ku bilaabaneyso magaceeda hala ii sheega iyo ruuxa aqrinaya

    • @farhanmohamed9557
      @farhanmohamed9557 7 років тому +1

      Cabdixakim Salan نسل زيد والمثني

    • @sumayamuhamed4980
      @sumayamuhamed4980 6 років тому

      Cabdixakim Salan hhhhhhhhhhhhh adiga nashiido radis mausooboqatay bejka mise inad waxfahantid yab

    • @abdullahicukaash7140
      @abdullahicukaash7140 6 років тому

      waankugu taageersanahay xassaanow

    • @kim-ir2em
      @kim-ir2em 5 років тому +1

      @@sumayamuhamed4980😂😂😂😂 meeshaan youtube ka saa ufiir fiirinaaye aan kusoo dhace... raggan waxee sheegayaan ayaga haku ekaato... Sh.cumar faruuq baa tafsiirkiisa dhageestaa lkn kuwaan kale isma sheegano...
      Waa hilmaame xita inaa meshan soo gale! Ilahey amarkiis mantan hadana saa youtube ugu jire kusoo dul dhace...
      😂😂😂nasheedada magaceed inaan soo qoro aa rabe hadana... waa hilmame inaa hore uweydiiye

    • @kim-ir2em
      @kim-ir2em 5 років тому

      @@farhanmohamed9557 mahadsanid sxb